Odaygayga ayan mararka qaar uga baqa inu meelahas ku diido walhi 12saac iyo ka badanba shaqeeya marku guriga yimado hadi isago hurda qol kale ilmo Papa ka dhaho isago maqiiqan ayu kuso gelaya sacad kasta waxan isku haysana war hurdo kugu filan seexo nasiino qado Waxad u shaqaynaysa wa binu Adam waxad wadata wa bir Wuxu ku dhahaya nafta layskuma hubo ma rabo inaad bahatan hadan idinka horeeyo inta dhaqaqi karo wa shaqaynaya markuu dulqaadku iga dhamado oon ku idha adiga hadan ku wayno maxay no taraysa shaqadadu ayu iga yar dhuunta Cawa wa ina u shidaa muqaalkan 😢😢 adna wa mahad san tahay wallo
Wallo caruurtu guriga ayay joogan marku seexdo qolkuu seexdo uguma tagan xagee la geeya se hadi laga fogeeyo isagaba xata yelayn inaad kaantarosho o ku odhanaya hayga cabudhin caruurta @@ميساء-ظ4ش
11:6 Illa 11:41 xaaladaas aad ka hadleysid aney i haysataa wallahi shaqo la.aan murug walwal dhanga mustaqbalka ciyaara ban ad u daawan jiray xitta ine dheelan ma ogi hadda family problems i heysto
Mr Omar waa aniga mid Ka mid your loyal audience Waxaan dawada every video of aad soo dhigto maanta anaa iga sheekaynaysa waxaan shaqeeya 72 usbuucii mudo 12 years Dhacdooyinkii aan la kulmay waa aad iyo aad u fara badan Every day 12 h Non stop That why aan u dareema in geeridu nolosha dhaanto Lkn waxa fiicani waa in aan refreshments hello salaaada Ka dib waxan Ka hadlayna shaqo aad 4 salaadood Ku dhex tukaynayso I am feeling 50 years old while I am 30 years Thank for this topic Mr inshar
Dr. Abd Al-Rahman bin Hamood Al-Sumait Ogaansho Media : Ninkan wa qof qaali ah lkn ay yar yihin inta ka war qabto , waxu geeriyooday 2013. Waxn rajayna ina kaso hadashaan.
Walked ogansho waxyabaha ka Faiday lama so kobi karo marki hore wxn aha qof bila kalsoni anan xisabtamin hesaha la socdo dhanka dinta ku wanagsanen hada lkn caksiga ahay mahadsanid wllkey xirfado badan bartay side dhar tolista English iyo carbi ku hadla waxanan ahay ardayda class 10 adana a masula in nolosheydu saas dhan isku badasho mhdsani wllkey❤
Wlhi omar muuqaalkan wxaaba u maleysaa in ilaahay igu talo galay aniga wxaan ahaa qof ka shaqeyo meel lkn ma u muuqan maskaxiyan u fiican wxn go,aan saday inaa ka tago shqadan ka dib waxaan malin malinta ka dambeyso waa baxeysaa is dhahaayay lkn maskaxda i gubatay al.x mudo xaalad cadaadis nafeyd ah ku jiray Manta ayaa ka baxay kalinimo iyo stres joogta ah ilahy mahd leh
﴿الَّذينَ ءامَنوا وَتَطمَئِنُّ قُلوبُهُم بِذِكرِ اللَّهِ أَلا بِذِكرِ اللَّهِ تَطمَئِنُّ القُلوبُ﴾ [الرعد: 28 - 28]
صدق الله العظيم ❤❤❤❤
Odaygayga ayan mararka qaar uga baqa inu meelahas ku diido walhi 12saac iyo ka badanba shaqeeya marku guriga yimado hadi isago hurda qol kale ilmo Papa ka dhaho isago maqiiqan ayu kuso gelaya sacad kasta waxan isku haysana war hurdo kugu filan seexo nasiino qado
Waxad u shaqaynaysa wa binu Adam waxad wadata wa bir
Wuxu ku dhahaya nafta layskuma hubo ma rabo inaad bahatan hadan idinka horeeyo inta dhaqaqi karo wa shaqaynaya markuu dulqaadku iga dhamado oon ku idha adiga hadan ku wayno maxay no taraysa shaqadadu ayu iga yar dhuunta
Cawa wa ina u shidaa muqaalkan 😢😢 adna wa mahad san tahay wallo
Walaahi anaka odayga waa lamid marmara qaar 16saacadood ayuu shaqeeyaa wuu naga fog yahy matkasta waan kala taliyaa inaabaahtaan ma rabo baahi baa la tusay bisinke waan ka naxaa mararka qaar
Sax wayey laakin adigana ugukalmee inad ilmaha ka fogeyso waqtigaow nasanayo caruurta
@@ميساء-ظ4ش nalama jooge walalo walaahi
Wallo caruurtu guriga ayay joogan marku seexdo qolkuu seexdo uguma tagan xagee la geeya se hadi laga fogeeyo isagaba xata yelayn inaad kaantarosho o ku odhanaya hayga cabudhin caruurta @@ميساء-ظ4ش
@@GuushaDhabtaah haa walhi baahi binu aadam ilahay ayunba dhamayn Kare alle haw gargaaro
Team Umar inshaar one like 👍
Kusali Nabi muxamed scw ✍️ ♥️
Noo soo badi muuqaalo dhiirigelin ah mahadsanid
Wlhi been maaha qof ku jira ayuunbaa Dareemaya lkn dadka aan soo marin sheeko uunbay unoqonaysaa
11:6 Illa 11:41 xaaladaas aad ka hadleysid aney i haysataa wallahi shaqo la.aan murug walwal dhanga mustaqbalka ciyaara ban ad u daawan jiray xitta ine dheelan ma ogi hadda family problems i heysto
Sorry sxb Samir waxna raadi inti ad awodid
Saaxiib kula Mid ayaan ahey aan istiqfaarta badsano dadaalna aan sameeno.
