Ahmed Zaki Burco Official Video 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2017
  • AHMED ZAKI
    WARAYSI XIISO LEH HARGEISA
    WARIYE SAGAL MUSTAFE
    HAWRAAR MUSIC PRODUCTION

КОМЕНТАРІ • 838

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 7 років тому +233

    qof somalilander ah oo Burco neceb ma jiro, Viva Burco

    • @cabdisodhawow515
      @cabdisodhawow515 7 років тому +13

      A mujaahid bro runtaa burco ma meel lanici karaa

    • @kingguyo6452
      @kingguyo6452 7 років тому +1

      siham Cabduhi si vous êtes pas somalien
      Vous êtes quoi

    • @hamdahashi1164
      @hamdahashi1164 7 років тому +3

      young ganno Burco nasab waaa aye

    • @hamdahashi1164
      @hamdahashi1164 7 років тому +2

      😍😍😍😍

    • @mohamedcirro4815
      @mohamedcirro4815 7 років тому +7

      A mujaahid sidee loo nacayaa buro inaad nacayb soo hadal qaado ayaaba qalad ah

  • @ahmedabdillahi836
    @ahmedabdillahi836 7 років тому +164

    Anigu Reer Hargiesa Ayaan Ahay, Walahi Burco Ayaan Ka Jeclahay Hargiesa, Waa Hoygii Dalkayga Somaliland, Beena Maaha Oo Waa Gesi Dhala, Intaa Lagu Sheegay Iyo Boqolkale Ba Way Tahay, Burco Our EveryThing, Nolow.
    Viva Burco, Somaliland

    • @awoam1611
      @awoam1611 6 років тому +6

      Ahmed abdillahi walalkay burco wa dhulkaagi hadadan xata u dhalan burco alow no dhowr somaliland oo dhan❤️🌹

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 5 років тому +2

      Libaax Libaax dhalay

    • @sagalhussein2691
      @sagalhussein2691 3 роки тому

      Reer hargiesa asal ah dhe ma tahid lol

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 3 роки тому +3

      @@sagalhussein2691 huuno maxad inanka ku cuntay? burco waa dalkeenii waa halyey dhala waa xuruntii dalkeena anba reer hargeisa ayaan ahay qurbaha dagan asxabtaudu reer burco ayay u badan yihiin somaliland oo dhan waa dalkeeni sharaf kasta oo gobol ama degmo kasta ay leedahay wa waxad leedahay wll

    • @berlulahaji2493
      @berlulahaji2493 2 роки тому +1

      Anba wlhy burco waan jecelahay

  • @khaalidali7326
    @khaalidali7326 7 років тому +367

    wwwwwww Ahmed zaki fanan jira wixii burco jecel iyo zaki taageera like ii saara burco jecel igu saara

  • @Mrciise1
    @Mrciise1 7 років тому +154

    Walee Burco waa inaa soo arkaa.... Aaway reer Burco Yaa marti U noqdaa?????? From Mogadisho

    • @MohamedIbrahim-wi1rj
      @MohamedIbrahim-wi1rj 7 років тому +6

      Isse Abdi Ahmed waanakan wllo soo dhawoow geelbanu kuu qalaynaa

    • @cumarshide2927
      @cumarshide2927 7 років тому +3

      Isse Abdi Ahmed so dhawoow indr burco qariib Kuma qariibinayso magaaladaadiibad dareemaysaa markaad soo gasho

    • @muhaahmed1714
      @muhaahmed1714 7 років тому +1

      Isse Abdi Ahmed soo dhawoow walal

    • @Mrciise1
      @Mrciise1 7 років тому +1

      Tolmoon waaaw mahadsanid huuno waa balan waa imaanaa

    • @Mrciise1
      @Mrciise1 7 років тому

      Mahadsanid sxb waana imaanaa insha allaah

  • @abdiaziz358
    @abdiaziz358 7 років тому +60

    Burcooy Boqorada dhalaay 😍😍😍
    SALAAN FROM XAMAR ✋✋✋✋✋👐👐👐

  • @ccdigaale5829
    @ccdigaale5829 7 років тому +81

    *Jecliyaa Soomaliland Siiba Burco* inta jecel Burco iyo Dadkeedabba Anna Jecliyaa

