Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo Sheegay in Xoriyadii Ka Luntay 1960 Ay ka Helayaan Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 3 місяці тому +6

    Waar nio miyaanad seexanba horta diriroow😅😅

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 3 місяці тому

      Qaadku hadu soo dhaco balayo ayaa sexata xarodow

  • @MubarakAbdiqani
    @MubarakAbdiqani 3 місяці тому +8

    Wariye wayn waa tahay lakin dadka u qofobee hadalka hadalka jeelkana istic maal warkaagu aad bu u fiicanyay warisigana badi guulso

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +5

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul aqoonsiga jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️ allow noo daa dowladayada iyo calankayga aqoonsigiyaga

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 3 місяці тому +4

    Soomalilnd guul iyo gopanimo

  • @MubarakAbdiqani
    @MubarakAbdiqani 3 місяці тому +3

    Wariye wayn waa tahay lakin dadka u qofobee hadalka hadalka jeelkana istic maal warkaagu aad bu u fiicanyay warisigana badi guulso

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 місяці тому +3

    Waa siida loga bahan yahay shacabka somaliland siida keniya barlamanka loo galay

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 місяці тому +2

    BAARLAMAANKA SOMALILAND AYAA SIDAA U BAAHAN WAYO WAXBA WWADANKA UMAQABTAN SADEXDII SANO EEAY MEESHA FADHI YEN HALXER AYAY ANSIXIYEN MIISAANIYADII QARAN KANA LIX BILOD AYAY HAYSTAN

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 місяці тому +2

    Somaaliland ❤60❤26❤juun❤loov❤🎉🎉🎉guul❤

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 3 місяці тому +3

    Masha Allah horaa loo soconayaa noolaada Taar TV ❤❤❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому +4

    I hope ever one happy.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 3 місяці тому +1

    Aqoonsiiga S/L iyo indalka dadka gaacantooda lagasaaroo gaaladii laladagalamayey bilaash iyo baaryootaan lagusiiya waa midadka kadhiigaysa
    Guumaysi uu ciyaar sida ogadenka somalina xabada uhaysta gaalka mucataabka wataana dhaanto kuso dhaweeyaa

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому +1

    Xoriyada Dadkii ka qayb qaatay intii Hj waad wada sheegtay lakiin Dadka kale Hal iyo laba ayaad sheegtay waayo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому +1

    Wakillo kushegga sland
    Ayaa sidan ku wcn maha

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 3 місяці тому +1

    Ina dirir warka Somaliland soo hoarysi

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 місяці тому

    NAAG sibiill weyn . REER WAQOOYI ku was i Reer yoonis . La naaga ystay BUQDHARJAYN laga qaaday. Somalilander ayay ahayeen Ragaasi.

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 місяці тому +1

    Somaaliland ❤guul loov

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому +4

    Mansha allaah
    Jsl guuuuuuul

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 місяці тому +2

    Waryaa badaw dirir kolkaad waramayso wararka dalka soo horaysii mahadsanid

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому

    TEESBA DAARYLE TUUKLE KUU DAARO HAA WAREGYSTO SOMALILAND WEEYE KUU DEEYSE GURRGUOW

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 3 місяці тому

    Somaliland sanad guuro wacan 64 aad 26 june 1960💚🤍❤️

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому

    😅😅😅😅 oo xasan sheekh gurguurte waa daalay xoolaha uu diyaarada ku raac raacayo muu ku caawiyo dadka daadku ku qaaday xamar dhexdeeda ee gabayooxa iyo dhaxanta fadhiya

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 місяці тому

    Insha Allaah Guul iyo goobanimo iyo Midnimo somaliland

  • @jabanefaraska2583infho
    @jabanefaraska2583infho 3 місяці тому

    Heshiiska Itoobiya dadka tus.

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 місяці тому +2

    ❤😀✅❤️🌷👍💚

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 3 місяці тому

    Kuwa inoo fadhiya ayaa sdaa ku fiican

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Runsheg Badthy

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 місяці тому +1

    Somaliland wala ictiraafay ❤🎉❤🎉❤

  • @ibra8409
    @ibra8409 3 місяці тому

    eebow snm qaran miyaa 😀🤣

  • @mawliidnuur2814
    @mawliidnuur2814 3 місяці тому

    😂😂😂

  • @shariifali3082
    @shariifali3082 3 місяці тому

    Waarya waanku salamay ninkoow adeer hadaanu nahay beesha bariga burco daani nooguma jiirto ino nugu sonoqdo muse unu sheeg cali duldul

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 3 місяці тому

      Xaqiir haa noqan HJ waa Reer baldhan saxiil bari togdheer sool galbeed iyo sanaag waa ceeb qofka HJ ku tilmaam Bariga burco

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 місяці тому

      MUUSE WUU SOO NOOQONYE RAAG XUUSBYDE EE BEEDLE LAHA BEESH BARIGA BURCA AKHIIRO UU DEERTYE

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 3 місяці тому

    ethopiya miyaa xoriyad bixin karta

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 3 місяці тому

      Qadaadweyan Ohint waado

    • @bishiali1671
      @bishiali1671 3 місяці тому

      @@fardusali5547 maxan ka ooyaa caqli xumadada ayan ku qoslayaa ,mid kale yaa kaa qadaadweyn oo adna iyo ino kaahin kaama dhalan oo tanzanian ah