Ilaahay ha u naxariisto labadaba magool waa fresh from the factory … Cabdilahi diiriye sooraan ayaan ka maqlay in magool iyo koox ay la socotay horaadkiii lixdamaadkii yimaadeen hargeisa halkaas oo ay magool kaga hadhay kooxdii ay la socotay
Heestaan dee waa Subcis. The voices are Magool and Mohamed Yusuf in their teenager years. Heestaan dhamaan fanaaniinta reer Waqooyi way wada qaadeen. Composed by Cali Sugule (Dun Carbeed)
Wax subagle la yidhaa qaraamiga shaqo kuma laha Jawharaluulna waa sawd dhaqameed fanka ka horeeyay. Sidoo kale marka heestan Radio Hargeysa lagu qabtay waa 62kii Ninka aad sheegayso Subagle meelna fan kamuu soo galayn.
@@xasanmagafe5780 laxamada Qaar way ka horeeyeen Cabdulaahi Qarshe iyo Ragiisii Qaar ka mida Laxanka Nugul baa ka mida codadkii la sameeyay 1946 kii meelahaas Kadib buu Cabdulaahi Qarshe dib u casriyeeyay ua-cam.com/video/hT7Qw0y6gR8/v-deo.html
Aniga codkaan inow magool yahay shaki ban ka qabaaa, shakigana waxaa soo xoojinaya Marka ay leedahay "kaan u jiidh go'ayoow " meshi R laga rabay ayey DH isticmaashay, waana farqiqa lagu kala saari karo rer waqooyiga iyo rer koofurta .
@@mohamudibrahim6558 iska hubi sxb aniga heestan Laftirkeeda Waan soo galiyay oo Waxaan ku soo qoray Maandeeq la Tashi badan ka dib codkan Wuxuu noqday Magool Mar kalana Waa ban hayay oo Magool ah ua-cam.com/video/XLwO6As8Y0s/v-deo.html Balse Jawhara Luula oo ay Maandeeq qaadayso wali maan maqal.
Oh, the old songs have a special feeling, Somali literature is golden, and may God have mercy on Magool and Mohamed Yusuf.
Allahumma Ameen
Ilaahay ha u naxariisto labadaba magool waa fresh from the factory … Cabdilahi diiriye sooraan ayaan ka maqlay in magool iyo koox ay la socotay horaadkiii lixdamaadkii yimaadeen hargeisa halkaas oo ay magool kaga hadhay kooxdii ay la socotay
Allah ha u naxariisto labadoodaba Maxamed Yuusuf jaar baanu ahayn 2008 ayuu Hargeysa ku geeriyooday 😢
laxanka Jawhara luula waaa laxannada ugu badan ee laqaado. cajiladdani waaa cajilladaha ugu macaan cajilladaha laxanakan eee laduubay. Eebbe ha unaxariisto Magool iyo maxammedba.
Salaan gobeed #Khabiir #Qaraam sxp sare 👋🥰🥰
Sallaamulaahi Calaykum sxb sare🙌
الفن القديم لا يمكن ننساه ذكريات جميلة جدا، ،،،، اللهم ارحم حليمه خليف مجول ومحمد يوسف عبدي والشاعر المرهف علي سغلي جميعا
Aun Dhamaantood.
🌋
Fan waa fankii hore heestani waxay ka mid tahay kuwaan waligood duugoobayn, allah ha u naxariisto dhamantood.🙏
Axsan sowd Aun Eedadeey Qaali Magool iyo Mohamed Yusuf. Aamiin
Aabe miday heshiiyeen aabiyo hooyiyo miday ay hiil kaa Bideen aduunaa huraa hoona kugu dhaafaybay ina kala helay woow waxba may reebin !!! Bal midhahaa eeg AHUN abwaan Ali sugule .
Waxan filaya in ay maandeeq tahay
Xasuus fog iyo heeshii aan ka maqli jiray RADIO HARGAYSA WEEYE , AYAAMO SAMAAN.
Subxaanallaahi cadiim Af Soomaaliga
Maxamamed yuusuf cabdi ❤faadumo c/laahi kaahin maandeeq❤1963❤
Heestaan dee waa Subcis.
The voices are Magool and Mohamed Yusuf in their teenager years.
Heestaan dhamaan fanaaniinta reer Waqooyi way wada qaadeen.
Composed by
Cali Sugule
(Dun Carbeed)
alla jeclliaa heestan
Heestan magool maaha fanaanada qaadaysa...waaa maaandeeq. Waaa la hubba taaaaas
Yaa huba sxb😅 inay Magool tahayna waa la hubaaye
Anigaaaaaa hubaaa maandeeq baba laga soon wariyay. Radio hargeisa. ImisaaN ka dhagaystay iyadooo la leeyahay waaa maandeeq
Saas lagaa rabaa sxb
Aawada ma jiifsado"e
❤❤❤❤❤
Soomaali suugan cajiiba bay leedahay xag jacayl iyo xag wadaniyad.. Magool the queen of Qaraami maaha , laakin waa Maandeeq oo iyaduna fanaanad qaran ahayd .. marka ciwaanka inaga saxa .. waliba soo badiya heesaha suuganta Somalinimada taas baa maanta dalku u baahan yahay ua-cam.com/video/BN1ezHvbS0w/v-deo.html
Luuqdan Wax baa isku murugsan Magool & Maandeeq baa la isku hayaa Magool bay ila taxay xagayga Asxaabtayda kalana Waan tix galinayaa qudhooda.
