MADAXWAYNE XASAN SHEEKH WUXUU DOONAYAA INUU RAYSALWASAARAHA SIIYO ISAAQ SOMALILAND PROF XASAN KAYNAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • MADAXWAYNE XASAN SHEEKH WUXUU DOONAYAA INUU RAYSALWASAARAHA SIIYO ISAAQ SOMALILAND PROF XASAN KAYNAN

КОМЕНТАРІ • 53

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 День тому +6

    Sheekadaadu dhinac ay usoco iyo dhinac ay kasocoto ma jirto sidaada prof lagugu sheegaya

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 23 години тому +2

      Sheekada adi kuma gelayso, waayo sidad rabtayna uma hadlayo.

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 9 годин тому +2

    Isaaq kama Rabo K. SOMALIYA RW, MWEYNE iyo wax la MID ah. 👹👺😱😱😱😱

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 23 години тому +1

    Arrintan Prof. Kaynan, waa runtiis waxba karsamaya bal ha loo fiirsado.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 14 годин тому +1

    Shimbirayahow heesa, hees wanaagsan heesa.

  • @_22260
    @_22260 День тому +2

    Nin kaan waa nin waxbadan og waana sida aay puntland u aragto ama axmed madoobe diidey waa lagu lalatagayaa dowlad nimada somaaliyo

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p 19 годин тому

    Marhoreba xasan baa magacabay wax u doortay nin sifiican ulaa shaqeeya

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 9 годин тому

    LAGA BAREY LAGA BADI....Sidaas iyo si ka daran buu Farmaajo SAMEYN JIREY, MAXAAD BERIGAA UCA HADLI WEYDEY ???

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira День тому +1

    ma sidaas bay Somalilanders ku noqonayaan!?
    k k k k
    mise ictiraaf bey kuraadinayaan markey talyaanigu dib u qabsadaan muqdisho?

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 22 години тому

    Waa markii Ethiopia lagu celin lahaay

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 20 годин тому +1

    Raysawasaare miyaanaan haynin markii aanu dowladii siyaad bare ridaynay waar raysawasaare ma rabno oo madaxweyne xitaa ma rabno koonfur daL iyo Dowlad nagama dhaxaynkaro waa dad aan midownay ee may ahayn dad aanu wadan wada Lahayn. reer koonfur ha aaminaan dalkooda woqooyi waxba idinkama yaalaan Rag ayaa degan, dhiigeena kala badbaadiya

  • @awgeele
    @awgeele 20 годин тому

    Salaam sare hamse

  • @abobasement346
    @abobasement346 23 години тому

    2025 waxan hubah inay somali ku noqonaysoh 1991 waxaa socdah waa shekadih caydid iyo cumar qalib sameyen 1991 bu rabah xasan moryan in u ku mamuloh wadankah waxay ku so danbeyn burbur

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 20 годин тому +1

    ❤😀👍❤️✅✅💚

  • @abdiwahidmukhtar7674
    @abdiwahidmukhtar7674 5 годин тому

    Kaas oo kale oo sidii ciyaalkii tiktok u sheekaynaya ayaa aqoon sheeganaya!!

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 19 годин тому +1

    REER SOMALIA WAA ISKU CAQLIGA GEELJIRAHA IYO CAQLIGA PROFESSORKU MAXAAYEELAY LABADUBA WAXAY WAX KU QIIMEEN WAA QABIIL IYO REER HEBEL IYO KAN BAANU ISKU HAYB NAHAY E MAAHA DIIN IYO DADNIMO IYO AQOON IYO AKHLAAQ IYO DAACADNIMO .
    BAL IMINKA NINKAN HADALKIISA DHAGAYSTA !!!!

  • @samirr546
    @samirr546 15 годин тому

    4.5 wax ku qaybinteeda ayaa somaliya meel daran ka tuurtay,talaabadii la qaadaaba waa kadar oo dibi dhal.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 22 години тому

    Walee xasan iyo xamse siyasiyinta waku wareeren siyasadoda waxkasto óo loo dhexgali karo siyasadoda waa iyaga iyo tiimkisa sasa laraba tim danqaran hoowshiina wata wadankan inta mandhedkina soomaali waxad uqaban kartin uqabta wadankan cadawga badan wale siyasinti jawaasista aha waya iska daba waregayan xoog malaha guul tiim danqaaran

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

    Daaroodka somalia itaLiyaano ka baxsan iyo midka somalia italia degan in lakala saaro ayey ku jirtaa dowladnimada koonfur. hawiye nimankan haiska nidaamiyo kuwa ethiopia iyo kenya degan iyo kuwo garoowe degan iskumid yaanay idiin noqon, konfur hawiye ayaa waalay dowladnimo diyaar uma ah. somalida nidaamka Somaliland kajira ayaa ugu fcn dowladnimadu waxay ushaqaysaa inta dhuLkaaga degan maaha xuduuda wixii ka baxsan ee magac somaliyeed kusoo gabanaysa.

