Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya,Dhagaraha Socda & Duulaanka Dawlado Shisheeye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya,Dhagaraha Socda Iyo Duulaanka Dawlado Shisheeye
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 161

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 3 дні тому +23

    Geesi qaran mujahid Ibrahim Caydiid guulayso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 дні тому +17

    Haw yacina, kooxda suti -gaashan gudomiye ibraahin caydiid wan ku garab taganahey sxb, wa xaq iyo baadil oo xaqa guuleysanya guul Somaliland inshallah❤l

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 дні тому +9

    Mujaahid ibraahin Caydiid iyo Somaliland guul iyo gobanimo Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland ilove you
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 дні тому +9

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin Ibrahim barnamuujkii adiga iyo siicid ciise illeye ee Red sea news maxaad uu joojiisay muudo farabadan ku maanan maglin ee walle soo ceeliya adiga iyo siciid ciise illeye aad. iyo aad baad uu mahasantahay

  • @nagibaskar6563
    @nagibaskar6563 3 дні тому +9

    Masha Allaah Tabarakallaah, Guul iyo Gobonimo Somaliland Diidoow Dilaac

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 дні тому +7

    ibrahin caydid gesi qaran guul guul guul 💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 дні тому +10

    cawa oo udambaysey ayaan is weydiinayey zxp salaam sare iga hoo viva somaliland ❤❤❤

  • @haweyaabdi8809
    @haweyaabdi8809 3 дні тому +6

    Geesi qaran cadowgayaga iyaga jabey waad ka guuleeysatey May Allah protect you ❤

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +6

    Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland

  • @mohamedjama3425
    @mohamedjama3425 3 дні тому +10

    Well done. Mujaahid dhab ah

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 3 дні тому +10

    Guuleyso geesi qaran Ibrahim caydiid Guuleyso mujahiid inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 3 дні тому +9

    Ibraahinow guuleyso allah ha ku xafido viva somaliland republic

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +6

    Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +5

    Guul Ciidanka Qaranka Guul Ciidanka SSB

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 дні тому +5

    haa Ethiopia shidaal ka Djibouti kala soo degi jirtey waxay saluugtey terminal ka shidaal Djibouti ee Horizon ka ay tahay shaqadiisu mid hooseysa iyo iyadoo ay hamaha shidaal ka ee Djibouti ay yihiin kuwa gaboobay oo aan lahayn dayactir tan iyo mudo laga joogo 18 sano aan la dayac tirn wali Ethiopia maalinkii waxay ubaahan tahay 10 million oo littir oo shidala lkn Djibouti waxay hamaha kuyala ka helaan ilaa 7 million oo kaliya sidas awgeed ayey Ethiopia uga wareegeysa Djibouti terkeeda shidaalka iyadoo usoo wareegysa berbera port ❤

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 3 дні тому +12

    Mujaahid ibraahim haguulaysto somaliland guul insha alaah❤❤❤❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 дні тому +9

    Mansha Allah Ibrahim Caydid, hore u soco Allah yaxfidag.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 дні тому +5

    Mujaahid buufi cadawga Somaliland' meel kasataba uujoogaba inta daacada ah ayaa guulaysan doonta EE reer slnd

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +4

    Guul Ciidanka SSB

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 3 дні тому +3

    Dhag ha u dhigine u dhoola cadeeya dalkana waa la difaayaa cid u soo dhici kartaa ma jirto ilaahayoow adaa m1haddaasi leh

  • @user-horo
    @user-horo 3 дні тому +3

    Gudoomiyaha iyo adiga waan idin salaamayaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому +4

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somalilnd guuuuuuuul guuuuuuul somaliland somaliland somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qorsho
    @Qorsho 3 дні тому +4

    Mansha Allah Ibrahim Caaydiid guul iyo gobanimo mujaahiid ❤❤❤

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 3 дні тому +3

    ibraahinaw waxay maraysaa markii ninka jilicsani baydhi jiray wanna taariikh qormaysa waananu guulaysanayna

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому +4

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq 3 дні тому +4

    Ibrahim caydiid ilaahay Haku xafido inaadeer

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 дні тому +4

    ciro iyo xirsi iyo maxamud xashi iyo oyaye iyo xasan gurgurte iyo ismaxil ilahay haynaga qabto raga nala dhashay ee hadana cadau kalkalka ilahay hanaga qabto insha alah guuul guuul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 3 дні тому +4

