War indr halkani ma maxkamadbaa waxay dacwadan lagu dhagaysanayaa war ilahay kabaqo shaqadiini maahe dadka is haysta dee xaakim idiin garnaqa utaga kudhaha
Mahad waa la yaqaana siduu macalimiintisa uu la dhaqmee ee ka baxsan akhlaaqiyadka bili aadanimo dadkuna waa ka dharagsan yhy mahad wuxuu yahy Saabtv maxd u waraysan waydeen macalinkana hadad cadaal sheegaysan.
Anigu waxan arki jiray dad aan sheekhin ahayn oo lagu shaqaysto oo calooshood u shaqaystayaal ah.........lkn waligay ma arag Sheekhiin calooshood u shaqaystayaal ah ........oon gadhka ku yaal iyo masjidka ka ay dhex joogaan ba midna aan ka xishoonayn
Waar mahad tuug LA dilay weeyi anagu waanu is naqaanaa macalimiintana uu dhibaa cid iiga aqoon badana majirto waxa na an kamid ahay maamulayashiisa dugsiyada nuradin boqol jeer oo hore ayuu Ku sigtay in sidan oo kale macalimiin uu xaqoodii dulmiyey oo Ku yidhi kaalay iga qaad oo allah uga. Hadhay dabadeed ,waxa gudaha yaga kajira in macalinka lagu qasbo inu ka qureecdo schooka dhexdiisa si ay u yaraato lacagta bishiisa uu qaadanayo hadii gurigiisa ka soo qaato shaqada uu waayo maadama uu diiday curaacdii qasabka ahayd ,waxana jira macalimiin badan oo naga mida ood waydiin kartaan ,xiitaa waxa inta badan dhacda subaxdii in macalinka tilifanka laga xereeyo oo an u soon taagnay macalinka gabadhiisii isku go'day yadoo foola meel laga soo hadlana lawaayay ,iyo qaar kale oo hooyadood dhimatay taasi oo Ku keentay isubuuq iyo shaqada ooy katagaan wax ha dhagaysanina Saab TV iyo masjika kooxda ka hadlasa waxba ma oga waraysta macalinka dhibanaha ah iyo macalimiin nalashaysa maamula yaash hadlayey waa la qasbay oo shaqada ayaey ka raaceen runta ale
Dadki dily waxa weeye kuwi jeelka geeyay waa macruuf ee gaadhiga kudhaxdilyay eeqaaty xitaa ........adeer ama isqariya ama xbaal gala waa laidinyqaana.....
Waxaan layaabay tv gan!! Ma garsoora takale arintani ma warbaa oo TV shaqadi ah mise waa kiis kiss maxkamadeed dadka illaahay ka baqa dad masaajid ka soo baxaad u eeg tihiine fahma waxay tahay marag fur iyo halka lagu furo
anigu macalinkana ma aqaano maamulahana ma aqaano likn dadka masaajidka joogey waxii ay arkeen ayuun bay sheegen markaa dadka comment ka caytamaya illaahay ka baqa
horta illahaybaa og xaqiiqada lkn dadkan social media isticmaala runtiii way dag dag badan yihin macalinbaala diley bay lahayeen iyagoo aan waxba hubsan macalinku sida lasheegayo isagaa gacanta ku horeyay cid ugacan qaadeyna majirto dadkaas masajidka ku tukanayaybaa sheegaya wuxuu illahayku ogaa
beeenaaale macalinkaayaga waaye c/raxmaan waanin beenta mayaqaan inaan lillaah
Saaab Tv Zxpaay Rag Shaqada Ilaaashanaya Hanosoooo Wareysanina
Saab Tv Hadaaad Dhax Tihiiin Macalinka Dhibanaha Isna Hala warrysto
illahay kabaqo money toik
waaa ladilay
Saab tv Warkiinu hal dhinac unbu ka raranyahay, fadlan warka aad gudbinaysaan dhex u ahaada.....
