WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOMALIA SHIRKA GWQ 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • WAA MAXAY SABABTA SHIRKA GOLAHA WADA TASHIGU UU U FASHILMAY? DAGAALKA BARIGA DHEXE | PUTIN | IRAN
    • WARARKII UGU DANBEEYAY...
    Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
    Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.
    “We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
    Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
    .

КОМЕНТАРІ • 54

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Годину тому +6

    ​​FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA❤👍👍

    • @xasanabdiadan8502
      @xasanabdiadan8502 4 хвилини тому

      Please walal fariin tayada haka tagin oo please 🙏 baraamish kusoo qaado

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 години тому +3

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Годину тому +2

    Mahadsanid abdihafid

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 43 хвилини тому

    ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan, Somalia ugargaar yaa ALLA'AH

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Годину тому +3

    Enginerka Abdi xafidow aan saxo Dagaalka Yuhudda ee dhinaca Lebanon Cidamada Huwanta ah ee wada jira Mareykan Ingriska eey qeyb qaadanayaan hal tilaabo Xadka meeysan Galin iyadoo Diyarada Casriga ah hubka dhulka ee is hago Ayaa muqawamada hubka garabka kusita ayaa jilibka u dhigtay.Awooda Rabi ayaa ah midka xaqa gusha goamiyo.

  • @AdenWaberi-lz1km
    @AdenWaberi-lz1km 2 години тому +3

    Adbi xaf waad mahadsantahay wa dawade jabuuti

  • @Celbarde-Media
    @Celbarde-Media Годину тому +1

    Eng abdi doon is political maturity and analysis well intellectualism

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 хвилини тому

    I appreciate Abdihafid and Engineer Adeer Abtidoon how they educate our people news about Islamic nations and world as whole.

  • @maxamedciise4341
    @maxamedciise4341 Годину тому +1

    Falanqeynta injineerkan aad iyo aad ayaan uga helaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 години тому +1

    Wixii shalay iyo maanta adduunk ka dhacay waa laqariyey.

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj 12 хвилин тому

    Engineers iyo abdi waa idiin salaamay ❤falanqeeyntiina

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 години тому +1

    Asc habeen wanaagsan bahda BRIT SOMALI TV sxb cabdi xafiid maxamuud jaamac iyo ustaadka

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 47 хвилин тому

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi Годину тому +1

    Engineer ahmed Isaiah wayn waxay uga Jeedan waa inta u dhaxaysa NIILKA IYO FURAAT waana inta uu Baradu ka socoto !

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Годину тому +1

    C.xafiid aad iyoaad bad u mahad santihin adiga iyo injineer abtidoon sherta iyo laketu wa xagayaga from somali weyn

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 44 хвилини тому

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @maxamedciise4341
    @maxamedciise4341 Годину тому +1

    Asc BStv iyo injineerkaba

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Годину тому +1

    NINKASTA OO MAAMUL SOMALIYEED HAYSTAA UMA MADAXBANNAANA TALADIISA

  • @AbdifatahIbrahim-k9i
    @AbdifatahIbrahim-k9i 51 хвилина тому

    Wa dowlad xaaran ku naaxday,guurmay xalal meerid nuqota.ilaahay ha u towbad keentu 😢

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 Годину тому +2

    Abdi xafid adiga waxaad Ku dheeraysaa jiliinka iyo munaafaqada
    Arimaha soomaalia adiga iyo maamulkaga
    Iyo xitaa qoys ahaan waligiin soomaalia lugaha ayaad Ku dhaganaydeen
    Afka ayaad malab Ka muujisaa
    Balse cida soomaalia lugoynaysa wàad garanaysaa
    Iyo soomaalia meesha laga lugooyo daaroodisimka aad gadaal Ka taagan tahay baa baa bi,iyay soomaalia balse wali xisaabta ma aadnaan gashan xita hadii aan Bari madaxweyne Ka noqotaan federal Ka dhexe ama madaxtooyada soomaalia in la laguula shaqeynayo sida aad ula shaqeysay madaxdii kaa horeysay wali kuma dhacdaan in aad carabka Ku balaarisid soomaalia puntland baa jid iyo jiho U diidan

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Годину тому +1

    Farmaajo.midnimada
    Soomaaliyed.ayuu.doonayey
    Marka.xaqiiqda.laga.badlo
    Awdal.ested.waxay.u
    Taagantahay.midnimada
    Soomaaliyeed

