Aniguuba sheekooyiinka shaqada guuriga ayaan ku qabsaada Lakiin inaanta maskiin ah, dulmi badan aya loo gaystey. Waxaan Amiinsana cuunuuga ka taak iney fuuritaan ka dambeyso.
Sheeko tan ka mcn oon dhagyystay ma garanyyyo😮. Qoysas badan oo hal xidhayaal ku dhex duugan yihiin ayaa jira, carabta iyo somalidaba Arimaha qoyasasku wa waxyaabaha lagu cibro qaato, waxayaabo an macquul ahyn ba ka dhex dhaca mararka qaar Sheeko waxa xasuustay laba dumar oo wlaaala ah ay dilayaan wiil socoto ah lkn beel kasoo jeeda, beel ahaana way u dileen 40 sano ka dib ayay sheegayan iyagoo gaboobayy
Hooyada inanta dhashay waa hooyo fariid heer ay gaadhay si ay inanteeda ugu hiiliso inay disho inantay ayeeyda u ahayd waa mawqif adag lknse doqonka kaliyee sheekada ku jiraa waa wiilkeeda oo naagtii walaashi bilaa sabab u ceebaysay waliba ceeb aanay lahayn magaalka u gelisay halkuu uga aari lahaa walaashii dhulba ugu abaal mariyey caydaa ay samaysay sidaana ku sii qabay doqonimo midaa ka wayn waligay ma arag run ahaantii
Dhibka intaas le,eg ma waxaa sabab u ahaa hal erey oo ahaa wiilka habaryar ayaan jeclahay markii walslkeed xaaskiisa u soo diray ayaduna ay wax kale oo xun ku dartey subxanallah😮
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw masha allaah walaalka qeerka jecel mahadsanid qeerka faafi alle qeer hakusiiyee❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aad baan kuu salaamaya maamo iifiyow labada boqol waad iska gaadhi doonta i.n ee barryahan dib dhac ayaan kaa arkaa ee soo badi sheekooyinka aniguna magac ayaa kuu bixiyay magacaas oo ah macaaneeye barnaaj walba waad macaa neenaysa ilaahay haku xafido maamo aamiin yaarbi🤲🏻🌹💯💯
Na magaciisa maxa uga badalaysa😂
Mamao Ane magac raba😂❤
@@Marwa.gg977hooyo waaye xushmeeye❤
😂😂@@Marwa.gg977
Masha allah Habaryar allah haku barakeeyo wiil caaqil ah ayaa tahay fikradada iyo yacni da’dada ismalahan inkastoo aanan aqoonin dad’daada masha allah tabaraka Allah
Mshlh mshlh wiilka qiso kasheekeynta ku qurux badan Allah ku barakeeyo wallo
Tan sheeko way dhaaftay😮❤
Waa qiso dulmi iyo nabsi iyo dil iskugu jirta waa cajiib wlhi waxa badana wan dhageysanyey oo howal badan ayan ku qabsdey wlhi aad baad u mahadsanthy ifiye
Wax badan kaafaaidnay soo maaha❤
Aniguuba sheekooyiinka shaqada guuriga ayaan ku qabsaada Lakiin inaanta maskiin ah, dulmi badan aya loo gaystey. Waxaan Amiinsana cuunuuga ka taak iney fuuritaan ka dambeyso.
Masha Allah,
Alle Dulmiga MajecLo😭💔💗 inta dulmane noqonlaha madluum kaRoon😢❤
Sheeko tan ka mcn oon dhagyystay ma garanyyyo😮. Qoysas badan oo hal xidhayaal ku dhex duugan yihiin ayaa jira, carabta iyo somalidaba
Arimaha qoyasasku wa waxyaabaha lagu cibro qaato, waxayaabo an macquul ahyn ba ka dhex dhaca mararka qaar
Sheeko waxa xasuustay laba dumar oo wlaaala ah ay dilayaan wiil socoto ah lkn beel kasoo jeeda, beel ahaana way u dileen 40 sano ka dib ayay sheegayan iyagoo gaboobayy
Scw❤
THANKS IFIYOOW QURAACDAAN KU KARIN INSHALLAH😂😂❤
Ane qadada aa ku karaa😂
Fariid fakir wacan masha allaah
Anagabo qatada ku karsatay alaabta ku dhaqtay mahadsanid ❤❤❤🎉🎉🎉
Wlhi ninkan qisooyinkisa howsha dhan ku qabsadaa m.a ifiye
😅Ana dharkan ku dhaqanooya😂😅
Team ILEYS fdln 200k an garsino Wllkana ifiyey Cade❤😊
Ok❤
Wlhi qiso cajib ah mar xalad is babadal ayan dareemay intan dhagaysanayay🥰thank u wll
Golden voice 😊thanks alot bro❤
Sidookale bro
@@Yaarajh❤❤
@@Yaarajh fnlpml.px .p.
