ASC SHEQ ALLAHA KU BARAKEYEE FASIRKI RIYOYINKA NISO CELI INSHALLAH ANIGA HADA KAHORAAN KU RIYOODAY WEYNA I RUMOWDAY WUNA I QIYAMAYEY NOLOSHEYDANE WAKA BAXAY ALXMDULILAAH
Asc Sĥekh riìmi allaha ku xafido mar walba ìo meeĺ kàsta Sheek waxa ii fasirtaa riyada tan allaha kaa ajar siiyo Shek waxn ku riyoodày mcln iskuùlka ii dhigo oo gacanta igu dhagan oo idhahaayo waan ku guursanayaa aniga ka diidaayo oo dhahaayo maya waxs ma ahan suura gal mclnkyga tahay wax sahlanna ma ahan Shek magàcygu waa ruun abdi
Sheikh allh ku barakeye waxan ku riiyoday ango jiifo Ina kiicii wayey dadkan waan maqalaya man kicikarin markan so kacayna Wan baxaye ii fasiir adigo rali aha
Asc sheekh riimi jazakalahu qeyra waxaan ku riyoodey anigo bas racayo kadip markan kaso dagayey ayaa lugta qodax iga mudeysaa iso fasir qeyr Allah ku siiyo
Sheekhoow riyada xun waxaa fiican in la kashifo saasaa lasheegay iyadoo aan labeenin karin wuxuu inoo sheegay nebigeenii udgoonaa ee muxamad rasuulullaah scw me
Asc sheqriimi qer Alle hakusiyo inbadan wan lasocda barnamijyadada waxbadan nah wan kafaiday lkn sheq waxan rabay sheko yar in an kula wadago i riyo ad hada kahor ifasirta tay 2020 I ayado dib igusolabatay sand Kan an jogno 2022 I was yabihii an lakulmay waxan raba sheq mel an kala so xariiro qer alle ha kusiiye si an arinteyda kula wadaago shugran inaad ifahantan rajeynayaa
Aac Shiokh Rimi Allah haku barkeeyo Riyo Ayaan Rabaa inaad fasisho waxaan ku Riyooday Anigoo Qubuuro fara badan ku socda wado dhex marta Ku Badan Qiiq Ama Qiic AYaa ka baxayay
Sheekhow plz iso fasir waxaan ku riyode hooyadey oo dhaleyso 2 canug oo qurux badan ma tana ah hooyadeyna waa qof weyn da ah nina uma jogo riyadas ciyalkas habenki dhan anaa haye said ayaan ugu faraxsana marka kacay naxay
Asc sheekh laba habeen o isku xiga Ayaa waxan ku riyooday riyooyin isku mid ah oo labadaba aan riyada kasoo booday hadii aad ii fasiri karto waan kula wadagaya wllhi xalay iyo haben hore ayaan ku kala riyoday waanay I walwal galiyeen
Ninkeyga o i wiyamayo wa ku riyoday sido jale walashey oo xanunsan k la qalay o calosha furatay oo aan oonsayo oo naxssn an so kacay o jidka cararayo o fhahayo walashey mcnway iga dhimatay 😭 qofa is naqano wa is dagalnay waliba ano xabad ku dhufuna subxana llaah
Asc sheekh waxan ku riyoday ano wiil dhalay oo ninkal u dhalay oo sariti dhexad ka qabasatay oo qab kamida nin ka iqaba ku fadhiyo isago folxun waan laqaba waxa caruran ma dhali
Asc sheekh waxan ku riyoday anigo wiil dhaya oo nin aan iqabin u dhalay oo sarirata gurigaga itala dhexada ka qabsatay oo qayab kamid nin folaxuni ku fadhiyo waan laqaba caruur ma dhalin
Asc sheekh riimi waan ku salaamay riyadan iiso fasir insha allaah waxaan ku riyooday lacag badan o dollar ah 5000 kun ah o aabahay isiiyay xageed ka keen tay ban ku idhi Allah baa isiiya buu idhi
Sh su,al wataaa suxirka qofka qabrikiisa malala kalinaaaa misse agtiisa laku dukaaaa
Allah khairy kusiyo cher remi chenelle
Shikhow Waan kuriyoday ani go magalo weyntagay❤❤
