SHEEG INDHAHAAN YAA WAAYE hhhh KU GUULEYSO LACAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  2 роки тому +756

    Sawirka ugu dambeeyo cilad farsamo ayaa galay qofta aan weydiyayna waa ishaa aziiiz

    • @badraahmed8799
      @badraahmed8799 2 роки тому +9

      Ok

    • @Aaron-joseph570
      @Aaron-joseph570 2 роки тому +21

      Qofkii hdayyna wa GUUXAYE lagaran wayy 👍👍

    • @kaifkalem9736
      @kaifkalem9736 2 роки тому +9

      Asad brother wlhi I have a good challenge which has been never done by anyone even whites it’s my idea and I am very sure you will like it tell me how I have to tell you my idea 💡

    • @namelos2963
      @namelos2963 2 роки тому +4

      600k coming soon #asad ramadaanta maxaad inoo haysaa prograam??700k yes sorry 😇

    • @canabcuud7980
      @canabcuud7980 2 роки тому +2

      Asc wllkey Asad side thy hadii aan kajawabo sawirkii aad qarisay aad wee disay faadil oo garan waye waa Arimaheena

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 роки тому +906

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @updyrahmanpoqorreh9935
    @updyrahmanpoqorreh9935 2 роки тому +21

    Abeera inta ila wadatah waa Xayraan😅🙋‍♂️

  • @havzaomer3405
    @havzaomer3405 2 роки тому +76

    Waxn ku faraxsanay inay muuse bixi garteen 😩❤️our president 💚🤍❤️

  • @Zahraadoyow
    @Zahraadoyow 2 роки тому +221

    Codsi asadow su aalo diini ah ku soo dar barnaamijka ado mahadsan ☝

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 2 роки тому +84

    Ceyda wey cayuumeen sey u lahayeen marwalbo wuu guleystaa 🥺
    War wiilka m,a dhaha isha binuadmka geed qoyan wey qalajisaa

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 2 роки тому +2

      @@Uqtimuslimah ciyaar maxaya abti
      Inta gamee uu sameeyay asad inta ugu badan isagaa guulaysanayay

    • @sharmahiilwalal5889
      @sharmahiilwalal5889 2 роки тому +4

      Guul ween mahan waxas ee dad walalo ah dhaxda haka galin il iyo balayo adi le yaqane

  • @ayaanaaqib2937
    @ayaanaaqib2937 2 роки тому +139

    Ala bayeey bizinka 😂 abeera wlhi WA intixaan inta abeera tagerta like saar waarye

  • @mabruukaabdirahman2562
    @mabruukaabdirahman2562 2 роки тому +5

    Abeera wlhi waa xaramaad qofka meesha macaaneya waye ku wata bro

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 роки тому +325

    Strong guy cayda 💪🏻❤
    I'm support for cayda 💪🏻🤍
    Team cayda 🖖

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 2 роки тому +71

    Abeera the funiest person in the team

  • @kowsarhassanmuse7030
    @kowsarhassanmuse7030 2 роки тому +142

    Hh😂😂😂😂😂😂 adunka abeera qosal kiisa aa ku hestaa waa ninka kaliye iga qoslesiiyo 😂😂😂😂

  • @Naciima5736
    @Naciima5736 2 роки тому +14

    Abeera waa iga qosliya challenge kasta 😂🤣🤣🤣abeera wan ku wata horay uu soco abowe

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 роки тому +131

    Ceyda always winner 🏆 🥇 🏅 ❤ waan ku wataa pro guuleyso 👍💝🌹❤

  • @sagalcadeey8669
    @sagalcadeey8669 2 роки тому +23

    Wlhy wa qof aad iyo aad uwangsn walib xishood iyo kaldabeen leh qof wnaago biyo dhigay cisi iyo sharf ku noolo wlky cayde 🥰

  • @user-wm6mq9zn2g
    @user-wm6mq9zn2g 2 роки тому +26

    🥰🙏abeera inta kaheshay qosolka isoo raaca🙏🥰

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +8

    😂😂😂😂
    Kulaha indhahan indho carbeed uegyihiin
    Kayari waa mdaxa qozolka wlhi😂😂