3
Ayanta wa alii aroose hergab iaroose😩😭😂
😂😅😅😅😅
MANSHALLAH ❤❤
First 🥰
Wow 😮
Wcs 🤝 Ileys 🤝
Wsc adigane
Usaara wllkn wuu uqalmaa 🥰🥰
Mahadsanit wll❤❤❤❤❤
Kusodar abowe
Maashaa alaah
ManshaAllah mahadsenid ifiye nuur qiso qiso dhaaftey ayaad noo soo gudbisey❤😂🎉❤
𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐰𝐥𝐥
Mansha allah😊❤❤😊
Ilmo ayay utahsy dil.waa xanuun😢
Ku sali nabigeen muxammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw nnkh .
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Thank you ilays waxaa tahay UA-cam ka keliya sheekooyinkiisa si tafatiran u soo gudbiya iyo sheekooyin mucjisoyin ah caqligaga allaha ku barakeeeyo
Sc Ifiye Nuur guuleyso inshaa ALLAH ❤😊
Mahadsanid ifiyow❤❤❤❤
First one mashallah
Masha allaah 😮
Dumashi wa masiibo
Mashaa allaah
Waan iska ogaa marka gabadhu diido wiilal badan mid kale jeceshahay❤❤❤❤ sheekada anoo dhamaysan baa soo qoray ma ogi waxa dhici doona😂
qiso cajiib ah waan kaa hayaa zxb 🤣😄
Masha allaah
Mashallah walalkey allaha kuxifdiyo 😊❤🤲🤲💯
Scw
❤😊Ileys❤😊
Wcs❤ wllka ileys
Wcs adigane 🎉
Yes anaa ugu horeyo maanta 🎉🎉🎉
Yes anaa ugudanbeeyay maante 🎉🎉🎉🎉
Oh my garoor channelkan addicted bn ku noqday 😅😅😅
Miskin 😢😢😢😢
Hooyada inanta dhashay waa hooyo fariid heer ay gaadhay si ay inanteeda ugu hiiliso inay disho inantay ayeeyda u ahayd waa mawqif adag lknse doqonka kaliyee sheekada ku jiraa waa wiilkeeda oo naagtii walaashi bilaa sabab u ceebaysay waliba ceeb aanay lahayn magaalka u gelisay halkuu uga aari lahaa walaashii dhulba ugu abaal mariyey caydaa ay samaysay sidaana ku sii qabay doqonimo midaa ka wayn waligay ma arag run ahaantii
Wa ruunta, iyo weliba Dhuulka oo hooyadi kala taashaan, iyaado aad iyo aad oga xuumaatey. Haddaana wuxu sabaabey inu ka xuumaado xaflaada inaanka yara oo walaashi dhashey loo sameyey oo mar sadaxaad uu Godob ka gaaley walaashi oo fuuritaanki uu isaaga sabaab unoqdey. Odayga umu Amira dhaley isaaga Mac soongoor godobta wu ku racay inaantiisa. Inu xanuun daraamo way ku macaantahay. Ayeeyda ma hobooneyn iney diishoinaanta yar. Lakiin waxa ficnayd iney sii kale oga arsaato umu Amira. Inkaasto illaahay inaad ku dayso qofki ku dulmiyo ay ficaan tahay.
