MA DHICI KARTAA IN SR-IIL AY QAADO TILAABADAN DAGAALKII 3-AAD KA DHALAN KARO?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • H@LIS CULUS: MA LAGA YAABAA IN MAANTA SRA-IIL AY QAADO TILAABADAN DUNIDA U HORSEEDI KARTA DAGAALKII 3-AAD? HOGGAAMIYAHA SARE OO WACAD KU MARAY IN GOOB FAGAARE AH MAGAALADA TEHRAN UU DADKA KU TUJIN DOONO SALAADA JIMCAHA AH. XAALAD CULUS OO MAANTA KA TAAGAN BARIGA DHEXE.
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #soomaaliya

КОМЕНТАРІ • 40

  • @mohamedbashka3666
    @mohamedbashka3666 2 години тому +17

    Israail waxa dhaw ba be eeda
    Waayo allaah ayaa inoo shegay markastay awood is bido inuu allaah ku saladi doono adoomo awood lleh oo adadag🤲
    Alle wuxu inoo sheegay waa xaq nabigeena mohamad scw hadalkiisuna waa xaq

  • @AbshiraadanAbshir-w1t
    @AbshiraadanAbshir-w1t Годину тому +3

    Alle ha jabiyo galada aamin aamin yaarabi

  • @safiaomar2673
    @safiaomar2673 49 хвилин тому

    Mahadsanidin sida ad wararka nogu so gudbinesin asxabta HBN

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Годину тому

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA DOQOMADA AH AAMIIN YAA RABBI

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 години тому +4

    Subax lamida jumca Moubarak HBN waleikum salam milod Hamas xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 Годину тому

    Masiibo rabbaani haku dhacdo israil iyo mareykan muslimiintana garab allah siiyo Aamiin Aamiin

  • @abdirahimsheik9965
    @abdirahimsheik9965 2 хвилини тому

    Mohamed Adde's Analysis is so Unique and Interesting, Wish U long life and your Buddy.

  • @yuusufyare3617
    @yuusufyare3617 32 хвилини тому

    Mahadsanid mowliid
    Maxadmed maxamuud cadde
    Waa qabiir + aqoon yahan dhanwalbo le wax badan ayan arkay uu saadaaliyay oo sidii noqday

  • @KotobeMaganaya
    @KotobeMaganaya 2 години тому +2

    Subax wanaagsan maanta Taariikh ayey ii Tahay waayo waxaan Noqday Qofkii ugu Horeyey ee like sara isla markaana faallo ka bixiya warkan

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Годину тому +2

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso SisaxAa O Israaill Argagax gaaliyaa Waxaay Tahaay Latusoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 23 хвилини тому

      Mareykan iyo xulafadiisa raban dagaalka Iran wbt

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 8 хвилин тому

    Wariye EE EE badanidaa

  • @NawalNalka-i7q
    @NawalNalka-i7q 2 години тому

    Bilaa cLayk naga daa xayaysiinta badan😞

  • @macluumaadqarsoon884
    @macluumaadqarsoon884 2 години тому

    Qofkii 2aad

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 2 години тому

    Sxb HPN Online xayeysiintan badan gadaal u dhiga qaarkood warbaahinta waa lagu dhibsanayaaye

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u Годину тому

    israaiil iyo muslimiinta saxda eh waa ey guleysan donan cadawgodane waa ey ka guleysan donan kirishtan kudar waa dhanka musliminta ayey lajiraan dhaman waa isku dan cadowga aan ku duli dono adigaba waad ogtahay sidi waa bari ayey naagu cadatay waa seyfullahi libaxa sidas ku le feriska in aan madha ka guro waa uun in ley fasaxo ayey ku egtahay muslim iyo kirishtan iyo israail dadkas walalaheyga ayaan ka war suga corono feruusow ano awoda ilahey kaa shanayo waa idin afjari dona insha allahu tacala

