لو كانت الدنيا تدوم لاهلها لكان رسول اللهﷺ حيا وباقيا Hdii adunkaan baaqi lagu noqon lahaay waxa baaqi Ku noqon lahaa rasulkeyna scw Ku Sali xabiinkeena
Halo affect= means first impression in aragtida kowad qofka aad ku xukunto sida labiskida, qaab hdlkisa, fur furnantisa, qurixdeda ama quruxdiisa adonan u gudo gelin qofka waxa uu yahy .
Ustaad wlhi wa run arintas aniga waxa jiray ilmo abti u ahay Waxan jecla mid ka mid oo saaid u qurxoon wanka jecla carurta markan xafada tagi ayadan dhabta Saran jiray carurta kale wa ka maseri jiren wax fican ma aha wlhi qurux qof ku qimeyso wa Ina dad nimadisa eegta thanks cumar inshaar usataad
Allah ayaa mahadleh oo aan nagu qiima jismigeena suradeena lkn nagu qiimeeya nagu abaal mariyo acmasha aan la imaano lkn adanaha waxaa uu had iyo jeer qeemeeyaa jirka iyo suurada
90% in ka badan baa ka faa'idnay legend Omar Inshar.✍️ Noloshu waa tartan qof walbo waa inuu la tartamaa noloshiisa korna uqaadaa ✌️ Wan idiin jecalahay ilaahey dartiis ❤️ انا أحبك في الله 🙏
▪قال الإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى : *▪العبادة لا تسمى عبادة إلا مع التوحيد* *▪كما أن الصلاة لا تسمى صلاةً إلا مع الطهارة* *▪فإذا دخل الشرك في العبادة فسدت .* الدرر السنية [ ٢٣/٢ ]📚 Al-Imām Muhammad bin Abdul-Wahhāb [may Allāh have mercy on him] said: *“Worship is not called worship except with _Tawheed_.* *Just as the prayer is not called prayer except with purification.* *Therefore, if polytheism enters worship, it becomes corrupted.”* Durrar as-Sanniyyah, 2/23 | Shaykh Abdur-Rahmān bin Muhammad bin Qāsim al-‘Āsami an-Najdi [may Allāh have mercy on him]📚 Translation: Authentic Quotes
Muhiimadu waa in aad ku kalsoonataa sida alle kuu abuuray waayo xaga alle waad ka simantihiin dadka kle kaliya waxa lagu kala sareeyaa waa alle ka cabsiga, waa in aad taas aminsanaataa, waxba kaa xumaan maayaane
horta quruxda wax laysku raacay maaha ,qofba si ayuu u arkaa,lakin muuqalka sare iyo labiska qofka waa waxa ugu badan ee soo jiida dadka,hadayna jirin quruxda qalbiga macno ma samaynayso quruxda dusha
▪قال الإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى : *▪العبادة لا تسمى عبادة إلا مع التوحيد* *▪كما أن الصلاة لا تسمى صلاةً إلا مع الطهارة* *▪فإذا دخل الشرك في العبادة فسدت .* الدرر السنية [ ٢٣/٢ ]📚
asc wlaahi waan dhaarte inankayga curad waa 6jir waxkasta oo qurux badan wuu jecelyaahy ciyalada qaar uma dhawaado mamo waayo marka idhaahdo ma qurux badna ayuu igu jawabayaa dadka wuu kala dooranaya qof kan waa qurux kan ma qurux badna ayuu maanta dhan ku jirayaa
Daraasadani Somalida ma khusayso, sobobtoo ah qurux, soo jiidasho iyo aqoon toona layskuma shaqaalaysiiyo ee waxaaa laysku shaqaalaysiiyaa qabiil, kee i xiga, ilmaadeer iyo qabyaalad.
Ta dhanka shaqada waan arkay meherado saas samweya lkn ma xayaysiiyaan balse waxaad dareemaysaa marka aad booqato meheradaha faracyadeeda Kala duwan ee meheradaas in hablaha ka shaqeeya ay ka muuqato labiskooda make up kooda in quruxdaas lagu doortay
لو كانت الدنيا تدوم لاهلها
لكان رسول اللهﷺ حيا وباقيا
Hdii adunkaan baaqi lagu noqon lahaay waxa baaqi Ku noqon lahaa rasulkeyna scw Ku Sali xabiinkeena
Taas waxa caddeyn uah shirkadaha dalka intooda badan xafiisyada waxa fadhiya gabdho aad isleedahay waa la xushay kaliya waxan ku jirnaa casriga daanyeerka iyo qiimeynta muuqaalka kore ayadoo aan la eegeyn aqoonta iyo howlkarnimada..thnks omar inshaar wll sharfan.
اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
صلي الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii JACALANAA MINA AL muslim
صلوات ربي وسلام عليه❤️
Csw scw csw
Arinkaan bari horaan ogaadey wlhi
Soomaaliduna waxay dhahdaa "Labiskaagu wuu kula shir tagaa "
Shukran ustaad 👏
Hugaaguna wuuu kula baryo tagaa bay nu ku maahmaahnaa
wll hadaad ogaatay mar hore maxaan kukasayaa qofka qurxoon iyo qofka kale ?
Halo affect= means first impression in aragtida kowad qofka aad ku xukunto sida labiskida, qaab hdlkisa, fur furnantisa, qurixdeda ama quruxdiisa adonan u gudo gelin qofka waxa uu yahy .
Ustaad wlhi wa run arintas aniga waxa jiray ilmo abti u ahay Waxan jecla mid ka mid oo saaid u qurxoon wanka jecla carurta markan xafada tagi ayadan dhabta Saran jiray carurta kale wa ka maseri jiren wax fican ma aha wlhi qurux qof ku qimeyso wa Ina dad nimadisa eegta thanks cumar inshaar usataad
🤣
ustaad shaqa ka go,an maalmahan anagana inan ka faiideysano ayaa naga go,an inshallh
Asc ustaad
Allah ayaa mahadleh oo aan nagu qiima jismigeena suradeena lkn nagu qiimeeya nagu abaal mariyo acmasha aan la imaano lkn adanaha waxaa uu had iyo jeer qeemeeyaa jirka iyo suurada
Waa runtaa wlle,
Ilaahy mahadii,
Baaraka Allahu fiyk
Yaakaaga futoxun adaa dad ugu fool xun
Mahadsanid ustaad aan aad ugu xiranahay
Qodabkaan maanta ayaan ku fakarayey run ahaantii, labiska halagu dadaalo iyo carafta.
Cibaadada halagu dadaalo
The one and the only legend Channelka Loogu jecelyahay somalida 👏❤️❤️
1 million coming soon 🔜
Midka qurxoon waxa ka aqoon badan kan quruxdaba shaqo ku laheen🇸🇴❤✊
Thank you so much 💖
Xafidakalah lipax
Run badana ustaadku nolosha waa tartan lkn muhiimada waa kalsonidada 💯🙏✅
90% in ka badan baa ka faa'idnay legend Omar Inshar.✍️
Noloshu waa tartan qof walbo waa inuu la tartamaa noloshiisa korna uqaadaa ✌️
Wan idiin jecalahay ilaahey dartiis ❤️ انا أحبك في الله 🙏
▪قال الإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى :
*▪العبادة لا تسمى عبادة إلا مع التوحيد*
*▪كما أن الصلاة لا تسمى صلاةً إلا مع الطهارة*
*▪فإذا دخل الشرك في العبادة فسدت .*
الدرر السنية [ ٢٣/٢ ]📚
Al-Imām Muhammad bin Abdul-Wahhāb [may Allāh have mercy on him] said:
*“Worship is not called worship except with _Tawheed_.*
*Just as the prayer is not called prayer except with purification.*
*Therefore, if polytheism enters worship, it becomes corrupted.”*
Durrar as-Sanniyyah, 2/23 | Shaykh Abdur-Rahmān bin Muhammad bin Qāsim al-‘Āsami an-Najdi [may Allāh have mercy on him]📚
Translation: Authentic Quotes
Aaway Afkii Soomaaliga ?
Wallahey ninkani waa faylasuufka qarniga
Aniguba dabeecadaaas waan isku arkey
Xitaa markii aan yaraa dadku wey I ixtiraami jireen
Inta igu raacsan in Channel ka ogaansho yahay mid wax badan laga faaido Like iisaara
Sido kale subscribe ha iga ilaawin
ماشاءاللہ ❤❤
Excellent topic 👌
Ustaad way nugu waaleen waa madowdahay iyo xagga futuud 😅
Casriga daanyeerada
Perfect topic ustaad omar🙏👏
Caruurta aabohood aad iyo aad uga fiirso
Ustaad waad mahasan tahay sidaa inoogu soogudbisay. Maahmaah Somali ayaa sookobaysa ciwaanka dhan, oodhahaysa
"Hadaadhimanayso dhareerka waa la iskaduwaa."
