Maxaad ka taqaanaa Eyga Hantar la dhoho ee Baara gaadiidka Khudaarta keeno Muqdisho?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

КОМЕНТАРІ • 47

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 2 місяці тому +13

    eeygaa waa nadiif .. wana saxiib fiican dacad Qabyalad mayaqan, wax kastana wuu soo saraa waaw , we love the dog

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +9

    Maashaa Allaah Soomaaliya weey horumartay, hadiiba ay eeyaha ay Ciidamo ahaan u isticmaalaayaan. Eeyaha waa daacad waana saaxiibka ugu fiican, hadii la dhaqaaleeysto.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahad9555
    @mahad9555 2 місяці тому +1

    Eeyaha in lagu shaqeeyo waa wax diinta raali ka tahay. Eeyahana in loo naxariisto oo la badbaadiyo waa ajir, waxeeyna la mid tahay adigoo xayawaan dayacan gurmad badbaado u fidiyay. Naf walba uu Allah abuuray wuxuu naga mudan yihiin daryeel iyo dhowrista xuquuqdooda.

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +3

    Eyga waa daacad.
    Nabi nuux ayaa adeegsaday markii uu dhisaayay doontii badbadada

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому +1

    Masha Allah tabarakallaah baan
    Leeyahay hala badiyo eeyaha si ay
    Uga qayb qaataan amniga magalada
    Jidwalaba galees ka gees hala dhigo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому +3

    Eeyga wuxuu ka daacadsan yahay ciidanka qaarkood oo qaraxyadda gudbiya qofka diidan waa tuugo qaaim ah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 місяці тому

    Ma Sha ALLAAH
    At: (2:13) hadaad aragtaan eey oo afka furan ama carabkiisa banaanka ah, wuxuu maskiinka ubaahan biiyo, ( Soomaaliya waa meel kulul)
    Eeyga waa saaxiib wanaagsan oo nafleh (iyo xayawaan iyo bahal kasta) waa in loonaxriisto meesha aad kuaragtaan.
    Dameeraha ookale yaan ladhibin, bisadaha iyo xayawaan kasta.
    Mahadsanidiin

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 2 місяці тому +1

    viva Hantar the dog waa Somali police... eeygaa waa Police we love the dog💙 Hantar waa Daacad.. eeygaa wuxu leyahay xaquuqda askari Somali oo kale ,

  • @leylaahmed4161
    @leylaahmed4161 2 місяці тому +1

    Waan soo dhaweeynaa adeegsiga eyga

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 2 місяці тому +1

    Eeyaha waan taageersanahay in uu amniga qeeb ka qaataan

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no 2 місяці тому +1

    Allaah no daweyo qurtaas wax kale dhihi myo koley

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 2 місяці тому

    Askarta marka ay wax -barayaan-waa in ay Kala fogadaan --ha isku dhawanina-✅

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 2 місяці тому +2

    Kan laaluushka qaato ee qaraxa soo gudbiyo eygaa ka roon oo aan laaluush aqoon hala badiyo eeyaha qaraxa urinaayo

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 2 місяці тому

      La xir la Dogay Kas makamada firso

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 2 місяці тому

      ​@@ahmednur9383waxaa soo qortay raab miyaa mase af jini

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 2 місяці тому

    Eygeyna xaqiisa aalasiiyo masaakimo waaye❤

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 місяці тому

    Eyy iyo soomaali

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 місяці тому

    1960kii Qabiilo is dili jiray anaga Eey baynu haysanay si khatarta ka imaan karta uga hortagno waloow aan haysanay Wardiyasno & bistolad.

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 2 місяці тому

    Waa sax taas wadaanmad erba amirka intas waa caadi qaraac waad waa eey kadaar

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому

    War badiya eeyaha qurunka qaraxyadasida

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL Місяць тому

    Eeyaha waa muhiim waana noole kamida noolayasha ilahey. Cilmi baaris lagu sameyey maskaxda eeyga waxa lagu ogaaday inu eyga sxbkisa udhaw u u arko ibnu adamka. Eeyaha halo naxaristo qasatan kuwa kunool Somalia. Eeyga iyo doofaarka ha isku qaldina.

