Gudoomiyaha Mucaaradka Jabuuti - Ismaaciil Cumar Geele waxuu rabaa Inta uu Noolyahay Inuusan Xukunka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 69

  • @hiboguelleh7725
    @hiboguelleh7725 7 місяців тому +3

    Dr Daher Ahmed Farah, InshaAllah futur President 🇩🇯

  • @libandarar976
    @libandarar976 7 місяців тому +4

    Jabuti oo mamul wanag heesha wa danta somalida iyo wadana jarka ah. Somaliland iyo Somalia wey heshiin hadi u Ismael Omar Guele faragaliin. Guul iyo gobanimo insha'Allah.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 7 місяців тому +3

    Mashalah ALL Jabuti politicians are well educated and think deeply.
    Siyasiyinta jabuti maskax waxa kujirta isbadal kasoo socdo Inshalah waa dad aragti dheer

  • @khaalidmahdi1084
    @khaalidmahdi1084 7 місяців тому +1

    MA SHIRKII NAIROBI AYEY KU JIRTAY CAYDA ISMAIL CUMAR GEELE DAAROODOW

  • @bashthetrucker112
    @bashthetrucker112 7 місяців тому +4

    Manshaallah Jabuti needs this man..👈👈👈

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 7 місяців тому +1

    Yes my brother read the study guide GCCI Isreal.

  • @user-hn1ko8mj2v
    @user-hn1ko8mj2v 7 місяців тому +1

    Maanta ayaan kugancay soyaasadaada mudaneh daher ahmed farah, 2026 insha allah ilahy haduu nagusimo adaaan kuucodaynaya, nolow

  • @hassansheikow3203
    @hassansheikow3203 7 місяців тому +3

    Si Fiican buu U hadlay Gadoomiyahaan Wax wanaagsan oo Dhalinyarada Somaliyeed Ku qanci karaan ayuu Ka hadlay

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 7 місяців тому +1

    Asc wariyaha walaal Codkaada aad ayuu daciif u yahay adigoo Mahadsan iska hagaaji Samaacadaha please, Qof kastoo aad wareysaneyso waan maqli karaa codkiisa , laakiin adiga waa daciif Jzakallahu kheyr

  • @user-lq2vl2tu1m
    @user-lq2vl2tu1m 7 місяців тому

    Mashalaha guuuuuuul mrd

  • @abdiali319
    @abdiali319 7 місяців тому

    Waladka Waxa iska leh Somalia iyo Jabuuti. Maxay u aqoonsan waayeen Somaliland?

  • @Historian-sl2om
    @Historian-sl2om 7 місяців тому +1

    Failed state of Djibouti.

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 7 місяців тому

    33sano Aqoonsiga Somaliland ee la diidan yahey ayaa keentay in Somaliland Zelada lagu qalayo la geeyo...
    Somaliland ok la Aqoonsado ayaa dan u ah jiritaanka Somalida geeska, hadii kale HOOYADIIN WASA, mid mid ayaa la idiin iibinaya ilaa meel fog la idinka wada raadiyo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 місяців тому

    Salaan sare dhamaantiin, gudoomiyaha waa ku mahadsanyahay warbixintiisa,ilaahay ismail cumar geele xaqa ha tuso umada reer jabuutina way ku daaleenee ala ha dhaafiya

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 7 місяців тому +1

    WAADHYAADA MUSE BIIXI GUUL ❤🎉🎉DAAHIROW HA COWRYIN MUUSE BIIXI

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 місяців тому

    Cadawgii reer somaliland meel uu joogaba muraaradilaac iyo ciilbay dartii miyir beel wada asqoobeen oo wallee iyo billee qaban waaye jiifkii,, waase nasiibkood iyo nasab xumaantood, cadaawadda iyo nacaybka ay reer somaliland gashadeenna waa waxay ka dheefaan,, for ever Somaliland republic,,

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 7 місяців тому +1

    Reer jabuuti waa wada cadaw kuuma kala sokeeya kolba siyaasi xun oo danle ayaa kabuuti dabada saara ama danleh wuxu way is ogyiin haday soomaaliyaa dhisanto in lagaguuraayo degel xunkooda khasabka lagudegay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому +1

    Beentiinnu weeye . Ma jiro dhul Somaliland ka mid ah oo la siiye amma laga iibiyey dal kale. Kiro waa caadi . Jamhuuriyadda Dibouti 10 dawladood ayay lacag ka qaadda oo ciidamadood isticmaalaan badda iyo dekedaha Dibouti.