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 53 хвилини тому

    MOHAMED MOHAMOUD cade thanks

  • @UbaxCalixaraf
    @UbaxCalixaraf Годину тому

    Iraan waa riyoonaysaa waana khatar in madaxda laga laayo manta iarail waxba kama naxdo mana dayacdo jaanis marka madaxdaas tukanaya manta khatar bay kujiraan alloow badbaadi

  • @ahmedafgab4496
    @ahmedafgab4496 2 години тому

    Thanks

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 2 години тому

    Asc asxbta

  • @mbc6301
    @mbc6301 2 години тому

    subax wngsan

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 2 години тому

    Waa inay salaatu khoof tukudaan maadaama dagaal lagu jiro wasyo diinta islaamku waa waaqici

  • @KhaalidMaxamed-iy5jk
    @KhaalidMaxamed-iy5jk 2 години тому

    Madaxweynaha iiran ayan ka shakisanahay inu israail basaas u yahahay sababto ah sida fudud e xilka ku qabsaday aya ah wax laga shakiyo

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 2 години тому

    Ma dhaci karto hadi aysan mareykan oo si indha la.ana anu yuhuda u so racin

  • @somalia5019
    @somalia5019 2 години тому

    Channel kaan waxan runaway xayaysiin

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 27 хвилин тому

    Taas shukahoostiisa aan kanga waramo waxaan kudhahey waaleyskugu imaanayaa waxaan filayaa qodadka gaso waakudjowyihii balilaeeg.hadeysooqodaan waxeykasoodhexsaarikaraa talaabiib kuweeda hadiileyskudro diyaarzd iyotaamgi mashaqeyndoona markaas waalasimidoonaa nonwalba wzxaaa ushaeyndoona xaniiyihiisa

  • @ismaelbarreh6165
    @ismaelbarreh6165 2 години тому

    C'est bien votre media l'information, mais vous couper à chaque fois avec des publicitè au moment ou vous donner des information sensible.

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Годину тому

    Yuhuudu horta ma dhegaysataa talooyinka maraykan ? Waxaa cad yuhuudu inay jawaabayso
    Iiraana ku jawaabayso burburinta yuhuuda dhamaadkeeda

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 2 години тому

    Hada la dilay ayaa la leyahay kii badeli laha xns

  • @MamacadnaFarhan
    @MamacadnaFarhan 40 хвилин тому

    Too much xayaysiin ugaas naga yaree xoogaa

  • @MaxamuudBiroole
    @MaxamuudBiroole 2 години тому

    Waxa datka islaamka ahba gaada waakareekan waxaadhihilahaa meelaha ooyiri yaan laweerarin baa ogudaran iska fiiriya

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Годину тому

    War yaa yidhaahda maanta meel haku wada tukanina yaan cadawgiinu idin baa bine

  • @ibnuxaali4087
    @ibnuxaali4087 2 години тому

    Alle galada ha jabiyo dadka masaakinta ah dhigooda daadinaya malin walba

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Годину тому

    diinta islamka dadka waxay usheegtay caqli aad ubadan cadaw markad ishaysan muslimna aatahay loma baahna in ad gaalada isu calamadiso oo aad dhahdo halkas ban jifa ama joga wa xaran

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 2 години тому

    Iiraan waa looyaabaa haday Meel isugu soo baxaan

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 2 години тому

    Yuhuudkii xunka ahaa waa la jugdhabay

  • @sanweinemohamed8443
    @sanweinemohamed8443 11 хвилин тому

    Waxaas yaa kuu sheegay waxaas

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 2 години тому

    Eeran inlawerarikaro iyoinlawerarikarin iyo amarka mareeykan bixinaayo iyo maamulkaasi wuudhamaaday mareeykan ciduu xukumo iyo cid amarkaqsadaneyso barigadhexe majirto adiga iyo israaiil waamid weliwuxuudheryahay asigoodawolayo fashilkiisa in uu ugaarsaday madaxdaislaamka israaiil weeykashifantay balse dilalka ismaciil iyo xasan n beydhan iyo sirdoonada mareeykan iyo kuwamosaad ayaakadanbeyay sicaqliya qofkudilay)waawaan)miyuukuugalaa )mise(makumaamulaa ) dunida) Maya)