Daalimintii. Alle inaa dhaafiyaye meeldaran iyo gacanta suniyiinta Alle inu soo galiyo baan Alle subxanahu waatacalah ka baryayenaah Daalimintah Allahu akbar Allahu akbar
Fadlan ha noo xayaysiin isguul gaalaad oo ilxaadnimada lagu barto iyo khaniisnimada Nagadaa xayaysiiskan faraha badan waxan yaanba nacay American International School ta hayee Meeshaad wax ka daawo istidhaadaba xayaysiis ayay la daba taaganyihiin
Wariye farax cabdiqadir waan tageera wa wariye bilaaqo le lakin arimaha somalida marku ka. Hadlayo kama aha dhaxdhaxaad lakin waxan leeyahay noqo wariye somaliyeed sida cabdisalaan hereri
Ani ilaa hada waan yaabanahay ee bashaar Asad iyo ehelkiisu ma yuhuud ayay ka soo jeedaan miyaysan suuriyaan ahayn Bal iga jaahil saara arinkaas subxaanallah
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Daalimintii. Alle inaa dhaafiyaye meeldaran iyo gacanta suniyiinta Alle inu soo galiyo baan Alle subxanahu waatacalah ka baryayenaah Daalimintah Allahu akbar Allahu akbar
Wa qiyamihi o adunka ugu imathay bishar al asad
Fadlan ha noo xayaysiin isguul gaalaad oo ilxaadnimada lagu barto iyo khaniisnimada
Nagadaa xayaysiiskan faraha badan waxan yaanba nacay American International School ta hayee
Meeshaad wax ka daawo istidhaadaba xayaysiis ayay la daba taaganyihiin
Wariye farax cabdiqadir waan tageera wa wariye bilaaqo le lakin arimaha somalida marku ka. Hadlayo kama aha dhaxdhaxaad lakin waxan leeyahay noqo wariye somaliyeed sida cabdisalaan hereri
Somalida yaa u bixiyey fadhiku dirir waa magac dhab ah
Waa sida aan filimmada ku daawan jirney walahi siiba filimada hindiga laadirka sida uu shacabka u dhibiyo atooraha qoyskiisa u dhibaateynayo ugu danbeyn waxaad arkaysaa filmka uul timidisa in atooraha uu la dagaalamayo ciidanka laadirka shacbiga ayaa gurayaha laadirka soo galaya ugu danbeyn laadirka isaga oo duleysan ayaa la dilaya waana sidii oo kale laakin taas khayaali bey ahayd laakin tan suuriya waa dhab
Xasantuug sida haloo galo somaliyey
WAA XALAA WALAAA QAWATA ILAA BILAAHI CALIYUUL CAZZIIM
Mahadsanid
Ninkaa hawshiisu way dhamaatay
Ani ilaa hada waan yaabanahay ee bashaar Asad iyo ehelkiisu ma yuhuud ayay ka soo jeedaan miyaysan suuriyaan ahayn
Bal iga jaahil saara arinkaas subxaanallah
Allahu akbar ilaahay meeeldar ha ka tuuuuro dhigiiyaqabayaaasha
Thank you 😢
Waa mahad kawaanleaha Suuriya kkkkk ale ku qabay
Maalintaa waxa ay noqotay يوم يفر المرء من أخيه
ASAD aa carartaa😂
Welkom Gaylan media
Thank you
Subxaanallah
Alle ayaa dhifiyeey dad qalka assad amin🙏 reer Syria iska kaashada is maqla is kalmeya cafoowgida ayaa badan iska jiran in ay dowladiina burburto
Dad-cunkii miyaad kawada gaylanow
Sidaa ayay u egtahay
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
kiniinkaas waxaa loo isticmaala hurdada
Asad Aaway 😂😂😂
Somaliland ayuu joogaa hadda
Asc
Waxafiicnan lahayd intasokale kudhacdo natanyahu iyo xagjirintisa intarer falastin narsigu uyimado lagukalacararo mamulka yare gumaystaha quwadaha shisheye kuilaliyan dhulka falastin
Wariye shaqadan ilaa goormaad haysay maadku cusubtahay?
DHABAQ DHABAQ HORE DHABANA HAYS MAKA DANBEEYEY!!!!!
Bishar al-Asad
Xafid al-Asad
Mahir Al-Asad
Dhaman waa walaal
Xafid waa walaal kood asaga madhalin Ragan
Xaafid waa aabahooda
waa abahood kuligood alsad magaca qoys
😂😂😂 xafid asad waa aabahood jaahilyow soo baadh
Warka kada cayda,,kawa,sahafada kumajirto ,ee sharafta sahafada ilali
Maasha allaah
❤
Soodhawow gaylan
DAD CUNKII ASAD MIYAAD U JEEDAA.? Sxp Gaylaanoow
Haloo soo qabto manaxayaasha dhiigya cabka ah oo Alle ka furteen hala dal dalo dhamaan qumiyooyinka
M,a
syria ma ahane wx kle ma heesid mia neefyahow
Inaalilaah qaar been badanidaa 😂😂 kiniin wer-werka loo inaa miiska yaalay aa😂 cunto kulul ayaa muuska saarnayd 😂😂😂
Reer asad waxay gacan midig u ahaayeen koofiyad yarta ..koofiyad yartu waxay duqeeyeen oo gubeen hayadii nabad sugida iyo socdaalka ee dimishiq
xabsigi ma la furay saydaniya mise dadki wali wayku jiraan
War
كلسون😂
Muslinbaaqabsadey suuriya
WAXA DHACEEYSA REER ASAD KADIB ISRAEL OO CARAB OO HOOSTAGAAN IYO AL AQSAA OO FARAHA LAGA SAARO ISRAEL IYO REER GALBEED TII ILAAH BAASE SOCONEEYSA ..
Maalintaa waxa ay noqotay يوم يفر المرء من أخيه
Maalintaa waxa ay noqotay يوم يفر المرء من أخيه