KINGDOM OF SOLOMON ||Nabigi u talin jiray jinka iyo insigaba

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
    follow me:
    FACEBOOK: / ruwaydast
    INSTAGRAM: / ruwaydastyle
    TIKTOK: / ruweydast
    #RuwaydaStyle

КОМЕНТАРІ • 218

  • @RuweydaStyle
    @RuweydaStyle  2 роки тому +135

    Asxaabta videoyada sidan instagramka so dhigay taraawiixda ka dib ka dhigannay ka warrama

  • @cabdiraxmanyusuf9178
    @cabdiraxmanyusuf9178 2 роки тому +20

    maa shaa Allaah codkaga sheekada kaliyah maku nuuraayo quranka xataa beela ku tahay

  • @abdirahmanadanzaciimka6212
    @abdirahmanadanzaciimka6212 2 роки тому +3

    Qoftaan ruweyda ah wa. Qof bala mash alah. Quran xitaa we garaneso ina ader kar iyo kar daro wan ku wata

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому +6

    Eshcalaa Khisas, Weey iigu Baxdaa Qisooyinka Ambiyadda & Asxaabta, Weligeeyna Ma Cafin Meel Lagu Haayo, Anoo imid leen is Arkaa.... Sis Waankaaga Mahad Celinayaa Soo Gudbintaada Wanaagsan, & Wanaagsanidaada Gaarka ah 2daba..Salaamu Caleykum wrwbr

  • @alikuliali7979
    @alikuliali7979 2 роки тому +2

    Ilaahow gabdhaheena oo dhan ka dhig gabadhaan oo kale xigmada badan Ruwayda hore usuco noolow walaashay Cali oo paris kaa son salaamay

  • @omaarihaji2906
    @omaarihaji2906 2 роки тому +3

    Mashaallah Wlh wanla dhacay,, AbaYa nosoo badi qisaska Ambiyada.. Jazzakalah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +4

    Ilaahey ha nagu hanuuniyo wixii la inoo abuurey ilaahayow ameen

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy 2 роки тому +13

    Ramadaan mubarak abayo.
    XaqiiQdii waxa tahay qof uu alle moohibo usiiyay, diaarinta iyo soojeedinta moowduucyo aad looga helo , xiiso gaar ah leh, Allaha ku sharfo abayo.

  • @nia8672
    @nia8672 2 роки тому +3

    Masha ALLAH TABARAKALLAH qisoyinkan bacda Ramadan xata nowaad Insha ALLAH thanks

  • @suriyasingham7831
    @suriyasingham7831 2 роки тому +6

    Wcs wllshey ruwayda style
    #Ramadan_Mubarak inkastoon lasoo daahey 👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤💋

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 роки тому +2

    Kalay inti jiri jiray gabadan cudkar ah masha alah ah inten kajiray cawa aya igo hureyso wana kuso dhawana cawa laga bilawo

  • @wllhakimi5065
    @wllhakimi5065 2 роки тому +3

    Waad mahadsan tahay abyo alle qofki uu dono buu xikmad io caqli siyaa intan in ka badan baan alle kaga rajeyna inu ku siiyo wllshei mcn allaha ku sharfo❣️🥀🥺🖇️🙏

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 роки тому +7

    Masha Allah sister aqoontaada Alle ha kuu barakeyo keep going 🇸🇴

  • @simbafarhaaa7272
    @simbafarhaaa7272 2 роки тому +1

    Best UA-camr girl ..walal qali keep going ❤️❤️❤️big love

  • @nimcoosmaan4572
    @nimcoosmaan4572 2 роки тому +1

    Nabiga sida saxda ah ee magaciisa quraanka uu gu jiro usoo qor سليمان

  • @mohamediachannel4559
    @mohamediachannel4559 2 роки тому +1

    Abayo qeer badan allah kusiyo Ramadanka fadaligiisa allah kusiyo
    Qisad nabi muse muqaalaka
    No sameeye Abayo macan
    Ramadan Mubarak

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 2 роки тому +5

    اللهم صل علي سيدنا سليمان وعلى سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين

  • @muhii617
    @muhii617 2 роки тому

    Naso badi apyo qisyoonka nabiyada ilaahey haka raali noqde

  • @saamjojo7046
    @saamjojo7046 2 роки тому +2

    Mash'allah aad ayaan uga helaa qisooyinka iyo sheekoyinka aad so gudbiso Allah ku barakeyo wll mcn shugran❤ horey usoco

