Wllhi 4 funny oo kala daran baa caawa noso fariistay Amiira iyo walalkeed saalax ayaa awal qosolka naga dhamayn jiray jeestoole ayan hadana baranay hadana Caasha marka in 4 toodi hal video ku kulmaan wax kale waaye omg ❤❤❤😂😂
@AdnoSiciid-nz3fm sida haben walbo date ugu shubane anigo rajeynaya in ay so dhigaan aye lacagti iga dhamatey marka rajo kama qabo in la so den dona wayo team27 waxa cado ua heyd habenke shopin garstaan habenka ku xiga in aya so deyaan waxag balan qaden sida xaflad dalxiis marka waxba mesha kama so socdan hada
Ceyda imikay qurux dada si fican uso baxday style ka timaha sidan le ku wad more handsome nin weyn u ekatey m.a🔥👌 timihi buulka aha duluf ka dhigi jiren
Wadnaha waxuu leyhy afar qol oo ah laboda rigth atrium iyo labada left ventricles labada atrium bidig waxy qabilan dhiga halka kuwa klena ee bidix ay riixan dhiiga si ay ugaarsiyan jirka intiiskle😊 🫀
The largest part of the human body is the skin. Covering your entire body, it serves as a vital protective barrier against the environment. On average, an adult’s skin can weigh between 6 to 10 pounds (2.7 to 4.5 kilograms) and spans an area of about 20 square feet (1.9 square meters). It’s not just about size, though-skin is packed with millions of sensory receptors and plays crucial roles in temperature regulation, sensation, and overall protection.
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Ku saliya nabigena mohamed scw❤❤❤
Part two please jeestoole iyo mohan keen fani wye walahi😂😂
Alla wllhi caawa channalada dhan qosol zaki somali amira ceyda😂😂😂
Cayda amiiradeena noo ilaali yaah walaahi amiiradeena waa maskiin yay ❤❤❤amiiradeena allaha inoo xafido ❤❤❤❤❤
😂😂 ilahayaw hanawalin😂
Somaha amiirada queen waye👸🏽👑❤️
Mxaa laga ilaalinaa😂😂😂😂😂
@@DeeqoAhmed-g2p maxaa kagay adiga
Faq dhaq badana😂
Game kan waa mid layaab leh Oo hadana funny ah😂😂😂
Ceyda waa qof ugu barnaamijyobshidan teamka asaga iyo asad m.a waa wiil yaroo dadaal badan asagaa wiligaa sidaas uga horey ❤❤❤❤❤❤
Asoo jaamacad dhigto kwrn
M.a waliba waa arday jamacad dhigta
Cayda this is best educating challenge keep going and add more ❤from Nairobi 🇰🇪
اللهمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ ، وَأَنا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْت ، أعوذُبِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْت ، أَبوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ علي وأبوء بذنبي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لَا يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلَّا أَنْتَ❤❤
Ku saliya nabigena muxamed scw❤
Scw scw❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🎉
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🎉😊
Gryewddj
Ceyda adi iyo amiira bananka video ku sameya guriga waa caajis ya ila mid❤️
Aniga ,waa cajis xoog waliba
😂😂😂😂😂😂😂
@@MaryamaCabdi-r3k😢
Guriga waa caajis kulaha Xiliga salaada hala ilaaliyo
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
Sax gabar gurigeeda ku asturan tahay😂
Wlh ayantaan jeestole asaga cayarta qurxinoyo😂😭
Waa rafraftay wllhi ❤😂diraca jeestole marka logalinayay
Ani xitaa😂😂😅😅
Ceyda noso badi wa sualo wax laga faidayo M.a❤😊🎉
@@xanaanmustaf15 yh wlhi
Wllhi 4 funny oo kala daran baa caawa noso fariistay Amiira iyo walalkeed saalax ayaa awal qosolka naga dhamayn jiray jeestoole ayan hadana baranay hadana Caasha marka in 4 toodi hal video ku kulmaan wax kale waaye omg ❤❤❤😂😂
Mohan ka tagtay😂
Ku sali nabigena muxamed scw scw scw
Alla caawa hadaan qosol u dhinto 4tanaa i dilay waa 4 ugu xaraabada badan teamka😂😂😂😂
Team ceyda and Amiira qurux one like 👍
