Muna walashey aad ban kuu salaamay Allow nagu irsaaq baarino inta dhimatay Allah ha u naxriisti inta noolna noo xifdi ubaarifalidooda u naxriisashadooda sidey iyaguba noogu soo naxriisteen inagoo wax ba aheyn noo fududeeyo Waa qiso cashar muhiin ah ku jirta mudan in lagu baraaruga c8brada ku jirta shukran wa jazaakallahu kheyran gacalo ❤❤❤
Nagtan xun wey istaahishaa waxa Ku dhacey awlaadeyda walahi, hoyo miskiin ah ayey ilmaheygii kala dishey, rafaadki ay uu geesatey mamadaaas ayadna wey heshey iyadoo mama ah, Mada tudin, tudaan aya la dhahaa😂 good ending
Habarka ma fcna bal me u ducayso ama af iskaga difacdo dhahdo wa edebdaranthy ishina ma aqane iga baxa gurigayga gurigayga igu dulmin maysane hdy xta wx habarayso cuquba qabaha iyo nagtis me habarto wa ka xumahay wlh saqiradas bila dambiga ee araga io maqalka wxyna glbsn dartod u beelay tan kle isagu ilmihi u horeye marku arkay mu nagta xun ceyriyo hoyadis ka ducaysto uu haysto ilahow casigu wa caaq e ha nasiin
Adeer caaliya waxaaba ka horeysa waxan o dhan sidee hooyaday qol keligeed cuntada ugu cunya sidee hooyaday aniga iyo ilamahayga aanay noola sheekeysan oo markasta qumayadan aan u dareemi wayaa on hooyaday udareemi waayo agjoogeeda xataa sodahday baan gurigayga ku cidloon karin iyo qof kasta o islaam ah o ila nool wa in dareenkayga u jooga
@@axmedsiciid7050 wa waalid caasi cuqubo qabe ah cuqabdina ilmihi yar yar be samaysay marka xalku wuxu aha walidka ducada io habarkaba wa laga aqbalaye mamadu iny u ducayso ubadkayga rafad adun io naar midna uguma duceyen ilahay casi ima siyo se ilmaha ducada mlnky calol galan ilaa inta ka dhimanyso wa lo wadaa ileen wuxu meel ku dhafi mayan wa jirkagiye
Somalidu xaasidsanaa horta
Muuqaalka wad daawateene like maad saartaan
Subhanallah. Walahi waa qiso wax Ku qadasho mudan.noo soo badi fadumo qisoyinkan oo kale .Allah ha ku xiftiyo
Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah walaahi waan la ooyay qizadan ilaahey waaridken in aan bariyaal u noqono ha noogu kaalmeyo faaduma muna qeyr badan ayan ilaahey kaga baryayaa sida aad waanada iyo wacyigalinta noola garab tagan tahay jizadada janatul firdow alaha ka dhigo ❤❤
Subxanallah ilaahay ubadka baari hanoga dhigo
Subxanalaah dadka qaar waa shaydaan dhar xidhan naagtaasi shaydaamad ayey ahayd ninkiina sumaysay
Hooyadana waxaa seegtay inay uducayso waayo dhibka wiilkeeda gaadhay iyaduba way dareemaysaa
Subxaanallah😢illahayow awlaada saalix noga dhig kuwo aan nagu caasiyin🥺😰🤲🏻
Naag shaydamada heshay wiilka dad shaydana jirra oo damiir iyo dadnimo lahen oo aad is odhaneysid iblees Aya dhama lkn hooyodu my aheen iney habaarto 😢😢😢😢😢😢😢 waxan maqlo habaar ugu necbahay
Sybxanallaah illahow casi walidenimo adigan kamagan galnay yrabbii illhow kuwii ducada waalid inagu janno gee oo ino aabal yrabbii aamiin allaahumaa aamiin
Subxanallah ninkaasi doqon buu ahaa sidee hooyadii loogu diri karaa 😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭waalidkiin cidna ha u maqlina ,waxaa jiro dad shayaadiina 😢😢😢😢
Ninku Axmaqsanaa !! Muxuu Ahaa!? Acuudu billaahi Mina-
Shaydhaani Rajiim !!!
