DAGAAL CUSUB OO CASRI AH OO CAALAMKA KA BILOOWDAY: WAREEYSI MUHIIM AH ENGINEER MACALIN ABDALLAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • DAGAAL CUSUB OO CASRI AH OO CAALAMKA KA BILOOWDAY: WAREEYSI MUHIIM AH ENGINEER MACALIN ABDALLAH

КОМЕНТАРІ • 44

  • @adishnih5052
    @adishnih5052 6 днів тому +4

    Waw sheikh musdafa cawa waxbadan ayad na tustay bro enjinerka barnamijya kala kuso dhawey. Mashallah libax

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 6 днів тому

    Wcs Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw sheekh mustafa cali iyo ustaad cabdullaahi aad baan idiin soo dhawaynayaa maansha Allah

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 6 днів тому +1

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates, and it's a great one.

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 6 днів тому +3

    ❤illaahow❤islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa rabi ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 6 днів тому

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @AbdiAbdoshmohumed
    @AbdiAbdoshmohumed 6 днів тому +1

    ❤sheekh mustafe allaha ku barakeyo ❤❤waan inisalamaya adiga iyo macalin c/lahi 🎉🎉❤❤❤

  • @UmerUmer-f8s
    @UmerUmer-f8s 6 днів тому

    وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته

  • @sharifoahmed3276
    @sharifoahmed3276 6 днів тому +1

    MashaAllah 1

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 6 днів тому +2

    Thank you Mustafa iyo macalmka Abdalla

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 6 днів тому +1

    xagee kahelaah

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 6 днів тому +1

    xagee ka halaah macaalinkaan

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt 6 днів тому +1

    Mnsha allah ,macalimiimta ayaa xaga sharaxa ku fiican

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 6 днів тому

    Maasha allaah waa leeys hayaa war anaka soomaaliya nooga soo qaada please 👏👏🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽

  • @zeinabmohamed5258
    @zeinabmohamed5258 6 днів тому

    Jasakumulah

  • @MohamadMusa-mz1pz
    @MohamadMusa-mz1pz 6 днів тому

    يا شيخمصطفي لا تقل وااو بل قل سبحان الله لماذا الله هو الذي علم الإنسان مالم يعلم
    Mahadsanid

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 днів тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call waan dhownahay

  • @ShukriShalle-d6m
    @ShukriShalle-d6m 6 днів тому +1

    Asc sheikh mustafe
    Magacayga waa Shukri shalle waxan kamid ahay dadka barnamijyada toos ogu xiraan waxan joga magalada Columbus Ohio USA ee walaal waxan rabilaha in iga caawisid qaabki aan ku heli lahaa ninkaan aad AI ga kawaresanaysid contact kiisa

  • @AbdibasidXuuble-dd4mr
    @AbdibasidXuuble-dd4mr 6 днів тому

    Shekh mustafe

  • @MohamadMusa-mz1pz
    @MohamadMusa-mz1pz 6 днів тому

    قل له ماشا؛ الله

  • @calimacaash1
    @calimacaash1 6 днів тому +1

    ASC Mustafa

  • @Foltynfan-7-11
    @Foltynfan-7-11 6 днів тому

    Sheikh mustafa no so mention garee school ka global net I'm write correct?

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 6 днів тому

    Global net

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 6 днів тому

    Waa xaqiiq hadalkiisa mar dhaw xitaa Phone walaga gudbi dona mar dhaw hawada aya laga wada hadli donaa laiskana arki dinaa

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 6 днів тому

    Asc

  • @Almasbaking
    @Almasbaking 6 днів тому

    Chatgpt is better than the deep seek

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 6 днів тому +1

    Baalayo cusub oo aya aduunka ku soo kordhiyeen waaye bal ka faker marka mashinu uu waxa kasta uu qabto sidee binaadamku u noolaanyaan aniga waxaan u arkaa waa xaalad aad iyo aad u adag oo soo foodsaaray aduunka

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 6 днів тому

    Imtaxabka isguulada sow sameyn kuma yeelan doonaa

  • @Foltynfan-7-11
    @Foltynfan-7-11 6 днів тому

    Aniga waxan ahay dadka aad u isticmala chatgp ga lkn markan ogaday deepseek on radiyey wayba iga xidhigadheen my account I'm living 🇨🇦 dalkana but wa fahmay lolanka ka dhexeyo ma sahlano anaka is galafan gadhanay you know because of you live wadankodee 😮 right!

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 6 днів тому

    Artificial intelligence weli wuxuu u bahanyahay human

  • @sharifoahmed3276
    @sharifoahmed3276 6 днів тому

    Macalin anka dalen😂

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 5 днів тому

    China cadi mahan mid Beer falayo ayeyba kenen kadaro Dibi dhal Tolow Somalia halke ayey soo mareysa ?

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 6 днів тому

    China nocaawi Palestine oo kaliiye

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 6 днів тому

    Macnaha ma iskulba no so dhig tixrac gorobel net

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 6 днів тому +1

    Qofba wax ba u daran somaliya qawariijta rabod laayo ma la heli kara

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 6 днів тому

    Dadka shaqadooda sow samayn kuma yelanayo

  • @IsxaqSaalah
    @IsxaqSaalah 6 днів тому +1

    Waxa kadaran India filkm Krish1 kombitir mustaqbal ayaad ka Fahmi Kartaa hritik Roshan keenay Sanad kasto waxbey qorsheyaan India real Israel india tusaale afar kutub samaawi lagu daray kutub sixir doctor sakir niak sixirka dunida ugi weyne waxa haysta India dunida waxay Ku gumeystaan was sixir real Israel India1 2 sixir china 3 sixir maraykanka 4ruushka sixirsidaas ayey ukala sareyaan sixirka😮

  • @sofia1977_
    @sofia1977_ 6 днів тому

    Markaas nolosha bila'aadanka miyaan lala dagaalameyn hadii shaqooyinka xamaaliga meesha ka baxaan?

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 6 днів тому

    Kkkkkkkk