Talent boy keep going bro🎉🎉gemakan funny weeye😂😂
King ceyda aahey welcome back to the video 📹 guuleysta team 27🫡🩸❤️
Cayda iyo amiira dhar madaw nagu garaacdeen😂❤
Saalx jj ma aragtid miyaa😂
Salax jj iyo casha ma.argtid miyna ilyn casha jakad yro shabqy dusha ka xiranthe😂
Inta rabto in lasoo daayo barnamijka best couple one like😭❤️🔥
Midkaas waba nacney ceydana maba so wado marka dhac
@FaadumoShikhmursal i.a ani kama qusanayi inu sodhigo lejirto 😭🤸🏻🤍
@AdnoSiciid-nz3fm sida haben walbo date ugu shubane anigo rajeynaya in ay so dhigaan aye lacagti iga dhamatey marka rajo kama qabo in la so den dona wayo team27 waxa cado ua heyd habenke shopin garstaan habenka ku xiga in aya so deyaan waxag balan qaden sida xaflad dalxiis marka waxba mesha kama so socdan hada
Weli laguma heshiin cml😂
@@Aziiza_A 😭😂🙄
Wlhi cayda waa fani jeestoole baati boo uxiray😂😂😂😂
CAYDA WLLO Amiiradeena gabarwalba oolasaaxibto markay guul gaarto baykatagtaa laakin amiiro waadaa cad Adigu hanaga cidlayna nooi laali❤❤plis❤❤❤❤❤❤❤❤
maya cidna kama tagin Abayo Amira iyo sundus xuman kama dhex jirto
Left atrium right atrium
Left ventricle right ventricle
Chambers of the heart 😂
BARNAAMIJKAAN SOO JIIDASHO AYUU LEEYAHAY CAQLIGA ALLE HAKUU DAAYO WLLHI BARNAAMIJKAAN WAA CAQLI🫰🏼🔥
Ceyda Amira ilali sxib wlhi wa maskin❤❤❤❤
Haa, wallhi said maskiin u ah waa sabbta dad badan ugu jisaareyn naxariistyda iyo daacadnimadeyda dqonimo umalynayaan alle xafido amiiradeyna
@@hayaat1311Aamiin yarab❤️🫶🏻
@@hayaat1311Amiira waa daacad qalbi wanaagsan qofkii xuman raba asaa yaqaan meeshu aadayo
Cayda part 2 soosamee funny weye wlhi 😂😂😂😂😂😂😂 jeestoolena kusodar diracana hakareebin qosol weye 😂😂😂😂😂
Ceyda imikay qurux dada si fican uso baxday style ka timaha sidan le ku wad more handsome nin weyn u ekatey m.a🔥👌 timihi buulka aha duluf ka dhigi jiren
alla Abayo iqbaal baan ka yaabay sidu tinta ka dhigay asoo qurux badan hadana quruxdiisa tintaa qarisay si foolxun waye wajigii loma jeedo
@adoontiallesiman262 Haa quruxda raga waa timaha
Kusoo celi moohan haka sootagin jeestoole iyo macalimow
😂😂😂😂😂run ahantii sheekadii iskolka camalwaaye ceydarus noosoobadiyaa😊😊😊😊
Allh wllhi gameka qosol waaye cayda part2 mohan iyo jeestole haka reebin 😂😂😂
Jestola talent leyehy wlhu funy wye asiga lkin deqow umad ahan King cayda deqow ken😂
Wow wan ka helay barnamijkan mashallah 🥰
Waad naga soo yara daahday lkn wax qurux badan lasoo dahde keep going ❤
Sidan u sugayay wan dalay cawa keep going ceyda 🥰
Waw wallaky king cyda marwalba guuul ayaaa ku rajena Inshallah
ala caawa qosalkii baa iga dhamaaday😂😂
English hada rabto ina barato UA-cam keey casharo so galiya ❤Like ii Sara aduunkan wll lagu yaha
Ceyda wiil wax bartay masha allah
Wow new idea talented man👏👏
Best barnamij part 2 noso sameyyyy 🎉❤😊
Ala cawada lee qosol udhiman garay🤣🤣amiiradeyda to is fahmayan heshy cashmir kabax😩💃
Haa qof walan ayey heshay 😂😂😂
@@NimcaCabdi-p2x😂😂
😂😂😂 king ceyta ayanta waana waaleesaa talen cusub la imadey hore usoco❤❤
Team ceyda always gul wacan❤
Sxp amiira brank😢 dam be ha kusameen wlhi waamaskiin❤❤❤
Part two please jestoole iyo mohan ku sodar Ceyda 😂
Wilkan yar walhi waa Talent mirn ah❤
Mohaan ku soo dar waa xarabee walahaya 😂❤🎉
King ceyda Keep going 😂❤😂❤😂❤
Team ceyda One like ❤😊
Team amiira qurux one like 🎉❤❤
Ceyda next sooceli geemka zxb funny waaye wllhi
Barnaamijka waa fiican yahay hore u soco hbo
Wlhi cyda waa fani❤❤❤
Haa ❤❤❤❤
Ceyda bart2 so sameeyo❤
Team amira like 👍
😂
Tuluxeyyy❤
😂😂
Sc w🤢🤮
❤❤❤😂😂😂😂
Wlhi challenge oo funny waye
War amiira fulaysaa😂😂😂 wadnihiba i xanuunay san uu qoslayay😂😂😂