  • @ilyaascali3367
    @ilyaascali3367 2 роки тому +106

    Qosol dartiis waan fuure abeera wlhi funny wye 😂waku wata ❤️

  • @faysaabdi7390
    @faysaabdi7390 2 роки тому +1

    Guul iyo guul daraba ku wadanaa ceyda

  • @zuhuur8331
    @zuhuur8331 2 роки тому +59

    Caawoo dhan baan sugayey asadow ♡

  • @qamarabdulahi0361
    @qamarabdulahi0361 2 роки тому +46

    Ceyda strong man 👨

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +53

    Team Cayda One Second Fadil Noga fakatay😔
    Ceyda Alwys Win🏆🏆m.a❤

  • @idilsalahmohomet9012
    @idilsalahmohomet9012 2 роки тому +3

    Qofkii ugu khyrka badnaa uguna fiicnaa uguna Naxariista ficna waa Nabikaan maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😥😥❤❤

  • @adnishhassan5822
    @adnishhassan5822 2 роки тому +76

    Ceyda guul iyo guuldaro wanku wata Taliye 🙋💓💓

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 роки тому +8

    Team caydaa Guul iO Guuldaraba godkaagan kugula jirnaa bro hore usoco❤️🖐️💪

  • @zhako4275
    @zhako4275 2 роки тому +27

    Team Asad hagio 27 is muujiya 👋🏻

  • @anisacadey4290
    @anisacadey4290 2 роки тому +1

    Team ceyda ahay mar walba no niyad jab

  • @udgoonahmet7372
    @udgoonahmet7372 2 роки тому +11

    6:45 Ala beerka Abeera waa xaraabo socota Wlhi with out him Barnmijku macn ma yelanyo😂🤣🤣🤣

  • @aliabdi6068
    @aliabdi6068 2 роки тому +1

    qokii ugu qeyrka badnaa ugu naxariistabadnaa waa nabigeena NNKHA

  • @riyaamohamed8659
    @riyaamohamed8659 2 роки тому +133

    team ceyda weli ma niyd jabin still we R strong💪💪🥰

  • @aishachannel4805
    @aishachannel4805 2 роки тому +6

    Ceyda iyo Faadil Hhh qofka gusha uu larawo Asad Hagio wlhi wey iska fahmayan 😂 aqligina allah idin siyadiyo

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 2 роки тому +10

    War somaliyey mid kan Abera la dhahayo qosol igu dilay Dayax diyaano baa ku qoslay 😂😂

  • @istarabdullahi3313
    @istarabdullahi3313 Рік тому +1

    Ceyda waan kuwata waxana kurajeynA Gul always king ceyda is the best❤️🔥💪

  • @abdiazizahmeddirie26
    @abdiazizahmeddirie26 2 роки тому +67

    Hal geem oo guul daro nagudhacday waa is kacadi ha daa nahay team ceyda kan kale ayaan gulesan doonaa insha allah

  • @maxamedaamiin4637
    @maxamedaamiin4637 2 роки тому +5

    Abeera waa wiil qosol badan masha Allah

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 роки тому +28

    Alla abeere cade qosol miiran waaaye 🤣🤣🤣
    Lkn ceyga lajeclaaa guuusha

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 2 роки тому +8

    Abeera waa xaraaabo😂😂😂😂❤️

  • @konjomar218
    @konjomar218 2 роки тому +47

    Ceydaa funny naag le mxa idaba dhigay 😂😂😂

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Рік тому +10

    🤣🤣🤣dadka kliya iga qosliyo abera iyo ceyda m.a dhmnten guuleysta idin jeclhy team 27🥰❤✊

  • @English--Somali
    @English--Somali 2 роки тому +45

    The legend is back m.Sha.allah 700K coming soon keep going ✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 2 роки тому +1

    Abeera la'aantii bahashu qosolba maleh hhhh wanku wataa

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +59

    Team caydaa markasta guul🙏💪

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 2 роки тому +9

    8:20 guuxaye maho😂😂

  • @muniiraalishire1410
    @muniiraalishire1410 2 роки тому +71

    Cayda lee jiraaa mar wlbo aniga marki xamda bilan inu imaqlayo cml wa ushegaye😂😂😂