Run badanaa😂 macalinka Tarbiyada idhiGa waa Quruxlow xiisadisa muhiimad siiYa❤️😂
Hahaaha
Kkkkk hayey haku arko warbaa kuyalo
Inaga daaa dadweynaha sawirkiisa waaye
Muhiimadu waa in aad ku kalsoonataa sida alle kuu abuuray waayo xaga alle waad ka simantihiin dadka kle kaliya waxa lagu kala sareeyaa waa alle ka cabsiga, waa in aad taas aminsanaataa, waxba kaa xumaan maayaane
ان الله جميل يحب الجمال ❤❤❤
ani lebiskeyga waa iska raqiis lkn Akhlaaqdan Ku kabtaa
الحمدلله على نمعة الإسلام ❤️
Wcs legend ❤ Omar ❤sax waye legend keep going ❤ channelka ogansho ❤💯❤🙏
الجمال جمال العلم والادبي
Waa run. Macalimiinta waxaa lagu qaataa wuu xooganyahay ama wuu qurxanyahay. Kasokow aqoonta.
لقد خلقنا الإنسان في احسن تقويم
Waxaa xaqiiqo ah baraafuunka qofka kasoo carfa soojiidasho ayuu leeyahay, waxaa dhacda magaalada London, hooyo Somaliyeed wiilkeeda oo 3-4 jir ah u dhaxeeya subaxdii school 🏫 markay gaynayso baraafuun ayay umaridaa macalimadiisu way ujilba jabsataa xabadka ayay gelisaa waxayna tiraa caraftiisaan jeclahay, marka baraafuunku saamayn buu leeyahay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maasha allaah waa barnaamij muhiim ah, waana wax jiro oo aan arkay
horta quruxda wax laysku raacay maaha ,qofba si ayuu u arkaa,lakin muuqalka sare iyo labiska qofka waa waxa ugu badan ee soo jiida dadka,hadayna jirin quruxda qalbiga macno ma samaynayso quruxda dusha
xaqiiq😊
😂😂
@@rikardostalin5708
Maxa ku qososhay
Amaalay sow habliina way baraarugeen wall haru soco
اللهم صل على محمد وآل محمد
Mashallah keep going wllo
In qofku iskukalsoonado ba ugu muhiimsan sida ilaahay u aburay
MaaShaaAllaah
Maa Shaa Allaah
Sii soco = keep going
شكرا لك ألف مره
OGAANSHO channel ♥️♥️♥️♥️👏👏👏
Faaido badan
Mnsha Allah
Waa talo wanagsan
In aad mar walba is wanajisa facekaga dharkaga cunadada
Kalsooni badan aad isku qabto
Mahadsanid walaal
Kalsonida Ka soo hadal cumaroow 🙏
Cumar inshaar muslimiintii Indiya guryahoodii waalaburburiyey
Nio cumarow hadii ay fariinteyda kusoo gaarto waxaan kaa codsanaa in aad kasoo hadasho Guuldaradii soomaalia iyo morooco adoo mahadsan wcs
7:15 Hahaha wll cumar qosol ayaa tahy " oo uu qurxanyahay shirkad ayaa daftay kulaa 🤣🤣😂🤣" kheyr Allah haku siiyo waad iga qoslisay 🤣😂
Omar inshar mahadsanid wll
Barnaamuj yadaada waan taageeraa
Cumar inshaar hore usoco
Waad qurxoontay miyaa
Quruxdu maha inad qabkaada badashid
Sababto ah ilahy yaa noo abuurey the best why
الله يبارك فيك يا اخى الفاضل عمر انشار.
Jazza akalah ustaad
Omar inshiraah respect 👏
One love ❤
Waxaa igu dhacday aniga 2 sano ka hor
Qof family ah ayaa xalfad aroos dhiganayey ninkii carruuska ahaa saxibkay ayuu u dhiibay warqadaha invitationka lagu galayo hotelka🏨
Saxibkay asxaabta dhan wuu siiyey warqadii lkn ani waa layga tagay sababtu waxay ahayd maan haysan wax suut ah (suit) xaga ragga kale dhamaan haystee suit blue iyo black ka kooban
Ilaa maanta ma ilaawin
🥺
Shar buu Ka celiyay
Shiikh shantaay wxn ka soo tagernaa magalada hargeisa ilaahay ha ku xafido
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
Masha allh ustaad cumar
Thank you so much walal cumar
Ma jecli in shaqo leysiiyo balse waxan jecelahay inan anigu dadka siiyo shaqo🥰🥰🥰🥰🥰🥰
المرء بأخلاقه لا بثياب تزينها
▪قال الإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى :
*▪العبادة لا تسمى عبادة إلا مع التوحيد*
*▪كما أن الصلاة لا تسمى صلاةً إلا مع الطهارة*
*▪فإذا دخل الشرك في العبادة فسدت .*
الدرر السنية [ ٢٣/٢ ]📚
*إن الله جميل يحب الجمال**
Cumar sxb waan ku ildoogsanaa xikmadahaaga aadka u macaan مبروك عليك
Wllhi hooyaday ayaa marwalba i dhahda isqurxi oo dhar quruxbadan xidho, aniguna dhar cadiya ayaan iska xidhaa marmarka jamacada iyo xafladaha moyane, lkn waa in aad muujisaa qurux daada marwalba.
