farmajo soo maahan kan afka u galiyay 5 dagad inuu siinayo 😂😂😂 xanuun xasan ladhaho iyo hawiye baa idinku dhacday😂😂😂 allah idin kama caafiyo xanuun hawiye iyo xasan 😂😂
Oo anaka maxa 120 milyan iyo ee itobiyanka iyo bad donkoda maxa nogar yelay 1 sodan daris waye 2 keniya 3 eritaria 4 jabati somaliyey ana landhere ah iyo qabyaladu Waa nuca hora lo dhahay wllka hadad fogayso shisheya u gacan gashay somali intay gori gorthy ma is garna cano datay dabadodba la qabta ee
Anagu badayada usa ayaanu saldhig ka siinaynaa ee xasan sheekh gurguurte meesha uu rabo ka siiyo haddii uu Soomaaliya ugu bad uu siiyo ,jamhuuriyadda somaliland ma haso bad bilaash ah mana korsyno dawlada afrika ee usa ayaan heshiis la galnay soona dhaweynaynaaa
Magdow buuxda hanalasiiyo Somalia hadii laguwarejiyey Itoobiya. Ciyar ciyar majirto halkaan. Strong negotiations for Compensation is needed for Ethiopia's acquisition in part of Our Ocean birthRights. No Jokes here. Somaaliya Hanoolato
Munaafaq macron dal aan bad laheyn inuu ciidan badeed u sameeya waa arin ka hor imaaneyso sharciyada caalamka.itoobiya iney bad gaarto waa waxaan la aqbali karin..waxaa la yaab ah in caqliyada lagu ciyaaro.laakiin itoobiya hamigaada qaldan waa qofkii ka yeela...
Markron waxa laga soo eryey afrikadii dhexe sidaasi darteed ayuu Afrika bari rabaa inuu soo dhex galo wax dhaqaale ahna maba haysto hana soo marin anaga hhhhhh😂😂😂😂😂
Bes weye somalia wa u dhamatay nin walba gurigisa ha ilashado puntland iyo somaliland goamadoda wa ku saxanyihin weliba inay wax isku darsadan iyagu ku boorin laha madama deris yihin
Waa hishiiis qiyaano ah XSHM awoodaha reer galbeedka ayaa ku qasbay iyadoo loo maraayo dalaalka weyn ee Ordogaan. Soomaaliya hogaan fahan iyo mabd,a leh oo dhiiran ma lahan ee ka niyad jaba ma jiri doonto wax soomaaliya la dhoho.
Madaxweynaha J.s.s. Ee dalka Soomaaliya S.s.president Geelle Hussein egal ilmi Wuxuu ugu horeyn Beesha caalamka iyo midowga yurub iyo weliba United States Ka, Codsanaayaa in ay maqlaan baaqaan cusub 2025 ka soo baxay Madaxweyne Gela lal siin Oo ugu baaqay adduunka Oo dhan in aysan taageerin itoobiya iyo kenya iyo weliba nabaddiid oo dhan Waxaan ugu baaqaayaa in Aan Qeyraad laga baarin is maamuullaadda hoosaadka hoos tago kenya iyo itobiya Haddii Aan baaqaas la maqlin ay kala kulmi doonaan naar in logu balan Qaado balan jibiyayaasha balanta Gela lal siin
AWALBA ETHIOPIA WAXAY RABTEY IN DHUL AY HESHO GRATIS AH. IT WAS IMPOSSIBLE IN 20KM GRATIS LAGU SIIYO. HALLA SIIYO ACCESS TO SOMALI COAST LINE. HANA LAGU CONTROLLO WAXAY SOO DEJISANEEYSO. IT IS FAIR. TO ALL LAND LOCKED CONTRIES. VERY FAIR IT IS.😅. HANOOLAATO SOMALIA, HA NOOLAATO ETHIOPIA !!!😅
mashallah Tabarakallah !!!!! For Ethiopia to gain access to the sea, it is imperative that Somaliland agrees, as Somaliland is the one that truly controls the territory in question. Somalia's claims are mainly symbolic and have no practical impact on the ground. Diplomatic relations and bilateral agreements between Ethiopia and Somaliland are therefore crucial for any progress in this area. Example of Brexit: Just as European agreements no longer affect London since Brexit, agreements between Somalia and other countries have no effect on Somaliland, which operates independently. from saylac somaliland
Oo anaka maxa 120 milyan iyo ee itobiyanka iyo bad donkoda maxa nogar yelay 1 sodan daris waye 2 keniya 3 eritaria 4 jabati somaliyey ana landhere ah iyo qabyaladu Waa nuca hora lo dhahay wllka hadad fogayso shisheya u gacan gashay somali intay gori gorthy ma is garna cano datay dabadodba la qabta ee
Xasan sheekh halaga qabto dalka haduu heshiis jiro waa in baarlamaanka lamariyaa
CASHO SOO DHAWOOW AND VOA 👍
Md Hassan shiikh ma awiido in uu bad iyo beri bixiyo ayadoon la marsiinin barlamaanka.