Masha allah shiikh reemi ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin aduunyo iyo aakhiro alaha Kaa siiyo insha allah
wll mcn muradkaga alle haku sahlo dambigaga alle haku dhafo albab walba oka xirna alle haku furo naso boqo nosar subscribe like shere mhdsndn❤❤❤❤
Asc sheekh Allah haku barakeeyo wxn rajeynaa inaad iigajawaabto riyadeyda wxn ku riyoode anoo dahab aad u badan aan haysto iskuna habeynaayo ayaa waxa iitimid habarcajuusa ah waxay damacde iney iga dafto anna Wn ka diide anoo rabo inaan lacag ugu badalo kedib wey icayrsataa meelkasta aangalo wey idaba taagantahy ugu danbeen guri ayaan isu xire
Masha allaaah
Allaha ku xafido shekhanagow
Mash allah
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan sheekha Allah ha Ku barakeyo amiin amiin amiin
Asc Aamiin Aamiin mashallah shukrn
Masha allah ❤sharaf iyo karaamo
Masha allah ilaahey haku xafido sheikh reemi
Masha allah shekh waxad ifasirta adeerkay iyo islantiisi odhintay marka labaduba way dhontee lkn iyaga nool ayan ku riyoday ogurigogii joga on ayaday lahadlayo waxay igu tidhi adeerkana u joga lkn imika ubaxay
sheeq riyadaa waa qaayaali waxjiraa maa ahaa just dream kkkkk
Asc sheikh jazakalahu kheyr
ASC SHEQ ALLAHA KU BARAKEYEE FASIRKI RIYOYINKA NISO CELI INSHALLAH ANIGA HADA KAHORAAN KU RIYOODAY WEYNA I RUMOWDAY WUNA I QIYAMAYEY NOLOSHEYDANE WAKA BAXAY ALXMDULILAAH
Alle Haku barakeyo
Sheekhow abaaro ayaa dadka saameeyey oo gaajo u dhimanaayo😥 masaajidyo waa inoo buuxaa Alxamdulilaah lkn nafta in la badbaadiyo ayaa mudan ayaan is leeyhy alahu aclame.✋
Oohintayda ayaan ku toosay subhnallh
Waa farxad
Maansha allah sheekh
Aaaamiiiin shekh ducadaada Alla ha ino aqabalo
mansh alla
Asc
Sĥekh riìmi allaha ku xafido mar walba ìo meeĺ kàsta
Sheek waxa ii fasirtaa riyada tan allaha kaa ajar siiyo
Shek waxn ku riyoodày mcln iskuùlka ii dhigo oo gacanta igu dhagan oo idhahaayo waan ku guursanayaa aniga ka diidaayo oo dhahaayo maya waxs ma ahan suura gal mclnkyga tahay wax sahlanna ma ahan
Shek magàcygu waa ruun abdi
Asc.goorme ayaa nooga soo jawaabe fasiraada riyooyinka.
sheq rimi ilahay hsku xafido
Asc sheeeq Allaha kubarakeeye wxan rabay riyo inaa ifisirto xagee kalaso xariiraa
Labarku mee intee kahelaa
Asc sheekh jazakallah khayr sida aad wax noogu soo gudbiso lkn waxan rabay in Riyo lay fasiro taason doonayo in si gaara laygu fasiro xagee lagala xidhiidhaa sheekha
Shiikh alaah haku barakeyo waxan ku riyooda ayadoo lay du 4:03 caynayo
Sheikh allh ku barakeye waxan ku riiyoday ango jiifo Ina kiicii wayey dadkan waan maqalaya man kicikarin markan so kacayna Wan baxaye ii fasiir adigo rali aha
Walaal riyo maahan midaas waa cilmi nafsi
Shiikh waxan kuriyoday marwalbo anigo qof cafis katalbayo idana iga yeleyso maxena qesa
Aslamu calaykum
Sheikh khayr Allah hakusiyo xagee riyada xagee kugu sodiraa
P
Maasha allaah
Asc sheq allaha kaaraali noqdo habeen baa kuriyoday qof aan aqano oodhinte anikoo dib u arkayo
Mansh allah
Sheikh rimi asalamu calaykuum waraxmatulahi waa barakatuu...
