Faransiiska oo ku taageeray Itoobiya in ay badda ka qaadato Somalia & Hubka halis ah loo balanqaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 4 години тому +16

    Anigane waa isku mashqul sanahy Allow sahal amuraha

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 години тому +4

    Ergon odaygan Turkey xataa waa ka qayb
    Balaayo Hassan Sheekh haku dhacdo

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 4 години тому +5

    Madax Dalkooda iyo Badooda beecinaya uma baahno in Diyaarado loso ibsado see ayagaaba beec ku rabo Badooda.
    ALLAHAYOOW Soomali DAD u bixi!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому +7

    argagixiso gaala abuurtay si ay ugu baneystan dhiiga iyo khayraadka wadama musliminta iyo afrika iyago kumar marsiyonaya si ay wadamadas gudaha ugu gasho

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 години тому

      Akhayaarey sidee Hal Nin Wadan dhan Badiisa usiin karaa wadan kale. Aaway Baarlamaankii, Aaway Ciidamadii, Wadanka Maxkamadihiisi meeye. Subxaanallaah Culumaddii aaway?
      😢 😭 😭 😭
      يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 3 години тому

      @hafsaali4297 kuli way suuxsanyahihin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому +3

    qaraniga soomali ba ugu liita jabuuti ba ha ugu liidate

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому +5

    soomaliyaba hawiyey kakci weyday wa hiinraad wana xaasidin oo waad aragten xasan sidu ciidanki xoogalaha ubur buriyay faramaaja disay darted war maxasa lagu noolan kara

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 2 години тому

      Daarood ayaa ka liita haweyaha sobobto ah m.weyne farmaajo oo ilahey somali usoo direy oo wax badan qabtey albbabo badan furey Daarood ayaa xininyaha deni iyo madoobe ayaa loo adeegsadey

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 2 години тому +1

      Hawiye iyo daaroodba waa umad xoolo ah aan waxba is dhaamin. Ethiopia ha iska qaadato ma aakhiran dhulkan intifaacsan ama haka dhacsadaan iyagaa ku intifaace dhulkane cawaanta.

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 4 години тому +2

    Horumarka ay Jamhuuriyadda Soomaaliya ku tallaabsatay sanadahan, Itoobiya ma aysan gaadhin! Bal fiiri, waa markii ugu horraysay ee Jamhuuriyaddu qabsanayso doorasho qof & cod, Muqdisho ayaana dhowaan bilaaabaysa. Horumarka labaad, Garoowe ayaa markii ugu horraysay lacag samaysanaysa. Horumarka saddexaad, ciidankeena "qaranku" laba diyaaradaha qumaatiga u kaca ayuu ku qalabaysanyahay, qaarna Kenyay dhowaan orod ku galeen. Hormarka ugu muhiimsan, waxa aannu wadnaa mashruuca Muqdishada cusub, ee hallaga soo qayb galo inta "caacda" iska daysaan. Waana qiima jaban 35 doolar!!!

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 4 години тому +1

      1 Somalia wxe qabatay lama arag shabab aye ciidanki ushirqoleyn ciidan somliyed mel lguma shego 2 dadki bey dhacday mel walba kucashureyn 3 meydad 30 sno kahor dhintay bu lacag karadiyey 4 dawlada ayu dadki kasaray dhulki badana bu ganacsato ka iibsadey lacgahana Kenya ayu mal gashaday 5 gabdhihi somalia ayu iibsaday 6 badii ba ugu danbeysa uu katay 7 intu jogay soamali ayu kala direy mamuladi bu coladiyey qabiladii bu isku direy qarax io xasiloni daro somalia bahdil wxa ehen uma kenin duli wye adu wxba madhantid wxa kudifcdo magaraneysid iska amus

    • @ibrahimmaxamedsaid5742
      @ibrahimmaxamedsaid5742 3 години тому

      Kkkkkk mushaar baad xalaashaneysaaa hhhh

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 4 години тому +1

    Somaliya waa u dhamaatay

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 3 години тому +1

    Ethiopia,Somaliland iyo France horumar baan u rajaynayaa. Geesku argagixiso uma baahna failed state of somalia wakhtigeedii wuu dhamaaday

    • @cabdiraxmanmaxamud2164
      @cabdiraxmanmaxamud2164 3 години тому

      Cawan ayaa tahay.

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Годину тому

      Somaliland kulaha hhh ina nooshihin iyo dhimaten ba yaa og badii berbera ee aad aqons8ga anxarada aga baryeysen na gurgurta inka horgataye , hda yaaba wax inkaga bahan badiina la inka iibsay aqoonsi weyden 😢

  • @Remember1977
    @Remember1977 5 годин тому +2

    Waa in ruushka, China iyo Iran meesha soomaaliya base laga siiyo. Xasan xaraash waa musiibo nagu habsatay. Dagaal baa dan noogu jirtaa.

    • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
      @CabdirahmanxasaXasanmankey000 4 години тому

      Candho qabadka iska daa dhal shuubo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 години тому

      ​@CabdirahmanxasaXasanmankey000
      Xasan Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa haka qabto umadda Soomaaliyeed. Ninkasto oo umadda Soomaaliyeed dhibaaya oo dantiisa fiirsanayaa isagoo shalay Kitaabka Kariimka kudhaartay in uu ilaalinaya Diinta, Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 5 годин тому +2

    Macha. Allah gaylan aqoon yahan LA hubo

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 4 години тому +1

    Faransiis markii ay keeneen cafarta dhulka ayuu amxarada nagu soo hubeeyay waxayna qabsadeen Oromo iyo dhulka somaligalbeed mantana isaaq aya soo wada

  • @KhadarAidid
    @KhadarAidid 4 години тому +1

    somalida waxa ka maqan in ay dhabta xaqiiqsadan hoosna tagaan dalaka shiinaha iyo ruushka balse madax xoog lagu maamulo garana wali khiyamee ama ku khaasar ayayn haysanaa nacaldi haku dhacdee

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 4 години тому +1

    Yaad u heydaa warkaas cidii gumeysiga ku qanacsan ayaa buunbuuniya itoobiya iyadaa qaati joogta waxa soomaaliya ku hayana waa inta ay abaahiday
    Wariyow adigu ma cuqdad aad soomaali u haydaa ma in lagula mid noqda baad rabtaa
    Hadey sareedo haduu silac gaarto smaanteed iyo xumaanteed somaliya soomaali baa leh

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 4 години тому +1

    Isreal Suuriya markii isbedel kacay in Dhul durugsiga ugu sameyey Ethopia igu Dalkena hddii Isbedel ka yimaado Dhanka Shacabka Somaliyed

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 4 години тому +1

    Allaahu akbar

  • @HilaacR
    @HilaacR 4 години тому +1

    Waa taagerada ay ugu haayane kursiga calool geele

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому +1

    sidi Allaah kadhigey noqon xasan wadanki uu dhiibaye

  • @khilaadi6965
    @khilaadi6965 3 години тому

    Soomaaliyeey toos

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 4 години тому +5

    Hassan Sheik went to Ankara gave Ethiopia the sea , he allowed Ethiopian troops to stay longer and betrayed Egypt. He gave Turkey the oil 🛢️ hiding the contracts.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 години тому +1

    Akhayaarey sidee Hal Nin oo Xasan ah uu Wadan dhan Badiisa usiin karaa wadan kale. Aaway Baarlamaankii, Aaway Ciidamadii, Wadanka Maxkamadihiisi meeye. Subxaanallaah Culumaddii aaway?
    😢 😭 😭 😭
    يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا

    • @hawamohamed4169
      @hawamohamed4169 2 години тому

      Wadanku waa burburiyey 91kii waxba lama dhisin ciidamo beeleed reerkiisa ayuu haysta iyagaana taageersan.

  • @Junanilll
    @Junanilll Годину тому

    Ani waxan qaban Ethoipia inay qadata bada ay karabta somalia xoog iyo xeeladba sababtoo ah dadkii iska laha badas hadiiba ayaga maalinkasta lakala celinaya , qabyalad iyo qabiil la iskuleynaya, toban calan oo kala nooc ah naloo sameyay oo meelna aysan africa.

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 Годину тому

    Inta federal government ay soomaaliya ka jirto soomaaliya waxaa lahaanaya Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 si dadban iyo si aan dadbaneyn diid ama doon ushii soomaaliya lagu garaaci lahaa waxaa soo gurtay jabuuti Ethiopia na waxay diyaar u tahay ineey iney nagu garaacdo 😢

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 3 години тому

    Waxa ii muqda uun ethiopia oo sidi israel loo hubaynayo iyo somalia oo sidii falastin cunaqabatayn hub lagu haynayo akhirkana ciyarti falastin uunban kabilabmaysa halkan somaliana waa falastinta bari😢 nasibdarose somali qabil bay kudawakhday

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 години тому

    War maxynu bad ka hadalaa dhulkii somaliyed baa qashin qub noqotey oo xasan ku ciyaraya waa nin walan baa somslia alle uso direy

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 48 хвилин тому

    Somalia daarood ku shacab haka ahaado why Hargeisa iyo moqdisho ayay caalamku danaynayan😂😂😂😂

  • @Idriss-said1978
    @Idriss-said1978 5 годин тому

    Dagaal qabiileedka ,qabiil isku taageerista ,danaha shaqsi ahaaneed doorbida,musuqmaasuqa, eexashada,waddani neceybka, hadda inoo sii wada ilaa aan ka dhergeyno. Magac qabiileed cunka ,qoys daajinta,shisheeye jeceylka, xoog isticmaalista ama darajo isku sheegashada inoo wada soomaaliyeed.