    • @medamirahmed1136
      @medamirahmed1136 7 місяців тому +1

      Bal caqligaga ku noqo adoon caadifad hadlayn Djibouti ciday wax ka kiraysay maaha cid damac dhuleed ama damac badeed ku jiro bal adu dib u akhri taarikhda damaca Ethiopia ee dhul baladhsi taa waxa dheer 2023 inta jeer ee abiy sheegay inay qasab tahay inay bad cagta galiyaan

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 7 місяців тому

      Hhhhhhh waar waad xiiqday meel kasta Wax aan habarina aqoon baad la soo taagan tahay

  • @NASSERHASSAN-ow8gg
    @NASSERHASSAN-ow8gg 7 місяців тому

    Walaal asalamu caleykum muharad ma jiro Djiboutien

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 місяці тому

    Jabuuta suaal laga weydiiyay, Somaliland buu isku qaaday, bal kalabkaa eeg

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Taiwan waa dal horumar iyo guul ku nool waana faa'iido inay Somaliland iskaashi iyo is-aqoonsi la leedahay . 10 dal oo Africa ah isku-darkooda ayay Taiwan ka miisaan badantay xag waxbarasho iyo xag dhaqaale . Adeer waxaad tahay Iska-hadle ina Igarreh

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 7 місяців тому +1

    Walhi Dahir waa nin aragti dheer rabi ha usooro galiyo inoo madax noqdo mar Djib

  • @KayArna-su9hl
    @KayArna-su9hl 7 місяців тому

    Fix the microphone walaal

  • @chamsoudinemohamedissa2281
    @chamsoudinemohamedissa2281 7 місяців тому

    Ismaciil hid dhataa majirto

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 7 місяців тому

    Kkkkkk heshiiskan wuxuu udhexeeyaa somaliland iyo ethiopia ha ku daalina

  • @Historian-sl2om
    @Historian-sl2om 7 місяців тому

    Djibouti maxay meletariyo caalami ah uga kireysay xebaheeda? Maxay Somalia ugu biri wayday 1977? Somaliland ayay kacab saneyaan eh runta sheega!

  • @cige3636
    @cige3636 7 місяців тому +2

    XUDUUDAHA AF RICA ISTIMAARKII SOMALILAN WAY AQOONSANTHAY
    DAMEERKAN LAWRAYSANAYAA BEENBUUSHEEGY WAA DIGTEETRADa

  • @gureey3185
    @gureey3185 7 місяців тому

    Somali haday dawlad noqon waydo waa la qaqabsan

  • @keytavlogs8008
    @keytavlogs8008 7 місяців тому

    Meel fog bu ninkani ka fikiraya waana hadal yaqaan runta hadii la sheego re jabuti hadii xaqooda lasii nayo sida Kuwait iyo emiratka ayey u noolaan lahaayeen sababto wa dad aad uyar shame on Ismail.

  • @xamseali3154
    @xamseali3154 7 місяців тому

    Ogaadenkan bal daya jigjiga maha dhul samaliyed miyaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Cirka soo taabo

  • @djamasa5235
    @djamasa5235 7 місяців тому

    SSTV waxay noqotay meel FARAH MACALIN maalgaliyo oo madaxweynaha iyo dawlada Djibouti looga gafo.
    UN FOLLOW SSTV

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 7 місяців тому +1

    Nuuroow in aad cadaw ushaqayso ina cumar geele waqti dheer ayuu soomaaliya dhib kuahaa maantay ayuu yiri soomaaliya haladifaaco markaasaad mucaaradkii uyeeratay