  • @ahmeddeeeq7820
    @ahmeddeeeq7820 7 років тому +368

    Burcooy ❤❤❤ baladkaygii Burcoooy ( ciyaaala burco gacanta soo taaga 👆👆

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 7 років тому +2

      Ahmed Osman 👆👆👆👆👆👆

    • @samiirajamac6317
      @samiirajamac6317 7 років тому +6

      Ahmed Osman ilaa madaxaan tagayaa 💚☁️❤️ burco 🙏🏻👑

    • @salmaqurux944
      @salmaqurux944 7 років тому +2

      Ahmed Osman 👆👆👆👆👆

    • @ilyaasmedia24k
      @ilyaasmedia24k 7 років тому +1

      ✋☝

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 7 років тому +1

      ✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️ Burco ♥️

  • @Ayeh_Media
    @Ayeh_Media 7 років тому +174

    my burco city from your sister borama ayan kaa salaamayaa wan ku jecelahay mar uun wan iman rer burco like igu casuuma wan idin soo socdaa

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 7 років тому +499

    Burco Caday Hoyada Somaliland 💚 💬 ❤
    Like Isara Inta Burco Iyo Hablaheda Jecel

  • @sharmarkedadan1728
    @sharmarkedadan1728 7 років тому +103

    reer burco keeshaliga waxey u yaqaaniin oo kiyaalaha feedhaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I love reer burco from ceerigaabo

    • @zamia132hassan2
      @zamia132hassan2 7 років тому +6

      Sharmarke shakirow hhhhhhhhhhhh oo kiyaalaha feedhaha aaaa

    • @ayaanumu8585
      @ayaanumu8585 7 років тому +3

      Sharmarke shakirow kkkkkkkkkkkkkkk wlhi waad iga qoslisay

    • @khalidmohamoud1631
      @khalidmohamoud1631 7 років тому

      kkkķkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @sombrighttech
      @sombrighttech 6 років тому +1

      Sharma'arke wax waalan. 😂😂😂😂
      Oo kiyaalaa mxd kala zoo doonty meesha.

    • @sharmarkedadan1728
      @sharmarkedadan1728 6 років тому +1

      I love reer burco odhan

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones 7 років тому +16

    Big up Burco, love and respect from Borama.Just watched Borama's song and I have to say Ahmed Zaki wuu hagar baxay my two all time favourite Somali cities.

  • @hudamohamed980
    @hudamohamed980 7 років тому +39

    burco caday hoyga nolosha soomalilan noolow waligaa burco ayaa igu racdan like

  • @kkkhhh8010
    @kkkhhh8010 7 років тому +33

    aniga reer burco ma ahi lkn hestan iyo burco aman teda wan ku hesaa inta jecel burco like isa heeeee

  • @moahmed5769
    @moahmed5769 7 років тому +41

    inta burco Somaliland iyo fanaankena Ahmed zaki mujaahid like ii saara

  • @samiirajamac6317
    @samiirajamac6317 7 років тому +34

    Yaa salaam burco baladkaygiiyeey
    Wllkay Ahmed zaki boqorka gayiga somaliyedeed 💚☁️❤️
    Dalka somaliland

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 років тому +55

    Ciyaal October gacanta taaga

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 7 років тому +136

    ohh walaahi anigu reer burco ayaan ahay meel kasta oo burco lagu amaanayo waxaanba ugu maleeyaa in aniga laygu amaanayo kkkkkkk. Asxaabtayda reer burco oo dhanna way ila qabaan (inkasta oo aanan joogin iminka)

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 7 років тому +146

    hargeysaawi lkn aad & aad u jecel burco sidaan ku dhashay oo kale heestu qiirey i galisey luv buroa 💚💬❤👍 like ta reer burco waa ka diyaar malaa

    • @sombrighttech
      @sombrighttech 6 років тому +3

      Zaalim Somali
      😂😂😂 Afsomali baad like ku raadinaysaaye. *Halla Burao*

    • @xamsemahadalle839
      @xamsemahadalle839 6 років тому

      Xxx

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 6 років тому

      Zaalim Somali we love ❤️ burco kuman dhalan lkn waan ku koray dhuuxayga iyo dhiigayga weyan ❤️💯

