Wareejinta Hawada Somaliland, Deeqdii dawlada Kuwait ee Egal Airport iyo Mashruucii Xumbowayne Tuug maxamud xaashi nin aan ahayn la waydiinmaayo 😅😅😅😂 War dhafoorbuu ku yaalaayee Cuquubooyinkii aad gashay way kaa muuqdaan maxamuudoow 😅😅😅😮😢😂
Hawada cidna ba iibin, cidina may wareejin, Sland wax awood ah oo ay ku joojiso inay Somalia kala soo wareegto Nairobi. It was only matter of time, and the only thing Sland used to do was delay the transfer. Muse could not play the delay game with Farmaajo.
Maa shaa Allah farmaajaa badbaadiyeen soomaaliya tuugii rabtay in ay wadanka Kala karaan Allah subxaana hi watacaalaa ayaa noo soo diray madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo guuul
Su aashan way diin lahaa maxamuud xashi waxay ahaan lahayd 1maxaad adigu wakhtigaa uga hadli wayday ee aad dadka ugu sheegi way day arintaas hada aad ka warbixsay? 2.hada waxaad sheegtay in aad tidhi waan ogahay halka ay ka guracantay iyo sababta lagu bixiyay sidee ayaa lagu bixiyay? 3.maxaad ogtahay?
1) 100% waliba waqtiga kulimye ayuu ku jira malaa kursigii gudoomiyah xisbiga ayaa amusiiiyaya 2) wuu inoo sheegay waa la xooogay xukuumada muusan waa runti oo wax talaaba ma qaadin 3) hada tala fiican buu bixiyay lakin nimaanka meesha fadhiya ilama ah in ay wax ku qaadanay inta ka war hayo
Muxuu qarinayaa .dal kursi ku leh qaramada midoobay baa hawo maamulaya .ecwas na qarama midoobay beey hoos tagtaa Tan kale bari hadii la aqoonsado somalia waxaaga waad ka heleysaa Lakin badaada ma ka heleysaa dalka aad siineyso
On December 4, 2014, the Federal Government of Somalia and the International Civil Aviation Organization (ICAO) signed an agreement officially commencing the implementation of the transition program (Transition Project SOM14802) that will transfer full control of Somali airspace to the Government of Somalia.
We are not arabs . The palestinian are arabs and need Egypt not Somaliland Republic and Ethiopians are my neighbour and we share the largest hydroelectric infrastructure in Africa and the red sea access.... from saylac city Rep.of.Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we are not arab ! We are Africans Ethiopians ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa rageedii….Been ayaa laga sheegay ninkaa mas’uul ka ahaa ee Dalkii da u soo shaqeeyey Kuwa waxaa sheegsheegayna waxaa low ka ahaa Gudoomiye Faysal……oo reer Somaliland u haysteen…..nin wanaagsan….. Waa ninkii la fadhiistay ee la casheeyey!!! SubhanAllah
Intaa uu sheegay mahamuud xaashi waa biyo kama dhibcaan waa run laaxin laga laga jarimaayo dacaayad raqiis ah oo magac dil ah oo la soo dhoobdhoobay waxba ka qaadimayso jookarka siyaasada carabka dalabta leh iyo ka daacada wixii wax yaqaan ahi waa kala garanayaan inta ku shubashada ah dacaayada raqiiska ee loo soo dhiibay iyo ku makhruuqiinta ah ee is leh kaadh guba arikiinu waa faashil
Indeed, both Mahamed xaashi and Hiris are most corrupted of Siiraanyo’s administration though most of people in his government were bunch of robberies &they shamelessly robbed the country.
Muuse isagu tuu wado ayaa 100% ka xun wixii ragii hore xuneyeen. Isagana waxaa ka daran kuwa adiga iyo adiga haa adiga ee indho la’aanta ku taageeesan. Bal eega inanka da’da yar ee xukuma dalka BURKIINA FAASO sanad ba isga oo aan joogin wadankiisa wuxuu ka qabtay. Ilaahay ajar iyo xasanaad haka siyee.