  • @cabdisamedcadaala6450
    @cabdisamedcadaala6450 2 роки тому +6

    Wllhu Challenge waa jeclhy Asad aboowe noo soo adi🤤❤

  • @ashrafapdalla8237
    @ashrafapdalla8237 2 роки тому +37

    Ninka loga harey new challenge the realking asag Hagio🥰💯🤙

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 роки тому

    Intii Jecel Nabigeyna mohamed Salalaahu Caleyhi wasalam
    HA I GAAR SIIYAAN 2K ADIGA NAFTIR KAA HADAA JECESHAHAY NABIGEYNA MOHAMED KUSALI

  • @xiisinahasanxiisinahasan990
    @xiisinahasanxiisinahasan990 2 роки тому +38

    Masha Allah wiilkan ceyda waa jecladay wallhi quruxlow Masha Allah

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +4

    Keep going brother welcome💯❤👏

  • @misshobyomisshobyo6417
    @misshobyomisshobyo6417 2 роки тому +161

    Ceyda is the best all the time🥰

  • @saynabnuur658
    @saynabnuur658 2 роки тому +1

    walhi qosol ki iga dhamaday😂😂😂abeera qosolkiisa best fanny weye wlhy

  • @mohaqadar5563
    @mohaqadar5563 2 роки тому +11

    Abeera waa wataa wlhi Qofta kaliya Iga Qosliya wayay keep to keep Wlka

  • @mohamedcali9991
    @mohamedcali9991 2 роки тому +2

    Ceyda legend thy pro guul iyo guuldaro waa ku wataa markasta guul team cyda

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 2 роки тому +22

    Ceyda markasta wa wata guulaystaha❤️

  • @hajicapaze4731
    @hajicapaze4731 Рік тому

    Inta abeera qosolkiisa usoo gashay like dhac ku sii😂😂😂😂

  • @nasiibabdi3621
    @nasiibabdi3621 2 роки тому +4

    Gull cayda anon dawan lee soqoray inuu gulaysanayoh cayda ❤️🤟🏻🙏🏻💪🏻💪🏻

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 роки тому

      Waad lawayday hadaba e maydho oo seexo

  • @cabdishakuur6512
    @cabdishakuur6512 2 роки тому

    Ceyda naag lee la jito naag na wey ku.soo aadeysaa team faadil

  • @qadroaadan9362
    @qadroaadan9362 2 роки тому +12

    Asc walla asad haga see tahay mara lamaad waan ku salaamay waa qadro Addis Ababa joogaa walla Qaali 🥰💖💖💖💖

  • @rumaanabdullahi8315
    @rumaanabdullahi8315 2 роки тому

    Ceyde midaa kamaqan waxalagu weydiyo wadheysa lkn cabsi aakugu jirto oo amaa lakudhahaa wadqalaty cabsi meeldhig ee waxa afkafa kujiro ha qarsn waxa qarsato weyku qarsadan Ani madhahy my somali aa dhahdy ceyde wankuwataa 🤩🤩🤘🤘🤘🤘