  • @NUNE144
    @NUNE144 7 років тому +70

    woww
    laxan shidan
    video shidan
    music shidan
    erayo shidan
    cod shidan
    reer burco bakhayl ha igu noqon ila soomara lika eid Mubarak somali maxamed

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 роки тому +1

    Masha Allah burco soomaalin laandh aad ayaa adin jeclahay from gabar mareexaan ah in kastoo aad aad noo nacebtihiin waxaan idin leeyahay nabad iyo xasilooni iyo barwaaqo kunoolaada salaan qalbiga iyo laabta kasoo go.dey rer burco ayaan leeyahay waayo rer burco aad ayaan ujeclahay iyaga

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 7 років тому +52

    burco heesdhe rer burco dad qaranimadu KU dherty wan idin jclhy sxbay

    • @saedfaduul1985
      @saedfaduul1985 7 років тому

      Ahmed Mo new too pro wlhy buro my home sweet I love buro my magaldagdii

    • @ahmedmo1489
      @ahmedmo1489 7 років тому +2

      Saed faduul welcome sxb wan idin imanayna from hargiesa hhh allow burco daa wan tagera magalda burcoooo

    • @cabdisodhawow515
      @cabdisodhawow515 7 років тому +3

      Ahmed Mo me to wlky

    • @cabdisodhawow515
      @cabdisodhawow515 7 років тому +4

      Ahmed Mo anaguna waanu ku taageerna zxb

  • @rihamaden4843
    @rihamaden4843 7 років тому +63

    I am from mugdisha burco waan jclhy reer burco like ha ilowina

  • @sureyaazackarie8847
    @sureyaazackarie8847 7 років тому +424

    I am from Muqdisho
    Jecliyaa walaalahey Somaliland qeybahooda kala duwan Guuleysta waligiin

    • @ubahkeyse5350
      @ubahkeyse5350 7 років тому +9

      Sureyaa Zackarie shukrn qliyey we also love whole somli pple❤❤❤❤

    • @Ina44r
      @Ina44r 7 років тому +4

      ubah keyse 👏

    • @hodoahmed6124
      @hodoahmed6124 7 років тому +2

      nolow intay nololi jirto qaali

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 7 років тому +4

      Sureyaa Zackarie
      thank u wlshy we love you two

    • @abdillahijama8926
      @abdillahijama8926 7 років тому +1

      zax Somalia is 0ne all is love each other

  • @yonisneymar5040
    @yonisneymar5040 7 років тому +32

    War abbihin la jaane ye like ii saara maalin kasta ana idin saare.

  • @idirisfani8196
    @idirisfani8196 7 років тому +49

    My Home sweet Burco first comment like hayla dhaafina

    • @quruxlay1894
      @quruxlay1894 7 років тому +3

      Idiris Fani burco nimaan like ku siyay

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 7 років тому +8

    Gaalkacyo oo ka tirsan puntland baan idinka soo salaamayaa .
    Reer burco aad baan u taageeraa maxaa yeelay rag culus baa ka dhashay sida Coldoon, Sooraan, Jawaan iyo rag kaloo soo socdaba insha'allah .
    Wax kale idinkuma jeclaane Waxaad tihiin dad ku caanbaxay wadaninimada .
    FADLAN JAGADAA ILAASHADA .

    • @yahyemesut8954
      @yahyemesut8954 6 років тому

      Hussein Abdulkadir wad mahadsantahy wllo.