Sida wax u muuqdaan dawladii hore kulmiye hadii wax kaqaladay Hawada Dawladan dambe ee Muuse ayaa Qaladka u wayn leh oo kadaba tagi wayday waayo xiligii farmaajo ayaa hawadu wareegtay Muuse biixi baana joogay hasheegto waxay uhuursatay ooy uga dacwoon wayday Dawaladan Mùuse maaha tu fahmi karta meelaha laga soo gali karo waa siday ciidanka kujabiyeen# From Gabiley#
Maxamed Xaashow Somali waxey shegto wax uunba ka jiraa lacagtii kuwait ee Madaarka Hargeisa lagu yadhi airport Caalami ah ka dhig lacgaraata Dollar iyo Dollar dadka ma uga xisabin karta a . hawada inaad baxisey Dawada Somali sheegtey xataa
2019kii markay Somalia hawadan la wareegtay ninkani sadax sanay dowladisi sii maqneed aqoon daradaa Muuse Biixi bay ku baxday iyo siduu wax walba uga amuusayey bal maxaay xukumadu la amuusan tahay oo dadweynihisa uu baraarujin la yahay?? Ama necbow ama jeclow Maxamuud Xaashi wa runtii xukumadani iyadu hays eedsato.
Waxan la yaabay dadka meeshan wax kusoo qoraya oo mid walbaa waxbaa la iibsaday ku hayo Ma is waydiiseen aan iibsannee mahaysanay horta goormee yeelanay oo ay noo shaqayn jirtay Wali ma nasoo martay eviation somaliland la dhaho intaan la iibsan ka hor nin ku ma aan jirin ayuu iibsaday 😊
Maya lkin kenya ayaa laga maamuli jiray markii ay somalidu ku heshisay in la wareejiyo ayaa la wareejiyey wax fahan somalida so heshiyaa la yidhi ha la idinku wareejiyo hawadee marki kan hadlaaya u saxexay inu heshiiska ogolyhay Aya muqdisho loo wareejiyey markaa khaladka maxamud xashi baa lahaa runi run
Gudoomiye Mohamud Hashi waxaa hadalkiisa ku cad in Madaxweyne Muuse lugu wareejiyey beri, bad iyo hawada. Laakiin in mudadii uu xilka hayay looga awood roonaaday hawadii & berigiiba hadana in ay bada qatar ku jirto. Waxaan rejeynayaa in uusan siyaasada ku fashilmin.
Goor maad yeelateen dalka wax illeen ma xishootaan oo caqliga kama shaqaysiisaan ninka ma wiil aan dhalan ayaad leedihiin wuu dilaw dalka aad sheegayso asaga ayaaban la aqoonsane goormee yeeshay pace diyaarado laga xukumo. Maxuu iib sadaa waxii aad haysato ayaa la iibsadayaaye war isku xishooda oo wax kale ka sheekaysta iyo hadda kadib maxaan samayn karnaa. Arinkan waxuu ka mid yahay waxa aqoonsiga loo raadinayo. Aqoon sigii waa idin ka maqan yahay asagana ma nin kan ayaa iibsaday tolow😅
Hadii la soo hello saxiixa maxamoud hashi inuu ogalaasat in hawada laga maamulo moqadushu. Siyaasada ma Ka baxaysa? Fadlan ii waydiiya maxamoud su'aashayda
MAXMUUD XAASHI WAA NINKA KALIYA EE URURKII XAQ U DIRIRKA AHAA EE SNM BASAASAY EE FAQASH KU SOO NOQDAY ISAGA OO LA SOO BAXSADAY GAADHI TIKNIKA AH EE GACANTA U GALIYEY CIIDANKII AFWEYNE!!!!!!!!!!!!
