SHEEG AFKAAN YAA WAAYE hhhh KU GUULEYSO LACAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 бер 2022

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @ridwaanarab5210
    @ridwaanarab5210 2 роки тому +106

    Inta Ilahay iyo Rasulkisa Jecel Like saara💗👍

  • @MOHAKIIN103
    @MOHAKIIN103 2 роки тому +125

    Qofkii ugu kheerka badnaa,uguna udgoonta badnaa,uguna aqoonta badnaa,uguna sharafta badnaa,iLaahey intuu cabuurey waa NABI MOHAMED S.C.W

  • @amiramoustapha4579
    @amiramoustapha4579 2 роки тому +331

    Ceydaa don’t Worry the next Game you’re the winner I always support you brother ❤️

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +28

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 2 роки тому +141

    😂😂😂😂😂😂😂😂waligay sidaan camal uma qoslin jasaakallaahu khayran asad iyo asxabtiisa allena haku cafiyo wll

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 2 роки тому

      Been badnidaa wax aad loogu qosol maba ahanee magacada iyo ficilkada waa is leeyihiin 😂😂😂

    • @parkhadmahamed4086
      @parkhadmahamed4086 2 роки тому +1

      Qosolka waa danbi adina mahad celin leeba wadaa 🤔

    • @hananqueen4676
      @hananqueen4676 2 роки тому +1

      abowe abera maxa kugu dhacayna ee guul goormee kugu dambayse wah 😡 markana inshallah waxan sugaba waa guushada noh qosolow gayga

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 2 роки тому

      @@hananqueen4676 meel qadan ayad so gashey ma is tiri 😂

    • @cabtoyisnacay7438
      @cabtoyisnacay7438 2 роки тому

      @@legendneymar5691 ada meel qaldan soo galay 😜🤣

  • @adnayusuf8456
    @adnayusuf8456 2 роки тому +302

    Sorry ceyda ❤️😭 lkn team ceyda marnaba noo hoos 👌

  • @billionerzam2048
    @billionerzam2048 2 роки тому +12

    Cayda the one and only legend keep going pruda the next game u will be a number one

  • @ifrahawcali6430
    @ifrahawcali6430 2 роки тому +6

    Mansha.allah huuno waa ka helay muqaaladan ima dhaafaan alle lixaadkaaga hakuu soo celiyo🤲 maanta waa jimco aad baa kugu duceeyey😊

  • @sumayomohamed6044
    @sumayomohamed6044 2 роки тому +410

    Gameka Abeera la'aantiisa qosal ma leh wllhi intaa daawanaaye ku dhawaad 10 goor waan qoslay wllhi so funny Waaye Abeera .Abeera Saalaan sare Yaqey . Een Cayda isi soo adkee Guusha markasta garabkaaga waaye Guul kula jecelahay wllhi 😂😂😂😂😂 Fadil salaan sare Asad in the bulding Saalaan boqortooyo

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +36

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @anfacleeza2062
    @anfacleeza2062 2 роки тому +6

    Abeera qosol kiisa iska jeclabay funny 😆😄🤣😂😀😁

  • @sirmaqabeanker7947
    @sirmaqabeanker7947 2 роки тому

    Am one of the your longest fan, my brother sacrifice one day for your people in Somalia who were affected by heavy drought stand for them please, their prayer may help you now and hereafter

  • @zeinabmohamed9875
    @zeinabmohamed9875 2 роки тому +48

    Abeera qosol Buu igudile🤣🤣🤣 ceydaaa support u always 🥰😍

  • @naziamoalim1682
    @naziamoalim1682 2 роки тому +46

    Asadow game ay kuwada jiraan Abeera IAMK noo keen waa labada wiil ugu qosolka badan 😀😀😃😃

  • @quruxlayda5426
    @quruxlayda5426 2 роки тому +2

    Keep going ceyda wlhi ani guul iyo guuldaro waan ku wataaa

  • @mounaelmi6865
    @mounaelmi6865 Рік тому +2

    Barnamijyaadada aad u qosol badan yihin horey usoco Asad👍👍👏👏👏

  • @Abdullahibare08
    @Abdullahibare08 2 роки тому +10

    Abeera ninka kaliya iga qosolsiiya😂❤🖇🌏😅🙌

  • @hamdaharafofficial2752
    @hamdaharafofficial2752 2 роки тому +17

    Team cayda mar naba noo hooos🥰🥰🥰
    Cayda guul iyo guul daraba waaan kuwadana
    Team cayda is muujiya🥰🥰🥰

  • @mohamedcali9991
    @mohamedcali9991 2 роки тому +1

    Cyda my pro gul io gul daro ku wataa tagero number one eee ciyaalkan mel nga saar TEAM cyda marnaba noo hooooos gul gul gul pro💪💪💪💪💪