Cumarow Maalmahaan waxaa laga hadlayaa " انحسار نهر الفرات. "
Qalalida webiga furaat.
Inooga soo hadal wll
Ummada hada jirta waa indho ku garaadlayaal, waana arin jirtay oo dhibaatadeeda aan la dhayalsan karin 🥹
ما شاء الله ❤❤
7:40 xayeesis fiicna isku sameesaye 😁👏🏼
Qofka marka uu lebis iyo jidh ahaa Dhisan yahay kalsoonida ayaa badata xaqiiq weye
Mahadsanid Omer Dedaal Wacan
ustaaad quruxda wax tardo waa Daweycada wanagsan .......
asc wlaahi waan dhaarte inankayga curad waa 6jir waxkasta oo qurux badan wuu jecelyaahy ciyalada qaar uma dhawaado mamo waayo marka idhaahdo ma qurux badna ayuu igu jawabayaa dadka wuu kala dooranaya qof kan waa qurux kan ma qurux badna ayuu maanta dhan ku jirayaa
Waxas wax fiican maahan ee ka goo si uu nin ragaa noqdo
Boor iska jafid aya layiraa ama iska warqabid jireed✔️
ogaansho ka so hadal gawdhi la goracay jaceyl dartisa pls
Aqi !!! " Quruxda waa qalbiga " sida aan aaminsanahay, Lkn ciwaanka maanta aad baan ugu qoslay wllh 😅😅😅
Cumarow aniga waan ku raacsanahay dadka qurxan in ay yihiin kuwa ugu wanaagsan
XAQIIQDA AYAAT KA HADASHAY. SHUKRAN
Guulayso ustaad cumar
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💚💓
امين يا ربي
Qurux waa mida ow alla kuu abuuray waxasna dhaqan gaal
Nabi Yusuf cs ayaa ugu filaan daraasad. Quruxda waa cajiib.
Daraasadani Somalida ma khusayso, sobobtoo ah qurux, soo jiidasho iyo aqoon toona layskuma shaqaalaysiiyo ee waxaaa laysku shaqaalaysiiyaa qabiil, kee i xiga, ilmaadeer iyo qabyaalad.
Wee quseysaa wll meelo badan ayay ka dhacday anigaa goob joog u ahaa xitaa shaqada marki laga soo tago nolosha caadiga ah labiska iyo muuqaalka waa lisku qiimeeyaa
Waligeey hayaacdo baan iska ahaa mana ku dadaali jirin balse hadda kadib insha allah
Waa sabbta fasalkeyna macalinka biology ga gabdhaha ugu waalan yihiin😂🙄
Foolxumo iyo Amusnaan ayan isku darsaday 😢 Amana Allah . Amana rasuul 😭
😂Quruxda ilaa Hada Meel la isku raacy ma Jirto Nin Walba Si buu Qurux u Arkaa
Hadaad lixdaada lixaad Qabto Alxamdullilaah dheh waad Qurux badantahay
niyahow anigu marka online ahay farahaan ka falanahay balse marka live layahay ilaba kalmad yaa allaahu igaga soo baxda wadnaha dhugta igabaxda waad yaabi wllhi. seen iska dhahaa waa yaabe. anagaa mucjiso aragnay.