  • @akhalif579
    @akhalif579 20 годин тому

    Group kii ilma samatar weeye wax laga rumeeysanaya ma jidhaaniin, waa ninan qowlisi ku nool, Isaaq se yaa ka madnuucay PM ineey helaan.? Waa cajiib.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 8 годин тому

    Xasan kaynan falanqeyntaada siyaasadda waxaan ku qiimeynkaraa sanadka seddexaad ee dugsiga hoose marki aad tiraahdo itoobia iyo hassan sheikh ayaa wax isla og.

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp День тому

    Kkkkk dhamaan dadkani cadi ma aha ila madaxweynheda waa duqmo somalidu waxay ku mah mahan doqoni man dhiman ayey ku faanta

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 День тому

    horta xasan iidoor geed gaaban iyo mid dheer ba wuu ufuulay raysal wasaare siiyo laakiin kuma dhaco iidoor na d5 lama tartami karaan

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      waar afar qofbaa tihiine isaaq ma rabo in koonfur laga xukumo, adoonyahow hawiye hoos fadhiyaa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      iidoor ma rabo raysawasaare xitaa madaxweyne iyo caasimada hadii lasiiyo marabaan, waxaas adigaa lagugu adoonsadaa oo mugdisho lagugu maaLaa. kurdiyow anaga dowladbaa noo dhisan.

  • @geeljire55
    @geeljire55 14 годин тому

    Professor , hadda maxaa u qumman RW Xamse, si aan loo odhan : xaajiga kabahiisaa ,,,,,,,, ?
    Maxaa ku jaban in Raysul wasaarenimada pla siiyo Somaliland oo lagu kasbado?
    Itoobiya iyo XSM ma ka la dhammaannin weli. Danahiisa ugu muhiimsan (Financial resources) ee ugu waaweyn ayuu Itoobiya ku qabaa. Ethiopian Airlines iyo jaadka iyo aseeggeeda lagama maarmo. Waa naas nuujin qoyska hoose ku socota. Safaaradda Ethiopia ee Muqdisho HSM ma xidhi karo. Qorshahiisa dhow iyo midkiisa fogba saamayn weyn oo u xun bay ku yeelan doontaa.
    Si ahaanteedba, nin qabiilka uu ka dhashay ama ciidan Qaran ciidan aan ahayn oo qabiil kale ah ay ilaalinayaan nabadgelyadiisa, si xor ah ma u shaqayn karaa ama u dhaqmi karaa? RW Xamse xitaa guriga la dajiyay dhexdiisa cod sir ah cid lama wadaagi karo. Waa marti. Amar ma laha. Sambaloolsha, Taliyaha/hoggaanka amniga iyo nabad sugidda DFS, nin run sheeg ah. Waxaa wax xukumi, oo sharciga samayn oo fulin ninkii Xamar 1991_kii Siyaad Barre ka eryaday oo xafiisyadii dawladda fiiqday. (War cad)

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 День тому

    Hadaad been sheegeeysa oo aad tabta inaad somali Kala disha ilaaheey duli hakugu ridada cimrigaadana ilaaheey ma barakeeya

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 День тому

      Haduu runsheegey maxaad kuhabaareysaa xaqbaa lesku habaa ninkaasi waxbuu odorasey buukahadley waana run inta uusheegey

    • @irshadnor4840
      @irshadnor4840 23 години тому

      Maruntaad diidan tahay maxaad la habaartamaysaa ninkan cilmi iyo aqoon ayuu kuhadlayaa.

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 День тому

    Ogaadeen waa markii ugu horeysay ee jago sidaa u sareyso uu Somalia ka qabto. So Axmed Madoobe hadii uu Daaroodeeyay arinka, uusan eegin jagada uu Xasan siiyay isaga oo weliba helaya Daarood ka kale, marka Xasan inuu ka qaado Daarod Reysul wasaaraha Daarood, kuna badalo Isaaq waa wax suurto gal ah.