mahad saab tv share buu ku leeyahay malaha hhh
Ilahay haul gargaro Macklin kiga
Saab tv warkiinu maha cadaalad dhanbu ujanjeedha malacagta idin dawakhisay garabka macalinka mxaad uso barbardhigi weydy
Niyaw reer nuuradiin uunbaad waraysate maye dhanka ninka
Haa waarntaa nuraiin weyisku hiiliyaan beentana way qudhqudhayaan
Saab tv garabkiikle meee kuwan waashaqaalaha misajidk umahd masulka kayhy iyo shqaalihisi iskuullka................saabtv meeeeeeeee
Kan waan garanaynaa nio waa Reer Axmede hhhh
Waa runtii 4bilood nushaar muu qaadan
Beenale
Wa warbixin aan dhex ahayn
Subxaana lah
Kuwan hadalkaada ayaa is khilayaba qaarna waxy kuleeyihiin salaad makhrib kabacdi bey ahyd qaarna salada markii la aqiimay bey ahayd qaar waxay kuleeyihiin isaga ayaa ninku jabay cidi waxba umaygeysan qaarna waxay kuleeyihiin waae ninka hadilana ayaan maqlyy maalinta aakhiro ayaa lakala baxayaa insha allaH
Waa arin layaableh
Kuwa meeshaba haysta ayaa tirsada sida naagaha, macadalah waa kuwan milaacamadaha kasoo baxay , dabadeedna iskuulo furtay, hadalkooda oo dhan waxay ka hadlayaan keliya gacanta hore lkn ma sheegayaan wixii dhacay marka uu ninku halkaa ku dhacay.
Ka ugu dhow ayaa yidhi waxan maqlay waar ha dilina waar hadilina.......
Lkn aakhiro iyo aduunba caydayntu way jirtaa
Malcaamadaha sharafta haka qaadin ma xishoodayow
Kaa yiri waxaan maqlay waar hadilina waa laga jaray intii kale isagaana ugu dhaw runta waa ciyaala makaahiil ganacsade ah
Ahmed Meecaad .
Yaa kuu sheegay inuu yahay makaahiil.??
Waar ninkani waa dadka kolba qolo sheegta .
Asalkiisuna wuxuu ka yimi barri iyo gobolka sanaag,
1997-8 wuxuu sheegan jiray jibriil Abokor,
Markale Ciise Muuse .
Kolba qolo lkn ilaa iminka lama garanayo cida uu kasoo jeedo.
Markaa meel uu isku qarin karo ayuu ka helay hargeysa. Dabadeedna Wuu kibray
War indr halkani ma maxkamadbaa waxay dacwadan lagu dhagaysanayaa war ilahay kabaqo shaqadiini maahe dadka is haysta dee xaakim idiin garnaqa utaga kudhaha
Masaajidka ciyaarta kadaa
Aawey dadkii kale ee la dhibaateeyey, tani waa sheeko hal dhinac ka raran. Dhinicii kale soo duuba ileen kuwan waa dhinac.
Markhaatiyadaa halasoo cadeeyo in aanay reer ahmad ahayn
Mahad waa la yaqaana siduu macalimiintisa uu la dhaqmee ee ka baxsan akhlaaqiyadka bili aadanimo dadkuna waa ka dharagsan yhy mahad wuxuu yahy
Saabtv maxd u waraysan waydeen macalinkana hadad cadaal sheegaysan.