  • @KhadarAidid
    @KhadarAidid 4 години тому

    waxa aan umada somaliyeed ku boorin lahaa dadka doonay in aysan wadankooda dhulka ku yaala xayaysiin dadka somaliyeedna meel bari la,odhan karo ka guur ugu yeedhaya in talabo laga qaado waayo waa dad wadankoodiii khiyaameyay nacaldi haku dhacdee

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 27 хвилин тому

    Guul iyo gobinimo Ethiopia geeska Africa oodhan bay katalinaysa macno iyadaa dedalkasi samayasaty

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 4 години тому

    Faransiisku iyakaa bilaabay in ay Ethiopia u tababaraan ciidan badeed, Ethiopia oo aan badahayn,waa sugaynaa waxa aan kala helno, D😅Dameerka maanta Somalia xukumo,waxa uu suubiyey waa laga wada hadli doonaa.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому

    itoobiya iyadaba burburtaye ee waxa loo dig iyo dam leeyahay wa soomaaliya sidi wadanka looga qaadan laha

  • @cabdullahicabdixuseen9588
    @cabdullahicabdixuseen9588 3 години тому

    Hadal iyo dhaman ninkii dhoof ku yimid ayey gerida dhibeysaa

  • @FaaraxCrixmaan
    @FaaraxCrixmaan 4 години тому

    Xasan.rabihakaqabto.soomaalida.waamasiibo

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 4 години тому

    War niyow somalidan madax adag .waa cajib. Waa qawmki fircoon

  • @252Somalia
    @252Somalia 4 години тому

    Waligeedba fransiiska dano Soomaaliyeed kamu shaqeynin

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 години тому +1

    Njas weeyee halaiska saro

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 4 години тому

    Yémen Muslimka idiihi liinayah

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 години тому

    Ethiopia bada waxa ku dirqiyay waa Francisca Iyo Emmarat!!!

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 5 годин тому

    Soomaalida waxaan kula yaabay buunbuuninta qorshayaasha ajaanibta.
    War anagu aan wax qorsheysano meesha inagaa ka libaaxa ah nin islaameed maxaa warkiisa naga quseeyo😅😅

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 3 години тому

    Dhuulkan waan u baqayah😢

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 годин тому

    Nin muufo iyo maraq isla raadinayaa strategyad warkeed maku jiro..

  • @ShakareShuute
    @ShakareShuute 5 годин тому

    Soomaalya waxamadweeyne xasanuraye

  • @Idriss-said1978
    @Idriss-said1978 5 годин тому

    Dawo kasta waa la inagu eegay lkn maalinba maalinta ka dambeysa ayaan ka sii jeclaaneynaa xukun jaceyl qaabiil loo isticmaalayo

  • @Remember1977
    @Remember1977 5 годин тому

    Xasan sheekh hanyari baa loo cadaabi. Hankiisa ma dhaafo muufaysi.

  • @Idriss-said1978
    @Idriss-said1978 5 годин тому

    Bad uu leeyahay ma jirto. Tani somali ayaa u soo midoobaysa bacda dagaalo qabiil iyo siyaasiin dano gaaraleh marka ay dhameystaan ama ay ka ilbaxaan .ilaa 15 sanno ha la sugo ugu badnaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому

    soomaaliya haxorowdo

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 4 години тому

    Sheko fransis ciisa bu ku faaqa war Djibouti waalakasa ada waa kuhadasho

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 5 годин тому

    Anagu waxanu noqo neyna sacbiyaal malinkii Ethiopia ey qada neyso Bada 😂😂😂

  • @MohamedSalah-wb7ie
    @MohamedSalah-wb7ie 3 години тому

    Sorry Frances Oo Wadamo Ban Oo African ah Laga cayriyay Maxaa Ethiopia u soo kordhinaysa Ayaa Iska Yar insha Allah France ka Iyo Ethiopian ka Labada Waa Fashilmayan soomaalia Manta Wan U ducaynaya in allah Ka Qabto France Iyo Ethiopia xaqdaray ku socdaan Allah ha Ku celiyo Shartooda Soomaali mindimaa looga baahanyahay.

  • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
    @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 години тому

    Wali wan qosleyna walina wa la isku keen diraya o wa is dileyna dalkenina inagoo dawanaynaan la qaybsaday

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 3 години тому

    waxaso somaliya qayb bay ku leedahy may iska dayso mindi mindi ku taag oo ay somaliland faraha ka qaado.
    badna cidi ma bixiseen , iyadana lama duleysteen. walee soomaali caqligeda kuma horumarto

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 4 години тому

    Ciidan shaqo ma ,abuuree wuu burburiyaa ku darsoo ciidan shisheeye oo xeryo ku jira waxa u shaqeeyana 80% waxay u yihiin jaajuusiin.
    Iswaydii kaabayaasha dhaqaalaha ay ciidan shisheeye ay abuuri karaan ??

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 Годину тому

    Xasan wuu ku qasbanyahay inuu itoobiya damaceeda fuliyo madaama Mamul goboleedki xanaqaba u itoobiya u tago… nin ka xun isaga ayey utaal bada tiriye dadka xataa walasinaa…

  • @kasem1147
    @kasem1147 4 години тому

    Adigoo is dhahaya hassan ku necbey ayaa Ethiopia tagreysaa balse ogow beri markii adeer meshan yimaado ayaa iska dhig doontaa wadani ana go goay 😅😅 walee waa Lees barty

    • @sooyaalka326
      @sooyaalka326 2 години тому +1

      nin xasan hadii jaaf jaaf ku siisto iska aamus baddeena beec ma ahan ethopia waa riyoonee somalia waa lagu kla baxaa
      ethopia kalkal iyo somaliga dhabta ah

  • @bashiirhudle369
    @bashiirhudle369 Годину тому

    waka

  • @ClaahimohamedHusein
    @ClaahimohamedHusein 35 хвилин тому

    Fariiska wali waxa ku seef kareysan in Africa lagumeysto lkn dalal badan wey fahmen dalal kale ee somaliweyn ma fahansano

  • @kidas7860
    @kidas7860 4 години тому

    Ismaaciil Cumar Geelle waa cadowga umada Soomaaliyeed nacala ku taaley

  • @JamacCali-c9c
    @JamacCali-c9c 5 годин тому

    Xasan shaikh dalka haka qabto 😂

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 3 години тому

    😂😂😂😂ismacil gele dabadhilif wadankisa rer galbed ka iibiye jabuti dhan wa xeryo milataey oo galbed yahuu 😂

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 4 години тому

    Ree galbeedka waa Kansar wakhti dhow way burburi doontaa boqortooyada meel kuqorta.

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 4 години тому

    Dhuulki ida laahiso daawaniih gabadrouse qaala dagaal waalaalahi ciisse uu ka horeya fransis iyo Ethiopie

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 години тому

    Wiilkan CBB da ahaa ma hurdo ayuu hada ka soo kacay ,somalia waa tee ma mida aad in ay dawlad noqoto ka dagaalantay ilaa 1991- ee aad dagaalka hada kula jirto ,putland iyo kismaayoba aad ka wado ,ethopia bad ay qaadanaysaa ma jirto oo somaliland baa le,
    Tii aad muqdisho u soo hogaamisay in ay caasimadii fadhiistan,Fadralkaa ilaa maanta loo taag laayahay uga soo waariday ethopia ,TPLF u adeegayay in aan waxba ka dhismin somalia ,
    halka ay qaadanaysaa waa somalia somaliland waa la aqoonsanayaa maraakiibtaa faransiisku siiyay ethopiana meel ay bada gacanka ka ilaaliyaan baa laga kiraynayaa,
    dakada barbarana waa u adeegaysaa ,sida maraykanka iyo uk ba ciidankoodu u soo dagayaan barbara,Geeska africa waa dagayaa oo nabad baa lagu soo dabaalayaa waa dhamaaday wakhtigii beenta iyo muranka iyo xasadka aad somaliland la daba taagnaydeen ,

  • @HasanShukrisahal
    @HasanShukrisahal 3 години тому

    Way inoo dha matay

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 3 години тому

    TELL M FARASIISKA, HERE IS NOT WEST AFRICA, BE CAREFULLY

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 4 години тому

    Somalidu way isku mashquulsan tahay

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 3 години тому

    Hiraal dowladnimo.....!!! Qabyaaliste dhintay inaa tahay isma ogid.

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 4 години тому

    Afqurmonayal somali hadal iyo dagal dhexdoda

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 5 годин тому

    Markaasu Xasaan sheekhna shacabkiisi Kula dagaalamaya Kursi jacayl

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 4 години тому

    France Ligioner is not working in Somalia

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 4 години тому

    Eee gadabrouse qalah dagaalka oo horeya walaalihi ciisse