Mar uun ayaan hubka u qaadi doona dalkayga aniga oo ilaalinya walalahay. Hada waxaan ku jiraa waxbarashada here ka degriga inshalh ka bacdi waxaan rajaynayaa inaan xds ku biiro
wa wax lagu farxo ciidamada xooga dalka oo shacabkoodi caawinaya kana hor wareejinya khawaarijta gen odowaa yusuf inuu abaanduukle nosi ahaada ayaan rabnay lakin inasha Allah ahada uu yahay abaadulaha guud waxaa u rajeyneynaa inuu halkaas kasii wado
Kkkk taliye alshabab wexeey naga mudan yihiin inaan u duceeyno si alle (SWC) uu usoo hanuuniyo maxaa yeelay hadii aan habaar no weey un sii lumayaan maahine ma dabar go’ayaan.
illhay inaaad ka cabsataan dawladda somaliyeedee ardada jamacada ha baxaysa maa ciidan ka xoogga dalka lagga dhihgo intaad odayaal baas hogaamiyayaal ka dhigaysaa al shabaab oday ma hogaamiyo midaas ogaadda plz ninkaan oo kle wadan wuu u bahanyahay dad badan oo dhalinyara ah siidiisa oo lkle nah wy joogaane noo doora plz plz
No he isn't he is a patriot unlike you who causes havoc with your poisonous tongue with the aim of dividing the nation and people for foreign interests. Puppet
@@petrucci1794 Huh? Overreacting much? I asked because the guy standing next to him is clearly an AMISOM soldier so I figured this guy was his translator or something.
@@KalelaChannel try again, he is koofiyaad guduud probably ciidanka madaxtooyada they are security for big boys ,they guy u think is not somali is running the show U keyboard gangsta f u
Odowaa waa geesi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ciidanka xooga dalku waa ciidankii somaliyeed🇸🇴❤
Guul Somali
Masha Allah hurumar wacan odawaa
cadawga Allah idika qabto wiilashena soomaaliyeed dalkoda u istaagey dhiigoda u hurey aad baan idin jeclahay❤❤❤
Markan maqlo cidamada xooga dalka somalIyeed waalaahi meel All ogyahay ayaixanunto xumantiinaan majecli waxan jeclahay inan wanaagiina maqlo waligey ma arg meel eyjoogaan cidansomali Ito dowlad anigoyar ayan Kenya sogalay walina wanjooga waxan jaclahay qaran somaliyed ayan baahiweyn uqaba dadka qaarna qabil ayay baahiuqaban wale qiiymi waxwleh qaran kaga guul insha Allh dayarta somaliyeed
Me too bro wlhi
Nabad iyo nolol hanoolaato ciidanka soomaliyed guul ayaa urajeynaa
God bless Somalia 🇸🇴.
Maasha allaah noolaada ciidankeena xooga dalka soomaaliyeed guul iyo gobanimo nooloow taliye odawaa illaahay adoo kale ha noo badiyo
masha allaah guul guul
Mashllha allha akbar alllha akbar alllha akbar ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🤲☝️
Nabad iyo nolol in shaa alaah ilaah ha idinla garab galo shaqadda wanaagsan oo aad wadanka u heeysaan Aamin
. I solute taliye odowaa, I left my home country as a teenage and live diaspora. big respect somali army
Ilaahay ha jabiyo Shabaab iyo Shabaab kalkaal mucaarad isku sheegaya iyo wixii horumarka soomaaliya kaxun aamiin yaarabi
Ilaahey ha
Cawiyo. Dawladeen. Rabi na. HagRaba galo. Ciidankeen. Geesiyaash. Ilaahey. Ajir. Ha. Idinka. Siiyo. Ugargaarka. Umada. Soomaali. aaaaaaaaamiin
ramla abdi Allaahuma Aamiin Wllo
Gool cidanka xoga dalka Somalia insha Allah
GUUL guul ciidamada xooga dalka
Saara amison wayna hoosaasin jireen bes
Ciidamadu waa u hagar la yihiin dadkooda iyo dadkooda ilaahow xifid oo garab gal maansha allah
Alshabaab wa yahuud yahuuda ayaana maalgalisa islaamnimo sal kuma lahan
Warka aad sheegtay wa xaqiiq dhab ah. Fadlan fiirso & faafi cajaladaan.
ua-cam.com/video/Rv6sNyZkb1w/v-deo.html
Wararka kadhcay maanta gobolka gedo
Masha allah guul odowaa iyo ciidanka Somalia ugus hajabto
Guul iyo gobanimo insha Allah
Wiil rageed masha alaah wn jeclhy xooga dalka
Mashaa alaah taliye iyo hogaamiye Xalaasha la doonayo umadiisa iyo ciidanka uu hormuudka uyahay rabi ha idingarab galo idinkoo dhamaantiin caafimaad qaba insha allah guul deg dega 🇺🇳🇺🇳❤️
Maasha alaah taliye odawaa waa halyeey qaran guul ilaahay cadawga gacmahaaga haku cadaabo guushana sabab hakaaga dhigo amin.
