Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Sababta madaxweeyne hadalkaaas u jeediyay wax kle maahan duqeeeymaha ay yuhuuda kuwadan dhulka suuriya baa u sabab ah si uu ayaga homework ugu diro lkn waxaa lama huraaan ah in ay yuhuuda ku soosiqi doonan mar walba si ay qeeb dhan u qaatan 😢😢😢
Asc walalkey maxamed ciise waxan ka mid ahay sxbada sida jogtada ah kugu xiran bartada maracde show warkan dimishiq iyo idlib in turkiga u qadanyo inte ka keentey qudbada Erdogan na wan dawade luqada u ku hdlyana sifcn Ayan ufahmayaye walal ku noqo mesha ad warkan ka soo xigatey mahadsanid brother igama ahan dhalecen xasusin ayey igatahay ❤##
انا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''يعلم ربي وربك ماطلبت المساعده والمعونه الا من حال صعب وصروف قاسيه صاحب الايجار يطالبنا في ايجار منزله واحنا لانملك شيء اخي فاعل الخير مانقصرت صدقه من مال خفف عنا اللآم والاوجاع بقدر استطاعتك عندنا لمالك المنزل 75الف ريال يمني ايجار 3 اشهر واحنا نطلب لنا للقمه عيش من عند الجيران يعلم ماقلت الا الصدق والشي الي حاصل معنا من ارد يساعدني هذا رقمي واتساب967،735964727+كم اجرك عند ربنا لما تفرج همنا ربي يفرج همك انت لنا بعد ربي اخي فاعل الخير اوضاعنا صعبه بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه ®♡®✓`|٪=÷\>]] °]°\]♕}]°^ }] ]}> ÷]}> \٪}°^>]] °]>>} ^]} ♡:-) ✓♡♡®=}÷}🫥🥺😔:-)]:-)]\♡×>♡×>>♡+>+}=+😮
@@AnjcabdiSiciid kuwan sidas ayay kuqarabtan wa hayado wadan kasta way kadhisanyihin ee yanan lagu gadin wa tuugo, xaruntoda ogu weyn wa Yemen. Yar wariye ah aya barnamij cajiib ah kadiyariyay
Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Warka sixun ha udhiginna oo dhinaca xun hala aadina ee
Waxaa waaye dhulka suuriya ciddii soo weerarto waxay soo weerartay TURKIGA fadlan sidaas u fahma ??
Waa hadal maldahan oo siyaasadaysan oo la hadlaayo cadawga suuriya oo aad wada taqaanaan ??
Iskaamku mid ha noqdo wadan wadan lahayne waxa halkaa na dhigayba waa wadankayga xariiq uu gaal jeexay ish
Sax waye hishisyo oo milatari ayee galayan oo aya uga hasha manayan srael oo damaceda weyn yahay
@@Abdishakourmahamed Adeer Maxaa mida Turkey Isagaaba Culmaaniyee anagu wank Suuriya Wadan Islaamiya Oo Falastiin inuu xoreeyo aanu kafilayno weeye
Turkey 🦃 waa Israel 🇮🇱 tii labaad somalia wuu qabsan doonaa waxba ha is idho tirin
Ax waa qiso xanun badan qoyska Yasmin alaha wayni ha idin gargaro amin
Allow ugar gaar ree qasa iyo muslimkaba adaa qaadiree amiiiin yaarabi❤❤❤
Illahay madaxda carabta hadulleyo kudaawanaya yahuuddaa😂😂😂😂
Inalilah waina ileyhi rajicun ilahay haugagaro isaga ayaawodlehe ilehow ugargar kuwa dhiban kuwa dhintayna haunaxaristo
Odaygan ordagon wuu waalan yahay.
Ustaada su ashamed qofkasta is waydinayo waa turkiga ma difaaci karaa dulanka Israel kuqaday suuriya sida Iran u dufaaco xisbulah iyo xuutiga mase turkiga arimo dhaqale buu ka raadinaya suuriya sida uu somaliya ula dhaqamay oo uu dhaqale ka dortay oo uu dhabar jabiyay Etobia
Turkey 🇹🇷 waa dhaqala radis mel walbo wixisuna waa qowda maqashi waxna ha uqabanin. Somalia 🇸🇴 heshiska bada ay lagalen Ethiopia 🇪🇹 waa in laga laabto.