  • @axmednajiib2766
    @axmednajiib2766 2 роки тому +10

    Team ceyda caawa waa nagala baxsaday 🤏👍

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 роки тому +2

    team asad haGio 27 From hargeisa Cadeey❤️🖐️💪

  • @Beergooye
    @Beergooye 2 роки тому +7

    Asadow muuqaladan oo kale abeera lee ku so dar saa u qoslayay waa ooyay😂

  • @xamdacabdi9172
    @xamdacabdi9172 2 роки тому +4

    Faadil hore u soco..🌼🤗

  • @xaajiawlal1639
    @xaajiawlal1639 2 роки тому +36

    Abera qosolkiisa waa fany wllhie 🤣🤣

  • @yussufmohamed6365
    @yussufmohamed6365 2 роки тому +6

    Fadhil iyo cayda examka wey qashen😂😂

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 2 роки тому +7

    Team abeera hdaa nahay "habeena_nahay_epar😅😀😁" wase wadanah kp gn lengdi🗣

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +4

    Masha allha tabarikllha hor usocoda my brother asad ❤❤❤❤

  • @maariyaxasan5609
    @maariyaxasan5609 2 роки тому +83

    Ceyda strong man 🥰❤

  • @mahdiyaremodels4748
    @mahdiyaremodels4748 2 роки тому +1

    Macquul Maahan Faadil Sawirada wuusoo arkay wlhi Marish iyo Adna Hena Lama Sheegi Karin Awowe bahazha Ka dhaaf eexashada

  • @shaadiyaxuseen7047
    @shaadiyaxuseen7047 2 роки тому +28

    Hdn nhay team ceydaa guul ban rajeynaynaa🥰🥰🥰

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 2 роки тому +23

    Nagaha ma aqaan kulahaa wlhi so funny 🤣
    CAYDA ❤🥰

  • @muniirali3054
    @muniirali3054 2 роки тому +42

    Ceyda waa taagera nio hore usoco lipx

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 2 роки тому +1

    war abeera qosolkiisa wuu gadan kara wlahi😂😂ee googlaha halagu baahiyo ninkaan wuu ka taajiri kara qosolkiisa😂

  • @muniir_official
    @muniir_official 2 роки тому +17

    Ciyaar yahano kasoo sameh pls challenge part 2 ♥️

  • @anfacleeza2062
    @anfacleeza2062 2 роки тому +3

    Abeera qosolkiisa jeclahay funny 😆😄

  • @abdishakuurnoradday9060
    @abdishakuurnoradday9060 2 роки тому +4

    Opera cawada qosol hadaa udhinto adiga lewaa kkkkkkkk opera keep goin pro

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 2 роки тому +2

    Waallahi... Raila odinga was funniest 🤣 😂 😆 😭 💀

  • @muniir_official
    @muniir_official 2 роки тому +5

    Ciyaar yahano kasoo sameh pls challenge part 2 inta igu raacsan like isaara♥️✌️

  • @ayaanjibriil6832
    @ayaanjibriil6832 2 роки тому +2

    Keep going asad hagio part2 soo samee arimaheena soo qabo

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 роки тому +14

    Gamekan dadka waa ufududyahay ana waa igu adkadee😂😂😂😂

    • @English--Somali
      @English--Somali 2 роки тому

      Ani xataa wuu adkaa Qamar iyo Dalmar lee ka sheegay

  • @nimcodhux7770
    @nimcodhux7770 Рік тому

    Walaahi ani vedio aanan abeera ku jirin madawado abeera taagera number one kuu ahay🥰🥰

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 роки тому +8

    Naagaha makeup Yada marsan oo
    anagaba garan weynay ceyda maxaa loogu aadiyay🥺🥺😏

  • @yussufmohamed6365
    @yussufmohamed6365 2 роки тому +4

    Raila odinga kulaha wlh kan funny wayee😂

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 роки тому +15

    Maantoo dhan video asad hagio ayaan sugayey challenge loo xiisay m.a keep up pro ♥ 👌 👍

