Khiyanada iyo Dil,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • #qisooyin #qisotime #قصص_واقعية #like #ramu63 #sky #qisooyin_group #qisoxanuunbadan #qiso_cajiib_ah #hoyga_dhacdoyinka_dunida #
    Waxaa Taqan Magacega , Balse adga Tariikhdeda ma Taqanid
    waxan taqan meshan joogo, balse adiga ma taqanid sidan ku imadey.
    waxan maqashay waxan sameyay, balse ma taqanid inta rafaad aan ka soo maray
    waxad Aragtay qosolkega, lakiin inte jeer ayan ilmeyay ma taqanid
    muqalkeyga ha xukumin
    magacega hadad taqan ma ka dhigna inad qofan ahay taqan

КОМЕНТАРІ • 22

  • @NimcaYuusuf-su4hn
    @NimcaYuusuf-su4hn Місяць тому +2

    Allah yashfik

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Місяць тому +2

    Qumayaysanaa ma ilmo ay dhashay be dishay nio hooyo wa la wada yahay lkn daren hoyonimo lama wada laha subxanallah

  • @Mahadhajji
    @Mahadhajji Місяць тому +1

    Wsc

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Місяць тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey ramu

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu Місяць тому +2

    Thanks 👍

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤😊🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Mo_geeljire
    @Mo_geeljire Місяць тому +2

    Nin culus wad kabode Allah. Kucafiyo maqnashahaga xanunkaga noga daran dumarka qarkod caqliga gadal mukamara nin nafteda xita Marenkarin familkeda in ay uleso go'onsane aduunka ceeb iyo qasaro akhirana naarba kahoreso

  • @user-vy6qv3iz2s
    @user-vy6qv3iz2s Місяць тому +1

    Sumxanllah wuxu maxay aheyd biila damiirka

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Місяць тому +1

    WCS❤MAMO❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Місяць тому +1

    Xasbiyallah wa nicmal wakiil
    Caruurteedii bey nin dartiis udishay cadaabta ku solol gabareey

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 Місяць тому +5

    Aniga uhoreya manta guleyso wll

  • @MohamedMB-uc7sc
    @MohamedMB-uc7sc Місяць тому +2

    Wcs macalimow Alle haku caafiyo ❤❤❤

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 Місяць тому +2

    Wcs wall thx👍🩷🩷 Allha haku caafiyo

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 Місяць тому +1

    Wcs aboowe

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 Місяць тому +1

    Allaha kucafiyo walal tankale doqan hadu dunida jiro wa naagtan hooyonimada istahilin hooyo noqotay siwalbo adigo laguqabo nin ujecaltit ha ahado midad horay u iscled iyo mida isbarateen kuqayan ninkada tas allahi ku abuurta kala xisabtamaya hadi anad kukashifmin aduunka marbu alle ceebteda asturay janisna waxay uheesatay inay kuwano qadato wada ay kutagantahay lakin mid kasifoolxun aye kufikirtay nin kudhahay caruurtada lay miya jecela raja waxay kalahed inay caruur udhasho miya dil mahine lajarjaro istahishay xoolada ciilka iga hayaleee 😡

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya Місяць тому +1

    Hadii hee Jana la galiyana ku cel celis ayey rabta, Naag ka Xpoleysan adunka kuma dhalan maxey min 2 sano naas u siisay hadeyba raaxa aay radineyso ilmaheda u dishay