Subxanallah runti wan ka xumaday illahow Willashena hanaga tusin mid nacnasiso wala xowla wala qubata illa bilahi cadiim
allow awlada bari noga dhig yaa rabi 🤲 🤲🤲
😭😭wa qiso aad u xanun badan walhi illohow balayo na duufsato hano kenin caasi waridna hanaga dhigin
Aamiin dhamanteen umada muslimka allehow ka xiijab
😭😭😭😭😭😭😭allow hooyday mac naxriistii jano ka waraabi aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
ilaahay wiilasha ha noo soo hadeeyo oo sheydaankana allaha ka qabto
Allah akabr Hooyo mcn❤❤❤❤😭😭😭
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤
Allaahuma Aamiin yaa allaah ducada waalidka allaha nawaafajiyo,wax inkaar qabana ilaahow iridka ha noogu soo galin
Subxaana laah waa qiso cajiiba ah dad badan wax u taridoonta
😢😢😢😢 walahi waan la ilmeyey qisadan
لا حولا ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😢 Caku doqon alow naga hay Habaarka waalidkaa
Ilahow caruurta bari noga dhig
Masha Allah walashsy fatima muna❤❤❤❤❤
Dumarka waxay cadaabta ugu bateen waa daalimima
Waaqiso xsnunbadan qalbiga kuxanuunaa aamn yarabi
Acuudubillahi hadu qof xun noloshada ku soo biro adna aad rumaysato
Wuxu kugu hogaminayaa wadada halaga aduun iyo aqiroba. Xasbiyallah wanicmalwakil
Alla hooyadas maskinta waxan ficnayn ayay ku sameyen mamadas lkn wan ka xumayhay hooyadu inay habarto caruruta yar yar waxay ahayd inay wiilkeda iyo nagta balayada inay habarto ayay ahayd ilmahas yar yar waxba may galabsan habarka ilmahas yar yar ku dhcay waxa uso jiday dhibatada wllidka dhlay 😢😢😢😢😢
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi inshallah
subxaanalah naagta waa saarirad
Waa qiso xanuun badan walahay hooyadu wey ogeyd in ay dulmiyeen in habaarto mey ahayn
Waxay ehed nagta inay habarto ama ayba u ducayso
@@Abdi-o9h aad iyo aad habaar qabto ayey ahayd subxanallah
Muna walashey aad ban kuu salaamay
Allow nagu irsaaq baarino inta dhimatay Allah ha u naxriisti inta noolna noo xifdi ubaarifalidooda u naxriisashadooda sidey iyaguba noogu soo naxriisteen inagoo wax ba aheyn noo fududeeyo
Waa qiso cashar muhiin ah ku jirta mudan in lagu baraaruga c8brada ku jirta shukran wa jazaakallahu kheyran gacalo ❤❤❤
Sidaas ayuu qofkaxun u baa’bi iyaa noloshaada haddii aadaan ugu horeyn adan fahmin see qof hooyadaa ama aabaha ama qofnoloshaada gacan wanagsan kugu hayey u fahmiwaysey qof waxkaago sheegaya in uu asagawax kakhaldanyahay runtii adiba caqliga allaah wuxuu kuu siiyey qaladka iyosaxa in aad kalo saarto balse in aad hawtal hamag ahaato waa arin layaable waaridka in lagaaro waa wax wayn hooyo in aysoo hadalqaado qofnoloshaada kusoobiirey baaba khalad ah salaamad inkulu aafaad
subxaanalaah shaydaan baa wiilkaa qaatay
Wlhi nag taas waxay is laheed nin keda iyo hoyadii in ay isku dirto lkn cuqubo iyo inkar ayaa ilmahedi ku dhacday
Subxaanallaah waa balaayo naagta xun bal maxay faaiidey iminka cuqubo ayaa ku dhacdey . Hooyadii oo Agoonimo ku soo kofisey buu ilaabey
Illaahow hooyooyin keen janatulfardowza acllaa gurigooda kadhig yaarabi yaarabi yaarabi
Inaa.lilaahi.wainalilahi.raajucuun
Asc walaashay faadumo muna ayaamahan laguma arage hawsha kugu badatay waalid caasi aduun iyo akhiraba wu hoogay
صم بكم عمى. سبحان الله. Kaasi wa habaarki hooyada.
Aamiin yaarabi ❤❤❤
Subxaana allah allah hanagahayo shartaas
لا حول ولاقوة الابالله
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😅😢😢😢😢😢😢😢😅😅
Zcw❤️🤍💯💯💯💯🫶🏻🫶🏻🫶🏻
Subxaana alaah alow unaxariiso waalidkeen Aamiin
الحمد لله الذي عافانا ممابتلاهم وفضلنانا علي كثير ممن خلق تفضيلا...
