mirqan walan bonxirsi abdi haybe busy basbas iyo qarkalo badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @akomar469
    @akomar469 2 роки тому +2

    Played this since 2009, the last 10s is longer in the orginal clips tho and Boon Hiris Illaah ha u naxariisto finishes with in the most Classic way ever. Thanks for keeping this clips of Cabdi Haybe classi Marqaan Freestyle

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms 2 роки тому +7

    Kuwo yaryar oo heestan dib usoo qaaday baan maalin dhaweyd arkay, nasiib darro se waxay tahay may magacaabin inuu legend-kan heesta lahaa waa Cabdi Haybee. Dadka badankooduna waxay u haystaan inay yaryarkaasi leeyihin heesta laakin dadka aan anigu ka mid hay legend-kan ama ruugcadaagan fanka (Cabdi Haybe Laambad) ayaa noogu suntan heesta.

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 7 років тому +3

    waa busi c/haye lanbad alle ha unaxriste wa faysala cumar mushteg basbas boon xirsi iyo laba wiil oo kale waan mirqabay macanhed

  • @BashmentCrew1
    @BashmentCrew1 13 років тому +11

    We should play this for the mogadisho gadh wayn they would stop fighting and get high all day everyday!!!

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 років тому +3

    Jaadkii jaadkii wanhaya 🤣✋🤣🤣👑 king walahi cabdi haybe alla ya raxmo boon xirsi rag bus helay busi baasbaas best of Somaliland

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms 2 роки тому +1

    Basbaas, Bussi, Boon Xirsi, Faysal Cumar Mushteeg, Cabdi Haybe iyo laba nin oo kale oo aanan magacooda garanayn.
    Ilahay ha u naxariisto intii dhimatay oo ka midyihiin Boon Xirsi, Bussi, Basbaas iyo Faysal Cumar Mushteeg.

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 14 років тому +4

    this my favorite Somalian black-ass comedian - Abdi Haybe.. hehe he is a legend

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 14 років тому +6

    wallaahay reer waqooyigu waaba dad funny ah qosol badanaa !!!

    • @Dayr12
      @Dayr12 2 роки тому

      After 12 years ma nooshahay wll

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 2 роки тому +3

    Heestan inta safwaan tokyo kasoo maqashay like saar 😂❤

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 6 років тому +1

    Riwaayadan oo dhamistiran waan hayn jiray laakiin way waayey zxb hadad hayso soo gali iyadoo dhameys tiran

  • @suleimanahmed5366
    @suleimanahmed5366 Рік тому +1

    Legendry baa meesha isku helay

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 5 років тому +4

    Midig:- Abdihaybe laanbad, Faysal cumar mushteeg, maxamed cige busi, basbaas boon xirsi iyo ninkale oon garan waayay

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 роки тому +6

    Rer waqooqyi fanka iyo murqaankaba somali iyaga kaga horeeya 😂

  • @Nageeyexusen
    @Nageeyexusen Рік тому

    Abdi haybe wlhi waa legend Alle hadayo

  • @foodcademohamed3683
    @foodcademohamed3683 11 років тому +2

    Boon iyo Ibnu Haybe laambad waa laba kala daran oo samadaa meel daloosha ka soo dhacay...siday iskugu tufaan baan ka helaa !!! Masaajidka tagbuu ku soo gabagabeeyay Boon Halka cabdina uu soo Jalbeeb dhamaystay !!Wax qasan iga dheh...sooo funny....Alloow u naxariiso faysal Cumar mushteeg Nin qaaliya ayaa meesha ka muuqda !!

  • @warsame014
    @warsame014 14 років тому +3

    qaadki wan hayaa .... suufi yada timo waynta ah buu dacaayadaynayaa ina haybe murkaanka aya cirka gadhay oo wiilki u dhalay kii kasii yaraa ku kalo kasi yaraa hadu aboyey yidha .. feedka aan ku miso waa marqamay macna.. waa sarkhaan !!!

  • @Xaaaxi
    @Xaaaxi 14 років тому +2

    Alla maxa ruug cada meesha fadhiya Boon, a.haybe, Mushteeg Buzi iyo qaar kalo badan ..... MAXA MESHAAS MIRQAAN YAALAY!

    • @faisalmuse7839
      @faisalmuse7839 2 роки тому

      @TOP 10 THINGS waan noole waa kuma/tuma? 😂

  • @abdinajibahmed4179
    @abdinajibahmed4179 3 роки тому +6

    2021 yaa dawanaya

  • @sacadxalo1609
    @sacadxalo1609 3 роки тому

    C,haybe laambad ciisemuse aways leader best actors

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 2 роки тому

    Absolutely 👌 Waxaasaa kaa Marqaan ah old is gold 😍

  • @saaddaud3882
    @saaddaud3882 8 років тому +1

    ilaaahow u naxariso faysal cumar mushteek

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 роки тому

    Been maha nin reer zheekh izaxaaqa ayaa leh heestan oo cabdi haybe lampad ayaa heestan izka leh yaryarkan zoo qaaday dadka u may zheegin in legend cabdi haybe lampad uu leeyahy