❤illaahow❤islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
اللهم انصراخواننا فى سيريا وفلسطين اماالمسلمون قدامو فالله مولاهم
Qasa waa meesha kaliya jihadka runta
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
Allow ugargaar Somalida qabyaladda iyo dulmiga kuwalatay
Allow ugargaar reer qaza wlhi waa dhibaato xanuun badan 😢😢😢😢
قلوبنا تتقطع حزنا لاتكثر هذه الأخبار
Waan cashaynaayay waan sii wadi waayay cuntada Marka Yasmin qisadeeda dhagaysatay
Ani waan is dhaafiyay
sxb turki inuu qabsado suuriya ma aha dhul balaarsi runtii in tukigu uu soo celiyo khilaafadii islaamka ayaan rajeyneenaa inshallh
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin iyo suuriya
Allahuma U kaalmeey
Gaza Falastiin
Suuriya iyo Lubnaan
Idjiree hee Somaliyey🎉🎉🎉
Nacalad ayaa ku yaala yuhuuda ,ALLE ayaa falastiin u hargaaraya INSHA ALLAH
Argigixiso turkey moqdisho halaga raafo
Xish
iiraan masheegan iney gobolo kamida siiraya leedahey baad noo dhexgalisey anigu kuu arkaa inaad taagedho shiicada iyo cilmaaniga
kuwa Halkaas Tagay Dabaysha Ayaa Soo Celinaysa
War duqan Erdogon wuu isku dhax yacay, reer syria waa inay kafal celinayan hadalkas siyaasada ka aradan hadiiba uu sidas uyiri hadalka. Wlhi wa gaf weyn haduba taganyahay wadankiinan qadan doona wa waxa anaga Ethiopia nakala heysta.
ASC MAREEKAAN WUXUU FALAN QEEyi 2026 😂😂😂 sidee wax ujiran marrcade 2026 ina guur sada rabee
Turkey guul guul insh allah
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Ilahy ugarga re qaza amn amn
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahow u gargaar gabadhaas laxaadka la'a iyada iyo carruurteedaba
Allah ha ugargaaro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢yaa Allah
Shiici in aad tahay ayaan u maleynayaa ninyohow
😂😂😂😂😂😂
Allah ugargaaro reer Gaza
Somalia wuxu raba inay Ethiopia ka mid noqoto
Haa khilaafadi islaamka ayaa ladhisayaa fahma
Allah ugargaaro walaaheenfalastin iyosuuriya🎉🎉❤❤
Mhdsnd wll M.Ciise sida wacan eed wararka noogu soo gudbiso, Cajiib ileen niyow Bashaar Al-Asad ku dad qal ayuu ahaa
Asc
Allaha u gar gaaro reer Gaza. Iyo guud ahhaan reer falastiin
Turki caadi ma aha wllhi
ugargaar yaa rabi falastiin❤❤❤
Allah ugar gaara reer falastiin
Asc will
Asc will ❤😢😂😮😢😅😊❤kume 😅😮
Illaahayaw imtaxaanka kadul qaad wll lahyo gaajada dhaxantana uga gargaar duliga aan billa addanahayn
Maracade wararka kii hore subax baa ku celis ku xaysaa
Allahow u gargar reer qaze walihi waa arin xanuun badan
myanmar maxa kadhacay sxp
Erduqaan suuriya oo dhami anaa qaatay hadu yira xita wax dhib ah kuma jiraan
alah ugar gaaro gabadhaa iyo dhamaan intadhibaataisan ee dhibaataisan wllo maxamad
