QISADII NABIGII LA ORAN JIRAY AABAHA ANBIYADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
    Some of used clips in this video is from:
    / freehdvideosnocopyright
    follow me:
    FACEBOOK: / ruwaydast
    INSTAGRAM: / ruwaydastyle
    TIKTOK: / ruweydast
    #RuwaydaStyle

КОМЕНТАРІ • 172

  • @mushti.cabdinasir
    @mushti.cabdinasir 4 місяці тому +4

    Qisadaan imaan bay iisiyadisay jazakilahu khyr xabibt ruwayda❤❤❤❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 роки тому +35

    Meel iska dhigo iskashid aanku qoslay ruweydo funny❤️😂😂

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 2 роки тому +28

    Mashaa allah ilaahey haku barakeeyo ruwayda
    Qisooyinka anbiyada wajecelahay shukran

  • @Ardoxuseeen
    @Ardoxuseeen Рік тому +3

    Qisadi nabi suleyman iyo boqoradii balqiis noso samey abyo plz codsi waye ❤

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 2 роки тому +20

    Muuqaalka xiiso badan ayuu leeyahay. In mar 2aad iyo 3aad la daawado, loogama bogan karo. Mahad badan, shaqada aad qabatay.

  • @haliimamohamed2952
    @haliimamohamed2952 2 роки тому +10

    M.a apyo Allaha kaa ajar siiyo wax badan baan kaa faaidaye❤🖤

  • @cawilyusuf1268
    @cawilyusuf1268 2 роки тому +7

    Aad baan kuu taageeraa Ruweyda. Horay u-soco walaal.

  • @prettysusu8419
    @prettysusu8419 Рік тому +5

    Mashaallah ❤ walahi diinta markad so jedineysid ugu macaan😮🎉🎉

  • @anismohaze1660
    @anismohaze1660 2 роки тому +11

    Ruweydo ilahey hakuaxafitho wllßhey

  • @sharmawade
    @sharmawade 2 роки тому +6

    Masha allah waqti kooban iyo qiso aad uca jiiba horo usoco walaashey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +1

    Ruwayda stayle nimanka somaalida ee ku daawada waxay ku leeyihiin maanshalaah waad fiican tahay ee samir Ruwayda hore u soco waa dad liita oo beenaale yaal ah abaayo Ruwayda stayle anigu adiga run baan kuu jecelahay wllo Ruwayda cod macaan qurux badan udgoon badan

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 2 роки тому +1

    Jazakilahu alfaa khayr wllo mashaa allah fariid ayad tahay ana wan kujeclhy Saad qisoyinka usogudbiso cajaiib ka ah wlhi mashaa allah❤️

  • @abdirisaaqnuur7593
    @abdirisaaqnuur7593 2 роки тому +5

    Mansha Allaah Mansha Allaah wllshay qaali waaa qiso cibro iyo caqiido iyo camalba ku suganyahay waaana sidaad sheegtay maaha qisa Ibrahim mid muuqaal lagu soo Koobi karo lkn intii awoodaada ahayd waad ku mahadsanid in badan

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 2 роки тому +1

    سبحان الله (Rabiyow adiga ayaa xumo ka nasahan)

  • @RamlaMohamed-gh8mv
    @RamlaMohamed-gh8mv Рік тому +4

    Wll ruweyda wan ku tgera asxptyda wan sii gadhsiye pls qisadi nebu yuusuf pls pls plsbpls❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +2

    Ruwayda stayle i love you walaahi aduunka waxaad tahay udgoon qurux badan cod macaan waxaad tahay islaam run ah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ walaahi waxaan kuu jecelahay si run

  • @farhan--somali3547
    @farhan--somali3547 2 роки тому +9

    Waa qiso aan wax yar ka maqlay oo dafa tiran mahadsantahay Ruweyda style 👑
    Ramadaan kerrem Ramazan kerrem 🕌

  • @hiboduwane9529
    @hiboduwane9529 2 роки тому +5

    Ruwaydoy ano horay udawadaa hadana kudawaday horay usoco abaayo sabarka badi side Nabi Ibrahim malin waxa Iman donta 10 minid 100k oo qofkudawate

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv
    @IqlaasIbraahim-mw8wv 2 роки тому +36

    Quen is back 👑👑👸😫😇

  • @Xasanabdulahiabdi
    @Xasanabdulahiabdi 3 місяці тому +3

    2024 inta daawanaysa❤😂

  • @sihaam3407
    @sihaam3407 2 роки тому +3

    Markastoon shaqenayo ama hawl hayo inaan channelkaga dhagaysto ayaan jecelahay walahi❤️walal horumar wacan ban kuu rajaynaya🥰🥰

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 2 роки тому +1

    Masha allah Ruweyda meesha waxaan oga jeedaa buur aan garanaayo & waliba Calanka igu qaali ah

  • @kingoftheking6511
    @kingoftheking6511 2 роки тому +1

    Mansha Allah ilhay ha ki barakeyo caqli iyo aqoonba ilahay ayaa ku siiyay 100%

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому +1

    Familybaynunahay.rayigegaan dhiibtaa iyo intaaan aqaano iyo saxda.mashaaaaalah.waaunintaaaaan.

  • @daauudalimazxaf4408
    @daauudalimazxaf4408 2 роки тому +2

    Masha allah wllshey mcn walaahi abaayooy ilaahey darttiisa aya ku jeeclahay walaahi waxa thay qof ale ku mandheystay cilmi iyo aqli alah ku daayo ama ku siyaadiyo anigana midlamid allah hana siiyo amiin amiin waligagana guuleeyso

  • @abdinasirahmed4764
    @abdinasirahmed4764 2 роки тому +1

    M.A abaayo gabar fariid ah baad tahay oo hadal kar ah illaahi haku xafido

  • @inacilmi1601
    @inacilmi1601 2 роки тому +2

    Wlhi xagayga wxn ku hyaa big respect
    Hdan awoodo 10m subscribers wn ku gaadhsiin lahaa

  • @sihaamabdisalaam9429
    @sihaamabdisalaam9429 Рік тому

    Ruweydoy waxbadan qaladay qisadee sifiican uguh laabo

  • @MrAbdulrasak
    @MrAbdulrasak 2 роки тому

    Gabaryahay alle ha ku barakeeyee waan ka helay sheekooyinkaada macaan

  • @quraishaabdi8095
    @quraishaabdi8095 2 роки тому +7

    Mash aallah ❤❤❤❤

  • @fafinta-wnga
    @fafinta-wnga 2 роки тому +5

    Ilaahow ballayo hanadaba dhigin codkaaga ayey jecelyihiin ee ha ubixi qaali😆

  • @ayaanhassan4010
    @ayaanhassan4010 2 місяці тому

    Wlhi qalbigeyka imaaan ayaka buxsaamey thanks abyo

  • @lamatabtan8949
    @lamatabtan8949 2 роки тому +2

    Masha allh walashey allha kuu xafido❤❤

  • @CaliLaanje
    @CaliLaanje Рік тому +1

    Ruwayda waan iska kaa jeclay laakiin markaad gaadho 1 milyan

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому

    Maasha allaah maanta igu horeyso chanel kan hada ka dib waa la socon doona insha allaah jazakalaah kheyr ❤sis

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 2 роки тому +2

    Mar walba waan ku garab taaganahay ruweyda keep going

  • @nusaybaabdullahinuska5967
    @nusaybaabdullahinuska5967 2 роки тому +1

    Wllhy intaan arkay banaan dawan hddana radiyeey show wadba ka saartay 🙃🙃🙃meel iska saari maaye waan daawan