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 роки тому +1

    Waan mirqaamay macnaheedo waa sarqaamay weeyi kkk

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 років тому +1

    Wan mirqamay macneehedu wa sakhran walee bahalkasa ina dilay

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    Boon xirsi iyo faysal cumar mushteeg bas bas Allah yaa raxmaa

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 3 роки тому +1

    Waan mirqaamay macnaheeda waa taqaan

    • @ciisecabdulahi2574
      @ciisecabdulahi2574 2 роки тому

      Intakale oo dhan waan gartay laba nin uunbaanan garan dadkaa badan koodu way dhinteen illaah ha u naxariisto intaa busi baa ugu dambeeyey haddaanan khaldanayn

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 6 місяців тому

    Listening in 13 april 2024❤

  • @Mrkeenadiid
    @Mrkeenadiid 10 років тому +2

    videogaas oo dhamaystirin soo geliya please

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 14 років тому

    Somalia's top comedian, artist and actor..
    bless his pitch black-ass....

  • @Mrgedoboy1
    @Mrgedoboy1 13 років тому +2

    marqaanka manaagaha ayaa uroon horta kkkkkkkkkkkk

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 місяців тому

    QATh-HOLIC = QAATH QQAMAX = ???

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Рік тому

    Horta qolada fanka ma qoslaan dadka lkn dadku way ka qosliyan mid xata doolally cadeynaya ma jidho

  • @hibza
    @hibza 15 років тому +2

    So funny.. i luv Cabdi haybe!!

  • @kalongavictor
    @kalongavictor 12 років тому +3

    sensational song marqaan

  • @princejuba
    @princejuba 15 років тому

    abdi haybe bidixda ka fadhiya waa funny, abaha marqaanka loooooooooool

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 3 роки тому

    Macnaheedu waa marqaan. Qosol

  • @kalongavictor
    @kalongavictor 12 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkk abdi haybe nin culus

  • @princejuba
    @princejuba 15 років тому

    abdi haye ka bidixda ka fadhiaya, abaha marqaanka looooooool funny

    • @amore5583
      @amore5583 4 роки тому

      Waa fanaanki wayna mu calinkii mu alif ku madeeyihi faysal cumar mushteeg, ninka bidix da ka xiga ina haybe laambad

  • @cabdicasiissakaaro5490
    @cabdicasiissakaaro5490 6 років тому +1

    Kkkkkkkk Cabdi haybe

  • @princejuba
    @princejuba 13 років тому +3

    qaldan marduuf qaada cunay waa majnuun falan

    • @hipadabdurahman6787
      @hipadabdurahman6787 4 роки тому

      Waa ragii raga ahaa madax dii somali oodhan haday abwan fanan
      Siyaasi ba noqoto iyaga ayaa loo daba fadhiistaa

  • @sharmaakesiciid-wd1yq
    @sharmaakesiciid-wd1yq Рік тому

    Markaasaajiboonayaaa

  • @Omar_shooli
    @Omar_shooli 2 роки тому

    2022 baan daawanayaa

  • @mustafeali1707
    @mustafeali1707 12 років тому

    ninkii qaadka noogu gabyay waxaas ayuu arkay

  • @yaabegalab1414
    @yaabegalab1414 7 років тому

    rageedi walle wuu ka dhaqay

  • @Mustafe20101
    @Mustafe20101 13 років тому

    Mr bean in Somali version

  • @barkhadibrahim38
    @barkhadibrahim38 4 роки тому

    Ruwayada oo dhamqysa please

  • @ADNANOLAD
    @ADNANOLAD 11 років тому +1

    hahahhahaha

  • @nuuramxamad8100
    @nuuramxamad8100 5 років тому

    Ax yaa hes

  • @djmavado99
    @djmavado99 14 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hello18594
    @hello18594 13 років тому +2

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @mirnaloveable
    @mirnaloveable 13 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar yaa ii qosla kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar ninkaa cabdi haybe waxaa uu ka naaxi kari laayahay waa boon xirsi kkkkkkkkk,mar walba madaxa ayuu kaga taagan yahay.

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 2 роки тому

    Hhhhhhhhh

  • @Skypiratelife
    @Skypiratelife 13 років тому

    fUCKING i like dis funy get losing stress.

  • @kaahinibrahim8887
    @kaahinibrahim8887 6 років тому

    kkkkkkk

  • @Mustafe20101
    @Mustafe20101 13 років тому

    hahaha funni

  • @appie2711
    @appie2711 13 років тому +1

    ar xay tahay isaaqa fildaranaa,,,,,,,,,,,,,,,,been ay noo sheegeene, naagahoooda aa qurxoon ragoodu waa xuuuuuuuuuuuuuuuuuuux

  • @mms7038
    @mms7038 7 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abbeabbeabbe5039
    @abbeabbeabbe5039 11 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk