Erdogan oo faanay, Ruushka oo ka baxay Suuriya & Carabta oo aqoonsatay Golani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 13 годин тому +8

    shacabka rer suriya iyo dwladoda cusub waxan urajeynaya guul jogta ah ..waxan allah swt ugu rajeynaya walalahen rer suriya inu ka bad badiyo cuqubada ku dacady somalia o kale allahuma amiin

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 12 годин тому +1

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 14 годин тому +4

    Aduunka shax baa la ciyaaraya lkn dadka aan Shaxda aqoonin kaliya waa Soomaalida.

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 13 годин тому +1

    Ilaahey umada muslimiinta ah israaciyo

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 11 годин тому +1

    TURKEY 🇹🇷 albabki burburka bay isku furtay. ISREAL ba Syria 🇸🇾 qabsan donta Waxan lo gacan galin dona KURDISTAN Rer GALBEEDka dhan ba hubayn dona.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 14 годин тому +1

    Gaaladu iska gadaayaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 14 годин тому +2

    Markaas tallaabo qaldan ayuu qaaday gulaani

    • @khalidabdullahi1346
      @khalidabdullahi1346 12 годин тому

      Tallaabo sax ayuu qaatay mxaa yeelay maxuu ka War hayaa siyaasad xumadii qabsatay ninkii ah mohamed mursi waqtigan hda lajoogo shax baa laciyaara

  • @Mooskaxaaji
    @Mooskaxaaji 8 годин тому

    Turkiye waa Muslim maalintii, habeynkiina yuhuud

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 12 годин тому

    Maasha Allah geylan media

  • @ArabStudioArab
    @ArabStudioArab 12 годин тому +1

    Bishar ilahayba ka ridey

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 14 годин тому +1

    Allaha jaabiyo.yahudh iyo shiico

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 11 годин тому

    CARABTA IYO TURKIGA WAA SHIRQOOLEEN..

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 14 годин тому +1

    Ordukhan yuun ku hoosasin abee axmed ayuu noolugqavtay

  • @FarhiaFarax-f9f
    @FarhiaFarax-f9f 15 годин тому +1

    Asc farax

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 13 годин тому +2

    Somalida WAA muqayiilen Qadkaa muuraqan doqonimad Qurbah iyo dalki
    😢

  • @axmedmohamed-ze4ty
    @axmedmohamed-ze4ty 15 годин тому +1

    maxaa ka qaldan warka

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 7 годин тому

    Turkey waa in badiyaan galaagalka back up ka u sidii noqdan waayo waxaa jira halista carabta gaar kuwaas future ka dhow ama midka dhow

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 14 годин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 14 годин тому

    سلام الله عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 14 годин тому

    Ordugaan hadii uu yahay akhyaar wax garada ha cafiyo kurdiga kuraas waaweeyna ha uga qaado suuriya si colaada kurdiyiintu usoo af jarmaan

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 15 годин тому +1

    🎉

  • @Zahro-n7q
    @Zahro-n7q 14 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 14 годин тому

    Waa argag gixisu maraykanku wato

  • @tutusaid2479
    @tutusaid2479 14 годин тому +1

    Su asha qof walba is waydinayo waa turkiga suuriya ma ka difaaci karaa Israel sida Iran ay u difacdo xisbulah iyo xuutiga liibya mase turkiga wixiisa waa daneysi kaliya sida uu galay somaliya oo kale oo Ethiopia dhabarka uga qabiyay oo turka waa dhaqale raadiya

    • @awahab8731
      @awahab8731 12 годин тому

      Maya, waa daneyste…Ilaa hadda waxa Yuhuda kadhexeeya ganacsi weyn..

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 годин тому

    hESHIISKII LUUSAANA MIDLAMIDA AYUU XASAN XOOLO KUKHASBAY DHULKAAGA AFKAAGA KUDIFAAC

  • @كمالعبدالقادر-ن3ل
    @كمالعبدالقادر-ن3ل 14 годин тому

    Asc walaal su aal ayaan idin way diinayaa iigana jawaaba hana ka xumaa ina
    Akhbaartiina intee in la eg ayaa lagu kal soonaan karaa waayo meelaha aad ka soo qaadataan ma sheegtaan
    Mahad sanidiin

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 9 годин тому

    Dhulkiina dhista dad jiran baa tahiin .Aawey individ dabaqayada kulahaa.???????

  • @SekeriyeMoha-n3i
    @SekeriyeMoha-n3i 14 годин тому

    Ok

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 годин тому

    fAARAX TURKIGU WAANAGATAY DHULKAYAGII AYUU ITOOBIYA SIIYAY WIXII DHIIGLOOW KACA

  • @XamsecumarXaashi
    @XamsecumarXaashi 15 годин тому

    ordugan mawuxu uqabsanayay suriya inay kamid noqoto Turkiga

    • @najax156
      @najax156 14 годин тому

      Meeshay doonan ha ka mid noqdan marba haddii dalqalkii is dhaafiyeen

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 14 годин тому

    GOLAANI WAA BASAAS U SHAQAYNAAYA ESRAAIIL

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 14 годин тому

    Caruurtii dhallada ku jirtay ee yahuudu laysay ordukhaan wuu cawin kari waayay siriyan dantiisaa ku jirta dan isllam ma ah iidaa shiicada gaal iyo yahuud bay falastiin ka dhicisaay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 11 годин тому

    Cws

  • @fuaadmahamed8895
    @fuaadmahamed8895 15 годин тому

    Gaylan hadii ree asad layidhi waa kawaanlayaal. Maxaa rushka wax looga sheegi la'yahay. Ama hadii aan laweerari karin loo dicaayadeen la'yahay halka Iran oo waxtarkeeda ognahay xiligan lajoogo ladicaayadeenayo.
    Mise meesha waxa yaala waa afkaartii wahaabiayadii
    Fg: miisaanka cadaalada halawada saaro cidkasta oo dulmi sameeysay.

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 14 годин тому

      Sxb mid faham Ruushka waxaa meesha loogu haayaa USA ayaa lagu gorgorinaa. Yacni laba quwad ayaa la isku wedaa si mid kaligiis uusan ku qabsan gorgortan cml faham meeshaa. USA haddaa wax ii ogolaan wayso RUUSH la heshiinaa laga wadaa.

  • @ahmedkismaayo1466
    @ahmedkismaayo1466 15 годин тому +1

    🎉