@@khabiirqaraam7935 danankan waa Magool.
Wax subagle la yidhaa qaraamiga shaqo kuma laha Jawharaluulna waa sawd dhaqameed fanka ka horeeyay. Sidoo kale marka heestan Radio Hargeysa lagu qabtay waa 62kii Ninka aad sheegayso Subagle meelna fan kamuu soo galayn.
Kolba isagaa heesta isagaa Sameeyay Codkan Jawhara Luula
@@khabiirqaraam7935 Dee fan ba kumuu jirin ee Subagle aqoon usoo yeelo horta
@@xasanmagafe5780 Laxankani wuxuu ahaa codadkii ugu horeeyay ee Heelooyinka Waxaana dib u casriyeeyay Ninka la yiraahdo Cumar Subagle hadalna uma baahna taasi ua-cam.com/video/j1l4ibOrNwE/v-deo.html Macalinkii Waynaa oo isaguna Xusaya arintani waa kan
@@khabiirqaraam7935 Kkk Wuxuu kusoo qoray 1946kii Waqtigaa Xitaa Cabdilaahi Qarshe hal hees waqtigaa ma qaadin fanna sooma gelin. Waqtigaa hal sawd oo Cabdi sinimoo sameeyay oo balwo la odhan jiray baa socday. Subagle xitaa lixdankii xorriyada fankiisu kama bilaabmo.
@@xasanmagafe5780 laxamada Qaar way ka horeeyeen Cabdulaahi Qarshe iyo Ragiisii Qaar ka mida Laxanka Nugul baa ka mida codadkii la sameeyay 1946 kii meelahaas Kadib buu Cabdulaahi Qarshe dib u casriyeeyay ua-cam.com/video/hT7Qw0y6gR8/v-deo.html
😮
Magool maha sxb waa fadumo claahi mandeeq
Asc walaalo u malaynmaayo inay gabadhani tahay magool maaha magool.
Wcs wll mahadsanid.
@khabiir❤
Waa mandeeq magaca waad ku qaladay
Yaa yiri sxb😆
War khabiir ma'adigibaa fanaaniitii isu qaldaaya
Codkaani magool maaha ee waa maandeeq
😄 ha ka yaabin sxb.
Aniga codkaan inow magool yahay shaki ban ka qabaaa, shakigana waxaa soo xoojinaya Marka ay leedahay "kaan u jiidh go'ayoow " meshi R laga rabay ayey DH isticmaashay, waana farqiqa lagu kala saari karo rer waqooyiga iyo rer koofurta .
Maandeeq
Maahee
Magool maaha gabadhan
Noo sheeg hada gabadhay tahay marka
Faadumo cabdilaahi kaahin ayaa la dhahaa awaw magoola way qaaday laakiin keligeed ayay qaaday
@@mohamudibrahim6558 iska hubi sxb aniga heestan Laftirkeeda Waan soo galiyay oo Waxaan ku soo qoray Maandeeq la Tashi badan ka dib codkan Wuxuu noqday Magool Mar kalana Waa ban hayay oo Magool ah ua-cam.com/video/XLwO6As8Y0s/v-deo.html Balse Jawhara Luula oo ay Maandeeq qaadayso wali maan maqal.
Sxb aniga waan hubaa aniga magoool waa fanaanadayda koobaad dhanka hablaha yada Aamina cabdilaahi Khadra xabiiba Xasan laakiin cidkasta u gee codkan waa maandeeq
@@mohamudibrahim6558 waa hagaag sxb mahadsanid waxbaa isku murugsan meesha bal waan eegnaa wali.
Codkani magool ma ahan maandeeq bay u egtahay
Iyadoo magool kaligeed qaadayso heestan oo xili hore ah baan UA-cam ka hada Soo galinayaa armaad iyadana dhahdaan waa Maandeeq😂
Codka gabadhani waa caasho Abdow malayka 😂😂😂
Maahee😅
Marka codadka waayo aragnimada aan u leeyahay ku dabaqayo waa caasho abdow gabadhan Magool iyo maandeeq toona maaha 😂😂😂😂
Markaas waxba lama joogtid. Hadaad caasho cabdow halkaan keen tayba😅
@@khabiirqaraam7935 magool iyo maandeeq toona maaha codkani
@@khabiirqaraam7935 caasho cabdow iyo maandeeq waa isku dhawyahiin