Md Muuse Biixi Abdi oo Weerar Afka ah ku Qaaday Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Siyaasiyiinta Tartamaya..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 22

  • @abdirahmanmohamed8309
    @abdirahmanmohamed8309 3 години тому +1

    Qaran ka adaa qaawiyay 7 sano ood horjoogtay hal erey ood ku faanto markaad heli wayday yaabka.

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 58 хвилин тому

    Qiiro jabaan ayaan maqli jiray

  • @abdihirsi9997
    @abdihirsi9997 4 години тому +1

    Beenaale, qaranka uu sheegayo waa kee? Qabiilka reer sh isaxaaq keligood miyaa qaran ah.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 2 години тому

    Asagoo kaaba qabiil ah ayuu saas u hadlayaaye ka warama haduu qaran waxkasta u dhanyahay xukumi lahaa

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 2 години тому

    Kani waa nin walan lakiin dad jahli iyo qabyalad dishay ayuu meel ku xirtay

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 години тому

    Majnuun orodoo soo xidhxidh caruurta ilayn ma xishootide dagaal difaac masiibo bal xabashi ayuu u yeedhanayaa hadana wuxuu ka hadlayaa difaac noloshiisu waa qori iyo hanjabaad illahay hakaa qabto ummadan aad sixirtay oromo

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 2 години тому

    Waar dadka ka xisood hadaan runta kuu sheegno miyaad waa lanasaan ciidankii qaranka jebiyey
    Been ayuu ka sheekaynayaa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 години тому

    Car kiiyoo miyir qaba ha hadlo askarta markii la xusuusiyey ayuu ka gubanayaa ilayn waabu .iska iloobaye sanad kaa u dhamaaday ciidankaa xabsiga ku bakhtiyaya waligii lamuu hadal hees ayaa dhiiga ku kiciyay riwaayad ayaa lagaa samaynayaa maskaxda kaa jiidha

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 4 години тому +1

    Muuse bixii waa maxishoode,inuu isqariyo ayey ahayd.inuu iscasilo ayey ahayd.waar ileyn ciil looma dhinto.

  • @Adan974
    @Adan974 4 години тому

    Musow qaranka ma adaa😂😂 adaa lagu caayeh

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 4 години тому

    Ithopia Somaliland 🇪🇹💪💪❤️❤️

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Muuse idho adayg iyo xishood daro waynaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 години тому

    Muse shani waba dagalsan yahay

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 59 хвилин тому

    Fulay fulay dhalay

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 години тому +1

    Sheeko caruuureed!!

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 години тому

    Muse wa Munafaq an somali u dhalan khain tug ah weye

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali 3 години тому

      Adigana ethopian ayaa kuwasaya

  • @ramlahassan727
    @ramlahassan727 4 години тому

    Ku lahaa waligeed somaliland lagama adkaanin 😂😂