Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAJAAJILO CAJIIBA “ HA U BOGIN ADOO MADHAN” JAMA BAADIYE & AMINA MAGAALO JILAA CABDI HAYBE Q- 4AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2019
  • MAJAAJILO CAJIIBA “ HA U BOGIN ADOO MADHAN” JAMA BAADIYE & AMINA MAGAALO JILAA CABDI HAYBE, SAHRA CALI, IKRAAN JAMA, FAADUMO DUUR, AUN MAXAMED FARAX XIRSI

КОМЕНТАРІ • 55

  • @subeeradensubeeradan92
    @subeeradensubeeradan92 2 роки тому +4

    Ilaamanta waxba iskamaybadalin dumarki kk cajib

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 4 роки тому +5

    “Bal amuurtan eega, amarkan iyo yaabkan”. Cabdi haybe, Illaahay cimriga, cibaado suuban iyo caafimadkaba hakuu siyaadiyo aamiin

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 4 роки тому +5

    Walee waa runtii alaabta iyo iyadu ha is raacaan

  • @aminaawaberi3985
    @aminaawaberi3985 Рік тому +2

    Macha Allah sais et le Pau tam❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 Рік тому +2

    Kkkkkkkkkkkk haw bogin adigoo madhan Ka bedel alaabta

  • @cabdicasiisaxmad4756
    @cabdicasiisaxmad4756 4 роки тому +1

    Cabdi haybe jilaa aan caadi ahayn weyee m.a

  • @abdijamal157
    @abdijamal157 3 роки тому +2

    Wonderful song very educative

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 5 місяців тому +1

    24sano kadip wali haweenki alaapti naga badalay kuhayaan😂

  • @sucaadahmed8260
    @sucaadahmed8260 5 років тому +5

    Hhhhhhh Cabdi haybe-laanbad walee majaajilayste cajiiba

  • @ridwanhakim1176
    @ridwanhakim1176 5 років тому +6

    UA-camr legend
    iyada Iyo alaabtaba ha la is raaciyo Marka😆🤣

    • @shirecumar3919
      @shirecumar3919 5 років тому +3

      waxaa nasiib ka aduun iyo ka aakhiro ba helay nin ka gabadh wanaa san helay

  • @abdinuur219
    @abdinuur219 6 місяців тому +1

    Naag albaata samaysa

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 4 роки тому +4

    Adhigii xaraashoo Awr baa kajooga, ku halaa kkkkkk

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 4 роки тому +6

    Islaan ii ayeeyo ah ayaa daawaha ilawday dacas ka iyo Mafiiq waan soo amaahday iyaduna alaabtay iga badal ileeday

  • @abdidigaale2767
    @abdidigaale2767 4 роки тому +3

    Waaw

  • @adenmahdi8106
    @adenmahdi8106 3 роки тому +1

    1 cuz is watching

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 роки тому +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @kadaman2800
    @kadaman2800 4 роки тому +2

    Waaaw she is talking the memory foam beds that are just came lately

  • @sadaammohamed4947
    @sadaammohamed4947 5 років тому +3

    Alaabta iyo iyadda ha la is raaciyo

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 5 років тому +4

    waa sheeko cusub hadee naag ku tiraahdo alaabta iga badal adna dheh wn ku badalayaa ileen wey duugaday ee

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +1

    2000 kii aduunyo xaalka ba shalay uun bay ahayd

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 3 роки тому +2

    Heestan waxaay ii soo xasuusisa Allah ha uu naxaristo aabbaha ahaa aad uu jecela,waxuu ka helin jiiray
    Haddi ay nin rabtana aniga uu jooga

  • @khadaraadan3996
    @khadaraadan3996 2 роки тому

    Khadar Adan

  • @odaygaraad8763
    @odaygaraad8763 3 роки тому +2

    maxaan alaabta badalaa " anigiibaa kabahayga jiir ka dhalanayaaye"

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 років тому +3

    Kkkkkkkkk gool fiican baaa LAga dhaliyay

  • @ayuchkhadar8545
    @ayuchkhadar8545 Рік тому +1

    Ee waa oromee kulahaa kkkk

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 3 роки тому +3

    hhhhhhhh, Naagta iyo alaabtuba waa badal

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 5 років тому +3

    Dee labta haytidha halabedelo waa inyadana labedelaa ilayn way isku dhexdadate oo lamdadii baa jilicdaye

  • @dahirmohamed7398
    @dahirmohamed7398 5 років тому +2

    Hi

  • @nasiriiddaacad2400
    @nasiriiddaacad2400 2 роки тому +2

    Hff

  • @husseincabdale2472
    @husseincabdale2472 4 роки тому +7

    Adna badal ayaad tahay ku lahaa walee waa runtii

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 5 років тому +3

    Nin German ah doono ha I cadibine

  • @guuleedrooble7717
    @guuleedrooble7717 5 років тому +2

    Kkkk habeenoo dhan baanu kolba dhinackuu rogaynaa ku lagaa...

  • @nashaadnashaas1106
    @nashaadnashaas1106 3 роки тому +1

    0

  • @khadarahmed7940
    @khadarahmed7940 5 років тому +12

    Bk hanolaado cadawga Somaliland ha jabo

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 5 років тому +1

      Khadar Ahmed war Maxa Somali land keenay Iyo bk war nin yahow dad kii waa wada washay

    • @daacadyare5411
      @daacadyare5411 5 років тому +2

      @@abdiali3111 hhhhhhhhhhh wlhi kal iyo laab ayaan uqoslay wll weykuwaashen anigoo iska dhex mushaxaya ayaan arkay wanba iscelin kariwayay qosal wlhi

    • @ridwanhakim1176
      @ridwanhakim1176 5 років тому

      Reer hargaysa is brain dead

    • @sacdiyaluula4329
      @sacdiyaluula4329 5 років тому

      🤣🤣

    • @mohamedmuhiyadinsuldan7152
      @mohamedmuhiyadinsuldan7152 5 років тому

      BK kan miyaa, mid baa soo qoray