Mahad Abaalkiisii ayaa helay Allena ma jecla dulmiga
Nio warka madhama dhinaca maamulaha ayuu uraranyat
warku waa haldhinac EE dhiniciilale maale
macalin beenale waa macalin madada engilish waana kormeeraha 8 ka waxan ahaa arday aanka ah nuuradiin wanan aqaana wanin raged calooshisa ushaqaystay hadhinto
Anigu waxan arki jiray dad aan sheekhin ahayn oo lagu shaqaysto oo calooshood u shaqaystayaal ah.........lkn waligay ma arag Sheekhiin calooshood u shaqaystayaal ah ........oon gadhka ku yaal iyo masjidka ka ay dhex joogaan ba midna aan ka xishoonayn
War waxad meesha soo dhigtay wa shaqali nuradin uun
Adigu sheikow ma maxkamada baad haysataaaa mise maamulahaaaa ku laalushay
Soooodaaya garabki macalinka
Nuradiin waa abaaha beenalayaasha ha rumeysanina
Wll waxaba wax laga xumada ah dadkan laso horjoojinayo idacada eelagu garnaqayo mesha manay maxkamdi jirin mise kolba kii inyaro lacaga haya lo ciyarayaa talaw
ma warxafadeed dhinac kararanba
Waa daalin ninka masaa jidka kudjlay Waa danbiile hala xidho
Waar mahad tuug LA dilay weeyi anagu waanu is naqaanaa macalimiintana uu dhibaa cid iiga aqoon badana majirto waxa na an kamid ahay maamulayashiisa dugsiyada nuradin boqol jeer oo hore ayuu Ku sigtay in sidan oo kale macalimiin uu xaqoodii dulmiyey oo Ku yidhi kaalay iga qaad oo allah uga. Hadhay dabadeed ,waxa gudaha yaga kajira in macalinka lagu qasbo inu ka qureecdo schooka dhexdiisa si ay u yaraato lacagta bishiisa uu qaadanayo hadii gurigiisa ka soo qaato shaqada uu waayo maadama uu diiday curaacdii qasabka ahayd ,waxana jira macalimiin badan oo naga mida ood waydiin kartaan ,xiitaa waxa inta badan dhacda subaxdii in macalinka tilifanka laga xereeyo oo an u soon taagnay macalinka gabadhiisii isku go'day yadoo foola meel laga soo hadlana lawaayay ,iyo qaar kale oo hooyadood dhimatay taasi oo Ku keentay isubuuq iyo shaqada ooy katagaan wax ha dhagaysanina Saab TV iyo masjika kooxda ka hadlasa waxba ma oga waraysta macalinka dhibanaha ah iyo macalimiin nalashaysa maamula yaash hadlayey waa la qasbay oo shaqada ayaey ka raaceen runta ale
Dhinicii kale Soo Duuba Dee Hal Dhinac Bay Ka Rarantahaye Ninka Cid Sidiican Uga Shekaynaysa Mahayo Wali Wixii Dhaawaca Wayn Soo Gaadhsiiyay 😏
Hadalkoodu waxa uu u egyahy mid halmeela xaglinaya mana aha mid cadallad ah
masidaasay waryal kusheganayan oo looduubaa warbixin?
Qaramadka yarbaa idin dawakhiyay ee cadaallda eega
Tv gu waxa uu waraystay Garabki Mahad Balse dhanka macalinka maxay u waraysan waayeen sidey wax u jiraan ilaahay baa jiree?
mahad Wuu cadaystay uni macalimiint xaqooda uuaso wayo macalin c/raxman waxa kahoreeyay oo ay maxkamada isla galeen macalin ookahoreyay c/ raxman marka waxani waa cadadii
Macalinka isaga dhaawac halis ayaa loo gaysaty
Ma ilmayar oshaly dhashyba ookufaya....wuu kufay macalinku kuleeyihiin waxqorma maaha cidwalba way ogtahty dadki dilay
Waar wuxuba waa Reer Ahmed nio Naga Daaya Ciyarta
😂🤣
Dadkani ma garsooreyaalbaa maxaa idinka galay hawshan joojiya nacamlaynta qaarkeed. Dhinicii kale mee saabtv
Waa jaahil kalidii noodle ah oo ku madax adag macalimiinta .
waa cajaaib hadanay lacagi idinka hadlisinayn indinko dadwaaweyna maxa lowaraysanwayay dhinac kale
sheekhayga Alleh ha u gargaaro 😔😔Ilaahay ha u gargaaro
Dadki dily waxa weeye kuwi jeelka geeyay waa macruuf ee gaadhiga kudhaxdilyay eeqaaty xitaa ........adeer ama isqariya ama xbaal gala waa laidinyqaana.....