Nolshan imtixan wayehh bowehhh orad io inaan walwalno wax kama badaleeso mida alle inooo qorre ee illahey tala saaaro sheyga rbtid sababteda la imaw kdib neh Alleh u adaaaa, si aad naftaada udajiso mrka murigsantahhe siduu alleh nabigiisa ugu dardarme tasbiixda badso insha allh qeyr kuu rajeenaya
Sxb faraqada waxbarashada ugu fa idayso xita xirfadoyinkada badi l.a shaqo wacn waa kurajeyn aniga xita xfda iskajoga lakin aqrinta bugagta iyo xirfada ayaa iskabarta ciyar aa dawada 2021 iigudanbeyday
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ يارب الف بين قلوبنا وأصلح ذات بيننا 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
.
اللهم آمين يارب العالمين ❤😢
Aamin yaa Allah
Aan ku salino nabigena muxamed scw❤ scw❤
Msha Allah wllkey soo badi warbintan oo kale shaqa na dishay 🇺🇸
Asc, walaal cumar inshaar waa sax wey jirtaa aniga ayey iheysataa, gubashada islawaqtigan nusaac kahor inta aan akhrin lahaa xawla walaa quwata Illaah billah caliyil cadiim markaas ayaan dagay si lama filaan laan ah walaahi waa iga dhabb tijaabo iga ma aheyn ee waa iga dhab marka gubasho waa wax ina heysta dadkeenan soomaaliyeed cumar allaha kuu naxariisto aduunka iyo aakhiro wallaal sii wad wacyigalita dadkeena waayo wey wareereen inyar mooyaane oo farxad gali walaalkaada murugsan ee muslimka ah aniga oo ah Ibraahim Mowliid -maxamed shafeec ahna arday muddo haatan wax ma dhigan balsi dadka ayaan waxbaraa diini iyo maadi antaan awoodo walaahi markeygii hore waxaan ka baxay dugsiga dhexe una gudbay d,sarre re ee Jigjiga sannadkii 2010 ilaa iyo hadda ma joojin waxbaris iyo waxdaalacasho cilmi waana mid a aan ugu jeclahay shaqo mahadsanidiin
Mahadsanid ustaad omar labada channel ba aad ayaan ugu faaidey jasaakalaah
Alxamdulilaah ala maxaa soo marey nolashaa lkn khibrada aan kahelay dhinaca kale waa ka faaaiday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ islamnimo❤
Zxb xiligaaz maxaa daremaysay
Ogaansho my Favourite UA-camr
إنّ الله لا يغيّر ما بقوم حتى يغيرو ما بأنفسهم
xanuunkaa aad kahadlayso oo dhan waxaa ka daawo ah salad & wardiga oo aad badiso.period
أللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم لا عيش إلا عيش الاخرة يا رب نصرك لأهلنا في غزة وفي لبنان 😢😢😢😢😢
Mashalah ustaad omer muuqaldan oo kale soo badi uu qofka dareemayo dhiiragalin
اللهم لا عيش الا عيش الاخرة 😢
M.a thanks you @cumar inshaar
Mahadsanid Omar inshar noolow inta nolal jirto insha Allah
Walhi dhalinyaro hadaa nahay qof sidaan wax noo fahamsiiyo muhiim noo tahay mahadsanid ustaad ❤️
Nin cajiiba mufakir. Mucalim. Aqoonyahan..odey.....sheekh....alle haku dhawro wll omer❤
Ustaad mahadsanid muqaalada noocan ah waanu u baahanay sabankan lagu jiro abaal kaga jano alle ha ka dhigo xalka iyo hortaga nosoo sheeg❤
16:51 Tasbiixda Aan badino
Wlhy hadan istiqfaarta badsan iyo saliga nabiga waan walan laha waxan shaqeya 12saac waxa isaaran masuuliyad famli waxbarsho biilal faro badan alxamdulilah
النجم والشجر يسجدان فماذاعنك ياتارك الصلاة؟
wlh waa run nasiinada waa muhiim
Mahadsanid USTAAD ogaansho ❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم
Burnout. Mowducan waa muhiim tnx Omar inshaar
Mash alaha ustaad cumar shaqa fiican ayaad bulshada uheeysaa
Mshallah wllo Omar mhdsnd
Maalmahan daraasadu anigey igu saabsanthy .runtii
Xafidahu llah Wll Omaar
Jazaakallaah ustaad cumar.
