Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Abdi Haybe - Hawshii Jacaylka maakhir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • music

КОМЕНТАРІ • 72

  • @Mu5lis
    @Mu5lis 6 років тому +21

    Hawshii jaceylkaan la hiitiyaa
    Haddimadiisaan la heesayaa
    Anoo hurdaad I hortimaad
    Markaan hanbabaro ku haabtoon
    Haddana toosoon ku waayay
    Anoo hadrayoo
    Hugmayaan
    Hareeraha kaa dayaa
    Kaa dayaa halkii baan kaa dayaa
    Adna Hodaney HAPPY noqo oo

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 років тому +8

    Abdi haybe waxa dhalay alle ha u naxariistee gaashaanle sare Haybe laanbad ka tirsanaa ciidankii xoogga dalka somaliyeed

    • @cajabcajab4823
      @cajabcajab4823 5 років тому +1

      Haybe lambad umwuxu ahaa mujahid rer somaliland ah oo SNM kaa tirsanaa garanmeyno cidanka aad.kaa shekeyneso

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 5 років тому

      @@cajabcajab4823 haa mujaahid snm wuu ahaa ciidanka aan sheegayaa waa kii uu ka tirsanaa ee xalaasha ahaa intaaney afweyne iyo samater reero ka dhigin taariikhdiisa ka soo bilaw ciidankii ingiriiska Brittish somaliland forces ee ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka ku xigsii ciidanka aan sheegey ee aad la yaabtey ilaa uu moqday mujaahid dalka xoreeyey waxse aad saaxiib ka boodo maan soo qprin raali ahaw

    • @Heensaleey_Official
      @Heensaleey_Official 5 років тому

      Kaadayaa Hallie waahwaah

    • @qoranemaxamed5695
      @qoranemaxamed5695 5 років тому

      Waa sax waxa dhalay gashenle
      Masakintay xasaiya da kaqaba dawladii iska hadlayaldhe

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому +1

      Mujaahidkii waynaa ee Ka mid ahaa halyeyadii Somaliland u kacay ee SNM

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому

    Yaa shiinay aanu lahay kadaawan jiray cabdi Haye iyo boon xirsi isago yar sidaydo kale mantana talefan way oo uu leeyahay ka daawanaya oo gacantiisa weliba kuso gatay meeshu ku daawan jiray meelan hayna jooga allow cimri dheer caafimad taama iyo heesahan iska dhaafto inkasto hada fanka inan galo rabo alle hayga madoobeeyo

  • @muhimmandeq4983
    @muhimmandeq4983 4 роки тому +21

    2020 still in love with heestan 😂🤣❤️

    • @khalidmohamed391
      @khalidmohamed391 4 роки тому

      Muhim Mandeq hawada kaso salama halkiba kadaya

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 3 роки тому +3

      ²⁰²¹ ˢᵗⁱˡˡ ʰᵉʳᵉ 🤣

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 3 роки тому +1

      @Rocky Mario
      𝑾𝒐𝒘 𝒚𝒐𝒖 𝒂𝒓𝒆 𝒉𝒆𝒓𝒆 𝒕𝒐𝒐 𝒚𝒐𝒖 𝒂𝒓𝒆 𝒇𝒖𝒌 𝒔𝒄𝒖𝒎 𝒔𝒕𝒐𝒑 𝒔𝒄𝒂𝒎𝒎𝒊𝒏𝒈 𝒑𝒆𝒐𝒑𝒍𝒆 𝒈𝒆𝒕 𝒂 𝒋𝒐𝒃 𝒚𝒐𝒖 𝒍𝒐𝒘 𝒍𝒊𝒇𝒆 𝒔𝒐𝒏 𝒐𝒇 𝒂 𝒃

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +3

    Abdi haybe wuxu ahaa Fanan iyo actor aan inaba caadi ahayn inkastoo dhanka Jilinka riwaayadaha cajiib kuahaa😊

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +10

    Singer comodian actor writer poet funny amazing talent qaali bad cabdi haybe ❤👑

  • @cabdininwanaagsan3827
    @cabdininwanaagsan3827 4 роки тому +2

    Cabdi haybe iyo boon xirsi iyo mecaad miigane wax halkoodii wax dhiga waa la wayey