Cid rumeysnysa majirto hadalkaas ee ogaada saabtv maaha quraaan hadalkn keligiin qaadateen
Hhhhh sheekadoodo dhan banu naqaana.waxay rabaan inay schooladii dib loo furo dee 😂waydun ku qashfmtay dheh oo suuqa warka la galiyo subxanallah
Hhhhh garyaqaanka ayaan arkaya inuu mahada ka dhex hadlayo
Saabtv arinkaaasa waa idinku sharf dhac dhinackeliya maquraaaanba hadalkoodu kuwan......Cadalad xuma sabtv
WAr miskiinka waa ladilay waliba ragbadan oo dilaybaan garnayaa magacyadooda a inaan Soo bandhigaa waa ceeb laakiin ilaahow sidii hindiyaaa lanoqday ninkii lacag lihi wuxuu doonuu samaynayaa
Dadkan imiku waxay raac uu lacag,Allaha ina asturo
Macalinka maxaaa loo warayzan waayay
Mxaad ujaraysan waar hadilina marka uu ninkaasi hadlayo
Saabtv lacagba idinka hadlinysa daacad noqda
Waxaan layaabay tv gan!! Ma garsoora takale arintani ma warbaa oo TV shaqadi ah mise waa kiis kiss maxkamadeed dadka illaahay ka baqa dad masaajid ka soo baxaad u eeg tihiine fahma waxay tahay marag fur iyo halka lagu furo
Dib u noqo nio
Dadka coments ka hadlaya iyo dadka lasoo waraytay aad ayey ukala duwanyihiin afkaartoodu. Gudi madax banaan lagu kal soonaan karo arinta ha gasho
Waa beenaale kan la yidhaa khaalidku
Saabna miyay ku biirtay dhagartii wahaabiga. Ilaahay afkaaga ka daa yuubanow
beenta inaga daaya ciyaala Mahadow, aakhirana xasuusta
anigu macalinkana ma aqaano maamulahana ma aqaano likn dadka masaajidka joogey waxii ay arkeen ayuun bay sheegen
markaa dadka comment ka caytamaya illaahay ka baqa
Warbixinta ayaa khaldan dhinac qudh ah cadaalad maaha,macalinka hala soo warsysto
Alle ka baqa bayd ilaahay ayad joogtaan ee xaqiiqada ka wada hadla
Waar nio horta ilaahaybaa wax og lkn Arintani may ahayn arin qurux badan arintanina walaahi waa arin foool xun lkn dulmigu isma qariyo alaana wax og
Waar adeer meesha arin kuma haysaanee dad lasoo fangareeyay oo Macalimiintiisii ah ayaad meesha iskugu keenteenee adeer cadaaladu ha shaqayso oo ucadaalad sameeya kuwan meesha ka hadlayaana arin ma hayaanee
Beenale beenta waligiin la idinku yaqaan
horta illahaybaa og xaqiiqada lkn dadkan social media isticmaala runtiii way dag dag badan yihin macalinbaala diley bay lahayeen iyagoo aan waxba hubsan macalinku sida lasheegayo isagaa gacanta ku horeyay cid ugacan qaadeyna majirto dadkaas masajidka ku tukanayaybaa sheegaya wuxuu illahayku ogaa
Beenaale beenaale dhalay oo calooshisa u shaqaysta ah Ilka dheere hooyadiibaa la wasaa...gaajuu kla yimi Galbeed...Beenaale ilka dheer
Saabtv cadaalada ayaad kafogaaty ee garabkikle meee
Macaliminti nuradin uunbad k soo dubtene anig n waraysta ang runt shegiye
waar hooyodiii wasee ilahy ayn uu baryay inaanu ka soo kicin cid walba wayi inkaarysa mahad ilahy ha dilo