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Годину тому

    Hore u socda adiga iyo eng. Cxafidow hadii ay suurta gal tahay fadlan iskuday in dhalinyarada maskaxiyan 4 loo dhiso iyo somalinimadooda si cudurkan xun ee somali dilooday loola dagaalami lahaa (qabyaalada) hadii aad barnaamij ka samayn lahayd aad bay u fiicnaan lahayd mahadsanid
    From Australia

  • @abdiwelihajiama8270
    @abdiwelihajiama8270 45 хвилин тому

    Odaygu dowlada federalka waa ka gaabsaday lkn jupaland waa ku dheeraaday taasi waa qabyaalaad cad

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Годину тому +2

    Loo Joojin Maayo ayaa dhashay Yaa kuu joojinaayo adna Maanta!

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 Годину тому +1

    Caalamku ma arki doonaa Soomaaliya oo mid ah?

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 3 хвилини тому

    ILAAHAY FASHIIIL IYO GUULDAROBA IDINKU DANBAYSIII

  • @musseabdullahi385
    @musseabdullahi385 Годину тому +1

    Magacisa sheeg ninku Ahaa mahmahda
    Wuxuu ahaa cigal shidaad

  • @NajmoCadar-vx2tv
    @NajmoCadar-vx2tv Годину тому +1

    Asc.somali.wayneey

  • @OsmanMahamoud
    @OsmanMahamoud 59 хвилин тому

    Aad Ayn ugu bogey barnamishkaga iyo dhamaan indheer garadka aad kuso marti qaadid shanalkaga

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 Годину тому +1

    Somali arimahewda Madaxweeynaha qaranka ha loogo haro adigaa hungoobay ee xasan inta uuw qabtay waa in aad ku amaantaa

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 години тому +1

    Waan idin waayee live kii .

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 13 хвилин тому

    100% from siyad bare regime to xasan dhiiqo warlords to hogamiye koxed dani madobe bxi there father gebre shame on them somalia hanoolato

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 19 хвилин тому

    asckm,cabdi iyo daktoorka,qorshe lama orankaro,balse waa riyo garab og,maraykankuna labadaba isaga ayaa dhisay hadii uu so af jarana wuu ku fashimayaa

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 12 хвилин тому

    xasn heshiisyada iyo qandarasyada ayaanan sii soconaynin balse xasan hadii maanta ku dhawaqo inusan tartamaynin oday somaliyed yahay wa la,israaci

  • @ubaaletv2034
    @ubaaletv2034 Годину тому

    Asc Cabdi xafid ninkaan Enginer aad ku sheegaysid hadalo gafa buu ku hadlay tusale ahaan wuxuu yiri anagau dhexdhexaad Baan ka nahay dagalka marka isagu muslin ma aha miyaa mesha muslin lasugutagay iyo gaalo ayaa dagalamaya qofkastan muslin ah jihaad baa u furan ee ninkaan ka noqo hadaladaan aad ku hadashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 56 хвилин тому

    Hal mid oo xaqiiq ✅ soomalia waxa ay aaday civil war ileen
    Dad qaas ah baa dabada ka riixaya bal aanu aragno daaroodisimka meesha uu idinka rido

  • @xasanabdiadan8502
    @xasanabdiadan8502 5 хвилин тому

    Abdi xafiidow walale wlhi bilahi caway waxani ku shegayaa arin sira oo dadka laga qariyay aniga waxaan ka midahay cidaanka xooga dalka soomaliyeed sanada badan ilaa 9 sano waxanku ku dhaashay galmudug garahaan galin soor gobalak mudug waxan ka shaqayina qayibta 60aad ee xooga dalka soomaliyeed sanad 6 sano markasto waxan la jiifan wayay waa inaan tagan nahay taliskii ciidanka ee aanka tirsanaa oo dawladii aanu u dhimanayinay anigay iibsatay taliskii iyo xeradii ciidanak oo barqo cad aan lug uga guurnay wlhi bilahi talahi sidi shacabkii falastiin taliskaas waxaa la oron jiray bangalo waxaa lagu wareejiyaya dad shacaba oo laga gaday waxaa taas oo dhan iiga daran kii aanu isoo guuranay oo lugat aanu ka soo dagnay inaan hada tagan nahay ayood koreen lagu iibinaayo oo si cad horteen lagu kal gatay taliskaas waxaa la yiraa xero guulwade lacagta lagu iibinaayo waxa qaranka lugu qaban maayo waxaa intaas dheer horay waxaa xeradii shiirkole la gatay waxaas ayaa na hayisto walal oo aan u dhimaynaa oo dhiigaya u huray oo u dhawacmay lobo jeer walalkay iga wayin u dhintay dawalad ciidankii mudnaa lagu cilaayo maxay nuqan kartaa dadka soomaliyeed waxaan ka codanayaa inay nala arkaan dhibkaan nahayisto ma hadi karno waa cabursanahay maxkamada ayaa nalakula hanjabayaa

