Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Habboon - Nuura - Heesta Muhasho - Astaan Music 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2022
  • Waxaa Hore U Qaaday Xaliimo Muuse Milaano

КОМЕНТАРІ • 92

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Рік тому +7

    Waww Eeba Oge Haybad iyo , Codba alle ku maneystey yarta, Sweet music and theatrics of singing and dancing are very popular😊🫶🎻🎺🎷🪕🎤🎼❤️

  • @abdikarimfeytin312
    @abdikarimfeytin312 Рік тому +5

    Erayadii Abwaan cabdi shube oo ku nool puntland
    Laxankana macaana. Waxaa iska leh. “Xasan Ismail uur Cade (actorkii tuse Aw toosiye aw tilmaame”.

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 Рік тому +3

    Yasalaam axya sawtul raxma Milano AUN na soo xasuusiy bariteedii dhigtay haboon 🔥

  • @mohammedmohamed9989
    @mohammedmohamed9989 Рік тому +2

    Wow yasalaam xasuustii Milano axyaa fanaanad cadimaha ❤️💯

  • @abdijamac7840
    @abdijamac7840 Рік тому +1

    Waaaw xasuustii xalimo muuse milano wakhti hore ku raaxaysan jirey

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 Рік тому +3

    Gabadhii heesta lahayd 100℅
    Haboon ayaa kaga cod macaan

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Рік тому

      Original iyo copy waligood mel ma wada galaan sxp

    • @sakicabdiyuusuf3826
      @sakicabdiyuusuf3826 Рік тому +2

      ka dhac apti 😅

    • @user-ld3fq6wr7h
      @user-ld3fq6wr7h 5 місяців тому +1

      Dadkii hore waxyi ma ahayn
      Waxa jira fananin badan oo ka cod macaan kuwa hada jooga
      Heestna gabadhan ayaa ka wadata

  • @khadarqardhaawi546
    @khadarqardhaawi546 Рік тому +3

    gold voice hapoon 🥰allah protect u and me and all muslims

  • @abukarbadal415
    @abukarbadal415 Рік тому +1

    Alaah yaa rahma xaliimo muuse milaano
    100/30 waa isku dayday codkiida

  • @anisadheman8098
    @anisadheman8098 Рік тому +4

    Waaaaw waxaan cod wuu dhaafay walee boqorada codka 2022 baad tahay nabee ❤️🇸🇴✌🏻

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v Місяць тому

    Ya salam noura love❤

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 Рік тому

    fanaan walba cod gaaru leeyahay balse waxa fanaan ama fananad cusubi ugu wanagsan qof ka codkiisa macaan sideedi ugu luuqeeya laxanki heesta sida macaan ay fanaanadi qaadi jirtay ugu luuqeyn jirtay, mana jiro fanaan fanaan la cod ah, inantani cod macaan o naxariis ah bey heeski AUN Xalimo muuse Milaano ugu qaaday mana filayo Milano codkeedi la keeni karo

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 Рік тому +4

    Wooow absolutely emotionality nuture voice

  • @firdhiye2351
    @firdhiye2351 Рік тому +9

    Heesta waxaa horay u qaaday aun xaliima xasan milaano oo shil gaari ku geeriyootay agagaarka jigjiga waxa sameyay sidaan filayo maxamed cumar huryo qoraalka heestaan wa sidan:
    Cunta wacaa u macaan badan
    Taad lu muudsataa nabad
    Muslim wuxuu ku dhaarta
    Magacii ilaahbaa
    Ugu wayne ma ogtahay
    Anna ma ahii aragtida
    Dadka siday i moodaan
    Jacaylna maalin ma hirgalo
    Murti aan ku iri shalay
    Micnaheeda soo baro
    Mala laga wanaagsane
    Midhaa aadan guran karin
    Ha ku meehannaabine
    Muhashada iska ilaw
    Rag kii maarma weeye
    Runtii maalin geba gebo
    Maydku gagida yaal
    Ama madal gardhigasho
    Mudduc iyo muddaaca leh
    Maqaawiiri isku hayaan
    Raggu inuu muhiim yahay
    Madow igama saarnoo
    Waxaan kaaga ahay marag
    Markaan sina ma joogte
    Yuu hadalka kula marin
    Meelaan looga baahnayn
    Midha aadan guran karin
    Ha ku meehannabinee
    muhashada iska ilaw
    Rag kii maarma weeye ...

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому +1

    Mossiga malaga qaadikara .. macaan

  • @cabdiciisecajuun1001
    @cabdiciisecajuun1001 Рік тому +2

    Manaha allah haboon nuura wllshy

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Рік тому +2

    Haboon nuura Allah haku xafido I feel u in blood vessels

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v Місяць тому

    Lion soufle ecouter la musique

  • @craxmanclqaadir8659
    @craxmanclqaadir8659 Рік тому +2

    Haboon wllshy qali keep going wllo🥰❤❤❤❤❤❤❤❣❤❣❤❤❤💟❤💟💋💟💟💋💟💟💋💟💋💋💟💋💟💋💟💋💟💋💟💋💟💋💟💑💟💑💟💑❤❤💟❤💟❤💟❤💟💟❤💟💟💟❤💟❤💟❤💟💟❤💔💔❤💔❤😍❤💔❤😍😍❤😍❤❤😍❤❤❤😍❤💔❤❤💔❤💔❤💔❤❤❤💔❣❣🧡❣🧡❣❣🧡❣🧡🧡🧡🧡🧡❣❣🧡😍😍😍😍😍😍😍😍😍💋💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑❤❤💛

  • @SaidismaelCharmake
    @SaidismaelCharmake 4 місяці тому

    Belle voix ce un dont de Dieux❤❤❤❤❤

  • @azeeznasser
    @azeeznasser Рік тому +2

    wow wow, this is out of this world!

  • @ayanomar5550
    @ayanomar5550 Рік тому +2

    masha Allah wlll habone nuur cett voit est magnifique wlh wll 👑👑👑💞💞

  • @ITSIDABOSS
    @ITSIDABOSS Рік тому +4

    Astaan Music 💯

    • @nimcaanaxmedbasher7152
      @nimcaanaxmedbasher7152 Рік тому +1

      Habon nura ya qalpi

    • @xamdaqalinle7122
      @xamdaqalinle7122 Рік тому

      Jjkjjjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjkkjjjjjjjkkjjjjjjjujjjjjjjjjjjjjjj5j5jj5jj5j5j5jj5j5jj

  • @hersiabdinasirahmed
    @hersiabdinasirahmed 4 місяці тому

    Alle amarki caadi Masha tanni waa heeso🎉❤

  • @abdikarimfeytin312
    @abdikarimfeytin312 Рік тому +2

    Emotional acting & voice 🙏🏼

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Рік тому +1

    Noo soo badiyo hesahan ay cusboneysiineyso haboon nuuro

  • @hodonjacaly624
    @hodonjacaly624 Рік тому +1

    Yasaam macana inaantu mansha Allah 😍😍🥰🥲😍

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Рік тому

    Somaliyeey yaan Somaliland loo ogolaan inay Somalia inteeda kale ka go,do hadii kale wlh cid inoo heesta ma jiri doonto Dadkan ree Waqooyi waa dad talented ah xaga fanka ❤❤❤

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 10 місяців тому

    Ax yaa wakhti iyo Sugaanta somaliyeed

  • @abdullahikadiye8358
    @abdullahikadiye8358 Рік тому +3

    Baaquli poy iyo socdaal cod xumo ayaan u xiri lahaa 😂😂

  • @football-ge6dw
    @football-ge6dw Рік тому +2

    Masha Allah cod macaana

  • @bakayleali6219
    @bakayleali6219 Рік тому

    Heestan waxaa lahayd milaano waay keentay dhabadhani

  • @user-dt8ju4uh5o
    @user-dt8ju4uh5o 4 місяці тому

    Buulo xuubeey waan kusalaamay

  • @khadaraliaxmed7927
    @khadaraliaxmed7927 Рік тому

    𝙶𝚘𝚕𝚍𝚎𝚗 𝚟𝚘𝚒𝚌𝚎 𝚑𝚊𝚋𝚘𝚘𝚗 𝚗𝚞𝚞𝚛𝚊

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 Рік тому +1

    Raxmanka tibta haweyka u sameyey aya mahd is ka le tib iyo moye allah is ku bahiyey

  • @abdirahmanadam8869
    @abdirahmanadam8869 Рік тому +1

    Woow cod wngsan iyo metered tolmoon

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 9 місяців тому +1

    Special voice MaanshaAllah ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadir3052
    @abdikadir3052 Рік тому

    Mirihii abwaan shube

  • @maxamedaliqawaare6358
    @maxamedaliqawaare6358 Рік тому +3

    Cunto waxa u macaan badan
    Taad ku muudsataa nabad
    Muslmis wuxu ku dhartaa
    Magacii ilaahy ma igthy wali
    Anna maacan aragtida
    Dadku siday imoodan
    Jacayl an la malin ma hirgalo

  • @maxamedbajiyo8403
    @maxamedbajiyo8403 Рік тому +4

    Another level❤

  • @nickal2018
    @nickal2018 Рік тому

    Wa erayo dadnimo ka madhan.