  • @abdulahiheyle5815
    @abdulahiheyle5815 2 роки тому +5

    Masha allah mahadsanid sida aad inogugu soo diyarisay qisadaan quruxda badan leh mahdsanid

  • @Ubaxcabdirxmaan
    @Ubaxcabdirxmaan 9 місяців тому

    Ku jecliyaaa ruwaydaay si qoo yin kaaga dhan waanba dhameestay 🫶🏻❤️‍🩹🔑

  • @cimraanichannel3239
    @cimraanichannel3239 2 роки тому +5

    M,a Walaashay alaha ku barakeeyo jasaaka Alaahu khayran wa axsan jasaa

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 2 роки тому +2

    Wcs wllshey Ruwayda style mahadsanid
    Nabiyullahi sulayman salalahu calayhi wasalam wacala sayidin wa xapiipana Muhammad scw❤❤❤❤💟

  • @MarwaUpdirahman-e8c
    @MarwaUpdirahman-e8c Рік тому

    Masha allah waa cod mcn tahy abaayo qisooyinka nebiyada noo soo wad

  • @norbarre
    @norbarre 2 роки тому +3

    Maasha'Allah Tabaarakallah walaal Ruweyda. Yaraa inta adiga oo kale laga heli karo dhallinteenna. Role model keenna ayaad tahay ee haka daalin sheekooyin ka aadka u nacfiga badan ee aad qalbiyadeenna kula hadashid. Jassaakallah walaashey.

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 роки тому +21

    Ramadaan kareem Ruwayda style The best somali youtuber
    Talented girl

  • @yusufcali5232
    @yusufcali5232 2 роки тому +2

    Waligay gabar kaasheeko wanaagsan masha,allah washay ruweyda style

    • @ayaancnasir5971
      @ayaancnasir5971 2 роки тому

      Sxp ayuub kaarlo maxa isku tihiin 😕😂

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi 2 роки тому +18

    Wcs abyo love you ruweydo

  • @yousufbashir11
    @yousufbashir11 2 роки тому

    Mashaa allah ilashey haku barakeeyo waa qisooyin aad u fiican

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 2 роки тому +1

    Mashllaa wll qaliya ruwayda

  • @hussenige2862
    @hussenige2862 2 роки тому

    Ruweyda mahadsanid walshey
    Waxaa iga codsi ah inaad inoo soo badiso sirooyinka adigoo mahadsan walashay RAMADAN KARIM

  • @muusedable1809
    @muusedable1809 2 роки тому

    haa maansha allah wllo waa ok sidaa kuwada wllo alle ka huxiftiyee ruwada

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 2 роки тому +1

    Ramadan kariim walal ruwayda ALLE caqliga hakuu barakeeyo.

  • @dekohirsi3805
    @dekohirsi3805 2 роки тому +1

    Number two m,a qali dumar allaha ku xifdiyo

  • @FatimaMohamed-ov5gf
    @FatimaMohamed-ov5gf 3 місяці тому +1

    Masha Allah❤😊

  • @farhanibar8699
    @farhanibar8699 2 роки тому +1

    M.a Quran Aqrinta waan ku cod qurxanthy

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud 2 роки тому +1

    اللهم اميم يا اختي

  • @Mozonami
    @Mozonami 2 роки тому +1

    Hoyaday mcn maa muuqaladada ka daali la , Love you always 🥰🤩

  • @abdimalikismail5146
    @abdimalikismail5146 2 роки тому

    Ramadak mubaarak ruweyda style aad baan kugu raacsanhy ra,yigaa ee bisha barkaysan ee rmdn qisooyin diini ah ama sheekooyin diini ah 🤩😍😍

  • @youmylove3501
    @youmylove3501 2 роки тому

    Azc Wallo qali
    Fadlan noo soobadi
    Qisoyinka anbiyada iyo asxaabtooda

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Ruwayda waa mucjiso qaali ah wllo ilaahey haku barakeeyo walaahi waan ku jecelahay