Hayaay soomaliyeey hayaay
Somaliyey waad aragtaan xasan sheekh
Mmmm XASAN SHEEKH WUXUU OGOL YAHAY INUU XEEBAHA SOMALIA UU SIIYO ACCESS TO ALL LAND LOCKED COUNTRIES, BUT THEY MUST PAY FEE TO ACCEESS THAT.
Waa in jihaad loo diyaar garoobaa
Ma lagula dagalamey markadledahay jihaad
Jihadku diinta umbu ubanayhy
Hawiye markii somali Madax looga dhigay waan filayay in waxaan dhacayaan.
farmajo soo maahan kan afka u galiyay 5 dagad inuu siinayo 😂😂😂 xanuun xasan ladhaho iyo hawiye baa idinku dhacday😂😂😂 allah idin kama caafiyo xanuun hawiye iyo xasan 😂😂
@SBRN_88ano hawiya kuleh farmajo dalka ma xarashin qabyalada jooji
Voa waan jeclahay
Asc VOA habeyen wanagsan
Hala qaato bada waxba igama galin waan karajo dhigey Somalia
Somalia 🇸🇴 kuma.bahna ee ka bax
@@DaadirArmySom layaab male waxaa qalbi jab iyo niyad la,aan ku riday
Siyaasiinta ma dhargayaasha ah
@@DaadirArmySom Soomaaliyadee. Dalkan baran baro IQ 20 yahay ayaa ku nool Ethiopian iyo Turkish ayaana iska leh. Malaha markii Amxaar adoon sado ayeey miyarsan doonaan ooy qabyaaladda meel iska dhigi.
, ❤😢😢😢
Qof ayaa shaatigaaga kugu qabsaneeya kadib qof kale ayaa imaaneyaa wuxuu leeyahay qofkaan wuxuu xaq u leeyahay shaati inuu hello sababtoo ah shaati la,aan ayaa haysa oo maxaa iga galey shaatigiisa oo aniga kaligeeyga muxuu ii raadsanaa ama ishiis laga arke ushiis lugu garaacaa miyaa?
Baris aa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 BADAYADAA ANA GA AYAAALE SOMALIA 🇸🇴 MACRON EE ITOOBIYA DHUL NOOGA QADIMAA YO CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🤣🙌🤣🙌🤣🇫🇷🤣🇫🇷🇫🇷🤣🤣🇫🇷🤣🇫🇷🤣🇫🇷🤣🇫🇷
Somaliyey toosa galadii way noo tashten
Waa daalnay sidaan nabad usugeeynay, ee Alloow dhibaato kale hanoocelin.
ASC WWB SHUGRAN UKHTII CAASHA IBRAHIM ADEN ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAHA KU XAFIDO
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xaqi aaminki soomaaliyeed ee uu ordugaan qiyaanay weey ku billaabatay turkiga inshaa allaah daacadnimada soomaaliyeed waa halis waayo waa dad daacada
Hadda maxaa meesha keenay in somaliya kaliya laga dhigo wadanka laga helo bad jawaabtu waa dhankaaga?
Bada cas in u garu raba hadhowna wax ka kicinayo maleh somali wa u dhamatay dad ma nihin in wadankaga u so hamiyo amxar
War wixii rabo ha tageero. Kaliya Ethiopia hakutasho dagaal before dekad
11:00 dhagayso markay ka hadlayso arimaha Iran iyo gaza
Warqad losoo qoray ayay aqrinaysa cajiib
Soomaalay Baadina Diifacda Cadowga Ethiopia iyo Saxiibadood ka Diifacada Dhulkina Jihaad Iclamiya Xaladu Mafiicno Walaahi.
Maxa jihaad madax isku sheega dalki xarashay uf somali
Yes
Oo anaka maxa 120 milyan iyo ee itobiyanka iyo bad donkoda maxa nogar yelay 1 sodan daris waye 2 keniya 3 eritaria 4 jabati somaliyey ana landhere ah iyo qabyaladu Waa nuca hora lo dhahay wllka hadad fogayso shisheya u gacan gashay somali intay gori gorthy ma is garna cano datay dabadodba la qabta ee
Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Africa 🌍 Somalia 🌍 🇸🇴 WAXAB NAGA QADIMAAAYO CADOWGA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🤣🇫🇷🇫🇷🇫🇷🤣🤣🤣🤣🇫🇷🇫🇷🤣🤣🤣🤣
Xasan faraa laga haya somaliyey aan nafaheena bad baadsano xabashi dabka hala saaro
FRANCE HAKA SIIYO BAD
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xassan sheekh iimankalagaaqaad somaliyeey dadkaan Bada cas yaanlakeenin waaigatalo hadey meelwaxkalasooagaan rabaan muqdisho hakalasoodegaan lkn Bada cas hadeey yimaadaan weekudeeysey gaalodhaneywkaashanaayan
👋 Weriye Max,d Colaad Hassan.
Somali iyadaa meshaas is dhigtaye oo isqawise haladhaco
Shiinuhuba waa 1.4 billion tirada dadkoodu waa muhiim xeebaha frances ka in wax laga siiyo
Soomaalidu waa dad % muslimiin ah oo qur.aanka wada jecel aadna u akhriya laqdabo qofti kula dhaqantana mamahadineeyso waana la hubaa
Qur'aan aan qalbiga jirin waxba kuma taro aduuba ku dulayn. Waa dad caqliga iyo garashada Alle ka qaaday. Allena waa duleeyay oo wallaahi ah.
Etiopien marakibti bada way diyaarsatay way guuleysatay
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
Run hade lashego Ethiopia baad umahaayano😢
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
Somaliland Aqoonsi buuxda ayey helaysaa sanadadan soo socda Guul somaliland
M/sannid, Cashaay addiga iyo intta kulla daadihineysey barnaamijka.
Bada cas aa ?
Wadahadal laguma qaato bad
mcron hadii uu ttssgeersy bad waa qabaa ee ha siiyo
Anagu badayada usa ayaanu saldhig ka siinaynaa ee xasan sheekh gurguurte meesha uu rabo ka siiyo haddii uu Soomaaliya ugu bad uu siiyo ,jamhuuriyadda somaliland ma haso bad bilaash ah mana korsyno dawlada afrika ee usa ayaan heshiis la galnay soona dhaweynaynaaa
Itoobiya badda soomaaliya nabad kuma gaaridoonto dhiig mooyee
Etiopien xaq u malaha ,in dakad laga siiyo badda cas. Oo hadana tiraahdo halvkass baan rabaa
ereterya iyo jabuti maxay u diden
Shircolka turkey wainlagalata sidagtagah
hab diplomaasiyadeed inaan bad kuhelo= hab khiyaamo ah inaa bad kuhelno.
Yahuuuu somali la xarashey ayaan yy jeda
Somali aan wada ahaano se adigu hadaad is maarayn wayday aniga nolosha haydiidin inaan noolaado ayaan rabaa adigu madoonsysid nolol waar hawiyow dee weli madhawidin weli mabaydan fahmin hadaba aanku fahansiiyee horta xoogbaad igu haysataaye aniga isiidaa anaa markaa kubaraya sida loo noolaado aduunkana loola dhawmo bilaa dhaqan yow
Hala toogto x,sheeg fakin dhoqosh
Farasiiska dantiisa ayuu fiirsanayaa wuxuu rabaa inuu mashruuca ciidamada bada Itoobiya asaga uu qaata. Heshiiska raali kama nihin. ganacsi Itoobiya ma rabno. Xasan sheekh Soomaali ma mathalo
Magdow buuxda hanalasiiyo Somalia hadii laguwarejiyey Itoobiya. Ciyar ciyar majirto halkaan. Strong negotiations for Compensation is needed for Ethiopia's acquisition in part of Our Ocean birthRights. No Jokes here. Somaaliya Hanoolato
Macron oo Dunida oo dhan laga soo nacay ayaa maanta damaciisu gaaray Badda Somaliya, waa arrin iska cad in uu musiibo socoto yahay oo Ethiopia uu gadaal ka riixayo.