Riyoyinka dadka cad cad ee kuguso noqnoqda rag amaa dumaar ee quruxon waa maxay
Sheek aasalamucaleykum Waxan aahay gabar casale Waxan kuuriiyodey samada magaca aalakuromeyya
shiiq Anigoo laiqabo oo nin macalin ah igursanaayo oo anna aad u faraxsanahy
Shiiqo qof xanunsan oorestay hatan kuriyodo xekufasi ranta
Shiikhow Riyo ma arko
Asc sheekh riimi jazakalahu qeyra waxaan ku riyoodey anigo bas racayo kadip markan kaso dagayey ayaa lugta qodax iga mudeysaa iso fasir qeyr Allah ku siiyo
MAASHALLAH
Sh riyadii dumashigay dhintay ayay intan la socotaa, markuu dhimanayay dhawr sano ka hor ayay kala tageen walashay shil gaadhi ayuuna u dhintau
Ayaa lugaha iiga dhaganayd
ASC sheikhow xalay waxan Ku riyoday riyo qabdaran ilmo ana dhalan anigoo saxardiisa xunaayo bal ifasira plz plz plz sheikh
Asc sheekh waxaa kuriyoody ani goo nin iguursnyo waan liqbaa wxaan ahy hooyo
Sheekh ani riyoyinkeyga kuawa ka aamustay mey ku jiran mudan kugu soo cel celinoayaye
Sheekh anu geeri iyo wax waxas ayan kuriyodaa
Asc sh riimi. Riyadan shiikhoow ii fasir, waxan riyo ku arkay dumaashigay walaashay qabay oo dhawr sano ka hor dhintay ayaa naloo geeyay qabrigiisa aniga iyo walshaydi uu ka dhintay waxa la igu yiri walshaa iyadaa dishay saygeedi isna sidii qof murugsan ayuu u ekaa siduu ii eegayay wuu murugaysnaa. Jazakalallah khair sh.
😍😍
Ayaa lugaha iiga dhaganayd Marwan iguana korhuruda 2 hortayda ayaa kuciyaa rayeen
Ameen
Asc sheekh wankusalamayaa
Sheekh waxaad isoofasirtaa xaaskayga ayaa waxay kuriyotay ayadoo ninkle guursaday anooqabo
Waxakloy kuriyoota ayadoo duulayso intabadan waykusonoqnoqota lkn cagaha ayadoo ufidsan ayay biibtaa
Waxaan awoodo iinsha a ,allaah waan ku darsanayaa❤
asc sheeq barakalahu fiigum sheeq waxa guriyoday anoo makaanka igasobaxayo oo oyaayo ee iiso fair bls
Sheekhoow riyada xun waxaa fiican in la kashifo saasaa lasheegay iyadoo aan labeenin karin wuxuu inoo sheegay nebigeenii udgoonaa ee muxamad rasuulullaah scw me
Asc sheqriimi qer Alle hakusiyo inbadan wan lasocda barnamijyadada waxbadan nah wan kafaiday lkn sheq waxan rabay sheko yar in an kula wadago i riyo ad hada kahor ifasirta tay 2020 I ayado dib igusolabatay sand Kan an jogno 2022 I was yabihii an lakulmay waxan raba sheq mel an kala so xariiro qer alle ha kusiiye si an arinteyda kula wadaago shugran inaad ifahantan rajeynayaa
Asc sheikh
Geeridàan kuriyoodaa waaba dhacdaaa
Wllhi anigbo sidoo kle
jasaakallaah khyr
Sheikh rimi jazakallah magacaygu waa kamaal jamac qayran waxad iso fasirtaa riyada lagu riyoodo madaxda adiga oo heshisinaya iyo riyo da kale ee bisad aad shimbir cuni rabta aad ka celiso kadibna aad urtuurto cirka oo biibta plz 2 daa riyo iso fasir
Amin.amaaaain
Sheqow wxn ku riyooday anigoo dilay oo aan ka saayo waxaN rapaah in aad ii fasirtid thanks 🙏
Asc shiikh riyaan rabaa inla is fasiro allahakubarakeeya halkan miyaan kusoqora
Xage kaala so xariiraa
Aac Shiokh Rimi Allah haku barkeeyo Riyo Ayaan Rabaa inaad fasisho waxaan ku Riyooday Anigoo Qubuuro fara badan ku socda wado dhex marta Ku Badan Qiiq Ama Qiic AYaa ka baxayay
sheekh asc maama hooyadayaayaa kuriyaaday malaba trio badaniyadoo cunaysa iisoo fasir
Asc walalkey sheq cabduqadir sheq rimi waxaat Ii sheektaa riyo naaskeega dhacaan ka imaanayo
Riyooyinka.askar.kuu,ilalinesa
Nabar kisaa ubaha nahay sheikh hada heso plz iso qor
Aniga riyo la iigu tacsiyey waxayna noqotay run oo ayaamo kadib habaryartay baa dhimatay dadkii riyada iigu tacsiyeeynayaa sirun ah iigu Soo tacsiyeyay