Gudoomiyuhu si fiican ayuu u hadlay, wadbadana waa noo faaiideeyey lkn anigu dawlada iminka talisa kama maqal ex Wasiir Maxamuud ayaa hawada wareejiyey. Dabcan koley marka khilaaf ku xumaado waxa uu saamaynkaraa waxyaabo heshiis lagu ahaa, mana ogin waxa khilaafkan labada dawladood u dhaxeeyaaba inuu ka bilaabmay hawada.
Maxamuud xaashi waan ognahay wixii aad adiga iyo Amina waris samayseen, maalin maalmaha ka mid ah maxkamad ayaa la idin gayn.
Guul Somaliland, allow cadowga Somaliland kashif.
Amiin
Wixii Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 aaminsan ama taageersan nacalatullah calaykum ilaahay tafiirtiina ha’idinka qaado oo saxariir idiin dil yarab🤲🏼🤲🏼 Wixii Somalinimo aaminsanna rabbi ha’barakeeyo guulna hasiiyo oo cimrigooda ha’u siyaadiyo iyo caafimaad yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Legend always Legend MAXAMUUD XAASHI CABDI 😏😏
Somalia land means the land of Somalia
Go tell your mum. We Somalilanders don’t care what you think
Saxerxii maxamuud xaashi ee hawada ma dafiri karo oo waa lahayas
Khaayin wadan afmacan
Nimankiinan Nin Tuuga Wareysanayaa Ka Daran
Waa khayimmal waa wadaniyiin dhamaantood
😂😂
😂😂😂😂😂😂
Tuug sool, ciidankii lajabiyay ,buurta gacan libaax , ina qaliifkii aad golaha keenteen ,wakiilada xerada lagu ootay ee aad yeelatay ee kuu shaqeeya idinkaa kadanbeeya oo dalkii Nacaybka muuse Biixi dalka u baabiinaysan si looyidhaah muusaa dalki kuburburay muuse gaadhimaysaan xasadkuna waa cudur
Ethopia wadankaan ku darsaneynaa hadaad joojin wayden beenta qaawan
Maxamuud Xaashi waa shaqsiga ugu beenta badan Siyaasiyiints Idoorka.
Waxad u egtahay nin tagey MashAllah ❤❤❤
Wareejinta Hawada Somaliland, Deeqdii dawlada Kuwait ee Egal Airport iyo Mashruucii Xumbowayne Tuug maxamud xaashi nin aan ahayn la waydiinmaayo 😅😅😅😂
War dhafoorbuu ku yaalaayee
Cuquubooyinkii aad gashay way kaa muuqdaan maxamuudoow 😅😅😅😮😢😂
Ninkani waa Mas weliba Afmaal ah intuu dhuunta ku mariyo ayuu ku odhanayaa kuma Liqin
@@cabdalacawilyoohiye3 kkkkk aadbaad ubaratay odayga timaha cadleh
Indho adayga aabihii weeyaan
@@sharmaakecabdale3181 Heego vs Huubo = Means nothing 🤣😅😀😂
Mr Buuniyow soo jawaab Fadlan ......
Harto somaliland hawadeeda ma Adna Adan baa maamusha
1- dhaqalihii baladhinta madarka hargeisa waa ninki cunay
2- xumbo-weyne project isaga cunay
3- hawadii Somaliland
Khawisad bad qaadatay wasiir
Hargaysa in la keeno mamulka hawada lkn muqdisho bila hadal ugu warejisay
Ina xaashi ano hjclo qiraya inu tuug yahay huwanta la shaqysta hawada ada masuul ka ah
Reerkaaga sheego waxba ha is bihinbihine sheegatooy
@@sharmaakecabdale3181😂😂😂 waxaa aad shubayso qiyaamaha ma laguu so qaladaa ileen iska hadal mahee
TUUG-TUUG dhalay, waliba sidaas baad Cod kaga rabtaa shacabka Jamhuuriyada Somaliland
Hawada cidna ba iibin, cidina may wareejin, Sland wax awood ah oo ay ku joojiso inay Somalia kala soo wareegto Nairobi. It was only matter of time, and the only thing Sland used to do was delay the transfer. Muse could not play the delay game with Farmaajo.