  • @MahamedIlyas-y3l
    @MahamedIlyas-y3l Годину тому

    Helo

  • @ubaaletv2034
    @ubaaletv2034 Годину тому

    Asc Cabdi xafid ninkaan Enginer aad ku sheegaysid hadalo gafa buu ku hadlay tusale ahaan wuxuu yiri anagau dhexdhexaad Baan ka nahay dagalka marka isagu muslin ma aha miyaa mesha muslin lasugutagay iyo gaalo ayaa dagalamaya qofkastan muslin ah jihaad baa u furan ee ninkaan ka noqo hadaladaan aad ku hadashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt 40 хвилин тому

    Weli aniga wxa iga dhaadhici la 100km oo isku weera ayaa laga saari layahay xamaas,ma noqon kartaa in xamaas lafteeda lagu shaqaysanyo iyada oon fahansanayn,laguna banaysanayo bara kicinta iyo laynta shacabka

  • @abdirashidhussainomar5598
    @abdirashidhussainomar5598 35 хвилин тому

    hasan shiikh hadii aan indha la iska tuureeynin hasan shiikh wixii uu ka shaqeynaayay markii uu mucaaradka ahaa ayaa haysto kuwa hasan taageersan ha dhageysteen wixii uu ku dali jiray

  • @MaxamedQaasim-gm3io
    @MaxamedQaasim-gm3io 21 хвилина тому

    Maskax waye odogaan ilahey kama baqaayo

  • @ubaaletv2034
    @ubaaletv2034 Годину тому

    Asc Cabdi xafid ninkaan Enginer aad ku sheegaysid hadalo gafa buu ku hadlay tusale ahaan wuxuu yiri anagau dhexdhexaad Baan ka nahay dagalka marka isagu muslin ma aha miyaa mesha muslin lasugutagay iyo gaalo ayaa dagalamaya qofkastan muslin ah jihaad baa u furan ee ninkaan ka noqo hadaladaan aad ku hadashay

  • @MaxamedQaasim-gm3io
    @MaxamedQaasim-gm3io 21 хвилина тому

    Qabyaaladeste cimrigàs jira ceeb waye cabdi xaafidaw nucan lama waresto

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 Годину тому +1

    Kkkkkkki

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 години тому +1

    ODAY AAY KA DHAMAATAY DHAHAAYO DADKA ADUUNKA ISKU DAGAALAYO GAAL IYO MUSLIM DHAX DHAXAAD AYAAN KA NAHAY .
    HADA SOMALIDA UMA NIHIN DHAX DHAXAAD OO QOLADA DAAROOD AYAAN U HIILIHEENAA DULI FOQOL DULI
    ISKA AAMUS

    • @ya3746
      @ya3746 Годину тому

      Darood waa caqli
      Ku nool duli iyo nacas ma sariigte
      Iimaan Beele kuli
      Reerkada hoos fadhidaa ilaa awoowgaa shanaad

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 49 хвилин тому

      Daarood waa duli Ku nool
      Waa wada jaajuus waa wada daba dhilif waa dadka soonaaliyed kuwa ugu liita
      Waligiis amxaaro gaalo raac ahaa ​@@ya3746

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Годину тому +1

    ​​FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA👍👍❤

  • @ubaaletv2034
    @ubaaletv2034 59 хвилин тому

    Asc Cabdi xafid ninkaan Enginer aad ku sheegaysid hadalo gafa buu ku hadlay tusale ahaan wuxuu yiri anagau dhexdhexaad Baan ka nahay dagalka marka isagu muslin ma aha miyaa mesha muslin lasugutagay iyo gaalo ayaa dagalamaya qofkastan muslin ah jihaad baa u furan ee ninkaan ka noqo hadaladaan aad ku hadashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