  • @axsaabmedia7231
    @axsaabmedia7231 2 роки тому +1

    Ruweydaay inoosobadi wllo marwalbo waan dawadaaye🥰

  • @najmacilaanley8995
    @najmacilaanley8995 2 роки тому +4

    Queen ruweydo♥️✨😘

  • @asriali3293
    @asriali3293 2 роки тому +3

    mahadsanid mcnto ilah haka awaal mariyo waxan ka faidnay🥰🥰

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 2 роки тому +5

    abayo qisoyin kan ookle noso badi jazakallaah 🙏

  • @kerolosemad7211
    @kerolosemad7211 2 роки тому +3

    Gulaysoh my wllshy 🙏

  • @halimaabdulahi6405
    @halimaabdulahi6405 Рік тому +1

    Aamiin

  • @caashamustafe4365
    @caashamustafe4365 2 роки тому

    Subxanalaah sabarku waa xalka dhibaatooyina masha alle ha ku barakeeyo walaashay

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan 2 роки тому +1

    Wad u qalanta vedio yadaada in 2 kLiya shegtee 2k o jeer bayo alle haku sharfo🥰🩸

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 роки тому +2

    Wan ku xisay walhi 🥺🥺

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi1338 2 роки тому +1

    Boqorada ruwayda waanu dawanynaa qaali we ❤ 😍 💖 ❣ 💕 you

  • @cabdulqaadiryare8758
    @cabdulqaadiryare8758 2 роки тому +1

    Ruweydo cod macaa leedahey m.alaah

  • @umumaxmuud8228
    @umumaxmuud8228 2 роки тому +2

    maansha allaah allaha kaa abaal mariyo

  • @Bashkacabaas114
    @Bashkacabaas114 Рік тому

    ❤ Allah ku xafido abyo Jazaakallaahu khayr

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 роки тому +3

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @hamsecadaani9156
    @hamsecadaani9156 2 роки тому +1

    gabadh Aqoonle Alle Haku barakeeyo

  • @mahadahmed4880
    @mahadahmed4880 Рік тому +1

    M.a❤❤❤

  • @ahmedisse7204
    @ahmedisse7204 2 роки тому

    Codkada noo muhiim ah wllo horay u soco

  • @zuhaybabdimuse4031
    @zuhaybabdimuse4031 2 роки тому +2

    alaha ku sharfo ruwaydo

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 Місяць тому

    Ruwayda Aaad baan uxiiseeyaa sheekooyinka Aad nosoo gudbiso

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi 2 роки тому +2

    M.aabyo caawa love nagu sawir

  • @MunoFarxan
    @MunoFarxan 3 місяці тому

    Ano ruwayda style dhagesanaayo maqos lin makayelayi😂❤

  • @salmadaudhabane6734
    @salmadaudhabane6734 Рік тому +1

    جزاكي الله خيرا يا أختي

  • @malyuunismailshukow7787
    @malyuunismailshukow7787 Рік тому

    Aamiin aamiin🤲🤲🤲

  • @abdrahmenibrahimahmed9646
    @abdrahmenibrahimahmed9646 2 роки тому +1

    Mncha allaH AbyoH allaH haku sharfoH

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 2 роки тому +2

    Masha allah walaalo ❤ 🙏 💖 ♥ 💓

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Ruwayda you are the best one ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @SahayroHassanAhmed
    @SahayroHassanAhmed 11 місяців тому

    Naa wall xaga ka dhacdya❤❤

  • @Canabcali-ep1jy
    @Canabcali-ep1jy Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله 😊😊😊

  • @fatuumohamout8872
    @fatuumohamout8872 2 роки тому +2

    Allaha ku sharafo wllshy 🦚

  • @narurocali4039
    @narurocali4039 2 роки тому +2

    Abyo qisooyinka anbiyada marka rabtid ina ka shekaysid aad isaga soo hubi nebi ibrahim marku lahaa waxa cabudaya dayaxa marna uu lahaa xidigaha wuu ogaa ilahyga dhabta ah ee wuxu rabay inu wax ku fahansiyo qoom kale oo ku noolaa falastiin marku ka cararay qoomkisa ayu utegay kuwasna waxna way ku qaadan waayen

  • @sharmawade
    @sharmawade 2 роки тому +1

    Waxaa fiicnaa laheed inaa ramadaanka bilaawgisi inoo bilaawda qisooyinka anbiyada

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Asww dumaryaaaashu baaan tani kahay.minyarobahyartan.5👋