Maa shaa Allah farmaajaa badbaadiyeen soomaaliya tuugii rabtay in ay wadanka Kala karaan Allah subxaana hi watacaalaa ayaa noo soo diray madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo guuul
Farmaajo madaxbanaanida Soomaaliya kama gorgortami jirin.
Hawada ecowas baa waliged heesay 1991 ilaa 2017 somalia lagu wareejiyay gormad system hawada heesatan oo idin gaar ah
50 jiir 50 millions heesta 🤣😅
💰 💸
Ma qof sugayaa jira inuu yidhaa anigaa wareejiyeye iga raali ahaada?.
Su aashan way diin lahaa maxamuud xashi waxay ahaan lahayd
1maxaad adigu wakhtigaa uga hadli wayday ee aad dadka ugu sheegi way day arintaas hada aad ka warbixsay?
2.hada waxaad sheegtay in aad tidhi waan ogahay halka ay ka guracantay iyo sababta lagu bixiyay sidee ayaa lagu bixiyay?
3.maxaad ogtahay?
1) 100% waliba waqtiga kulimye ayuu ku jira malaa kursigii gudoomiyah xisbiga ayaa amusiiiyaya
2) wuu inoo sheegay waa la xooogay xukuumada muusan waa runti oo wax talaaba ma qaadin
3) hada tala fiican buu bixiyay lakin nimaanka meesha fadhiya ilama ah in ay wax ku qaadanay inta ka war hayo
Cabdiraxman cabdishakuur ka somaliland 🤷♂️
Kolka dhan laga eego waa runti Mohamuud xaashi lakiinse kolka aan eegay Reactionkisa iyo sida uuna ugu si dheranayn hadalka waxa iso baxday inu wax badan qarinayo.
Adigu so dhari hhhhh
@@Maan_koriye Wax tagay tigsimad ma leh.
Muxuu qarinayaa .dal kursi ku leh qaramada midoobay baa hawo maamulaya .ecwas na qarama midoobay beey hoos tagtaa
Tan kale bari hadii la aqoonsado somalia waxaaga waad ka heleysaa
Lakin badaada ma ka heleysaa dalka aad siineyso
@@osmanmohamed6893 Aqoonsigaga kuwa hortaagan sow Somalia maaha maxa ino geyay Ethiopia in aan aqoonsi kaga badalano kiro 20km!
Somaliland haday burburto walaahi mucaatadka Somaliland baa lawaydiinayaa
Siday awood ugu yeesheen somalia inay la wareegto hawadii dhexda loogu hayay labads dawladood bal noo fasirdee yaa u fududeeyay
Somalia 🇸🇴 qaran ah somaliland waa maamul Hoos yimada dawlada federal ka
Xataa Hadad Ayeydaadii 15’aad Soo Kaxaysato Somalia Hoos Keeni Mayso.
Somalia waa maamul hoos yimaada DAWLADA FEDERALKA ALSHABAAB AMISOM
waa run hadalkaasi MAXAMUUD XAASHI hawo muu iibsan ee kuwa meesha fadh fadhiya ayaa lagla hoos baxay intaay xintan ku mashquulsanaayeen
Xaqiiqaduu kahadlay
On December 4, 2014, the Federal Government of Somalia and the International Civil Aviation Organization (ICAO) signed an agreement officially commencing the implementation of the transition program (Transition Project SOM14802) that will transfer full control of Somali airspace to the Government of Somalia.
Waa la hayaa saxeexaagii
MAXAA HAWADA SOOMAALIYEED IDINKA KHUSEEYA SOW IDINKII XABASHIDA NOQDAY.
Walaaahi anaaa markhaati ka ah maxamuud xashi allah h ku barakeeyo
O qiyaamaha laguu soo joojiyaa ileen waad dhaarataye?
Hawadu waxay ku jirtaa gacan badbaado hadiikale muuse,wuu iibin,lahaa somaliyaa hawada masuulka ah
We are not arabs . The palestinian are arabs and need Egypt not Somaliland Republic and Ethiopians are my neighbour and we share the largest hydroelectric infrastructure in Africa and the red sea access.... from saylac city Rep.of.Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
we are not arab ! We are Africans Ethiopians ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Siyaasi and laga guulaysan
Waa rageedii….Been ayaa laga sheegay ninkaa mas’uul ka ahaa ee Dalkii da u soo shaqeeyey
Kuwa waxaa sheegsheegayna waxaa low ka ahaa Gudoomiye Faysal……oo reer Somaliland u haysteen…..nin wanaagsan…..
Waa ninkii la fadhiistay ee la casheeyey!!!
SubhanAllah
Muuse waxa lagu warejiyey dal mid ah oo wixiisu u dhameys tiran yihiin e meel haku sheego 😂
Jookarka kaga ilmeysiiya heego ❤👏
Madaxwayne.dadka.dhaqay.danyar.jeble.tajir.isdareemayn.sobabwaxa.u.ahaa.cashuuraadkadalka.oowadajabnaa.afkisankadhagaystay.dakada.miyaan.lagukordhin.dadka.halmarna.muukordhin.dahirriyalena.halmar.ayukodhiyay.waxyar.dharagbaanukujirnay.iyo.daldhismaya.kulniye.sixirbarar.7dobajerlibinlaab.dhiigmirato.sobabay busarad.sobabay.ganacsixidhmay.dad.iscunaya.suudh.iyo.niigtaywadaxidhan.kalin.labalitir.iibinaysa..dumarkii.iyo.ragiiyo.ishaysta.tukhaanwada.yaaban..baabuur.aan.rarsidin.owadataagan.hayqa.sanine.ninkii.damqanayow. igagaraba.
Muse iyo canaasiirtiisu ma iyaga fahamsanba macnaha hawada hada ayuunbay ku tooseene mida kale dhinackasta dalkii lo dhibey waa laga goostey
Tuug kaahiye
Inalilaah 😢😢😢😢war eirporkii hargeisa dhaqaalihii lagu bixiyay ninkii yidhi manad ahayn aqonumanlahay,adoo cunay
Hadaa lacagtan badan ee aad haysato xagaad ka keentay?
Maxamud xashi .marki lala wareegayay hawada somaliland maxaad uga hadliweyday ee maanta uga hadlaysa . ?????
Masuul bal haba wareejin ee ma dawlada soomaaliyeed ayaa muuqatay Haa maya
Allahu akbar wlhi bn casawajalaha laga baxsan karin
Kuwan Leeh waa Tuug weyn Muuse Biixi dhulkii oo Dhan buu iibsaday wadankiibuu qaybdhan kasoo baxay Ciidankii 33 La dhisayay buu 8 Bilood ku baabiyay
Intaa uu sheegay mahamuud xaashi waa biyo kama dhibcaan waa run laaxin laga laga jarimaayo dacaayad raqiis ah oo magac dil ah oo la soo dhoobdhoobay waxba ka qaadimayso jookarka siyaasada carabka dalabta leh iyo ka daacada wixii wax yaqaan ahi waa kala garanayaan inta ku shubashada ah dacaayada raqiiska ee loo soo dhiibay iyo ku makhruuqiinta ah ee is leh kaadh guba arikiinu waa faashil
Anigu hal mid baan idiin oggahay in siyaasi been mooyaane aanu run sheegi doonin. Ee aakhiro ayay xisaabi taala.
Ilahay kaa yab akhr cimribaad thahaye
This guy comes on TV to defend himself but never defends Somaliland. I don't trust him and Somalilanders shouldn't trust him too.
Adeer umada ka xishood cidkasta wayku ogtahay
Waxa ayan daro ah in uu weliba ina hor joogo xilna doonayo inu tuug xishoda noqda fcnayd
Ĺl@@cabdikarimofficial4689
Maxamuud xaashi waad fashilantay runtii
tuug tuug ...tuug..tuug wayn
Aabbihii musuqmaasuqa, isaga iyo xirsi waa kuwii siilanyo la degay .