  • @cmaxameddiirshdiirshe5633
    @cmaxameddiirshdiirshe5633 5 років тому +19

    pls and pls hadaa fiirsaty a 2019 like ii saar

  • @Clnasar
    @Clnasar 3 місяці тому

    Waw clhaybe nin dhamaca

  • @hawoabdullahi9873
    @hawoabdullahi9873 5 років тому +4

    Hawaii jaceylkaan laheesayaa. Dharkaan xirnaabaan haleynayaa

  • @siciidareeye661
    @siciidareeye661 11 років тому +4

    Woooow halkii baan kaa dayaaa. Adna yasmineey halkii baan kaa dayaaaa

  • @ahmedsiyaad3377
    @ahmedsiyaad3377 4 роки тому +2

    abdi haybe adbaan utaageraaaa ruwaayadihiisa

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 6 років тому +5

    Iyadoo dhoola cadaynay waxaan arkaa anoo eegaya hadana waan ka jeestaa qwaayo dreen bay igu abuuray

  • @kaltumwarsame8891
    @kaltumwarsame8891 8 років тому +7

    Aad iyo aad ayaan kuu tageersnahay nolwa cabdi heybe

  • @onelife1619
    @onelife1619 4 роки тому +2

    Legend Abdi Haybe. Very entertaining.

  • @dirirmahmuud5554
    @dirirmahmuud5554 4 роки тому +1

    woow heestan waxaan dawan jiriy 2005 oo dhamaada iyodoo riwaayada cajilkii waynaa

  • @yuusufbaariyow8791
    @yuusufbaariyow8791 6 років тому +5

    Waayo waayo caadi maaha

    • @hawoabdullahi9873
      @hawoabdullahi9873 5 років тому

      Hiboy kalgacal lahugmayaa hugaan xirnaabaan haleynayaa

  • @mobillionblack
    @mobillionblack 5 років тому +3

    Jamie Foxx who? Warya, ana Somali... Abdi Haybe, is who I mess wit.

  • @abdifitahosmanfarah4647
    @abdifitahosmanfarah4647 5 років тому +3

    Abdi haybe legend aaan taageero

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 6 років тому +5

    Waliba waxaan iska ilaalin jiray inaaan wajigeeda arko waayo dareenbuu igu abuurayaaa hadaan arko

  • @moh66livelivekosa54
    @moh66livelivekosa54 8 років тому +5

    yaa saalam abdi haybe
    Mahmoud Kosar Awad

  • @maxamedjaaburi7340
    @maxamedjaaburi7340 Рік тому

    I'm listen this your song 2023

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +1

    Viva issa mouse

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 4 роки тому

    2020 dhagaysanaya bish2
    24kedi 8:56hees iyo badh👍👍👍👍❤❤

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +1

    Aden issa

  • @jamacwajale5157
    @jamacwajale5157 Рік тому

    Jacaylkaad madaysaan maaha waa sarbeeb waa jacaylkii 1960

    • @jamacwajale5157
      @jamacwajale5157 Рік тому

      Ay somaliland raadinaysay Shan somaliyeed walina kamaanaan Quusan ee CID nala garata ayaan sugaynaa alla idamkii

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 7 років тому +8

    _Tʳᵘᵉ ˡᵉᵍᵉⁿᵈ ᶜˡᵃˢˢⁱᶜ ˢᵒⁿᵍ ☺👈_

  • @user-mm3vf7wt9q
    @user-mm3vf7wt9q Рік тому

    13 August 2023☝️

  • @hudahussein2508
    @hudahussein2508 11 років тому +6

    Waaaaaaaw cabdi haybe

  • @asmarfilimss9892
    @asmarfilimss9892 2 роки тому +1

    24 / 𝙼𝚊𝚛𝚒𝚓 2022 2:23𝚙𝚖

  • @naasirxasan9907
    @naasirxasan9907 2 роки тому

    Cabdi Haybe laanbad lama helan

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 6 років тому +5

    Wlllhy waxn ilaabay bay maanta igu soo celizay jacaylkaygi saan isigu fiicnayn buu IGA kibray ana waxaan go,aan Ku gaadhay inaan ka jadho

  • @YG.357
    @YG.357 9 місяців тому

    Mudo laga joogo 13 sano kahor baan dhagaysatay heestan maantay hadana iga so hor baxday ano qaaci kala dhagaysan

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 4 роки тому +1

    Waw

  • @mohammedadam3605
    @mohammedadam3605 3 роки тому

    2021👂?

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Yes

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +1

    Omg my name

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 років тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😘I love
    you cabdi

  • @AbdirahmanDugow-gb4lz
    @AbdirahmanDugow-gb4lz Рік тому

    Ab

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Hibo Ismail aden

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Wallo me too

  • @awamuse2024
    @awamuse2024 4 роки тому

    Wwwwwwwwwwaaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 роки тому

    👍👍👍👍

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 Рік тому

    Huuuuii

  • @farshahangaras5881
    @farshahangaras5881 5 років тому +2

    Kkkkk