Walahi omer insharow xaqiiqadada ka hadashey dhibaatoyinka aad sheegtey badankod wey ihaystan
Dhibaatada ugu weyna waa inaan isla markaaba wax hilmamayo
Inaan sidoo kle maalinkasta shaqada ka habsamo sido kle
Jamacada ka habsaamo
Xidhiidhinta dadka oo aad iigu yaraatey xitaa aan gaadho inaanan cidba xidhiidhin iyo
Inaanan fiirsan karin dhukmantari ama film dheer amaba se wax uun faaido iileh sida broadcast
Hadii aan daawadana madaxa nuun ayaan dareema buug aan akhriyana
Hadalkisa daa
Iyo stress badan oo hadii
Inaad aniga ig hadlaysid ayaad moodaa 60 saac todobaadki ayaan shaqeeya anigoo ah dumar ❤ walahay waa runtaa
Hadal xaqiiq ah waaye ogaansho macalinka dhalinyarada soomaaliyeed
Maa shaa allah 😅
Alle haku barakeeyo runtii waxbadan ayaad kabadashay nolosha dhalinyarada
Ustad omar inshar
جزاك الله خيرًا ياعمر
Mahadsanid wll cumar, arrintaan waa mid muhiim ah in lagu baraarugona mudan. rabbi hakaa ajar siiyo.
The unique philsopher in dunya😊
Mahadsanid omar❤
IAM VERTY PROUD JOINING YOU ❤
Mahadsanid wll cumar
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شكرا لك أيها العبقري
يقول النبي ﷺ من لا يشكر الناس لا يشكر الله
Wan ubahna xalqadan wllhi ustaat omar inshaar allah cumriga ha ku dheeriyo 🙏
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
Mr Omar waa aniga mid Ka mid your loyal audience
Waxaan dawada every video of aad soo dhigto maanta anaa iga sheekaynaysa waxaan shaqeeya 72 usbuucii mudo 12 years
Dhacdooyinkii aan la kulmay waa aad iyo aad u fara badan
Every day 12 h
Non stop
That why aan u dareema in geeridu nolosha dhaanto
Lkn waxa fiicani waa in aan refreshments hello salaaada Ka dib waxan Ka hadlayna shaqo aad 4 salaadood Ku dhex tukaynayso
I am feeling 50 years old while I am 30 years
Thank for this topic Mr inshar
Xge jogtaa
War sxp kula mid baan ahay weeki 72 hours baan shaqeeyaa hadana wax faa'iido weyn ah kama heleysid waxna kama keydsantid kartid quutul yow maahee, marka sxp aan ku dedaalno sidaan noloshaan caadinimada ah uga bixi laheyn waan ogahay culeyska nasaaran jaanisba nama siinaayo aan isbedel ku raadsano lkn Wax uun aan isku dayno oo boqortooyo noo gaar ah aan dhisano kadibna shaqada dhan ayaanba iskaga tegi kareynaa hadhow
Jazaaka laahu khyr wll
Alle ha ku xifdiyo ❤
Dr. Abd Al-Rahman bin Hamood Al-Sumait
Ogaansho Media : Ninkan wa qof qaali ah lkn ay yar yihin inta ka war qabto , waxu geeriyooday 2013.
Waxn rajayna ina kaso hadashaan.