Sababta madaxweeyne hadalkaaas u jeediyay wax kle maahan duqeeeymaha ay yuhuuda kuwadan dhulka suuriya baa u sabab ah si uu ayaga homework ugu diro lkn waxaa lama huraaan ah in ay yuhuuda ku soosiqi doonan mar walba si ay qeeb dhan u qaatan 😢😢😢
First coment
😢😢😢😢😢🤒😢😢😢😢😭😭😢😢😢😢🤒
😢😢😢😢
Inu qabsadey siriya so lama oran karo tani waa damacisa suragalna ma aha
Waxkasta ha noo sheegin ciyaal ma nihime
Walaal waxey ka hortagayan Isreal
Yaa lah
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Waa ariina cusuba oo ysiid ahe
Mustaqabalka in xalb Turkiyga lagu daroo wa historg sheega shoo soo jiiran turkiida
Suriya wa in turkiga isku darsadaan
Wallahi arinta qaza waxay nagu noqotay bar mathow musliminta hadanahay
soray inmaanta ay dunida islaamku ka aamusaan wadan islaama oo ay yuhuud iyo maraykan boobayaan ree galbeedna ku raacsanyahay turki inuu damco kolay yuhuudbaa damacsan iyo ree galbeedba iyo maraykan way u tashadeen balse in uu qaybtiisa fujisto aadbay u wanaagsantahay maadaama isaga lagu malgaayo laguna gaadaayo amniguisa maadaama wax dawlad islaam ah oo garab siinaysaa aysan jirin oo laga wada aamusanyahay waa inuu turkigu qabsadaa intuu awoodo kolayay rag baa ku maqanoo u tashadaye yaa alaah
Caalamku waaa kayn sidii bahaladu u kla xoog wayn yihiin by isku cunayan
Turkey 🇹🇷 marka muu caawinaayaa mise wuu xoogayaa yaab isreal na dhinaca kale ayaan qabsaneenaa ayey leeyihiin😢😢😢
Ordugan markusidas leyahay mawuxuu daremay damacyo lagudonayo in syriya lagukalaqaybiyo kurdiyinta gar logoyo okadhigan anaqaybtaydan qadan?
Ninka Chanel iska lahe waa shiicada somalia 🇸🇴 ku nolo ee hada turkey 🇹🇷 uu soo guuraya dadka ku xidhaan haysaka huubiyan ninkan warkiisa wlhi waxba ku hoos duugana mar kasta wuxu buun buuniya xiisbulah iyo shiicada iraaq iyo Iran 🇮🇷
Iyagaa ka sharaf badan Suniga fulayda ah oo walaalahood hortooda lagu cunayo
Turkey 🦃🇹🇷 waa Israel tii labaad somalia wuu qabsan doonaa waxba ha is idho tirin
Saxibow ama walalow muuqaal kaso same sida loo sameyo droneska
اللهم عليك بحكام العرب والمتخاذلين
Machaallah
Asc walalkey maxamed ciise waxan ka mid ahay sxbada sida jogtada ah kugu xiran bartada maracde show warkan dimishiq iyo idlib in turkiga u qadanyo inte ka keentey qudbada Erdogan na wan dawade luqada u ku hdlyana sifcn Ayan ufahmayaye walal ku noqo mesha ad warkan ka soo xigatey mahadsanid brother igama ahan dhalecen xasusin ayey igatahay ❤##
Good hope
❤❤❤❤❤❤
Ordugaan sumcad darro weeyn ayuu uyahay hadalkaasi hadiiba uu jiro
انا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''يعلم ربي وربك ماطلبت المساعده والمعونه الا من حال صعب وصروف قاسيه صاحب الايجار يطالبنا في ايجار منزله واحنا لانملك شيء اخي فاعل الخير مانقصرت صدقه من مال خفف عنا اللآم والاوجاع بقدر استطاعتك عندنا لمالك المنزل 75الف ريال يمني ايجار 3 اشهر واحنا نطلب لنا للقمه عيش من عند الجيران يعلم ماقلت الا الصدق والشي الي حاصل معنا من ارد يساعدني هذا رقمي واتساب967،735964727+كم اجرك عند ربنا لما تفرج همنا ربي يفرج همك انت لنا بعد ربي اخي فاعل الخير اوضاعنا صعبه بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه ®♡®✓`|٪=÷\>]] °]°\]♕}]°^ }] ]}> ÷]}> \٪}°^>]] °]>>} ^]} ♡:-) ✓♡♡®=}÷}🫥🥺😔:-)]:-)]\♡×>♡×>>♡+>+}=+😮