  • @zuhurosman4455
    @zuhurosman4455 Рік тому

    I like your story's ❤❤❤❤❤❤❤😘😘

  • @quenxanaanofficiall
    @quenxanaanofficiall Рік тому

    Masha Allh walashye ruweyda horay usoco✊️👑🫂

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 Рік тому

    وأفصح الله لنسانك اختي tabin heer caalami ah akhlaaq iyo aftahanimo ku dheehan baad leedahay

  • @nimcorashiid5902
    @nimcorashiid5902 2 роки тому

    huno cod macantahe shekhad mad iska noqotid quuranka akhrisa🥰🥺

  • @keysabdiqadir7064
    @keysabdiqadir7064 2 роки тому +1

    Wan kusalmy . Magalo ruwayda layidh mataqana

  • @jamartiali4813
    @jamartiali4813 2 роки тому

    M.a allha Wllo. Horey. Usoco. Guul aan Ku Rageynayaa

  • @abdishakur6653
    @abdishakur6653 2 роки тому +1

    Anigu haadn kudaawan wlshaia maalin iima ah 😅🥰

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 2 роки тому +2

    thanks 🙏 🌹🌹🌹🌹🌹walaasheyna

  • @xafsadagan1760
    @xafsadagan1760 2 роки тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 роки тому

    Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah xabiibti

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому +1

    Wcs sharafey haye keep going. Lkn kan hawenko arko iskawadanayo owgedishamboow kii gabadhii lagursado asigale koow bacda kafiqayey .mAXA isugalay

  • @ZAMZAM-x4l
    @ZAMZAM-x4l Рік тому

    Aamiin❤

  • @cumarkhaliif4295
    @cumarkhaliif4295 2 роки тому +5

    allha ku xafidoh wlzhey

  • @XawaHussen
    @XawaHussen Рік тому

    Apayo majadsanid pls no go so sheke qisooyinka nabiyado dhan ilahay haka apapmariyo❤❤❤

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 2 роки тому

    Codkaga wx uu kuwacan yhy qur ,aanka m.a

  • @hamse9094
    @hamse9094 2 роки тому +2

    ka jawaaba nabigii sadex iyo toban xanuunsanayay car ka jawaaba🙄🙄

    • @um.sumeya1377
      @um.sumeya1377 2 роки тому +1

      Ayuub calehi salam culumada qaarna waxay dhahan 18 lama hayo xaqiiqda ilaha og wll

  • @raiisaqaliif4369
    @raiisaqaliif4369 2 роки тому +1

    Suurato anbiya Ayadaha wabuga 326

  • @farxiyaahmad7392
    @farxiyaahmad7392 Рік тому

    Amiin❤

  • @anismohaze1660
    @anismohaze1660 2 роки тому +1

    Wll nabi issa noso hagaji wll wankusugaya

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcabdulahi6579
    @maxamuudcabdulahi6579 2 роки тому +1

    Hadad rabto boqol jeer kusoo cel celi wlhi codkaga mcn hal sikin xitaa ma Mogan karo yutubkaga neh daqiiqadba kama maqnan karo 🥺

  • @XawaHussen
    @XawaHussen Рік тому

    Sidaa markaan youtube uso galo ruweydaan ku qoraa dhaman waxad so dhigtay waan wada dawaday

  • @ista-istar
    @ista-istar 2 роки тому

    amini yaa allah allah allah

  • @MunaAhmed-l5s
    @MunaAhmed-l5s 2 місяці тому

    M.a mcnto mahadsanid

  • @daimondomar703
    @daimondomar703 2 роки тому

    Labdi jerbn wn dawdy codkagn ka hela m.a

  • @badrimaxamud9606
    @badrimaxamud9606 Рік тому

    Ruwaydah❤

  • @deeqaluula2366
    @deeqaluula2366 2 роки тому

    Diyaar xbbt meel dhigi mayee waan ku ceshay kama daalo 💋💋💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 2 роки тому

    m,a keep going wllshy

  • @hanadqoote855
    @hanadqoote855 2 роки тому +1

    Malin walbo Shaqada markan jogo ayan ku dawada balwad ii naqatay🙈

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 роки тому +1

    Cod kaga u xisay walashey ruweyda