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 роки тому +2

    👉🏿 *Ducadan Ruuxa Akhriya*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *🤝🎁السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *👉🏿 Khyr Jcl IXasuusi Aan ku Xasusiisay Allah Drtis 🔮*
    *👉Wuxuu Yiri Rasuulkeenu Nabi Muxamad NNKH*
    👉🏿 *Ducadan Ruuxa Akhriya*
    👉🏿 *Alle Hami giisa Wuu u Fududeeyaa Kurbadadana*
    👉🏿 *Wuu kadul Qaadaa Danbigiisana Wuu Udhafa Albaababada Janadana wuu Ufuraa Malaa'igtuna Waxay Kudhahdaa Uguna*
    👉🏿 *Dhawaaqdaa Adoonkii Alle Ee Wanaagsanayow Kagal Albaababada Janada Kaad Doonto Ducadana Waa Tan Iyadoo Qoraal Ah*
    👉🏿♤ *Allaahuma Inii As Alluka Iimaanan Daa'ima*
    👉🏿♤ *Wa As Aluka Qalban Khaashica*
    👉🏿♤ *Wa As Aluka Cilman Naafica*
    👉🏿♤ *Wa As Aluka Yaqiinan Saadiqa*
    👉🏿♤ *Wa As Aluka Diinan Qayima*
    👉🏿♤ *Wa As Aluka Al Caafiya Min Kuli Baliyah*
    👉🏿♤ *Yaa Faarijal Hami Yaa Kaashifal Qami*
    👉🏿♤ *Farij Hamii*
    👉🏿♤ *Wa Yasir Amrii*
    👉🏿♤ *Warxam Ducfii*
    👉🏿♤ *Waqilla Taxiilatii Warzuqnii Min Xaythu Laa Axtasibu yaarabal Caalamiin*
    🔮 *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa islaaaaxa Umada & Muslimiinta*
    ✍📖📚َ

    *Baarakallaahu fiiiki*✍🏿🌹✅

  • @suusomali__6011
    @suusomali__6011 2 роки тому +9

    apeera 😂😂😂😂✊🏼
    😂😂qamr sugani 😂😂
    wuuu ba'sady💔😂

  • @seylihaasalah8721
    @seylihaasalah8721 Рік тому +1

    Abeer waa wiil qosol badan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismaacilcumar1680
    @ismaacilcumar1680 2 роки тому +109

    Hello brother, add these questions to those who are religious and then something will benefit the nation 😍

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 роки тому +10

      Luuqadaada hooyo wax kuqor bro somali baa channelka leh qofka aad wax usheegaysaana waa somali

    • @maanali2833
      @maanali2833 2 роки тому

      Guxaaye 🤣

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 2 роки тому +2

      Taló wanaagsan wll Lkn adigana afsomali wax noogu sheeg ilayhi 💯 somali baa kujirta meeshee

    • @kowsarali5584
      @kowsarali5584 2 роки тому

      @@wehelashaq3368asadhajeuo
      🇯🇴🇯🇴😂😂😂😂🤙👰👰

    • @kowsarali5584
      @kowsarali5584 2 роки тому

      @@wehelashaq3368 fanboroj

  • @kingclwaaxid1417
    @kingclwaaxid1417 2 роки тому +1

    Muse bixi waaye wacalka khaniiska alle ha una xariisto ❌❌❌😂😂😂😂😂😂

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 2 роки тому +12

    Caaawa faadil qish buu sohelay malaha😂😂

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 роки тому +1

    Obeera iyo faadil wey isku qusheen shegitaanka mariish 😂

  • @queensagal3400
    @queensagal3400 2 роки тому +26

    Team ceyda guul in sha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 Рік тому +1

    Faadil wan ku wataa runtii guulleyso🤲

  • @konjomar218
    @konjomar218 2 роки тому +6

    Cayda wan wataa guul io guuldaraba👑♥️

  • @user-gf5rz4lp3o
    @user-gf5rz4lp3o Рік тому

    Sawirka oo faadil ka jawaabi waayey was guuxaaye😂😂😂😂😂

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 2 роки тому +5

    Marish Beauty iyo iisha Aziiz Hal Sawir Leba Ku Wada Shegtene Se Cml... Var👈

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 роки тому +6

    Ceyda naagaha kumashquulo masha allaah

  • @maryamaruun4260
    @maryamaruun4260 2 роки тому +17

    Abeera waa funny😃😅

  • @nicimamoodaye2016
    @nicimamoodaye2016 2 роки тому +1

    Abeeera wllhi iga qosliya markuuu qoslo hore lee ka qoslaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @canabadan7741
    @canabadan7741 2 роки тому +7

    Cayde so sorry walalo You always win 💪💪💪👏🏼👏🏼👏🏼❤️🏆🏆🏆🏅🏅

  • @NaNa-jt2om
    @NaNa-jt2om 2 роки тому +1

    Maskiin wiilka shatiga gadud m.a 😍 indhahisa ma badna gawar lee maxey igu so aadaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