    Dagaalka Somaliland waa mid baaxad weyn, shacabkiina waa hurdaan: Muwaadiniinta Somaliland waxa looga baahan yahay inay hurdada ka kacaan wlhy

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 дні тому +3

    Ibrahim caydiid geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZeinabHassan-y3n
    @ZeinabHassan-y3n 3 дні тому +3

    Mansha Allah geesi qaran guulayso ❤❤❤

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 3 дні тому +3

    Waar mujaahid kaa
    Millions haa laa gaadh
    Siiyo
    Naf is geliya isaaqow

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 3 дні тому +3

    IBRAAHIM CADIID GEESI GEESI DHALAY,
    ILAAHAY HA KU XAFIDO ANDIGA IYO FAMILY GAAGABA

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 3 дні тому +3

    Guul iyo gobonimo Somaliland dhamaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому +4

    Huwanta xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo faqasha xaarmajo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 дні тому +2

    Mujaahid Ibrahim Hore u Soco wad ka guulasanaysaa Cadawg بإذن الله

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 дні тому +2

    Geesi qaran Ibrahim caydiid.
    االله يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي إبراهيم
    Cadawga gudaha iyo ka debeda ALLAH ha inga qabto.
    اللهم انصر واحفظ بلادنا وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
    ا

  • @ibrahimcollow1789
    @ibrahimcollow1789 3 дні тому +2

    Well done Mujaahid, don't give up the fight, Many of us were supporting you.guul iyo gobonimo.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 3 дні тому +2

    Thanks so much Arabsiyo News, with Ibrahim ceydiid gudomiyaha mutadawaciinta Suti-gaashaan.

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و 3 дні тому +2

    MaashaAllah 💜 Inaadeer Ibrahim Caydid for your faithfulness to our beloved Countries💜💜💜 Ms. Halgan and the others said previously (Haa CIYEEN 🐕)😂😂😂 SOMALILAND WILL PREVAIL💜INSHAALLAH 🙏🙏🙏🙌🙌🙌💪💪💪💪💪💪

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 3 дні тому +2

    Sutigaashaan waa urur sutida u haya Cadowga Somaliland hiil iyo hooba. Ha jirto hana waaro Ururku. Hagoog xume YEELKADIi.

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy 3 дні тому +2

    Maasha Allah mudane IBRAAHIM guul ayaan kuu rajaynayaa if iyo aakhiraba indr.
    Reer Somalilandna waxaan leeyahay Guruubka Suti gaashaan aynu gaadhsiino 6 milyan hadaynu naf leenahay.
    Viva Somaliland Jamhuuriyada barakaysan ee rabi nagu galaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 дні тому +2

    ACUUDU BIILA IBRAHIMOW CADOWGA HAA JEBO JEER OOO JOOG MUUJAHIDA🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 дні тому +2

    GEERIDU BEERYO HAA KUU ILOWDO MUJ IBRAHIM🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Jimcaale143Bile
    @Jimcaale143Bile 3 дні тому +2

    Ibaraahin caydiid waxan kutageraa qaranimda difaceed xisbi kum tagero owalaahiy lkn difaac dalkaan kutageraa

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 дні тому +2

    Geesi qaraaan ilahaaay haku xafido .ilahooow xaaaqu ha guleystooo .

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 дні тому +2

    Xayaakallaah daljire ibraahim allaah ku xafido, cadawgaaga iyo kan somaliland allaah jebiyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 дні тому +2

    MAA INTAS BEEY NAAF MOODYN YAAHU XASIDANTE

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 дні тому +2

    wadani ciro hurdaye ciyalkisi dibafa ayu gaysday anagana unagu ciyaraya ilahay kuqabay hurdaye

  • @rahmahodan8583
    @rahmahodan8583 3 дні тому +2

    Ibraahim Caydiid Cimriga iyo caafimaadka Illaahay ha kuu siyaadiyo waxad tahay Caaqil qaran . Caqliga Caadilku ha kuu barakeeyo. Guul geesiyaasha aynu Illaahay ka socow cududooda ku ciil baxno ciidamada qaranka cizi iyo caafimaad ku noolaada. Guul Ciidanka qaranka, guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 дні тому +2