Waliba kani wuxu dheeraa carabka ayuu dhulka marinaayey waxba kamuu tagi jirin
Indeed, both Mahamed xaashi and Hiris are most corrupted of Siiraanyo’s administration though most of people in his government were bunch of robberies &they shamelessly robbed the country.
@@MurtidaTvmuuse bixi baa kasi xun isaga.oo dhan alla dhan uu usocdo lagaranayn oo ma dhergaa dalkiina baabiyey
Muuse isagu tuu wado ayaa 100% ka xun wixii ragii hore xuneyeen.
Isagana waxaa ka daran kuwa adiga iyo adiga haa adiga ee indho la’aanta ku taageeesan.
Bal eega inanka da’da yar ee xukuma dalka BURKIINA FAASO sanad ba isga oo aan joogin wadankiisa wuxuu ka qabtay.
Ilaahay ajar iyo xasanaad haka siyee.
Benaale tuug tuug
adiga tuug ah muuse qamuunyo baloodh qaate bad gade ka hadal
Maxamuud Xaashi Cabdi waa nin ay siyaasiyiinta Somaliland oo dhammiba ka hinaasaan. Markii ay aragti iyo aqoon kaga adkaan waayeen. Waxay miciinsadeen inay cay u miisaan.
mayee waa la ina wasay sheekhaw yaayuhal xabashi
Farmaajo maanta kahor waligey ma taageerin war wuxu laandheeraysnaaya. Xoogbu nagaga qaatey kulahaa
Sida wax u muuqdaan dawladii hore kulmiye hadii wax kaqaladay Hawada Dawladan dambe ee Muuse ayaa Qaladka u wayn leh oo kadaba tagi wayday waayo xiligii farmaajo ayaa hawadu wareegtay Muuse biixi baana joogay hasheegto waxay uhuursatay ooy uga dacwoon wayday Dawaladan Mùuse maaha tu fahmi karta meelaha laga soo gali karo waa siday ciidanka kujabiyeen# From Gabiley#
Lacagtii hawad Somaliland, wataa inaga wareerisay golaha wakiilada😔😔😔
Tuugii hawada iibsaday
Kuma wanaagsanid inaad somaliland hogaamiye u noqoto
Maxamuud xaashi afkisa ayu kayidhi Somali waxanu ku heshinay in hay Aadil hanjirtay oo Somali loo gacangaliyay
Kan waa tuug
سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم
Maxamudow mahaba dadkan in loo jawaabo wayo dalkiba meel kuma sheegayane hawadibay ku dhex dawakhayane
Maxamed Xaashow Somali waxey shegto wax uunba ka jiraa lacagtii kuwait ee Madaarka Hargeisa lagu yadhi airport Caalami ah ka dhig lacgaraata Dollar iyo Dollar dadka ma uga xisabin karta a . hawada inaad baxisey Dawada Somali sheegtey xataa
Hargeisa, markaa ugu horeysay ayaad qabaxdada aad qaadatey.
Somaliland somalia yaa leh.
2019kii markay Somalia hawadan la wareegtay ninkani sadax sanay dowladisi sii maqneed aqoon daradaa Muuse Biixi bay ku baxday iyo siduu wax walba uga amuusayey bal maxaay xukumadu la amuusan tahay oo dadweynihisa uu baraarujin la yahay?? Ama necbow ama jeclow Maxamuud Xaashi wa runtii xukumadani iyadu hays eedsato.