Munaafaq macron dal aan bad laheyn inuu ciidan badeed u sameeya waa arin ka hor imaaneyso sharciyada caalamka.itoobiya iney bad gaarto waa waxaan la aqbali karin..waxaa la yaab ah in caqliyada lagu ciyaaro.laakiin itoobiya hamigaada qaldan waa qofkii ka yeela...
Somali sea Maritime is in jeopardy
Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay waa waa guulaystay Wle aduunkuba in Ethiopia badacas gaadho waa taagersanyhy
waxa. ay tagerayan ethoipa farance turkey. Eu oodhan. somalida madoqomo ba badooda aya losocdaa
Bada dhalinyaro somali baale ethiopian yana bada ma qaadan karto ee alle ha naga qabto galadan
Waxaa yaaba gumayista faran sista ayaa raba inaa lanagaqado barerna warkakaca somaliyey
Markron waxa laga soo eryey afrikadii dhexe sidaasi darteed ayuu Afrika bari rabaa inuu soo dhex galo wax dhaqaale ahna maba haysto hana soo marin anaga hhhhhh😂😂😂😂😂
Badda Cas ayaa ii cad. Laakiin biyo mareenka Egypt uma ogoli.
Inta maamuul gobaleed jiro inta soomaaliya eeysan leheen dowlad dhexe oo xoog leh Ethopia Bad iya barri labadaba ayagaa leh
Jubaland alshabaabka joogo waa Ethopian iya kenya ayagaa hadana nabad ilaalin ah adi lee kafikir
Koonfur ma xunkunto badda soomaalilaand.oromkan xun ma siinayno.maraykanka ayaa na ictiraafaya.bulaxaarna ingiriiskaan siinaynaa.cuuc itoobiya,soomaaliya iyo turkiga iyo faransiiska.ban,kir,buus.
Ingiriis ayan sinaa kulahaa war intii Somali damiir leh nooshahay itoobiya bad iyo bari naga qaadan mayso
ITHOPIA XAQBAY ULEEDAHAY INAY BADD HESHO XOOG IYO XEELO INTABA SOMALIA HOREY UDHIMATAY ANI AHAAN WAAN KARAJO DHIGAY NACALAA QABIIL CAABUDKAATIHIIN KUYAAL 🇦🇪🇦🇪🇦🇪
war hishiis ma aha wa qiyaano
Somalidu yeeli mayso ethopia in bad lasiiyo dhimasho ayaanu ka xignaa
Faransiiska wuxuu ka gooyey somaliya xeebta soomaaliyeed ee jabuuti hadana wuxuu rabaa inuu itoobiya bad oga gooyo somaliya
ERITREA MAY KAQAATAN WAYAGA SOMALIA DABATAAGAN WAXASNA WAXA NOOGU WACAN QASHINKA MADAXDA KUMATALA SOMALIA SHACABKANA AYSAN DOORAN WAR NINKA OGOLANAYA NAAGTADA AN KULA WADAGO WAXBA KAMA DUWANA
Nacalad alpha ku ride. Cida bad usaxiixda. Ilaahow adaa qaadir ah balaaya dhufsata ukeen
Futadii aabahaa ayaa laga wada hadlayaa bal kawaran waar badani cid mulkiyadeeda cid kale ku wareejinkartaa aduunkan kuma noola meeshaa anigu waxbaan kala soo dagaa sida anigu aan wax ugala soo dego ayuun buu isna wax ugala soo degi hadii hadalka uu sii badiyo xataa qof Ethiopia u dhashay laguma arki doono wadanka Somalia haka yaabin guuled
Bes weye somalia wa u dhamatay nin walba gurigisa ha ilashado puntland iyo somaliland goamadoda wa ku saxanyihin weliba inay wax isku darsadan iyagu ku boorin laha madama deris yihin
Frsnciissku waligiiba somalida iyo arrimaheeda faraha kamuuqaadin. France waxay ka baqaysaa somaliya oo dowlad iyo awoodleh waayo waxay kacabsi qabaan ine jabuuti gacantooda ka baxdo, sidaa daraadeed waa iney foowdeeyaan.
🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌ ethopia waxadowga 1 waad umada somaliyed
Waa hishiiis qiyaano ah XSHM awoodaha reer galbeedka ayaa ku qasbay iyadoo loo maraayo dalaalka weyn ee Ordogaan.
Soomaaliya hogaan fahan iyo mabd,a leh oo dhiiran ma lahan ee ka niyad jaba ma jiri doonto wax soomaaliya la dhoho.
Makron fiirso aby waa cadawga soomaaliya ogaw lasoco xaalkiisa bado ayuu xoog ku rabaa soomaali leedahay waqtivii xoogu waa dhamaaday
Mr macron waa tuug turkuguna waa danayste Somalia waxba umasowado
Bada somalia Turkish aya lagaraba I to pia ha dey izku dhajiso
10:10
Macro masiibo kugu dhacday walee gaalo waagaalo waligiis faransiis soomaaliya waxba kuma taageeromarkaasuu yiri soomaaliya badeeda hasiiso tuugo gaalada allaha naga qabto soomaali tashan weyday walee balaayaa kuu talin
WAR DOWONYAHAW FAQASHTA AH SOMALILAND BADEEDA IYADAA XUKUNTA
FAQASHEEY WAALO
Madaxweynaha J.s.s. Ee dalka Soomaaliya
S.s.president Geelle Hussein egal ilmi
Wuxuu ugu horeyn
Beesha caalamka iyo midowga yurub iyo weliba United States
Ka, Codsanaayaa
in ay maqlaan baaqaan cusub 2025 ka soo baxay
Madaxweyne Gela lal siin
Oo ugu baaqay adduunka Oo dhan
in aysan taageerin itoobiya iyo kenya iyo weliba nabaddiid oo dhan
Waxaan ugu baaqaayaa in Aan Qeyraad laga baarin is maamuullaadda hoosaadka hoos tago kenya iyo itobiya
Haddii Aan baaqaas la maqlin ay kala kulmi doonaan naar in logu balan Qaado balan jibiyayaasha balanta Gela lal siin
Fransisku itoobia oo bad lahayn ayuu cidamada badda iyo marakiib dagalka u sameeyay itoobia. Badda loo socdaana waa baddaha Somalia
Luqada axmarigu masheegin beenta daya😂😂😂😂😂
Macron nacalada alle haku dhacdo
Isaaqo waa dad aan kafakarin mustaqbalja danbe 120 milyan o bahan Etopiya afka lagalay sidii reer falastin waye waxa ay faraha lagalen 😮
Xasanbaw la wareegey arintaa maanta ka dib nama khuseeso
AWALBA ETHIOPIA WAXAY RABTEY IN DHUL AY HESHO GRATIS AH.
IT WAS IMPOSSIBLE IN 20KM GRATIS LAGU SIIYO.
HALLA SIIYO ACCESS TO SOMALI COAST LINE.
HANA LAGU CONTROLLO WAXAY SOO DEJISANEEYSO.
IT IS FAIR. TO ALL LAND LOCKED CONTRIES. VERY FAIR IT IS.😅.
HANOOLAATO SOMALIA, HA NOOLAATO ETHIOPIA !!!😅
Rww
E
mashallah Tabarakallah !!!!! For Ethiopia to gain access to the sea, it is imperative that Somaliland agrees, as Somaliland is the one that truly controls the territory in question. Somalia's claims are mainly symbolic and have no practical impact on the ground. Diplomatic relations and bilateral agreements between Ethiopia and Somaliland are therefore crucial for any progress in this area.
Example of Brexit: Just as European agreements no longer affect London since Brexit, agreements between Somalia and other countries have no effect on Somaliland, which operates independently. from saylac somaliland
Oo anaka maxa 120 milyan iyo ee itobiyanka iyo bad donkoda maxa nogar yelay 1 sodan daris waye 2 keniya 3 eritaria 4 jabati somaliyey ana landhere ah iyo qabyaladu Waa nuca hora lo dhahay wllka hadad fogayso shisheya u gacan gashay somali intay gori gorthy ma is garna cano datay dabadodba la qabta ee