    Waa gudiida wadani don't ah oo garxajis na mamatalan habarjeclo mametelaan ee qoladii buurta ayay metelaan

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 3 дні тому +2

    Salaamaad ilayn waxaan u waayay , Alle haku xafido abti

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 дні тому +3

    HADII SIDA WAX U SOCDAAN LAGU SII WADO WAXAA BALAN AH IN GURYAHA LOOGU GALO REERKA QARANKA CADOWGA KU NOQDAY WALAAHI GURYAHA AYAA LEYSUGU DAADANAYAA MEYDKA AYAA LAAMIYADA BUUXIN DOONA MA DOONEYNO DOORASHO

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 дні тому +1

      Bisinka ilaahay sidaa inagama dhigo lkn farbaa Laga guulaysan doonaa kadibna faqash iyo hadhaageedu wadada ayay cagta saari doonaan inshallah lkn dadka hagaagsan ee aan meel ku diyaarsan cards codaynta iyo inta labalabaynaysa aynu guubaabino wllyaal

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 3 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guul iyo Gobonimo Somaliland cadawga gudaha aya wax walba inagaga daran marka fikir ahan wa in dhaman la xidho wixi qaranimadena hoos udhigaya puy them all prison one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 3 дні тому +1

    Mashalla
    Caafimaadka allaha ku daayo cimrigana ku dheereyo
    Ibrahim, Amii

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 3 дні тому +1

    Dawlada Ethiopia ayaa portka DJOUTI ka door bidey berbera port because the capacity . 18:08

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h 3 дні тому +1

    Ibrahim caydiid iyo Abdishkuur labada halyey ee somaliland una banbaxay difaaca somaliland allaah hadhawro guul guul somaliland...

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 дні тому +1

    ibrahin caydid gesi Qaran licimaysid insha alah cada qatayashu waxba kama qadayan guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💪💪💚

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 дні тому +1

    Ibrahim wa geesi udhashay somaliland nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraMoussaAbdi
    @ZahraMoussaAbdi 3 дні тому +1

    Ibrahim caydiid guul cimri dheere iyo cafmad baan ilahaay gubarya ❤❤❤

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 3 дні тому +1

    Ibrahim cadawgaaga iyo ka somalilandba cagta hoosteeda Ilaahay ha galiyo
    Aamiin

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 3 дні тому +1

    Mashaa Allah gesi qaraan ibrahim caydiid Alee haa ku sharfo qalbigaa ayaad ii qabojisaa oo cadawgaa ayaad toojkuu ifisaa somaliland guul guul guul waanu garaab tagaanahay qaranka iyo xukumadayadaa huwan iyo koxdoduna kashiif iyo kabo kacaraar ayaayekuu jiraa somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому +1

    Huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo faqasha buuuuuufi

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 дні тому +1

    calanka dauxidkale ilahay aya ilasha naya cadauga gudaha ilahay adhaxda haka jabiyo insha alah💚💬❤💪💚💬❤💪💪💪💪💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪xasidku ma afloxo

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 3 дні тому +1

    Soomaalilans wayguulaysanaya ilaahay idankii❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 дні тому +1

    Guul ibraahim caydiid, jir oo joog ,cidna ma raali gelin mayno ,somaliland guul iyo gobonimo ,xasidku ha jabo ,guul

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 дні тому +1

    Guul Guul Guul Somali land 💓 bithmillahi kareem ♥️

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 3 дні тому +1

    Maansha Alla Mujaahid Guulayso Abidkaa❤🙏❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 дні тому +1

    KULMIYE MAXAA U DIIDAY IN UU URURADA URUR LA MIDOOBO REER KULMIYE WAYVHURDAAN ACTIVE MAAHA

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 3 дні тому +1

    Geesi qaran guulayso. Sharaf iyo karaamo ayaanu kuu haynaa.
    Taariikhda yaa ku qori doonta adiga iyo Sutigaashaan ba.
    Waxa aad maanta noogu jirtaan halkii SNM ku jirtay 80 meeyihii.

  • @ishwaqmahdi
    @ishwaqmahdi 3 дні тому +1

    Guulayso Ibrahim iyo arabsiyo news

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 дні тому +1

    NOOLOW GAADH HAYE, MUDANE IBRAHIM AYDEEDOW.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 3 дні тому +1

    Masha allah, Mujaahid Ibraahim Caydiid muwaadin dhab ah waad salaamantahay ❤

  • @IAM-lmao
    @IAM-lmao 3 дні тому +1

    Guuulaayso mujaahid Ibrahim caydiid

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 3 дні тому +2

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 дні тому +1

    Saxaafada kooban ee la iibsaday waxa inooga fiican inta dalkooda udaacada

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 дні тому +1

    Illahay baa ku badbadin inshallah waad guleyseen

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 дні тому +1

    Somalilander ka dhabta ah Alaw dhawr. Ilaahay hakaa abaar mariyo wanaaga aad dadkaa iyo dalkaaga la rabto.Guul Ibrahim. Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 дні тому +1

    Waxaasi majoojin doonaan ibraahin caydiid

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 дні тому +1

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 дні тому +5

    Mansha allaah
    Mdne mujahid gud: ibrahim caydid
    Cadawgaga iyo nacabkagu waa
    Cadawga iyo nacabka shicibka
    Iyo dawlada jsl jecel ee 95% ah
    Jsl ilahaybaa lajira iyagaa hoogi
    Labaduba dulliyadu

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 дні тому

    Ibrahim caydiidow geesi qaran allah haa kuu xaafido

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan День тому

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin muwaadiniinta dhabta Ah ee ibrahim caydiid iyo c/shukuur haybe guul madaxwayne muuse biixi ilaahay marlabaad dalkaaga hakusoo cesho Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 3 дні тому

    Huwanta gudaha wadani iyo wixi la socda isha ha lagu hayo . Guul somaliland incha alh ❤❤❤❤❤

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 3 дні тому

    Ibrahim Caydiid is very honest person , Mr. Caydid talks about the situation of Somaliland. He also talks the crooks who like to subatach the success of Somaliland. Mr. Ibrahim Caydid do not shy away to pin point those who like to creat civil disturbances in Somaliland, Mr. Caydiid is like one those who like to investigate the indiviuals like to work with the spies and they have failed when Mr. Caydiid exposes them and they can not do damage to Somaliland.

  • @danjire7605
    @danjire7605 3 дні тому

    Sxbyaal mawduuca sidaad u soo qortaan wax ka badala

  • @AbidiMohamed-ih7fb
    @AbidiMohamed-ih7fb 3 дні тому

    habar jeclo maxaa galay annagaa ah . ma rabno muuse ma qasabbaa

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 3 дні тому

    Somaliland people please, do not give your vote to the clan who says it's our turn. Please, elect someone who really champion for Somaliland as a nation. Some people are connected with enemies of Somaliland please think before voting for some who are dangerous to Somaliland existence.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 дні тому

    IBRAHIM AYDEEDOW,
    MAJIRTO,
    DAWLAD WAXTAR LEH OO
    CADOWGA KA ADKAAN KARTAA.
    AMA GUDAHA WADANKA HA AHAAT AMA KUWA DEBEDA WADANKA KAGA SOO DUULAYA HA AHAATEE.
    WAA DACIIF DAWLADU SIDAAD U EEGTABA.
    TACTICALLY NO ACTIVITY FOR ANYWAYS.

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 3 дні тому

    Ibrahimoow garabkaaga ayaanu taaganahay

  • @munirkh
    @munirkh 3 дні тому

    Ibrahim Caydiid 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 дні тому

    HABARYOONIS NABAR BAY XOQAYAAN DHOWAANA DHIIG BAA KA SOO DAADAN DOONA WIXII AY KA HELAAN YAANAY KA SOO OOYIN XOQA XOQA WIXII KA SOO BAXA YAAN MAALIN DHOW LAGA OOYIN WAA BALAN

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 3 дні тому

    Maansha Allaah Alle Haku Sharfo❤

  • @mohamedahmed1958
    @mohamedahmed1958 3 дні тому

    Mujahid guul iyo Gobonimo

  • @FosiyaAhmed-h2e
    @FosiyaAhmed-h2e 3 дні тому

    Geese qaranka. Maliico

  • @abdirahmantama8859
    @abdirahmantama8859 3 дні тому

    Madax sare ibraahim caydiid

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +3

    Mudane Ibraahin Caydiid Xafidahullaah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 дні тому

    guul qaranka soomaaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 дні тому

    Guul soomaalilaan❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 3 дні тому

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