I need to go let you can cover ideas for
😢😢😢
Asc shiikh riimi
Shiqow waxaan ku riyooday
Tinta madaxa oo badatay oo noqotay sida soomaalidi hore timaha ay deysan jirtay oo weliba aad uqurux badan oo weliba madow hadana isla siman
Sheekhow plz iso fasir waxaan ku riyode hooyadey oo dhaleyso 2 canug oo qurux badan ma tana ah hooyadeyna waa qof weyn da ah nina uma jogo riyadas ciyalkas habenki dhan anaa haye said ayaan ugu faraxsana marka kacay naxay
Hooyo haduu nin u jogin adaa dhalaya umoodaa hhhh
Sheikh I fasir markasto anigo cunto karinya kuriyoda wa maxay riyadas
Shekha wan rabay xagen kaa hela
Asc sheekh laba habeen o isku xiga Ayaa waxan ku riyooday riyooyin isku mid ah oo labadaba aan riyada kasoo booday hadii aad ii fasiri karto waan kula wadagaya wllhi xalay iyo haben hore ayaan ku kala riyoday waanay I walwal galiyeen
Mashallah
Shiikhow waxaan ku riyooday ninkeyga oo naag jarjareeyso oon aad uqaylinaayo (ninkeyga ayadaa jarjartay ayaan leeyahay ee iifasir
Khayr allaha kaga dhigo mku fasaray
Asc
Shugran
Kwrn hadaan ku riyooday nin mindi aan la dhacayo
Riyaad naag buuran
Shekhow ninkeyga ayaan riyo ku dagaalnay vacant iskula tagnay anagoo isku dhacsan
Waxahachie kuriyooday yaayuur
Asc Sheilh waad ku mahad Santahy Rabbi hakaa Ajarsiyo
Waxaan ahy gabar Aan weli guursan
Waxaan ku Riyooday Hooyadeey oo dhimatay oo la wado aniga ku dul ooynayo balse markan meedka arkay Aan aminn ineey Hooyadey tahy dadka dhan waa Hooyo ayeey ileeyihiin anigoo meedkii kortaagan ayaa meelaha fiirinaayo ayaa Hooyo oo meel ku jirto oo isoo fiirineeso arkay aniga wn farxay Hooyadeey maahn dhahy wixi aan hayy sii dayy dhankeeda aaday Adigoo mhd snd inaad isoo fasirto rajeeyna ?
Scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw
Ninkeyga o i wiyamayo wa ku riyoday sido jale walashey oo xanunsan k la qalay o calosha furatay oo aan oonsayo oo naxssn an so kacay o jidka cararayo o fhahayo walashey mcnway iga dhimatay 😭 qofa is naqano wa is dagalnay waliba ano xabad ku dhufuna subxana llaah
Asc sheekh waxan ku riyoday ano wiil dhalay oo ninkal u dhalay oo sariti dhexad ka qabasatay oo qab kamida nin ka iqaba ku fadhiyo isago folxun waan laqaba waxa caruran ma dhali
Riyadan qoralka ku soo celi anaa ku fasirayee?
Asc sheekh waxan ku riyoday anigo wiil dhaya oo nin aan iqabin u dhalay oo sarirata gurigaga itala dhexada ka qabsatay oo qayab kamid nin folaxuni ku fadhiyo waan laqaba caruur ma dhalin
@@rrrrrrtt3257 sheekha mahan waa qof daawadayaasha kamid ah,.
Ee mudo meeqa camal ayaa lagu qabaa?
@@rrrrrrtt3257 riyadaas waxay sheegeysaa inuu sixir kalageyn jiro .
Wlaahu aclam.
Talo haddii aad u bahn tahayna wan kuugu daraa
Cheikh anigu wahan ku riyoday wallalkay oo dintay oo Ilay ina geyn halkan aniga aan joogo ayan ka divan
Ya sheikh waxa ku riyoday rati geel ah o rabo inow I cuno waxa iga celiyo will yaar
Waxn ku riyoday kafan
Asc sheikh xagen kalaso xiriira nambarkada whatsaap kada isii adigoo mahadsan
Asc sheekh riimi waan ku salaamay riyadan iiso fasir insha allaah waxaan ku riyooday lacag badan o dollar ah 5000 kun
ah o aabahay isiiyay xageed ka keen tay ban ku idhi Allah baa isiiya buu idhi
Shiiq numbarkaga ubaahanhy
Insha allaah
Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw
Allah khairy kusiyo cher remi chenelle
Ayaa lugaha iiga dhaganayd Marwan iguana korhuruda 2 hortayda ayaa kuciyaa rayeen
Mashaa alaah
Asc