  • @gaararchgaar3762
    @gaararchgaar3762 2 роки тому

    Walaashey ruwayda mahad sanid allah hakaa abaal mariyo

  • @zumeyrachemale2414
    @zumeyrachemale2414 2 роки тому +2

    Mahadsanid abayo qisada nabi ibrahim noso sey hadad awoodid Mahadsanid 🥰

  • @deeqoibrahimdeeqodagan1202
    @deeqoibrahimdeeqodagan1202 2 роки тому +1

    Wow Masha Allaah Abaayo Mcn 🤗🤗

  • @haboonsaleban6533
    @haboonsaleban6533 2 роки тому

    Adiyo ada ayada uu hasantye walshye qali ilhye haku barkeyo amiin

  • @walalnurio7756
    @walalnurio7756 2 роки тому

    Mashalah wa gawar wax Baratee Allah kuxafido Walshy Ruweydaa

  • @abdulkadiromar800
    @abdulkadiromar800 2 роки тому

    Masha allah aad baan ugu helay qaabka uso jedisay qisada nabi suleyman ! Qisada xigta nabi yusuf ka dhig Insha allah 🙏🌹

  • @maxamedabdiabukar2567
    @maxamedabdiabukar2567 Рік тому

    جزاك الله يااخاتي في الله!!!👏👏👏

  • @goojeyare6542
    @goojeyare6542 2 роки тому

    Masha allah waxan ha helay codkaa sida mcn ee ad quran u aqrineyso

  • @asedmossco3084
    @asedmossco3084 2 роки тому

    Masha allah mahadsanid
    Wll sida cajiibka ee usoo jedisey qisaska

  • @khaalidmaano539
    @khaalidmaano539 2 роки тому

    Wall ilahy ha ku barakeyo

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 роки тому

    Maasha Allah allaha ku barakeyo lakiin qoraal waxa so baxayo ku qoran an fiicnayn ma ila arakteen ila fiiriya

  • @sharmaakedahir
    @sharmaakedahir 2 роки тому

    ALLAHA kaa jisaa i mariyo
    ruweyda ramadaan kariim ❤❤❤

  • @mustafmaxamed2602
    @mustafmaxamed2602 2 роки тому +1

    Ruweydaay fariido xee tahay maqaaxidaan iskaxiran😍😍

  • @naajiaangeofficials5788
    @naajiaangeofficials5788 2 роки тому

    Ruweyday wan kutageraa walhi ilahey haku tagreree

  • @abdiqani5000
    @abdiqani5000 2 роки тому

    M.a wlhi waxaan ku dhaho garan maayo allah ku xifdiyo

  • @yahyeabdi50
    @yahyeabdi50 Рік тому

    Mnch allah ❤aboyo keep going

  • @nila7120
    @nila7120 2 роки тому

    MashAllah tabarakallah jazakallahum khairum

  • @بنتهادي-ص5ر
    @بنتهادي-ص5ر 2 роки тому

    Mahadsanid abaayo

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx 2 роки тому +3

    Suldamadeyda waka qaday🫀🥰🖇🐑

  • @maanahmed3142
    @maanahmed3142 2 роки тому

    Ruwayda ramadaan kariim ehlu diin ayaadtahay horay usoco

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому

    Mahadsanid ruweydastyle

  • @hawaluul6706
    @hawaluul6706 2 роки тому

    Asc masha Allah masha Allah One 💯💯

  • @zaki6822
    @zaki6822 2 роки тому

    Ruwayda 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi1338 2 роки тому

    Amiin inshaa allaa waad naga raagtay walaal

  • @Sumaayah182
    @Sumaayah182 Рік тому

    😢😢jazakallah abyò

  • @CadaaweCirro-i7r
    @CadaaweCirro-i7r Рік тому

    Goormaa u dabaal dagaysaa 100k

  • @suleqacabde6764
    @suleqacabde6764 2 роки тому

    Masha alah abay aleh ha kubarkeyoh

  • @بنتهادي-ص5ر
    @بنتهادي-ص5ر 2 роки тому

    Qisooyinkan kusaabsan nabiyaasha noosoobadi mahadsanid

  • @abumahirabshir575
    @abumahirabshir575 2 роки тому

    Maashaa allaah wll aad ayaad ugu fiicantahay baabkan

  • @ikraanyuusuf6411
    @ikraanyuusuf6411 2 роки тому

    love you mcnto Ruwaydaay Qof aan jecelahaad Tahy qaaali

  • @arizakomar5100
    @arizakomar5100 2 роки тому

    masha alaah ruweeydo

  • @MohamedAli94889
    @MohamedAli94889 Рік тому

    Ma.Allah❤

  • @hooyo994
    @hooyo994 2 роки тому

    Masha allah Ruwayda 🎉🎉

  • @mohamedkhalif2790
    @mohamedkhalif2790 2 роки тому

    Maanshaallah great story...Allah hakubarakeeyo walaal.