Aniga qisoyinka aad so gudbisay weliga shaah in an uso qaday mel lama firisan cunta ku kari ama howl kale ku qabana😂😂 thanks pro❤
😂😂 isku mid nahy hada guriga ku hagajinoya
Ugh dambeyn waxa belay dad an isku mid nahay😂😂
Waa qiso cajiiba😢
TEAM WALAALKEYGA IFIYE ISOO DUCEEYA CAAWADAAN WAXAA IHAAYA XANUUN 😢
Alle hakucaafiyo yaarab
Allah haku caafiyo Yaa rabi
Walal Allah caafimaad deg deg ah Allah ku siiyo Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🎉🎉🎉
Waa qiso cajiib
Cajiib oo wacan
Thanks Mr ifiye
First 🎉
Jecleyaa jabkaas
@@Yaarajh maxaa jab ah
Walhi hadne qisdad dhgesn hol ma qabto Mahdsnid ❤️🔥❤️🔥🙏
Qisaba Qisaba WaY Ka Cajiib San tahay Thank you Ifiye nuur❤
Masha allah aad ban ku tageera wllo sheekoyinkaga hore usoco indhawayd man dhageysan hadan bilaa
Ifiye wa ku takeraa waqti bdan waxan jeclahay inaad so badiso qosoyinka danbi barista adoo mahadsan 🙏❤️🫶
Anaa kulamid eh ❤ danbibaare aa naqoneenaa haye ❤
@@Yaarajh lkn waa ina qadana tababar ama korsoyin tan xoga maskax ay dhisee 😂😂
Fristy person 😂😂🎉🎉
Wow 🎉
Wcs IFIIYE xaadir 👆💯
Halkaa ka hay legend 😎
Keep going 🎉
Keep going 2
Chanelka wan ku cusbahe iso dhaweeya
Welcme so dhowow😍💋
Aabe setahay xalaada
Wad uqalataan ifiyow mahadsani wll❤
Mash.lah horey usoco sxb ❤❤
asaas dulmi +dulmi+dul+dul+😢😢😢😢😢
2t like wow❤❤😮
Sheeqo macaan mahadsanid habo
Thnks 😂❤ malin kasto quracda ku samesta qisoyinkaga 😊 canjerada boobsis shira dhameyo xita ma ogi 😂🤝
Ani cml jikada anba sii galayo waa daarta malinki 3 qiso waa dhegeysta wlhi 😂😂
🎉Tnk you abowe 😂
😢😢😢Dulmi dil Nabsi
Allah says be patient, this world is full of test, revenge is for me. Not us. If someone wrong you leave them a lone for the sake of Allah. ❤❤❤
❤
❤❤❤
❤❤
M.sh❤❤❤❤
Mahadzanid zxp ifiyow❤
mhd snid🎉❤
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑 cawa wa ani n:1😅
Wanaagsanoo wacan
Maamada ayaa islaan wacan ah
Waa qiso xanuun badan whi😢
❤❤❤😮😮😮
❤❤❤😮😮😮
walaahi tan qiso way dhaaftay😢
wad ku mahadsantahay soo jidintada😊
Wa wisp cajiib ah
Wcz wllo ❤🙏🏼
Look before you leap.
Salaan sare boss
War ilaysow maxaa waye saamaynta aad ka hadlayso war meesha rag + rag + rag ayaa ku siiyay waqtigooda markaa annaga qalbigayagu waa ( تم قست قلوبكم) xaga cabsida taa alllah maahe cabsida makhluuqa saasan kanahy ee nafahan wllka naga waynow 😂❤
Walee waa cajiib qisadu
😮😮😮
Qisadan wax kaliya an ka faiday ay ah in usan arsigu ficnan o alle malin un ku ari dono sikasta o lagu dulmiyo😢
Wcs wa raxma ❤❤
Zxb halkee kala so xirira qiso jacayl aniga igu dhacday aya raba inan kula wadaago😢
Habar wadaag dheh
❤thnks 🎉
❤❤
Tan cawa wa cajiib sx eh 😂😂😂
Dumar hadaa nahay shaqadeena waa halaas
IFIYOOW CIMRIGAADA ALLAH DHEEREEYO BAAYO ALLAH KUMA TUSO QISOO YINKAADA MALAGA DHARGAAYO NOOSOO BADI
Dhibka intaas le,eg ma waxaa sabab u ahaa hal erey oo ahaa wiilka habaryar ayaan jeclahay markii walslkeed xaaskiisa u soo diray ayaduna ay wax kale oo xun ku dartey subxanallah😮
Somaliya majogta wall❤❤❤
Waa waa waa waa wareey qani qani qani buuni buuni buuuqu sii wll aaamow 1:07:13
Thanks
4:25 Ani jogo sacudiga aqno bahax 😅mahd sanid