Waar adiga iyo cidda kula shaqaynaysey Somalia iyo ballankeeda sideed u aaminteen miyaydaan aqoonin Somalia , miyaydaan waxba ka maqlin amma akhriyin taariikhda madow ee Somalia iyo Somaliland soo kala martay . Adiga iyo noocaaga sidee ammaano qaran markale loogu igmankara وبالله التوفيق
Geesi
Waxan la yaabay dadka meeshan wax kusoo qoraya oo mid walbaa waxbaa la iibsaday ku hayo
Ma is waydiiseen aan iibsannee mahaysanay horta goormee yeelanay oo ay noo shaqayn jirtay
Wali ma nasoo martay eviation somaliland la dhaho intaan la iibsan ka hor nin ku ma aan jirin ayuu iibsaday 😊
Maya lkin kenya ayaa laga maamuli jiray markii ay somalidu ku heshisay in la wareejiyo ayaa la wareejiyey wax fahan somalida so heshiyaa la yidhi ha la idinku wareejiyo hawadee marki kan hadlaaya u saxexay inu heshiiska ogolyhay Aya muqdisho loo wareejiyey markaa khaladka maxamud xashi baa lahaa runi run
Isaaqu waa wada waalan yihiim ma Dinka hawada maamumala somali baa maamusha
Siyaasada Somaliland waxay luntay markii Dir. Irir iyo Oromo waa dir laynoo keenay walee! Intii Hore waxa ay doodu taagnayd Somaliland iyo Koonfur walee!!!!!
sxb anagaa Dir nimadi nalagu heestaa kadib eed Maa noogu sii daree😂
Illahay xishoodka kaa qaad.
Cawridee joonow, magacaagii ayaad kacarartay markaasaad rag wax kasheefaysaa
@@subxaanyoalbu7749hhhhhh waar joon nabad gali subxaanyooy😂😂😂😂 joon 😂😂😂😂
Ilaa 1960 waa la ina xoogay waa la ina qalday bay la soo taagan yiin siyaasi yiintii woqooyi waa fashil dhamaan tood ✍🏾
Iib ha ku cararin waad bixisay hawada Somaliland e. Maxamuud Xaashow yey hada kula qadhaadhaan adigaa halkaa ina mariyee
Madaxweyen Daahir riyaale baa ku yadhi madaxweyn Siraamyo waxaan kugu wareejinyaa dhul iyo Dad mid ah Madaxwyen Siraanyo waxba ma qasin ee Xiirsi Gaab iyo Mahamed xaashi aa shacabkii qabiil galiey kala qaabiyey
Maxamuud xaashi hadal yaqaan halnadag oo aan dhicdhicin.
Tuugii hawada iibiyay ayaa hadlaya indha adagaa waa yaab
Wa tarikh
Gudoomiye Mohamud Hashi waxaa hadalkiisa ku cad in Madaxweyne Muuse lugu wareejiyey beri, bad iyo hawada. Laakiin in mudadii uu xilka hayay looga awood roonaaday hawadii & berigiiba hadana in ay bada qatar ku jirto. Waxaan rejeynayaa in uusan siyaasada ku fashilmin.
Libaax la xaganayo weeye
Dawlad waxaa inoohu danbaysay daahir riyaale siiraanyo wuxuu wareejiyay qabtaalad iyo qudhin
😂😂😂 Tuuuuuuug weyn godka alllah kuma nuro Isaga Bishiish yar ku bixiyey Hawadi dalkan somalilamd lahayd
Goor maad yeelateen dalka wax illeen ma xishootaan oo caqliga kama shaqaysiisaan ninka ma wiil aan dhalan ayaad leedihiin wuu dilaw dalka aad sheegayso asaga ayaaban la aqoonsane goormee yeeshay pace diyaarado laga xukumo.
Maxuu iib sadaa waxii aad haysato ayaa la iibsadayaaye war isku xishooda oo wax kale ka sheekaysta iyo hadda kadib maxaan samayn karnaa. Arinkan waxuu ka mid yahay waxa aqoonsiga loo raadinayo.
Aqoon sigii waa idin ka maqan yahay asagana ma nin kan ayaa iibsaday tolow😅
Qiyaamo qaran oo aad u wayn weeye xaqiqdiii ax ax ax ilahow ila goormu tuug kolba umadan xil u qabanaya😊
Adigaa lasoo xaadiraya malinta qiyamaha cadayn haw waayin
Hadii la soo hello saxiixa maxamoud hashi inuu ogalaasat in hawada laga maamulo moqadushu.