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 2 роки тому

    Mansha Allah jasaka Allah xabibti

  • @queenaraawela2375
    @queenaraawela2375 2 роки тому

    Subxanllh bismillha Mashallh illha ha ku xifdiyo

  • @axmedclaahi5796
    @axmedclaahi5796 2 роки тому

    Ruwaan ku jecelahay
    Ruwayda si xad dhaafa ❤❤❤

  • @abshirbulsho75
    @abshirbulsho75 2 роки тому

    Masha Allah waa sheeko qiimo leh allaha kubarakeeyo

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 роки тому

    Amin ruweyda qurux

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Ilaahey haku karaameeyo subscribe wax ka weyn Ayaan kuu wadaa Ilaahey dembigaaga ha dhaafo Ilaahey janada haku geeyo wll ruwayda waxaad tahay qof qiimo badan

  • @mucadmouse4699
    @mucadmouse4699 2 роки тому

    Guuleyso wll mcn ruweyda❤️

  • @umahaatchannel2023
    @umahaatchannel2023 2 роки тому +2

    Asc ruwaydah abaayo marka hore shukran marka xiga waan ku farxay qur,aanka qaabka aad u akhrinayso abaayo hadii aad sii hormarin lahayd tasxiixa ama nudqi ama tajwiidka hadba saa u garanayso aad ayee u fiicnaan laheed maxaa yeelay waxaa arke inaad inaan suubin karto hadii Allaah ku waafajiyo aad ayaan u farxay hambalyo heerka Allaah ku gaarsiiye horena usii soco

  • @abdicasiisabiib6903
    @abdicasiisabiib6903 2 роки тому

    Masha Allah wll haybaddaada
    Alle hakuubara keeyo

  • @beautywomen8911
    @beautywomen8911 2 роки тому

    M.a Allah ha ku Bara keeyo wllshy

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 роки тому

    m.a wlshy Ruwayda Allah yaxifdak ❤

  • @mohamedakid955
    @mohamedakid955 2 роки тому

    wcs walal ruweyda😍😍

  • @cabdulahiaxmad307
    @cabdulahiaxmad307 2 роки тому

    Masha Allah ruweyda Allah haku xafido waxa tahay lama helaan

  • @shucaybcilmi1234
    @shucaybcilmi1234 2 роки тому

    Masha Allah ilaahay haku barakeeyo walshay

  • @faadumofaadumomaxamed3200
    @faadumofaadumomaxamed3200 2 роки тому

    Masha allh allaa kuxifdiyo

  • @zamin_nasri
    @zamin_nasri 2 роки тому

    Wlzhei 😫🤩miss u more

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 2 роки тому

    Aamiin Aamiin ducada laakiin noosoo badi wll

  • @saynabmaxamed7249
    @saynabmaxamed7249 2 роки тому

    الله يبارك فيكي ويحفظكي من كل شر

  • @maxamuudmaxameddhiplaawe1331
    @maxamuudmaxameddhiplaawe1331 2 роки тому

    Wlshyda ruwayda allah ku xafido abyo🥰

  • @sadamcadnan
    @sadamcadnan 2 роки тому

    Masha allah ehelu cilmi allaha kuxifdiyo

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 2 роки тому

    JasakallaH wllsheyda muslimadaa ❤️

  • @abdicaziizabdinuur2600
    @abdicaziizabdinuur2600 2 роки тому

    We love you ruweyda 😍😍❤✌

  • @aaminaahmed8008
    @aaminaahmed8008 2 роки тому

    Asc wllo.ramadaan mubaarak wanku salaamay wllo ruwayda videoda sheekoyinka ah noosoo badi please

  • @mohamed-zx8wd
    @mohamed-zx8wd 2 роки тому

    Waa kuwataa intee kaala soo xariira abyo 🙏

  • @xamdixilkas494
    @xamdixilkas494 2 роки тому

    M.a Allah ku barakeyo abayo mcn