😮macquul! Wlhi inta bdn 10saac iyo ka bdn shaqeyaa ano from som 🇸🇴🤏💞🤗 ah
Beenaale joooji beenta
Jazakllah wllkei cumar inshar❤🎙
Walked ogansho waxyabaha ka Faiday lama so kobi karo marki hore wxn aha qof bila kalsoni anan xisabtamin hesaha la socdo dhanka dinta ku wanagsanen hada lkn caksiga ahay mahadsanid wllkey xirfado badan bartay side dhar tolista English iyo carbi ku hadla waxanan ahay ardayda class 10 adana a masula in nolosheydu saas dhan isku badasho mhdsani wllkey❤
Video Kaliya Na Quseeyo Hadaan somalia Nahne🇸🇴
Mahadsanid uztad
Wlhi cumarow xaladaa gubashada ah anaa ku jira anoo markii horeba iska wareersana baan tahriibay wxna jogaa tunusia xtaa wxn ilaaway inaan tahriibe ahaa fakar joogta ah istarays waali ah wadankii wx igu celiya xataa garan maayo waayo wxn hubaa hdaan familykii ka agdhawan lagaa inuu iga yaraan laaha straysku waxaba wxaa nooga daran cunsuriyada wadanka tunusia ka jirta iyo bahdilaada joogtada ah ee nalagu hayo 😢😢
Masha Allha Omar inshaar inoo Soo badi waan u baanahay baraarujinta
Mustaqbalka inaan kafekerno meshan kudanbeyn doono waa wx muhiim ah blse inaan aduunka israacino mahaboona oo waa inan allah ulaabano
Waa nolol aan dhan leheeyn taasi allane wow ka hadlay taasi
Haddii shaqada:
1. Adiga aad leedahay
2. dhaqaalo fiican kaasoo galayo
3. Dadkale kula shaqeenayo
wax dhibaato malahan
kaliya weekend fasax qaado.
Mahadsanid wll 👍
Ogaansho is the best 👌
ما شا ءالله بارك الله❤❤❤❤
M,a ustaad Cumar so badi video nuucan okle❤✅✨🕊️🥰💯
kolay muuqaalka waan dhamaystay omar inshar alle cimriga ha u brakeeyo
Wlhi omar muuqaalkan wxaaba u maleysaa in ilaahay igu talo galay aniga wxaan ahaa qof ka shaqeyo meel lkn ma u muuqan maskaxiyan u fiican wxn go,aan saday inaa ka tago shqadan ka dib waxaan malin malinta ka dambeyso waa baxeysaa is dhahaayay lkn maskaxda i gubatay al.x mudo xaalad cadaadis nafeyd ah ku jiray Manta ayaa ka baxay kalinimo iyo stres joogta ah ilahy mahd leh
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤ wad mahadsanthy sxb sida wanagsan aad no dhiiri galiso
Wllhi 05:00 subaxnimo ayaan shaqo galaa 11:00 habeenimo ayaan kabaxaa yaa Allah shaqo kale ii sahal qalbi gaad I taabatay ustaad omar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Kusali nabiga scw scw scw
Shukran ustaad
❤❤❤❤❤ cumar in shaar
Walahi cumar anigaad iga hadlaysaa 😢
Shukran ❤
shukrn ustaad waxvadan ka faaiday
Subxaanallaah anaa kamakhraatiya markaan shaqada kudaalo yaan kudhahaa dadka ilashaqaynaya wakhti isiiya aan energy kusooqaatee anoo olajeeda salaada
Aniga waxaan shaqeeyaa 16 saacadood maalinkasta oo isbuuca kamida xaaladaasna madareemi!
الحمد لله
Walaal hadaad shaqeeyso 16saac OO aadan dareemin Dhibaato gubasho. waa adiga mid kuu gaar a ee ha ku gaara Dib Ustaad Cumar inshaa waa runtiisa gubasho wey jirtaa waa sax
Subhaanalah 🤲🤲🤲🤲
Aniga ayay I haysataa arintaasi iso duceeya walahay
Keep going ❤ omer inshar
Ustaad Omar aad ayad u mahadsantahy. cudurkaan loo yaqaano WORK PLACE BURNOUT wa cudur jira lkn dadkeena intooda badan kuma baraarugsana
Waa sax taas been mhn thanks
Noo soo badi macalin muuqaladan cml 😢
Waa mahad santhy❤
Your prayer is important for palastine 😢
6:50 dadka is jecel waa kuwa ugu Badan Dagalamo✅😀
Wcs❤❤❤ macalin omar inshar
Team cumar inshaar plc like 🎉❤
Maw duuc ubahnaa ❤
10:28 intaasi wlahi bilaahi Anigay iga hadlaysaa alle ha sahalo
Isoo ducey wll ❤
إن الشباب والفراغ مفسدة.
Alxh ilaahay baanu ka magan galnay
Reer south africa aawi wadankan shaqa U imaney kudigrinayey 😢
Wlh isbuuci kabadan 90saac ayaa shaqeeyaa😢😢
same times waxaan shaqeeyaa 92 hrs isbuuci, lakin waa shaqa dhamata ma ahan shaqa jogta ah lakin shaqada jogtada ah ayaa laga qaada
Keep going ❤
Raga iyo dumarka 95%Raga baa uwasha jacelka dumarka jacel uwalaty waa if iyo naadir inaa aragto