    • @_22260
      @_22260 День тому

      Reysul wasaare micno maleh mahiimadu waa in dadlka kaliyatilis qabiileeysta ah qabsan

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      isaaq waxaas ma aaminsana yaynaan is waalin dadkaasi waa dad inala midoobay oo dowladnimadoodii la laabtay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 23 години тому

    Ayax tag eedna reeb farmaajo dictatornimadiisii waa laga faa,iday

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 День тому +1

    Aqli xumidaada isaaqa ma waxad u haysataa in ay danaynayaan in xil looga magacaabo Somaliya? PM baad sheegaysaaye haddii aad madaxweyne qaata la yidhaa baanann dan ka lahayn!!.
    Somaliland dariiqii guusha ayey haysaaye tiina wax ka dhigta ha ku dabo waalanina!!

    • @farhanhassan72
      @farhanhassan72 20 годин тому

      Haye dhulkiina ku ekaada oo dadka aad dhulkooda ingriisbana siiyay lediin iska dhaafa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      @@farhanhassan72woqooyi ayey kamid yihiin dadkaasi, ingiriis xuduudaha africa ayuu dhigay, xuduudka buuhoodle ee ethiopia markaad qaadid markaasaa kan la dhaafayaa lkn kaas intaa ogoshay kana waad ku khasbantahay reer woqooyi waa reer woqooyi, woqooyi wixii diidan way guurayaan

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 День тому

    Xamse muxuu qabtaa,muwaadinba ma ahe, Mushaharka hadii lasiiyo,Abaal ayuu ku qabaa. Kkkkk Xamse xagee u dhashay? Waa qaxooti

    • @thatsrighttv170
      @thatsrighttv170 23 години тому

      Hamse waa n8nka iska leh jubada hoose,jubbadhexe iyo bakool sare...waa nin awoowyashii ka taxadreen oo 32 gobol ee somaliweyn isaga kaligii yeeshay 13 iyo badh.....ninki wax ka oran lahaa baa la rabaa...waa easy in comment section lagu ceytamo lakiin real life yaa is keeni😂

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 День тому +1

    Shirkii Hassan gurguurte wuu fashilmay.maamul gobaleedyada qaar mey iman sida putland,Somaliland iyo khaatumo

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      somaliland nidaamka maamuL goboleedyada kuma jirto dastuurkaa mugdisho yaala kuma qorna waxaas sheegaysid, woqooyi iyo koonfur ayaa siman 5 maamuL oo koonfur isukala qaybisay Ninkaaga woqooyi 6 kaga dhigaya waad xanuunsantahay, daariodna labada nidaam ee woqooyi iyo konfur ayuu ukala qaybsantahay waxba degmada yar ee burco hoos tagta hanoo odhan khaatumo ama mugdisho ayaa hoos tegaysaa ama hargeisa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      somaliland nidaamka maamuL goboleedyada kuma jirto dastuurkaa mugdisho yaala kuma qorna waxaas sheegaysid, woqooyi iyo koonfur ayaa siman 5 maamuL oo koonfur isukala qaybisay Ninkaaga woqooyi 6 kaga dhigaya waad xanuunsantahay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 12 годин тому

    Isaaq mayaanu noqan karin prime minister adeer?
    What's wrong with your analysis?
    Why are you singling out Isaaq as potential prime minister?

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 День тому +2

    Xaasid Shit iyo Somelier(Somalia) iyagaa u baahan wax la siiyo.
    Hadey fahmi laayihiin, waa in la waayaa meel eey mareen.
    Somalia jirimeyso, illahay baa nacay oo wa in sidii Wabar iyo Luud loo rogo.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t День тому

      Oromo sidas jacel xaran tahay amxar ina tahay wey ka moqotaa xolo tahay

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 годин тому

      @@AbuukarMohamed-v4twasaq aya tihihiin

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 16 годин тому

      Yaa wasaq xolo tahay garac

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 15 годин тому

      @@AbuukarMohamed-v4t don't worry, 1million Amxaar will take care of your gained state. Amxaaro will give good service to your beautiful Naya... mac

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 23 години тому +1

    Dameer faras ma hugaamin karo ! Isaaq weligii wax kama martiyin Abgaal iyo nin hantidiisu hal dameer tahay ! Isaaq 100, 400, 1000 halaad iyo 10 faras oo uu ku raaco ayuu ku koray