Ma Sha allh umada somaliyeed guul ayaan uraafinaynaaye 🤲🤲
Maa shaa Allah blessings ❤️💯
guul qarankena somaliya insha Allah guul cidankena qaranka
Ilaahow guulee ciidankeena iyo dawladeena
Walahi waa nin wanaagsan taliyahan
Fariid weeye maashallah odawa
Mashalah wiikan somaliyey halatageero 😭😭😭😭😭
odawa great hero✊🏻
Odowaa ha lagu daydo dhalinyarow 🇸🇴🖐🏿
Guulaysta, guulaysta inshalla
Meeshey al shabaab xukunto nadaafadro adeeg la aan
Odawa waa geesi
Insha Allah tariikhda way Ku xusaysaa
Allow guuley oo guuleysta
MashaAllah
Masha allah guul Somalia
Guul iyo gobonimo gaadha..
Manshaalah guul
Masha allah guul iyo hormar
Soomaaliya ha noolaato guuuuul dowladda soomaaliya
Masha allah waxan raheynayaa ciidamada baadbaadada shacab weynaha somaliyed inay cirib tiri doonaan cadowga
N.B Al-shabaab waa xaaqin dhamaaday
Masha allaah guuleesta
JANARAL ODAWAA WAA RAGEEDII JANARAL ODAWAAYOW JANADAA INOO BALANA ADIYO JEESHKAAGU ILAAHOOW EYDINAAN JABIN AMIN
Gaarhayoow gayiga illaali gaarhayoow aanu kuu garoownee gaarhayoow gayiga illaali Geeshkayagow Guuleeysta
Waddani Dahsoon
Guuuuul dowlada soomalia inzhlaaH
Weelkaan taliye waa u qalmaa
Waxan dhihi karaa waa shaqo wacan Tani lkn waxa loobaahnaa in lagabilaabo qeebta sare oo xildhibaanada Al shabaabka garabka siinayo lawada xakumo
Guul somalia
Mashaa allah
Nabad iyo nolol guul baa imuuqata Masha Allah
Guuuuuuuuul macha aaaallah
manshalaha allow dha
waraya ciidaan ka xoogaya soomaaliyeeda manshalaha
a
Al shabaab wa argagaxiso caloshood-u-shaqeystayaal ah oo ay maalgaliyaan dad shisheeye kuwaas oo raba inaysan somalia waligeed lugeheeda Ku istaagin.
Geesiyaasheenow guulaysta,garabkiinaan taaganehee guulaysta.
Masha Allah gulaysta ciidankaygow Allow idin guulay
Dadkaan Sidaan idiinku Sacbinaayo Hadaad Ka Laabatiin Tuulada Sabiib Wlh Wey udhamaatay Dadkaan Qoorta Unbaa Laga Goynayaaaa anigaa og ee please Dadkaan BadBaadiya Naftooda inshlh
الله اكبر فقطع دابر القوم الذين ظلموا
والحمدلله رب العالمين
Kkkk American iyo kuwa ey tabarteen ayaa tagy lkn kuma sii nagaan karaan oo ma heysan karaan. Calala- uusta waasoo carari doonaan.waala ogyahy
Nabad iyo nolol guul
Wahaahi waa halyey somali dhab ah. Ilaahoow hanaga qaadin. Jananka da da yar Odowaa! Waa rajada runta ah qaranka somalia 🇸🇴
Dhalinyaro ciidanka qaranka somalia hogaamiyaa! Qof kastoo somali ahi maanta waa dhab inuu qalbiga ka ooyayo jabka qaranka 🇸🇴 Odowaa na u farxad qalbigiisa!
Somalia waxaa leh dhalinyaro! Somalia malaha Odayaasha iyo dhiig yacabada kufsaday qarankeeda!!
The great somali poem was,
Tol duloobey Oday dooralaa loogu dow galaye!
Maruun bay duqaydii xumayd diricyo dhaafaane!
Baldayaay rag cadho duuban baa dib u guhaadoone!!
Ragani waa Halyey Odowaa iyo kuwa lamid ka ah!!!
Walhi faramjo waxn ku tageeraya dhalinyarad wadaniyadu ka muuqato ee uu cidanka qorey madxna uga dhigey
saas oo ay tahay weli cadowga wadanka iyo mooryaan ayaa ku dhagan.
Alxmdulilaah
Lpx keep going
guul guul xooga dalka guul
Masha alllh ilahyow nooo xafid wilkeeena
Masha Allah
Waa guuuuul
Masha Allah nabad iyo Nolal
masha alah ciidankayaga alaha noo daayo
Soomaali Is Dhaarsata Oo Shaqo Wacan Qabata Ma La Waayay
Xooga dalka guulaysta
Odawaa waan ku taageersanahay.