xitaa anoo hadaladii dadka ku haboonaa helikara ayaan hadana hadli waayaa. mujiso lagu daray mucjiso weeye wllhi. caato ayaan ahay tubkayguna wuu cadyahay wajigayguna mana balaadhna mana dhuubna mana dheera. sankayguna labo taako ma aha mana wayna waa dhexdhexaad wuuna qoran yahay wuuna dheeryahay. salxamo malihi bidaarna malihi cayilna malihi. dalbo aan aad ubadnayn ayaan leeyahay waana dheerahay ilaa 6'3ft. waxaana ahay nin jecel inuu mar un noqdo hogaamiye daacada. balse aan hadal badnayn dadkana aan necbayn balse la'hadli waaya. hadii aan layara hadlana kalmado kookooban bas aan dhanayn 3 ilbidhqsi. magacaygu waa secret muuqayguna waa secret gaar ahaan onlineka. balse aduunka ayaan dhinac kaga noolahay. waxaan ahay nin wax barasho u heelan balse qumay wayne dhulka kujiiday qumaygaasuna waa shaydaanka iyo wahsiga iyo culayska aan dareemo marka aan waxbarasho udhaqaaqo.🤣🤣🤣👀. yaa ila mida. farta ii taaga
Barnaaminka hamda Hussein ee kabasho daawo wll wuu ku anfacaya bi idnillah
Wad qurxoo tehee isku kalsoonaaw bis, mida kale Rasuulka scw Amaana haka dalbin
Mahadsanid wll
Ta dhanka shaqada waan arkay meherado saas samweya lkn ma xayaysiiyaan balse waxaad dareemaysaa marka aad booqato meheradaha faracyadeeda Kala duwan ee meheradaas in hablaha ka shaqeeya ay ka muuqato labiskooda make up kooda in quruxdaas lagu doortay
🤣🤣😂 cumararoow qaabka codka idaacada ujishiyaa iga qosliyay aragtideeyda xataa waasoo qorin waaye
Qurux alle iguma yareynin ila iyo hada shaqo ma helin arinkaas mxa lagu tilmami kraa 😂✌🏻
Hhhhh, ilaahy haku barakeeyo
ماشاء الله تبارك الله
Alle wuu qurxoonyey qurxdana wuu jeclyahay.
hadaa nahay somali arinta wll cumar somali ahan uma isticmalo qurux lakin waxan u isticmlna wax ka daran oo ah laandhere iyo langab wa sida aminsan yihiin waxad arkaysa mid waxba aqon even wax so baran shaqo lasii nayo qabil hebel waye awged kii wax bartayna joogo sbb cunsuriyeen marka alla hana nadiifiyo fikradaha qurunka ah mahasanidiin.
xataa waalidka ayaa quruxda ku kala jeclaada carruurtooda
Quruxda dhabta waa qalbiga iyo akhlaaqda ee maaaha quruxda jirka
Shaqo kaliya maahan nolol aadmigu
Ku noolyahay ee arsaaqda allah baa
U qoray Ilaa geeri ka hor walaahi bilaahi tolaahi waxaa jira nimaan Aqoon xumada haysa naftiisa iyo diin la.aanta ay baday
Inuu caashaqo rag dhigiis ah oo ka tagay
Ninimo iyo xurmo labadaba walaahi bilaahi tolaahi waxaan arkay mid hooyadii karaynaya misna jaanib kale bilshada tusaya
Cumar waxaan kugu xidhnahay 2019 ilaa 2022
Cumarow shekada sharma boy iyo kaniisadaha America kwrn
Mansha allah sxb horey uu soco
Maxaa xala Aniga ma Qurux badniyee😂😪
Dadka inta badan waxee u fasirteen wajiga kaliya in la iska naashnaashayo soo jiidashada dhabta labiska io nadaafada inee thy aaminsanahy
Halo effect waa sideg deg ah inad dadka uxukmisid ustaad✍✍
masha alah wall alle ha inagu an faco xikmadahaga wall bar namij yada no so badi adigo mahad san
Thanks a lot
Waxaa dhab ah xadiiskii rasulka csw rasulullahi csw wuxu yiri akhiru zabanka waxaa Soo shaac bixi doonTa caannimada ilaahey hanaga badbaadsho
Ani mclinka qaab qurxan leh wlhi xiisadiisa waa igu socotaa sbbtoo ah wxii argooda Ku deeqaa oontooda Ku deeqdaa ☺️ leeba lyri😜🙄
😂😂😂😂😂
Aniga fikradayda. Somalia 🇸🇴 ayay hada ka bilaabatay qasatan bank 🏦 iyo meelaha cosmatics shopinka waxayna bartilmaan sadaan hablaha qurxan oo soo jiidasha leh. Tusale inay jirleedahy inay dheertahy inay qosol qurxoonthy iyo waxyaalo kle oo badan
Thanks
Sual ayaan waraa wll omer inshar hage kalaa so xarira ustaad q