Ninkaas waxaa dhaaftay inuu kafucysto hooyadii oo uu xagaha udhaqo oo uu toobad keeno habaarka kadib
Inanilaahi wa inaa ilayhi rajicuun
Acuudu bilaah 😢😢😢😢
Waxan idiin farayaa Rag ama dumarba waalidiintiina qofkey idiin dooraan guursada waayo taasi ayuu waalidku idingu duceynayaan waalidku baari haloo noqdo aduun iyo aakhiro wad kuliibaaneysiin 😢
لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Amiin yaarabi
Subhanallah 😢
😢😢😢😢
Subaxanallah
Hooyo quality haanahapaarin🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹😭😍😍🥰🥰
Subxaan Allah
Subxana Allah
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😂
SubhaAllah
Cajiib dadka qar baa jinha yaab
أنا لله وأنا إليه رجعو ن لا حول ولا قوةالابالله سبحا ن الله 💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aamiin
لاحول ولا قوة الا بالله
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢
Ilmadii 😢😢
Naagtu Guri laga Curraafaysyo-
Ayey ka timid!!? Yaahuu !!!
Allahuma aamiin 😢😢😢😢😢
Subxanallaah
Subxanallaah
Subxanallaah
Subxanallaah
Subxanallaah
Supxaana allah
😢😢Ilmadii
AAMIIIN AAMIIN YAARBI🤲🏻🤲🏻🤲🏻😰
Hooyadaa sidee sidee lagugu diri kartaa yaa
Nagtan xun wey istaahishaa waxa Ku dhacey awlaadeyda walahi, hoyo miskiin ah ayey ilmaheygii kala dishey, rafaadki ay uu geesatey mamadaaas ayadna wey heshey iyadoo mama ah, Mada tudin, tudaan aya la dhahaa😂 good ending
Subxaanalahaa taas naag ma aheyn kan qaatey warka naagtiisa waa nacas
Sheekooyinkii sirdoonada wan u xiisnee noo soo diyaari munaay
Scw scw scw
Subxaanallaah subxaanallaah
jin buu guursaday ee ma ahayn naag taas
❤❤❤❤❤
Doqon wuu dhaafey kaa uf
😢😢😢😢😢
Subxaanallah
حسبي الله ونعم الوكيل
سبحان الله العظيم
😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔
Hooyadani hooyonimadeedii hooyo baas ayeey isu bedeshey oo heeryadeedii dib u liqday! Habaarka naagtiisa ayaa mudnayd ee awlaada uu dhalay wiilkani baas ee iyadu ifka wiil ka haysatay oo ay ayeeyo u ahayd ay nolosha u dacaraysay! Allaylehe hooyo wanaagsan ma'ahayn! Wixii uu geystayna waxay ku baabiisay habaar aanay ka fiirsan.
Habarka ma fcna bal me u ducayso ama af iskaga difacdo dhahdo wa edebdaranthy ishina ma aqane iga baxa gurigayga gurigayga igu dulmin maysane hdy xta wx habarayso cuquba qabaha iyo nagtis me habarto wa ka xumahay wlh saqiradas bila dambiga ee araga io maqalka wxyna glbsn dartod u beelay tan kle isagu ilmihi u horeye marku arkay mu nagta xun ceyriyo hoyadis ka ducaysto uu haysto ilahow casigu wa caaq e ha nasiin
Adeer caaliya waxaaba ka horeysa waxan o dhan sidee hooyaday qol keligeed cuntada ugu cunya sidee hooyaday aniga iyo ilamahayga aanay noola sheekeysan oo markasta qumayadan aan u dareemi wayaa on hooyaday udareemi waayo agjoogeeda xataa sodahday baan gurigayga ku cidloon karin iyo qof kasta o islaam ah o ila nool wa in dareenkayga u jooga
@@axmedsiciid7050 wa waalid caasi cuqubo qabe ah cuqabdina ilmihi yar yar be samaysay marka xalku wuxu aha walidka ducada io habarkaba wa laga aqbalaye mamadu iny u ducayso ubadkayga rafad adun io naar midna uguma duceyen ilahay casi ima siyo se ilmaha ducada mlnky calol galan ilaa inta ka dhimanyso wa lo wadaa ileen wuxu meel ku dhafi mayan wa jirkagiye
@@axmedsiciid7050 dumarka qar wax la guursado mahan lkin mamada nagta waxan o dhan ka danbeyse inay habartay ehed carurta wa bila danbi 😢😢😢
Cajaaaaaaa ib ninkaasi markaa miyuufayoobaa wuu waalnaa e wax la itixaamayo buu ahaa haday run tahay hawshani
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
This is so sad
🤲🤲🤲🤲🤲
Subxanalah
Subxaanalaah
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallahu caleyhi wasalam
😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Naagta waxeeda waa kabad badis mey iska aamusto ALLAH talada udhiibato mamada axsaan is kaga fasho