  • @seed3966
    @seed3966 7 місяців тому +1

    Asc apiya axamad waa qar iska xoowr 😮😮😮

    • @cros34
      @cros34 7 місяців тому

      Abey Is a black nazi

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Somaliland iyo Somalia waa laba iyago siman isu-tegey kolkaa amma waa laba gobol oo midna dawlad midaysan ma metelo amma waa laba dal . Tusaale aniga Xasan Sheikh iima aha madaxweyne waayo waxaan u dhashay Somaliland oo 26June 1960 madaxbanaani gaadhay . Maalintaas Somalia madaxbanaani mabay haysanin وبالله التوفيق

    • @Puntland1
      @Puntland1 7 місяців тому +1

      Beenale ba tahay. Somaliland wa mamul Sacad Muse. Marki ay SSC ku jabisay bad Itobiya Dhulki usaxixay inay kursiga Isaaq kugu hayso

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 7 місяців тому

      Caaaac😂gobol somali ka mid ah aya thy waqooy

    • @user-hn1ko8mj2v
      @user-hn1ko8mj2v 7 місяців тому

      Maxaad usugi wayday inay somalia kuula timaado calankeeda, intaad adigu calankaaga larooraysay ? Walaal jacayl miyaa mise waa jahilnomo ? Adaa raali kanogdey inaad gobol somaliya kuyaala aad nogotid saw mahin, hadana anagu hadaan reer Djibouti nahay anba soomali nahay ma'ogolin ethiopia inay timaado saylac anba kufarax anba kanax walaalkayoow.

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 7 місяців тому

      @@user-hn1ko8mj2v Huunno waad hantaatacaysa meeli kaagama banaana sheekada Somaliland iyo Somalia . Dadka iyo dawladda Djibouti dhib kuma aha xidhiidh iyo heshiisyo saldhigyo oo dhexmara Somaliland iyo Ethiopia waayo Jamhuuriyadda Djibouti nolosheeda ayaaba ku xidhan ilaahay kasakow sadhigyo ciidamo ajunebi . Ciyaal cidla ka hadaaqaya maxaad ka ogtey adduunyo . Full 🛑

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 7 місяців тому

      @@user-hn1ko8mj2v Dulliyow meeli kaagama bannaana sheekada Somaliland iyo Somalia . Jamhuuriyadda Djibouti dhib kumaha xidhiidh iyo heshiisyo saldhigyo oo dhexmara Somaliland iyo Ethiopia waayo Jamhuuriyadda Djibouti nolosheeda ayaaba ku xidhan ilaahay kasakow saldhigyo ciidamo ajunebi . Ciyaal iska hadaaqaya maxaad adduun ka ogtey . Full 🛑

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 7 місяців тому

    Kkkkkkkkk

  • @hargeisamusiclyrics5650
    @hargeisamusiclyrics5650 7 місяців тому

    JIGJIGA KIRISTAANKEEDA KA WARAMA WAXBA MUSASKA REERAHA KALE HA DUL TAAGNAANINA’E

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 7 місяців тому

      Walal Jigjiga waa meel Gumeysi siiyey Cadaw kula daris ah Maxaa laga waramaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Such foolish guy like this is not worth to participate in politics of any country

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 7 місяців тому

    waryaadeeheen taa Soomali land aaya khalada imiisey idiin dhex fafhiidey ethiopia maxay idiin qabsan weeydey yam yam iyo qadqd weeyn isoo bahaystey

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 7 місяців тому

    Fuck calamka

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 7 місяців тому

    Jabuuti wa dhiigeena somaliyeed wana hiil walaal

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 місяців тому

    Arrête de pleurer.. c’est mort

  • @user-rx2jf6ms5q
    @user-rx2jf6ms5q 7 місяців тому

    Macaarad naflemaaha

  • @hassanabdourazak2375
    @hassanabdourazak2375 7 місяців тому

    Wa shaqsiga qura ee ina geele dagal nuuc walba u ku haayo. War maxa naga doonaya, wasir aye ka dhigi ee nabad ii sii ayu ina geele ku yiri Gud/DR Axmed. Marnaba warkaas ima maro ee sanduqa baanka so dhiig ayu diidanyahay ina geele.

    • @keytavlogs8008
      @keytavlogs8008 7 місяців тому +1

      Meel fog bu ninkani ka fikiraya waana hadal yaqaan runta hadii la sheegayo re jabuti hadi xaqooda lasiinayo sida kuwait iyo emiratka ayy u noolaan laahayeen sbbto ah wa dad Aad uyar

  • @housseinmaud9007
    @housseinmaud9007 7 місяців тому +1

    Rerr jabuti dhib ayen ku jiraan ninki waa ninka kaliya ee mucaraad dabaa Daf nolow

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Way iska cadday sababta uu madaxweyne Ismail Omer Guelleh u noqday ka ay jecelyiin dadweyneha reer Djibouti . Mucaaradka Djibouti waa sida kan af-bilaashka la aadaya Somaliland oo madaxbanaani gaadhay 26/6/1960 isago aan dhalanin . Waar haddaad jeceshay inaad Djibouti xukunto adigo warmoogehaas ah waxaad tiigsanaysa cirka

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Cirka tiigso bal inaad soo taabankarto . Talada Djibouti inta cirka ayay kuu jirta

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 місяців тому

    Iska-hadlow ina Igarreh . Waar Somaliland hadduu dal aqoonsad iyo haddii dalal badani aqoonsadaan intaba waa OK .

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 7 місяців тому

    dhib maxaa ku jira hadaan is wada raacno hal dawlad noqono kistanka ka badano geeskaba ka talina inaga i dheeno meel kale u jeestaan halkaan isku jeedi lahayn

  • @MoudAli-fe7ws
    @MoudAli-fe7ws 7 місяців тому

    Arête de mentir on va bien et demain serait mieux
    On avance selon nos moyens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 iog fait son mieux 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 bientôt joli nama matashid mucarad qolfof A-ha oo mashruc iyo aragti dowlad lagu wadoo maa haysiin waxa qudhate add haysiin waa ismael baa sidan ah iyo eedeyne

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 7 місяців тому

      Bien dit frère

    • @keytavlogs8008
      @keytavlogs8008 7 місяців тому

      Run tu sheegay run tuna aad bey u xanun badantahey ismail hadu wax ku tarayo jabuti sida uma ekateen wad hurudaye hurdada ka kac sida Kuwait iyo UAE ayey u nolaan lahayen shacabka jabuti hadu dadka unaxayo shame on you.

  • @bigie2264
    @bigie2264 7 місяців тому

    😂 dayuuskan munafaqa siyasi ku shega isagu manu ogayn qabiilyaro somali laga gooyey oo adoonsi gaaled ku jira ila imika inuu yahay maanu ogayn gobol somali ka tirsan inu aha kulaha qomiyada somalidan ahay si jabuuti cidkale leeday somali baad ka tirsantihiin somaliland yada somalinimada ini bartay xornimadana somali ugu hor qaadatay haday dawlad dhaba oo dadkoodi xor isku doontana ilaa manta somali idilkeed kaligeed ka jirta yadood wax walba u gaysteena waliba xasuuq iyo dafiraad isku darteena wey ini cafiyeen waxoodina way dhisteen midowgi shalay radinayeene dhabta ahaana 60kiibu dhintay marka maanta ninwalbaaba halkiisi ama dhab somali halo mideeye ilaa kuwa adoonsiga shisheeya ku jira sida somalia jabuuti nfd and ogaden kabacdibay somaliland inila midoobi

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 7 місяців тому

      Kkkk waad cuqdad heshay. Waxaad ka xuntahay Djibouti oo ah dawlad aduunyada laga aqoonsan yahay walina aad dhaqaalaheeda hargeisa lagu dhiso. Ciirtaada dhame ayaa caydaada yaqaana