  • @Cayuuni4449
    @Cayuuni4449 2 роки тому +3

    Hambalyo fadilow🥰🤴......caydaa abowe Never give up sxp🤴🏻💚💕

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 2 роки тому +29

    Even if he fail he will be my favourite Abeera

  • @faadmaxabiibtii1237
    @faadmaxabiibtii1237 2 роки тому +24

    Ceyda guul iyo guul darapa waan ku wadanaa 💪❤️🤴

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 2 роки тому +6

    Laxaadkaaga rabbi hakuu sooceliyo walalo barnaamijkaaga aadban uga hela msha allaah funny

  • @aishaibrahim3320
    @aishaibrahim3320 2 роки тому +2

    Asad faadil ayo la jira coz cayaarta waxa bilaawe ceyda ino ay ceyda ku dhamaato aye aheet.
    I still support ceyda guul Iyo guul daraba team ceyda wan wadana

  • @najmohajji5277
    @najmohajji5277 2 роки тому +478

    I still support u ceydaa 🥰

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan1188 2 роки тому +18

    Allow wiilasheena noo ilaali cimri dheer io cfmdne sii🤲❤

  • @hamdaapdifatah8981
    @hamdaapdifatah8981 2 роки тому +7

    Day AbeerA wlhi waa iga qoslisisan my team😅😆

  • @cabdirisaaqjaamacfaarax8642
    @cabdirisaaqjaamacfaarax8642 2 роки тому +1

    Asad xaajow ilaahay lukaha hakuufiicniisiiyo aamiin wll

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +142

    12:18 IMK Dhib badanaa Daah luu laaba Maxuu Qariyaa
    Kal iyo laab iga Qoslisey😂😂😂😂😂😂
    Team Ceyda💪❤

  • @ridwaanmoha4214
    @ridwaanmoha4214 2 роки тому +41

    Ceydayga guul inzha alah

  • @rahmahassan7074
    @rahmahassan7074 2 роки тому +5

    Abeera meeshan kujognaa😂😂😂😂funny waye walhi

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 2 роки тому +2

    Fadil dumdum masha allh guushada wan jeclahy 🥰🥰IMK nin ana walidisa u xiisnay ❤❤❤❤

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 роки тому +29

    Ceyda reer sports weeye waan ka xumàhy alway you are winner 🏆 🥇 🏅 👏 😄 💙

  • @falis9983
    @falis9983 2 роки тому +30

    War dhan dhaaf ceeyda wa guleysanaa game kan game ka xiga legend always legend ceyda wa ku tashtaa ani ahaa

  • @arwacabduqaadir2713
    @arwacabduqaadir2713 2 роки тому +3

    Cayda I will always support you my bro

  • @munishasiciid4508
    @munishasiciid4508 2 роки тому +1

    Cayda mr ksta guul ba uga barany no guul daro cayda malmhn mxa ksiya nio kuma hayee wlihi cyda wa jclhy asdow ma aqn sbta😰⚘

  • @munaquen9002
    @munaquen9002 2 роки тому +20

    Wllkay aan hawada iyo social media aanka jeclaadayooow meeshadaad ku salaamantahay wllo mcn 😭❤️

  • @ruqiyaabdirahman6271
    @ruqiyaabdirahman6271 2 роки тому +33

    Abeera is so funny 🤣 su aalaha lkn kama jwaabo

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 2 роки тому +2

    Abeera🤣so fnny m.a👌hampalyo fadil🥰⚘

  • @Dhaqanka.soomaaliyeed
    @Dhaqanka.soomaaliyeed 2 роки тому +3

    Faadil Dum Dum Legend Come Back Guulihii ✊😄

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +71

    masha Allah keep going Asad Hajio congratulations FAADiL 🎉🎊🥰❤

    • @Ummu_hindi3
      @Ummu_hindi3 2 роки тому

      Wll asad hajio next game football inshallah

  • @qamarabdulahi0361
    @qamarabdulahi0361 2 роки тому +118

    Congratulations 👏faadil
    Still I support u ceyda 🥰

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 2 роки тому +1

    niyow nin kaan faadil la dhaho waa ka shakiyey waxa fudud maxay ugu soo aadan saan xal maaha yaa msoomali muxamada scw

  • @maymuunabdirisakbirre2671
    @maymuunabdirisakbirre2671 2 роки тому

    Asad xajiyo soo badi wll wllhi idinka waaan idin taageraaa mnsha allah wllahy

  • @khabylamerespectsame4991
    @khabylamerespectsame4991 2 роки тому +20

    Asad Hagio wll guuleyso always 😍🍂🤩🌺🥀🇸🇴🔥

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 роки тому +59

    Cayda always is the best

  • @aliyaalu8038
    @aliyaalu8038 2 роки тому +3

    ceyda dont worry we always are the winners💯 asad love wlhi ilahay dartis xalqad aad leedahay i dhafta majirto mid kaste 4daqiiqo le ku dawada💋

  • @mariamaadam5042
    @mariamaadam5042 2 роки тому +2

    Ceyda always best♥ coz hard questions isga ka jwbi jiry game kii hore

  • @israidil428
    @israidil428 2 роки тому +11

    Ceyda wali waan jecelahy guushaada lkn inshallah marwalba waad guulaysanaysaa✊🏻👍🏻👑😇

  • @Calarieobraine
    @Calarieobraine 2 роки тому +19

    I love this team keep going mashallah tabarakallah 😇👍

  • @sumayojeylani9856
    @sumayojeylani9856 Рік тому

    asc asad xaaji masha allh hore u socda tan xigta wiilka sheegay atariisho baadiyo markey ciyaarta mareyso midka an ciyaarta ku jirin aflagadada ha joojiyo sawabta keeni karto in hooyadey la caayo mexey tahay xaguuna ku arkay hoyadey afkeeda hala xishoodo

  • @fathiahasan7375
    @fathiahasan7375 2 роки тому +4

    Ceyda guul insha allah ninkaan guusha kubaranay🥰🥰🥰

  • @mukhtaarofficial7912
    @mukhtaarofficial7912 2 роки тому +15

    Another level wax kale faadil dumdum strong 💪markasta

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 2 роки тому

    666k oo subscribe ah wooow mzha alh horey usoco bari taageero lee u ahy kooxdan🤗🥰🙈👏👏

  • @fahanmoha594
    @fahanmoha594 2 роки тому +1

    Abeera umadena mahan hooyoy fartuuney kulaha 😂😂😃😂😂😂😂

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 2 роки тому +8

    Noosobadiya anaga naftena iyo familka ku xujesto🤣 team asad thnk u waka helney hore usocda skle faadil dumudm hamblyo 2 haben iskuxigto🤣

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 роки тому +24

    Legend come back CAYDA🥶🙏

  • @najuupea567
    @najuupea567 2 роки тому +3

    viva, cayda 🥀😂 I.a next round aa raayi doontaa😩

  • @fariidohamisareeye8971
    @fariidohamisareeye8971 2 роки тому

    Masha Allllh Asad hagiyo qof iiman lh walllhi wllky qali hore usoco waxba lagama badalikaro masha alllha

  • @nasrocabdulah3348
    @nasrocabdulah3348 2 роки тому +44

    Ceyda wllhi waxan jeclahay mar karsta inaa guuleysato lkn dhib malahan lkn qofba wax ayuu kuficnyhy lkn adi ciyaraha ku fictahay inshaa llah mar ayaad badi dontaa iska sabar

  • @sabiriinxasan6485
    @sabiriinxasan6485 2 роки тому +159

    Ceyda legend always legend 👏

  • @joesaitt2184
    @joesaitt2184 2 роки тому +4

    Faaadil waaa ka shakiyey !!! 😂 Dag daguuu ku sheegayo

  • @konjomar218
    @konjomar218 2 роки тому +4

    Ceyda markasta wan wataa🥳♥️👑

  • @maryamahassan3204
    @maryamahassan3204 2 роки тому +25

    Big bro funny waaye 🥰😂🤴❤

  • @sacdiyonuur3048
    @sacdiyonuur3048 2 роки тому +33

    Ceyda legend keep going 🥰

  • @superglad3069
    @superglad3069 2 роки тому +3

    Abeera legend asi la,aantista no challenge wllhi 🤣😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому

    Masha allha tabarikllha hor usocoda my brother asad ❤❤❤❤👌👌👍

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 роки тому +17

    Ceyda youtube sameyso yaa igu raacsan ☝

    • @munomanka5509
      @munomanka5509 Рік тому +1

      Wuu ufiranyhy

    • @ENTERTAINMENT-hh6pi
      @ENTERTAINMENT-hh6pi Рік тому +2

      @@munomanka5509 waan oghy lkn xiliga aad video daawanaysid iyo xiliga aan comment qoray 5 bilod ayaa u dhexeeya UA-cam kiisana ilaa 4 ama 3 bilod wuu furan yhy😅😅

