Sharmaarke: "Aniga magaceeyaa la idhahaa, Askarta waana dilaan, lacagtana waa naga qaataan...".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

КОМЕНТАРІ • 19

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 3 місяці тому +1

    Waa ka xumahay xaqiiqdii allah u gar gaaro waa ubaxii wadanka 😢

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 місяці тому +5

    😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭 Yaa soomaali ah cadaalada halagu dadaalo wiilasha haloo gurmado hooyo soomaali wiilashaas waa kuwaaga oo kalo aaway maamo jawaahir baarqab aaway. Batuulo gabale war dhalinyaraa meel u yeelay oo ilaah ka cabsada ascww

  • @NasirShow-jc5kf
    @NasirShow-jc5kf 3 місяці тому +1

    Ana nabad sugid ah waliba wiilasha dharcadka waana caawina masakinta naga taaga kar walaalkeyga somaliga dadka igula mid maaha wlhi 😢😭🇸🇴

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 місяці тому +1

    Drug addiction it's everywhere in the world 🌎

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 3 місяці тому

    Ha lakaalmeeyo, waa dhaliyaro kaalmo ubaahan….mustaqbalka soosoda weyaan.
    Aawey waalidiintooda ?
    Waxaad cabeysaan faaido maleh ee joojiya.
    Waxaa jirkooda kamuuqda nabro, iyo daal.
    Mahadsanidiin

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 3 місяці тому +1

    Hala xir xiro waa rag wada xooga meey shaqa tagaan war waxaa hala uruuriyo

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 3 місяці тому

      Sxb waxad haystaa wad aad cunto iyo waalid aay nolosha saaciday lkn ayaga iskaso qaad Sida aay yihiin qofka aad leedahay mu shaqeysto mahaysto meel u Ku hoydo shaqada wa lahela waa lawaaya lkn adiga hadaad shaqo waydo guriga reerkina ayaad bariiska lacunta ayaga yay lacunaan ooy haystaan waliga laiskama Hadlo ee kadiirso hadalka Una duce waa imtaxaan laraba iney kucibra qaata. Kuwa cune caba dabaqyada raaxadana jiifa😢😢😢😢😢

  • @AwaleXasan
    @AwaleXasan 3 місяці тому

    Alshabaab kusoo biira dalka ka difaaca , burundi 🇧🇮 iyo uganda 🇺🇬 kenya 🇰🇪 kusoo dhawaada mujaahidinta alshabaaab

  • @xoogadalka7079
    @xoogadalka7079 3 місяці тому

    Sorry sxbayaal

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 місяці тому

    Kuwan somali uma eko kenyati ama yugandha amay dhaleen bisinkee

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 місяці тому

    Qof walaba waxa uu doorto ayuu helaa collegeka ku laabta taas ayaa Dan idiinku jirtaa. Allo

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 місяці тому +1

    SHALAY HadU Kusoo CaanBaxay Wuu Yaraa Oo Wala Garab Qabtay
    HASHAQEYSTO XOOGAS Buu Leeyahay Mustaqpal Wanagsan Urajena

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 3 місяці тому

      Walaal dalkeena malaha madax kafikirto dadkooda kuwa madaxda iney yihiin sheega diyaaradaha kama dagaan shacabka aay madaxda uyihiina silaca iyo rafaadka ayay saxiib layihiin marka aan ale kabarino madax daacad ah o dadkooda udanqata

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 місяці тому

    Dhaawacyada kuyaala wiilashaan qaarkood waxay u egyihiin in dhimasho ahaan looga tegay.

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 3 місяці тому

    Alshabaab ka masuul ah, dadka iyo wadanka qarxiya.
    Waxaa lagayaba in waalidiintooda ay alsheydaamadi qarxiyeen, oo agoonbadan kabuuxaan Xamar.
    Maalinta qiyaamaha, waad kaj awaabi doontaan, dhibaatooyinka iyo qarxinta aad umadda ugeesateen ee (34-sanno) ilaa maanta.
    Alsheydaamada, caruurtooda meel nabad ah kuogyihiin.

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL 3 місяці тому

    Dowlad isku sheegta ka dhisan Hamar cid laxisaabtanta Horta inay jirto somahan? Shacab iyo baarlaman laxisaabtamo maba jiraan. Kuwo baarlamanka shilinkooda ujoogan mesha. Dadki shacabka ahaana qabiil fulaan aya nahay, Anaga Awod leh anga idinka badan ku mashqulsanyihin. Yaa marka laxisaabtamaya?

  • @DaadirMoha-f5l
    @DaadirMoha-f5l 3 місяці тому

    Kuwaan soomali miya😮

  • @Beru700
    @Beru700 3 місяці тому

    Kan somali ma ahan asal.ahaan .
    Congo ayuu ka so jeeda .
    Ha la dilo