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 Рік тому

    ❤❤waaw

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Рік тому

    Music mesha kuma heysiin kabanka al ustaad ali amaan ayaa dha dhan u yeelay heesta

  • @warsanmedia3100
    @warsanmedia3100 9 місяців тому

    Codka & xariga heeska gabadha uma kala saarna Culadu mega looga qabtay inuu yahay mooji

  • @abdirazakhashi905
    @abdirazakhashi905 Рік тому

    muhasho

  • @xamsecabdi1612
    @xamsecabdi1612 Рік тому +2

    1

  • @cabdiiaxmad6990
    @cabdiiaxmad6990 Рік тому +1

    Leysma haqiree qalanjooy codqaaliya rabi kugu maneystee ifka samo ku noolow

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Рік тому

    Walee cod maleh!

  • @mukhtarxirsi5206
    @mukhtarxirsi5206 Рік тому

    Heesta muhasho originalkeeda Yaa lahaa

  • @user-gp2jc8rs6p
    @user-gp2jc8rs6p Рік тому

    Heestaan dhaga hadal aya u maleeyey anigo xirir bilaaw ku ahaa a

  • @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL
    @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL Рік тому

    Talada kudarilaha waxay tahay heesaha dadkii lahaa magacyadooda in meesha laguxuso yaanlagatagin

  • @heyg8163
    @heyg8163 Рік тому

    Eryada cabqaadir cabdi shube

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 Рік тому

    Muqalada dhamaystran hal so daayo

  • @cabdisuldaanxasan4863
    @cabdisuldaanxasan4863 Рік тому

    Islaan yaroo garooba baan mooday maaha miyaa

  • @umulqeyr8293
    @umulqeyr8293 Рік тому

    masha🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️allah

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Рік тому

    HEES

  • @CkhaliqDahir
    @CkhaliqDahir Місяць тому

    Jkki

  • @dhagaweyne1
    @dhagaweyne1 Рік тому +1

    Codka naga daaye, gabadha quruxdeeda cid ka hadashay ma jirto miyaa?

  • @mohammadaskaricaruur2967
    @mohammadaskaricaruur2967 Рік тому +2

    Midho aanad guran karin hagu meehanaabine

  • @Fatima-ht3pw
    @Fatima-ht3pw Рік тому +1

    War inantu shalmadi xagey kaga timid

    • @shariifkhaliif980
      @shariifkhaliif980 Рік тому

      Shalmadba yaa eegaya codkaan xabeebta le ayaa lala maqsuuday.

  • @mohamedabdi6526
    @mohamedabdi6526 8 місяців тому

    oui se bonne

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Рік тому

    ORE ORE ORE ORE ORE ORE ORA ORA ORA

  • @abdirahimmahamad3133
    @abdirahimmahamad3133 Рік тому +4

    Cod ma arkooyi

    • @naimaabdi3876
      @naimaabdi3876 Рік тому +2

      Sax waa celis. heestaan caadi maaha laakiin qoftaan taaheeyso mala fahmaayo

    • @abdirahimmahamad3133
      @abdirahimmahamad3133 Рік тому

      @@naimaabdi3876 roodo keyf ayaa ku fiicnayd

    • @mohammadaskaricaruur2967
      @mohammadaskaricaruur2967 Рік тому

      Waa taah

    • @khadramahdi3685
      @khadramahdi3685 Рік тому

      @@naimaabdi3876 waxaad modaa Lax Waraabe kudhagay Balaayo Cod xun 30 sano auaan heeso maqlayay Ruxan oo kale wali Nama soo marin.

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 Рік тому +1

      ​@@abdirahimmahamad3133 haboon nuura fanaanad ka cod macaan anaga somaliland ahaan wakhti xaadirkan ma jirto ee midhaa adigayna kula cod macaanayn wllaalo

  • @saidabdikaremhersi5576
    @saidabdikaremhersi5576 Рік тому

    Ta yar ma la qabaa hortu

  • @saaciddeeq6989
    @saaciddeeq6989 Рік тому +3

    Cod meesha Kuma Haysid walshy macaney wadnaha Naxanuujisay xagayga waa Mayah❌ mayah❌ mahadsanid wa Fadhisan kartaa😂😂😂

  • @keywaytravellimited9731
    @keywaytravellimited9731 Рік тому

    muslim waxowku dhaato maahan, muslim waxow ku dhaarto waaye

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Рік тому

    iswalaakh miyaa Codkuunoq Laxa ayaad u od egtahay 0 Naga aamus baan ku idhi.

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Рік тому

    39

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 Рік тому

    COPY XALIMO MUSE MILANO