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +44

    I'm support for cayda 💪🏻🤍
    Congratulations FaadiL 🎊

  • @roododaahir7005
    @roododaahir7005 Рік тому

    Masha allh Haloo dhoho wiilka yarkaa Mar walba uu guulaysto cayda nolow abowe

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 2 роки тому

    Fadil mar walbo wa dagan yahay maskaxda Ka shaqey sina m.a keep going✌️✌️👁👌👌

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 роки тому +6

    We with you #caydaaa never go back👏

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +14

    Faadil 8 an other level ✌
    Ceyda 7😉
    Abeer 6🤪

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 2 роки тому +1

    Ceydaa Don't worry pro Next Game you're the winner😍🥰

  • @hodomahamed3320
    @hodomahamed3320 2 роки тому +2

    Abera😂waku wata hh from hargeisa

  • @kuseey6304
    @kuseey6304 2 роки тому +9

    Still I am support ceyda always garabkaga nhy team ceyda no hoos

  • @bashkaboy5479
    @bashkaboy5479 2 роки тому +79

    Team Faadil let’s goo💪🏿💪🏿 2wins in a row😁😁

  • @Football20832
    @Football20832 2 роки тому +1

    Ceeyda i.n come soon win big bro p💯❤✊

  • @brotherakram1142
    @brotherakram1142 2 роки тому +4

    229, 11, Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @sandarellalovebbe7705
    @sandarellalovebbe7705 2 роки тому +6

    Ceyda gùl iyo guul darapo wakula jirnaaa🥰🙋‍♀️

  • @sumayomaxamed3466
    @sumayomaxamed3466 2 роки тому +7

    Cayda guul ku rajena pro 🥰🥰💪💪🙏

  • @nimamohamedadan8552
    @nimamohamedadan8552 Рік тому +1

    Ad iyo ad tagero buxa kuahay Asad hajio my bro🤟🤘✌️

  • @user-dheelaaye
    @user-dheelaaye 11 місяців тому

    Saaxiib ASAD Waan Ku Salaamay
    Su,aal ayaan qabaa dhalin yarada Reer Soomaaliland Kulama shaqeeyaan Sabab.
    Reer Koon Furka Ayaa Kugu badan

  • @abdirahmansaleeban8324
    @abdirahmansaleeban8324 2 роки тому +16

    Team Cayda Let'goo💪💪💪

  • @ayaanjibriil6832
    @ayaanjibriil6832 2 роки тому +3

    Keep going legend asad hagio 💪👌👍

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 роки тому

    Abeera wallhi wa fuuray saa uqoslayay funny weeye wllhi

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 2 роки тому +2

    anoo qosol u bahneen oo iga qosliyay abera caawa markuu balbalarka shegaye kkkkkkkkkk

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +3

    Mashallah wacalsykum wa salaam wllkay asad hagio 💯❤

  • @adnishhassan5822
    @adnishhassan5822 2 роки тому +11

    Ceyda baryahn dambo fadiil kugu socdo beeh 🙄 lkn guul iyo guuldaro wanku wata cayda 👐

  • @anisacadey4290
    @anisacadey4290 2 роки тому +1

    Ceyda insh aallah next guul sxb

  • @nashadabdi9033
    @nashadabdi9033 2 роки тому +1

    Team. Abeera qosol lee meesha ku heynaa 😅

  • @Mowbinali
    @Mowbinali 2 роки тому +9

    7:01 marke maraysay hada qosashay farta taag🤣🤣🤣

    • @khalidapdi6204
      @khalidapdi6204 2 роки тому +1

      Wakuu ugu afka fuusha xumaha dabad mooda afkisa😂🤣

  • @mahamedabdi6000
    @mahamedabdi6000 2 роки тому +16

    اللهم بارك لنا في رجب وشعبان وبلغنا رمضان المبارك امين

  • @mohamedyare1484
    @mohamedyare1484 2 роки тому +1

    Abeera waa talented boy xaga qosolka😂😂

  • @farhanabdi7731
    @farhanabdi7731 2 роки тому

    1m gaadhsiiya wllken wanu samayn karnaa wllhi kafarxiya wllky🥰

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 2 роки тому +43

    Another game 🎮 Another challenge 🔥🔥💯✌

  • @zeinabshariff5606
    @zeinabshariff5606 2 роки тому +9

    Ceyda guul inshallah wali madawanin

  • @sharifoibrahimsaed8075
    @sharifoibrahimsaed8075 Рік тому

    Asad hagio bro alle haku xafido
    qof wng lagu bartay🙏🌹❤

  • @iqranuur7205
    @iqranuur7205 2 роки тому

    Ceyda next time guul noo keen plz plz wn ku baryaaa ceyda team ceyda is muujiya💟👑one love

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 2 роки тому +11

    #Fadil 8
    #Ceyda 7
    #Abera 7
    Saas waye asad ee ka qaldanty ✌