Siyaasada ma Ka baxaysa?
Fadlan ii waydiiya maxamoud su'aashayda
indho adagaa
❤HEEGO. AYAA. ERYANEYSA. MAXAMUUD XAASHI❤. WAAR. HALOO HIILIYO. INANKAANU ❤ABTIGA. UNAHAY. GERXAJISIYOW❤❤ YAAN. LAYDIINSOOMARIN. NINKAAS. ABTIGA LOOYAHAY❤ HEEGO IYO. HADHAAGII. JEEGAANTII. BURBURTEY❤ AYAA. ERYANAYA❤❤HALAGA. DHICIYO. DHAMAANTIIN. ❤❤❤ XISBIGA. WADDANI NA HADIFAACO. NINKAAS. MAXAMUUD XAASHI. ❤ KULMIYE. HALAGU. DAAYO. ❤HAWADA. LAAKIIN. YAAN. SHAQSI. GAARA. LA GU SHAAN BADEYNIN. ❤OON. KARAAMADIISA. IYIO SHARAFTIISA. MEEL LAGAGA DHICIN ❤ TAAS. HALA. OGAADO❤. NINKA. RAGA AH ❤EE SLND. BEY. HEEGO. IYO. TAAGEERAYAASHA. KULMIYE. ERYANAYAAN❤YAAN. LOOMAQLIN ❤❤ REER. SLND TA. SAXDA. AH EE. DAACADA. AH ❤❤GUUL. GEESIGAAS. INA XAASHI ❤. IYO. TAAGEERAYAASHIISABA ❤❤GUUL SLND. GUUL WADDANI ❤❤RAJADA. SHACABKA SLND❤
Oo markhati aya lakeenay niin muqdisho kaso jeeday aya maha aha sheegay oo ku amanayay
Halkaa waa is daafacay, allaylehe hog buu degey!!!!
Malaha waxa usii habboonayd in aanu is difaac uun ku ekaane uu eedaha uu saaxiibkii Muuse aakhirkii hadalkiisa u jeediyey sii xoojiyo oo dammiin far waaweyn baa wax loogu
dhigaaye far waaweyn oo shacbigu wada fahmayo kusii bayaaniyo.
Tuuuuug Naaxay
Walaaloow hada wixii ka danbeeyo weey dhamaatay
Wana in leedin laayo oo ledin cunaqabateyo dhanwalba in ledinka dilo wayo yahuud raac ayaad noqoten
MAXMUUD XAASHI WAA NINKA KALIYA EE URURKII XAQ U DIRIRKA AHAA EE SNM BASAASAY EE FAQASH KU SOO NOQDAY ISAGA OO LA SOO BAXSADAY GAADHI TIKNIKA AH EE GACANTA U GALIYEY CIIDANKII AFWEYNE!!!!!!!!!!!!
Gudoomiyuhu si fiican ayuu u hadlay, wadbadana waa noo faaiideeyey lkn anigu dawlada iminka talisa kama maqal ex Wasiir Maxamuud ayaa hawada wareejiyey. Dabcan koley marka khilaaf ku xumaado waxa uu saamaynkaraa waxyaabo heshiis lagu ahaa, mana ogin waxa khilaafkan labada dawladood u dhaxeeyaaba inuu ka bilaabmay hawada.
si wanagsan o daacadna wuu u hadlay.
Xaashiyaw dibaad ka xumaatay raganimaduna waa mabda cad horusocod iyo daacadnimo xasad nimo ka dheertahay ka shaqaynta iyo usamirka danta umadaada iyo u hiilinta shicibkaad ka soojeedo ficiltan siyaasadeedna u ilawdo
Somaliland waa in aan aabo farmaajo ugu dacwoonaa
Tuug
Hawo dhiibe
Waad ka shaqaysay
Dhiibida hawada