Ethiopia oo tidhi 40% jigjiga Axmaara leh iyo Shirkii oo layidhi halagu furo Diinta gaalada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our UA-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

КОМЕНТАРІ • 7

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 години тому +3

    War somali Quran ha isa saarto wlhi sidan kuma fiyoobin wey ina sixreen damiir iyo dhiig la’aan aya inagu dhacday tabtii Falastiin dhulkoodi looga qaatay aya inagu socota 💔💔💔💔

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 Годину тому

    Jigjiga waa u dhamaatay

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 2 години тому +2

    😂😂😂😂 warkaas baa igu socda
    Kuwii lahaa itoobiyaan ayaanahay kaniisada iyo qaysaska ha barakaystaan uf uf Allah ayaan ka magan galay canjeero daafi inaan diintayda iyo dadnimadayda ku iibsado

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 години тому

    Cajiib wale waxba ka soo socda deegaanka Soomaalida ilaahow quluubtooda umada Soomaaliyeed mide

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 2 години тому

    Waxaan xasuustay warkii GEN nuur galaal

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa Годину тому

    Somalida oo sida rer falastiin layeelo waarki doona inta nagala qaatay iyo hadda inta langa qaado doono kadaran diridhaba io magaalooyinkle Nala iloobsiiye jigjigana anago soo jeedo laqaadana malinkii jigjiga naglaqato waajbnay ogada

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 години тому

    Adeer ONLF cidaan ahayn oo dadkaamatalaaad dhabhaysato majirto kuwaa meesha jooga waa camiil Abiya u shaqeeya waa jaajuusiin calooshood u shaqaystayaal