Ilaahay bari alaahay baakaa saarayee ilaahow u missing
@@AnjcabdiSiciid kuwan sidas ayay kuqarabtan wa hayado wadan kasta way kadhisanyihin ee yanan lagu gadin wa tuugo, xaruntoda ogu weyn wa Yemen. Yar wariye ah aya barnamij cajiib ah kadiyariyay
Waa wareey
Warbixin ka so diyari heshiska somalia itopia ay gareen
Ordugan waa nin waalan dad ayaa umaleeya Somalida ayuu maskaxda lkn
ee waa xaga ilaalinta
Hashiiska itoobiya iya soomaali kasoo waran
Hadday Rub tahay waan taaageeri lahaaa
Intui yuhuud iyo mareykan qaadan lahaayeen waa ineey la midoobaan turki sida dawladaha ruushka ka tirsan oo cabsi amaankooda dartiisvula midoobay berigii hitler uu soo qabsaday daelwlad9 badan oo yurub ah lkn aaqirki wey ka go,een ruushka markuu dagaalki dhamaaday ,sida boland,jokolafakia, serbia hangari,Austria . Ukraine,ladvia Estonia , finlad, yogolavia, usbakistaan ,Georgia, kasakhistaan tuekumistan, qaar kaloo badan
Mayott somalida uu hajiireysa
Jasiirada halisaa ahe
Odaygu ma waaashay taas waa waali. Ayuu u egyahay soo dal xura uqabsanayaa taas maahan suurta gal
Taas waxay lamicno tahay in aad xariiqyada gaalada aaminsantahy islaamku waa mid
Dunipace dagaalkii yukrayn ayaa xuduudihii lagu laabay imika cidii isfahantaa way isracdaa cidiiikalena xoog away isku qabsadaan.
Turakigu wuu qaladan yahay
Oradan wuu qaladan yahay
😢😢😢😮
warsaas maaha
somali meshey tagto dhibato un ban la tagna wa nacaladayihin ayaka dhan wakasa jasiradi islamed balaya ku habsatay
gumaystaha Israiil wuxuraba inan syriya noqon awodmilatari tankale shaykasta omuhiim uah cidamada ama abniga syriya inuahaado midcusub ohada lasoiibiyo siay uradiso inaykuyelato faragalin xaga tignolajiyada aykabasasto ama kadhibatayso markaydonto silamida sida qalabki xisbulah siuxaqiijiso tas dhaman qalabka qadiimka ah inaybur buriso
Sheekada haweeneyda araga la oo ku sugan gasa aad bey ii saameysay falastiin dhibaatada alaha ka dulqaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
Waar Mr.Caddow waa maxay cinwanlaaga ah Erdogan ayaa dhul kaqaadanaya Suuriya taasi waa xagga Turjunaanka mahayga.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😂😂😂
Sucuudiga imaaradka dad aan lagaranavnin macarabbaa ma vahuusbaa
𝑊𝑎𝑎 𝑓𝑢𝑟𝑢𝑠ℎ𝑜 𝑘𝑎𝑙𝑒 𝑘𝑎 𝑑𝑖𝑏 𝑓𝑢𝑟𝑎𝑠ℎ𝑎𝑑𝑢 𝑞𝑢𝑠𝑡𝑎𝑛𝑡𝑖𝑖𝑛𝑖𝑦𝑎ℎ 𝑒𝑒 𝑚𝑜ℎ𝑎𝑚𝑚𝑒𝑑 𝑖𝑏𝑛𝑢 𝑓𝑎𝑎𝑡𝑖𝑥 𝑚𝑎𝑟 2 𝑎𝑦𝑎𝑎 𝑙𝑎 𝑓𝑢𝑟𝑎𝑛𝑎𝑦𝑎 𝑞𝑢𝑠𝑡𝑎𝑛𝑡𝑖𝑖𝑛𝑖𝑦𝑎ℎ ❤❤❤❤ 𝑖𝑛𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ
Allahow u gargar reer qaze walihi waa arin xanuun badan
😂