Wararkii u Danbeeyey Xildhibaan Abiib oo Sheegay inay Isaga & Beeshiisu Neceb yihiin Jabhadii SNM oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 17 днів тому +8

    Mansh alha GuuuuuL S.L MAXAMAD AADn tar. Tv

    • @sawdaaxmad9485
      @sawdaaxmad9485 17 днів тому

      💔😡🤎🫀💍👽🙂🙏🫀👸👽🙏😹🙄👋

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 17 днів тому +3

    Oo ooo ooo ooo carurnimadii markan ciyarayno sidasay ahayd

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 17 днів тому

    Abiibow ama necbaw ama jeclow SNM waa muqadis❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 17 днів тому

    SNM ayaa Somaliland dhashay. Guul Somaliland ❤🎉❤🎉❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 17 днів тому +3

    Muuse markuu dalka cadowga ka difaaciwaayay ayaa doqon waliba soo dhiiratay

  • @maxamedhassan3649
    @maxamedhassan3649 17 днів тому +2

    Ninkani miyanu xildhiban ahayn miyanu wadanka u dhalan malaha wa odh fanihi Mar hadan shaci ku qabaneyn sidii xagablah iska ciyayso ama allaa ku qaban ama sharciga ku qaban

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 17 днів тому

    insha Allaah Guul Somaliland

  • @saynabxasan9761
    @saynabxasan9761 17 днів тому

    ❤SCK. YORTA. ANIGU MA JEECLI. IN UU MWHU U. JAWAABO. WAX KA WANA AGSA INAYNU. KU. MASH QUULNO. ARIMAHEENA. SIDAYNU. UDHAMAYSTIRI LAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 17 днів тому +2

    Maxaad abiib wax jira uga dhigeysaa waa ciil qabe xaasid ah bacaacdiisana cidna waxba yeelimayso

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 17 днів тому +2

    Ina abiib muuse ayuu ka ilhalay maa koofid loo diro xilbuu hayaa dunida lagama yaqaan

  • @MaaxMaax-pk1bn
    @MaaxMaax-pk1bn 17 днів тому

    War calnka somlilad ee
    Toxidkale hakasaraysin
    Nin calanka
    Somalia

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 17 днів тому

    MIDNIMADA SOMALIWEYN,
    HALA ILAALIYO,
    #MAREEYKAN XAGLAWEEYNE IYO XABASHI,
    DALKA MAANKA XOREEYNO,
    OO SIDOODA
    XAMAAS IYO XUUTIDII YAMANEED IYO XARIIRTII
    AL-SHABAAB IYO GEESIYAAL XEESHA YAQAAN IYO KUWO XEEBTA DIFAACOO
    XASOON NOQOTAAN.

  • @seed3966
    @seed3966 17 днів тому +1

    Asc taalibaan allaah hadhoowro 😎

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 днів тому

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka

  • @MaxamedCismaan-p1u
    @MaxamedCismaan-p1u 17 днів тому

    Mansha ala

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 17 днів тому +1

    𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 17 днів тому

    Zxp maxamedoow. Warkaaga cimilada ku soo dar
    Waxan ku noolahay wadanka. Portugal. Shaly waxa dhacay khasaare ba,an. Oo uu sabab dhul gariir waxan ku dhimatay dad gaadhay (45 kun) oo qof

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 17 днів тому +4

    SNM waa hooyadii somaliland
    xildhiban maxamed abiib waxba malaa ka qaldane

  • @user-li5hn8sh1d
    @user-li5hn8sh1d 17 днів тому

    Soomaaliya dheh dee waa lagusoo afjaridoonaa die ina adee r

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 17 днів тому

    Somaalinimo❤

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 17 днів тому

    Well said I salute all patriotic somaliland defenders

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 17 днів тому

    Halayaabin Ina Abiib mashruuc ayaa La siiyey ah inu Somaliland khalkhal geliyo Abiibow hadal wax dhaafsiisan ma samayn kartit ku dhuus SNM iyo Somaliland

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 17 днів тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐱𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 17 днів тому

    Ninkani afka kama hadlayo ee malaha futada dambe ayuu ka hadlayaa.

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 17 днів тому +1

    Ina abiib waxaan leeyahay AQOONTAADA OO GAABAN AAMUS BAA LAGU KABAA loogama fadhiyin xildhibaan soomaaliland ah in uu ku hadlo hadalada noocaasa ee muu jinaya qaranima diidka waayo SNM ninka diidani waa nin diidan wax qabadkoodii iyo gooni isutaaga soomaaliland guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 17 днів тому

    Ooyaaye waa in laga karo lacagta

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 17 днів тому

    duulki raran jiray ayuu uxiisay wlle doofaar dibirada wayn

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 17 днів тому

    Ina abib waa samuurad ninkale waxkusooqorto ee madadba lagutiriya hadaf uleeyahay mar hadanu kuhadlikarin qofku waxmacno ahmale😂

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 17 днів тому

    Haweenka miyaa la iibinayaa?😂😂😂😂😂😂

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 17 днів тому

    Guul guul soomaalind soomaalind

  • @drahmedarahman5198
    @drahmedarahman5198 17 днів тому

    SNM WAQTIGEEDA WAY SOO QAADATAY WAXAANAY DHASHAY SOMALILAND MARKAA SOMALILAND AYAA HADEER LAMARAYAA MARKA IN KOLBA MEELAHAA LALA SOO ISTAAGO SNM AYAANU NAHAY MAAHA MID DHIIRI GALINAYSA WADA JIRKA DADKA KUNOOL SOMALILAND

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 17 днів тому

      😂😂😂 WADAJIRKA😂😂😂

    • @Maxamedaxmed-t9j
      @Maxamedaxmed-t9j 17 днів тому

      Snm sowtii.xoraysay maaha futooyin la kufsan jiray
      Rag iyo dumarba
      Maanta ninka diidan
      Anaguna isaga laftiisanu diidnay

    • @Maxamedaxmed-t9j
      @Maxamedaxmed-t9j 17 днів тому

      Snm anagaa ah
      Faqashna hawsheda ha wadato anaguna
      Wanu wadan dogobyaanu shididoona

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 17 днів тому

      Reer Wadani iyo reer kaah baa ku dhib qaba hadalqaad ka SNM, ileyn waxay u hiilinayaan oo ay ka dab qàtàn VILLA SOMALIA E.

    • @MrAhmedyaasiin
      @MrAhmedyaasiin 17 днів тому +1

      SNM waqtigeedii wuu dhamaaday anigoo isaaq ah ayaa aaminsan taas Somaliland ha ina deeqdo❤❤