  • @user-ul3si4fk2n
    @user-ul3si4fk2n 2 місяці тому

    Good job police 🚓🚨

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 місяці тому

    wali qaraxyadi way gudbaan. Meel walbaa laqarxiyaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому

    WAX JIRA MA AHAN EYGA WAA NAFLEEY XAYAWAAN AH WAA LA KHALDI KARAA QARAXYADA IYO DROOGADA WEY KALA DUWANYIHIIN MAADADA AYA KA SAMEEYSANYIHIIN SIDEY ILA TAHAY

  • @FeysalFeysal-zd3qs
    @FeysalFeysal-zd3qs 2 місяці тому

    👍👍👍😍😍😍😍😍😊

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому

    Cilbadanaa wadadasaxda waatanaa waalasoodaahdeen

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk 19 днів тому

    😂😂😂😂❤❤❤😂😅😅

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f Місяць тому

    Eeyga waa najasa isku mid ayaa tihiin sababto ah eey ayaa amni ka raadiseyn

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 місяці тому

    ey.inu wax baro waxa kalifay argagixiso alpha Naga qabto argagixisad

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235 2 місяці тому +1

    Eeygu hadduu engego, gacantuna ay engegto, waxba ma khaldana, kii taabtaana waxba kuma waajibin, hase ahaatee, haddii eeygu qoyan yahay, ama gacantu qoyan tahay, waa inuu toddoba dhaqo oo biyo hoostiisa ku shub oo toddoba jeer ku maydh, oo hadduu wasakh ku shubo, waxay u roonaan doontaa sida maydhista; Maxaa yeelay, Rasuulku (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee) wuxuu amray in la isticmaalo wasakhda marka la gelayo toddobada dhaqid midkood, hadduu taabto eyga, ama uu taabto candhuuftiisa, ama kaadida, waa inuu maydho toddoba jeer, waana inuu maydhaa waxaa ku jiri doona wasakh haddii saabuun ama kareem la waayo, meesheedii bay geli doontaa, wasakhduna waa roon tahay. Sababtoo ah waxaa lagu sheegay qoraalka

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 місяці тому

    Nabi mouse bag isticmalay markay dhibeen qoonkiisii

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 2 місяці тому

    Hadi umada ay is ilaalin laha side duli ma ahaan leyn

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 місяці тому

    Diintu waxii danta umada loogo adeegin waa la ogolaan dhibka hadii loogo hortagayoh kan qaraxa wadah iyo kan dhagarta khawaarijta dhagartooda halooga hortagoh

  • @isdihaaradde1492
    @isdihaaradde1492 2 місяці тому

    Kuwa habeenki xaafadaha joogo MAA Naga wadiin qeeylo oo NAFTA nagu keeyno habeenki kama seexan karne

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    Adaba eey ah eeykale loma bahna hisqabo

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому

    Welibakudira qofkiiqarax laguqato

  • @user-wn9ec4xc5t
    @user-wn9ec4xc5t 2 місяці тому

    Walagaaloowey😅😅😅لتبعن سنن الذين من قبلكم حتي لو دخلوا ضب حجر😅😅

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому

    Waasida saxda ah

    • @aliismail1923
      @aliismail1923 2 місяці тому

      kan asagaaba eey kala eh mar wuxuleeyahay siyaad bare ayaa idhalay Marna eey ayaan ahay acuudu billaahi

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 місяці тому

    Eyga waa najaas , waa haran , todobo jeer la dhaqayo todobada midoodna caro lagu darayo , lama soo iibsan karo , lamana iibin karo , hadaad dishana magdhow lagaama rabo oo maba laguugu laha , guriga uu joogo eey malaa'igi sooma gasho.
    Marka intaad geyhee , baahalkaa guriga malaa'igta hadii uu joogo aysan soo galeyn .

    • @user123swap6
      @user123swap6 2 місяці тому +1

      Maxa isku xirey malaa'ig iyo Eey eheheheheh Aduunka meel e san joogin maleh malaa'ig.

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 2 місяці тому

      @@user123swap6
      Nabigeenna ayaa noo sheegay hadii aad rumeysantahay qaado , WAxa ay ka mid tahay diinta uu nabi muxamad scw na soo gaarsiiyay in eygu guriga uu joogo malaaigu aysan soo galin .
      رسول الله صلى الله عليه وسلم أنه قال: ( لا تدخل الملائكة بيتًا فيه صورة ولا كلب ) .
      Marka maaligta guryihiina haka ceyrina idinka oo keensanaya eey .

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Waxba kama yaqaanaan Eeyda sida loo tababaro, loo dhaqaaleeyo iyo daawaytiisa
    Wadamada pooliskooda Eyda isticmaalaan Markay wadaan waxaa Ka muuqato Tababar Sare iyo firfircooni iyo nashaad
    Laakiin Kan waxaadKa muuqato Tababar la,aan iyo tabar yari.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Eyga noocaan ah Inta badan carabka ma laalaadiyaan

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 місяці тому

      ​@@batulasmail8261Kuleylka dalka ba sabab u ah neef tuurka badan