😂😂😂
Best chalage soo badii sxb😊
C..oo maqar ka ah wyee jawabta ❤❤❤❤
Wadnaha waxuu leyhy afar qol oo ah laboda rigth atrium iyo labada left ventricles labada atrium bidig waxy qabilan dhiga halka kuwa klena ee bidix ay riixan dhiiga si ay ugaarsiyan jirka intiiskle😊 🫀
cayda amiira ❤❤❤❤
King ceyda caadi maha wlhi keep going pro
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo
Fadlan isoo Raac wll
❤❤❤❤❤ daaacibilan❤❤
Ok wllkei taladaada wan qaaty my bro❤❤❤❤❤❤❤❤
I love king ceyda wllkey from boorama ❤😊
Waar muuse isdaji bal 😂
Cayda amiira Surprise u samee ayaa igu Raacsan Banaanka aada plz❤😊
Haa uu guri fiila ah uiibinayo😩😭❤️
@@Maryaneey-g7 hhhhhh ala beerka
@@Maryaneey-g7wah sug adi waxaas mala gaarine
Cayda amiiira suu ugudhawaqo yaaaa ila jecel😂❤❤❤
Omg why is this so funny!! 😂😂😂😂😂😂
Ceyda soobadi tliyow❤
Xubinta ugu weyn jirka bini Aadanka qof wax soo barty kuma qosleen wuuna garanayaa waana maqaarka 🙄🙃
qaabka u udhigaayo aya qaldan meesha ugu wayn jirka ibnu aadamka ayuu dhihi lahaa ceyda waayo maqaarka xubin mala dhaho marka la tilmaamayo
Waa qalbiga ama wadnaha
The largest part of the human body is the skin. Covering your entire body, it serves as a vital protective barrier against the environment. On average, an adult’s skin can weigh between 6 to 10 pounds (2.7 to 4.5 kilograms) and spans an area of about 20 square feet (1.9 square meters). It’s not just about size, though-skin is packed with millions of sensory receptors and plays crucial roles in temperature regulation, sensation, and overall protection.
Wax walpa waxa igu daran amiiro markii kursiga lagu fadhiisiyy see uqeelisy 😂😂
indhaha markii lagaa xiro cabsi waaye 😂
Ceyda i live you😢😢
Afka😂
Amiira qurux naag adag
Team Ceyda one love ❤
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Jestoole iyo Mohan keen funny wye wllhi😂😂😂
Boqoradena Amiiro is not easy 😂
Soo badi mohaaaan iyo iqbalna kusodar plz abowe😊❤
Best challenge
Doob dareen baa dilay 😂😂😂
Xubin hadii la idin waydiiyay xageed la aadeen 😂😂😂😂😂
Team ceyda one ilke ❤
Dalkaba ma kasayi jeestole funny❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Wax barta walaga kariwaaye😂 jestole io amiiro ugu daran
Qoftaan cusub wa reer baadiyeh😂😂
😂yadhaay
Caisha funny wy😂😂😊
C3yda wuu diidayaa bahalkey amiiri xirat3y inuu nin kala xidhato😢😂 maseer king ceyda😢😅
Waxbo Kama dhexeyo muxu masera
@AasiyaCabdi-wl2rk 7+7 hanoqon w3y ka dhexeeyaane
maya meesha aad la aaday maaha 😂
@@AasiyaCabdi-wl2rkway ka dhexeyaan wayna is jecel yihiin
@@adoontiallesiman262 Haa jeceyl wuu dhaafey
Miyuu weli jiraaa qof aan kiki subscribe soo dhihin u maleyn maayo❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ani😂
Fegwayi akoonkan😂
Ani😂
Ani😏
@@Maryaneey-g7 milyan dhaaney hppi dhib badanida😂❤
Team ma lais yaqaaanaaaa🎉🎉🎉❤❤❤❤
Part two sxb ceyda haka soo tagin jeestoole moohan iyo macalimow
talented boy what a game🎉🥰
Xaywanka ugu xasuusta badan waa dolphin 🐬 midna jawabta Amira waa sax geel maha sxb
sowmaaha ani wllhi waligay ma maqlin geelka ayaa ugu xasuus badan
Pati 2 king jeesteeye iyo mohaan😂😂😂😂
Ceda wallkey dirac inu nin rag eh xirto xaran waye abowe. hasamayn mardambe allah haku xafdiyo.
Waan ka xumahay. Gabadha aad afka kaga. Shubtay cadarka
Lkm qof daacada waaaye qoftaa
Waa fariintii ugu horeeysay aan arkay waxaan umaleeyna dadka ku taxan pajkan underage u badanyihiin. Gabadha qalad ayuu ku sameeyay
cadar maaha
Diraca markii loogaliyey xaliimo ayuu ueekaday 😂😂
Aisha io muniira /jeestole io moohan😎part2
Team amira qurux one like ❤
Team ceymir like🎉🎉❤😢
Anaa caawa ugu horeeyo❤