Layaab: Xidigaha Geeska Oo Qaaday Hees Hurdada u Diiday XUkuumada Kulmiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Deg Deg: Hees Hurdada u Diidaysa Dad Badan Oo Hada soo dhacday
    == DHAMAYS MEDIA PRO==
    === Our Channel: / dhamays ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF
    Ka Mid noqo Dadka u horreeya ee hela abaal-marinno iyo muuqaallada Dhamays Media ka hor inta aan la daabacin. Iska diiwaangeli Halkan.
    Join this channel to get access to perks:
    / @dhamays
    Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.

КОМЕНТАРІ • 38

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 10 днів тому +3

    Walee intay isleeyihiin wax basd ku helaysaan way ugasii dareen wadani

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 10 днів тому +4

    Dufkubaxa guriginba xaasidsana qofka sameyey heestan wacadaw iyo dabadhilif meelkale kuxidhan faqashta abehed lakin kuwaqadaya elodhiibay edebdarana may iskadiidan 🫢

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 8 днів тому

    Waaah waaah
    Heego iyo muse judaan Oo Isdel delay, guuuuuul Xidiga Geeska❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 8 днів тому

    Guul guul xidigaha geeska geesigu madhinto

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 днів тому +4

    Basaasinti cidenka jabiyeeey maa isku hesaya 😂😂😂 muse waa geesi yusra harti qaran dumise😂😂

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 8 днів тому

    Guuul Garxajis Boqortooyo 🎉👑👑👑👑👑👑👑

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 10 днів тому +2

    intas oo madaxweyne soo marey may jirn cadaw lamoda xisbiga wadani oo duulanka lagu soo qaadey wadan ka mida kle xiligii daahir riyale las anod walagu soo wrarey oo ilaa oog buu keeny ciidanka kadib 4 samo ayuu dib u weererey laaska lkn manta wadani oo huwanta lamida oo kuwii hawad awareejiyey iyadoo ay Nairobi kula shireen wadmada ka dhanka ah iyagoo diidan MoU da diidan ciidanka kuwii laha kas oo sara laaska kuwii lahaaa ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland ayaa xasuuqey shacabka kunool miyaanay ahayn xisbiga wadani kuwii dabaal degayey miyanay ahayn wadani iwm 😮
    cajiib wadmi oo ah cadawga somaliland ayaa iskaga keen dhigaya wadani oo uu kamid ahaa gud hore abdirisaq khalif oo ka soo baxay oo aah ninka ka dambeeya duulanka las canod wuxuu ahaa wadani no more wadani waa inoo maalinta codka hala gaadho isha Allah

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 10 днів тому +2

    Dadkan waa in talaabolaga qaado, waa birikiwaaqlays intiisa leeg muse wuu khaldamay oo waa nin xanuunsan lkn tanina waa ka dartahay cirana waa faqash

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 днів тому

    In la isla xisabtamo waa muhiim maha in wixi dhacay la iska ilaawo

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 8 днів тому

    No more Qudhmiye

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 днів тому +1

    Garxajis isagaa sidadii dalka
    Loo xoreyay hjeclo kudhuftay,
    Hadana ciise muuse kudhuftay
    Markii labadiiba xalliyay ayuu
    Hadana 94kii sland kudhuftay
    7dii sanadod ee u dambeyayna
    Malin anay wax dagal ku dhaco
    Anay samayn ma jirin intaa waa
    Dhawrayay lkn way dhaftay hada

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 10 днів тому

    Salam alaikum Akhyarta warku WA cad yahay salutations.. WA Bilahi Tawfiiq.

  • @FardousaAden-vh6rz
    @FardousaAden-vh6rz День тому

    Somali laàn❤❤❤

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 9 днів тому

    Aqoon gaabkii oromada ahaa ayaa hadalkoodii jilicsanaa ee doqoniimada lahaa soo qoraya. Qof garasho iyo aqoon Allah uu siiyey wuu garanyaa in heestani tahay isla xisaabtankii oo bilaabmay insha ALLAH waa la soo gole joojin doonaa cidii talada la anbatay.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 10 днів тому +1

    WADANI MARKAN WAA KA DARAY, UMALAYNMAAYO INAY DORASHO RABAANE WAA HANBO FAQASH EE WAA IN WADANKA LAGA SAARAA

    • @Dhamays
      @Dhamays  10 днів тому

      Thnks

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 10 днів тому

      Wadeni waa waasheen maa halkasey kursi idinla maraysa yaaab😮😮😮 kuwaan waa fashile fananin maaha ee

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 10 днів тому

    Sudani.waa.saxdii xidigaha.uraaya

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 днів тому +1

    Maxy hurdo diidi miskiin gudaha
    Ayunbay si cad waddani kusii
    Cadaysay wallee jsl guuuuuul

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 9 днів тому

    Heego naas dheer ayuun baa xaqiiqada diidaysa......kkkkk. alleylehe waa hees xaqiiqada ka hadlaysa

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 днів тому

    Jaadkiba kuwaan kuu bargoaye

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 9 днів тому

    Waa in MUUSE JUUDAAN lasoo gole joojiyaa oo lagu xukumaa wixiii uu gaystay......SIDU WAA SIDEE xagee loo socdaa?

  • @AmaalJaamac-iu3hg
    @AmaalJaamac-iu3hg 6 днів тому

    😢😢

  • @CabdiraxmanMustafe-y5u
    @CabdiraxmanMustafe-y5u 8 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @CabdiraxmanMustafe-y5u
    @CabdiraxmanMustafe-y5u 8 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @CabdiraxmanMustafe-y5u
    @CabdiraxmanMustafe-y5u 8 днів тому

    😢😢😢😢

  • @CabdiraxmanMustafe-y5u
    @CabdiraxmanMustafe-y5u 8 днів тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @KingfahadFahad-j5s
    @KingfahadFahad-j5s 6 днів тому

    CiidanBurtasoolayaqaaday