Argagixisada Allaha naga qabto waa yahuud dhiiga soomaaliyeed baneestay
Waa nin aad u aqoon sareeya ilaahay qabyaalada qalbafiisa haka sifeeyo taliyaha iyo ciidankiisaba
Guuleysta
Caqiido xumidaa ugaynaysa khawaarijta inay waxaa iyo waxkadaranba sameeyaan
Janaral odawaa ushiisuu sitaaye daya xaqii buu ku adimaayaaye eegga daya islmnimaduu qiraayaaye eegga daya Shabaab imanka beelooyin idam ilaah waad jabeysaan inkaarqabyaal är odawaa inloo daayeey ahayd ninka taliyahay cidanka lugta argagixisada casharo haw dhigee janaral waa geesi somaliyeed allaha cimrigiisa dheereeyo cadowna allha kaqabtoo amin
Mar uun ayaan hubka u qaadi doona dalkayga aniga oo ilaalinya walalahay.
Hada waxaan ku jiraa waxbarashada here ka degriga inshalh ka bacdi waxaan rajaynayaa inaan xds ku biiro
Mahadsanid imadan
wa wax lagu farxo ciidamada xooga dalka oo shacabkoodi caawinaya kana hor wareejinya khawaarijta gen odowaa yusuf inuu abaanduukle nosi ahaada ayaan rabnay lakin inasha Allah ahada uu yahay abaadulaha guud waxaa u rajeyneynaa inuu halkaas kasii wado
Kkkk taliye alshabab wexeey naga mudan yihiin inaan u duceeyno si alle (SWC) uu usoo hanuuniyo maxaa yeelay hadii aan habaar no weey un sii lumayaan maahine ma dabar go’ayaan.
🙏🇸🇴🇸🇴😭😭😭
😗❤✌🕊
Cidan keena alle haxafido
dhamaantiin
Odawaa bro waan ku sitqq
Waaaaaaw
Via odowaa
Wllhi maalintaan waan xasuustaa
Guul ciidankeena
allaha Odin dhawrna
War daa,uudoow dalkeena gaalo yeyan degin ninkii layiri ragiisii weeye odawaa janaral daauud dadkisi bukaso jedaa odawaa gerillan yarkaa odawaa oo kale waa naadir wilkano kale mansha allaah cadow kuma helo somali waxkaloon ku dhoho magaranayo waa Marla arag maaha wuxu iska yeelyeelayo waa hibo ilah siyeyey sändningar mar labaad cadowga allaha kaa qabto adoo kalena allaha noo badiyo amin
Wn kufana cidankayga
Ciidamada qaranka soomaaliyeed waa ciidan lagu faano waxayna lafdhabar uyihiin umada soomaaliyeed meel walibo ay joogaan waxaan leeyahay hanoo ladaan
Shabaab muslim maahan waa musiibo ilaahow nagaqabo
illhay inaaad ka cabsataan dawladda somaliyeedee ardada jamacada ha baxaysa maa ciidan ka xoogga dalka lagga dhihgo intaad odayaal baas hogaamiyayaal ka dhigaysaa al shabaab oday ma hogaamiyo midaas ogaadda plz ninkaan oo kle wadan wuu u bahanyahay dad badan oo dhalinyara ah siidiisa oo lkle nah wy joogaane noo doora plz plz
Is the dude at 3:28 an AMISOM soldier who learned to speak Somali?
No he isn't he is a patriot unlike you who causes havoc with your poisonous tongue with the aim of dividing the nation and people for foreign interests. Puppet
@@petrucci1794 Huh? Overreacting much? I asked because the guy standing next to him is clearly an AMISOM soldier so I figured this guy was his translator or something.
@@KalelaChannel try again, he is koofiyaad guduud probably ciidanka madaxtooyada they are security for big boys ,they guy u think is not somali is running the show
U keyboard gangsta f u
@@abdbhk1391 LOL@Keyboard gangster. Ma anigaa dagaal galay. It was an honest question. Calm down. I am just no familiar with this uniform.
Waa somali geesi ah dalkiisa iyo dadkisa difacayo, abaha qabyalad ka was askar ta afka kala bax
Nimayahelaw kaligiin baa alshabaab la diriraya haddana si fiican u aydin dhismin amisom meeshaad xoraysaan ayay yimaadaan.
taliyah wuxu ka dhawajiyey inaysan jiri doonin wx dhiba,mrba hadii alshabab laga eryey deegankas,lkn wxn wada ognay in ciidan WLD FDR ay ku caan baxeen kufsi boob dil iyo dhac baahsan, oy kula kacan diganada ku xeeran muqdisho iyo xata muqdisho lafteeda,iyo isbaarooyin,mrka wa fcnty in la bixiyo alshabab,lkn wx kliya on ognahy wxy tahy in degankas hadi fikiro qalfsan iyo xajirnimo,u ah dhibane mantana falal wxshinimo ah kufsi boob dil an lahyn xisaab buu dhibane u noqon doona,alle ciidan suban iyo dwlda ficn hna siiyo dalkeena muwadinin an lahyn dano shisheeshye hogaankiisa hanogu dhiibo amiiin
Cidanka waa inay lajogn sha abka
kuwa mucaraadka waxay odhandoonaan waxba lama qaban sobabtu waxa waaye wax Zreo ah ayay rabaan inay uyimaadaan kn saw kama fiicna inay uyimadaan iyakoo wax laqabtey intaasna kasii anbaqaadaan yaab
You
Ciidanka xooga dalka somaliyed
Guuleysta
adigu maxa utahaya asagariya