    • @fmuse3835
      @fmuse3835 6 років тому

      Hussein Abdulkadir wadinimada ta jamuriyada barakaysanbad ka wadaban filaya ycni somaliland

    • @mohamedjordan3232
      @mohamedjordan3232 6 років тому

      Hussein Abdulkadir ilaaa hadraawi

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 7 років тому +15

    Waaaaaaaaaaaw Burco wa astanta qaran ka Somaliland Eid Mubarak to all Somalilanders and Muslim

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 7 років тому +8

    geeesi geesi dhalay Ahmed saki wanku tageraa👍👍💓💓💖💕💞😃😃😃😃

  • @nimcoahmed3208
    @nimcoahmed3208 7 років тому +31

    burco baladkaygiiii inta burco ila jecel liketa laso yaacaa😂😂😂😂

  • @Emational70
    @Emational70 7 років тому +9

    Like iisara rer burco wiilashina 😍💐 jclay tollhi hhhhhhhhh From Hargeisa ♥

  • @iamsomali4620
    @iamsomali4620 7 років тому +8

    woooow burco💗💖💖
    lkn dhalinyarta reer burco gacan ban u taagay bari mid lacag iga qaaday reer burco ah imka gabadh i siiyay

  • @samaalemosoomaali2474
    @samaalemosoomaali2474 7 років тому +17

    burco wa magaalo qaaliya burco burcooy jir

  • @zalmanahmed3249
    @zalmanahmed3249 7 років тому +5

    Burco Wlhi Magaalo iyo badh
    nin jilicsaniba kama dhasho
    Hablahayaguna waa Kaalay arag 😍
    #Love_u_Burcoooy Jacaylkaygiiyeeey .....

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +45

    aar heestaan maaxaan sugayay❤💖👈

  • @abdikhalaqibrahim5226
    @abdikhalaqibrahim5226 7 років тому +75

    intii tagerta wiilasha reer burco like ta la dhaca

  • @abdifatahhaashimohamud9777
    @abdifatahhaashimohamud9777 6 років тому +15

    I am from moqdisho viva Somaliland

  • @cumarshide2927
    @cumarshide2927 7 років тому +10

    Axyaa fanaan ahmed zaki I love burco in my home town

  • @NoWay_666
    @NoWay_666 6 років тому +1

    Waligay burco hal marbaaan gaari ku dhexmaray hadana dadka waxaaa usheegaaa inaaan reer burco 😂😂😍😍allow Alle burco jecliyaaaaa ❤️

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 7 років тому +1

    born in Burcom live in Los angles....the final word is .......somaliland for life. Proudly being somalilander.......we love our nation and our country. Thanks zaki.

  • @abdinajiib3398
    @abdinajiib3398 7 років тому +27

    wa meshay hoyaday kudhalatay rabiyow xifdi rer aptigay

  • @nawaalsulub8014
    @nawaalsulub8014 7 років тому +33

    home sweet home Burco reer Burco ku yaaca heesta

  • @amalsalebanaden4640
    @amalsalebanaden4640 7 років тому +11

    axmed saki go forward
    heesta inbadan ka sugayey
    guuleyso fanan jird tahye

  • @esmaxalva4953
    @esmaxalva4953 7 років тому +64

    wooooow inaba caadi maaha alylheeeee xagee ayaa ay ka shidan thy waa hargeysa cadey waxaabad mooda in laysla doontay heesta iyo sagal burco woooow wlhi

  • @ayaandiiriye3390
    @ayaandiiriye3390 6 років тому +2

    Wllhi heetsan markan gadhysto dareen jacayl aanu qabo gobolkyga ayaan dareema ❤Axmed saki maxmuud fanan aan jecelhy inolow

  • @csquaresanchez1532
    @csquaresanchez1532 7 років тому +7

    Burcoooy BoQoRaDaH DhalaY
    Burco iyo Dadkeedapa Jclnhy
    axmed Zaki XykallaH Amaan udhamayzay burco

  • @ainsaxeyle8458
    @ainsaxeyle8458 6 років тому +8

    Burco waa hooyada somalia oo idil nabad iyo samaan ku noolaada reer burco I am from shabeelaha hoose weligey waqooyi ma tegin lkn waa jeexayga waqooyi gaar ahaan burco

    • @ainsaxeyle8458
      @ainsaxeyle8458 6 років тому +1

      Ahmed somalilander hhhhhhhhh ma somaliland baad doonaysaa waayehee idhiye bal dhabarka ku qaado hadaad qaadi karayso

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 4 роки тому

      Hhh somalia mahan ader burco waa so.aliland

  • @aliabdi645
    @aliabdi645 7 років тому +1

    woow dhaladki reer mogdishu ah o idin leh reer burco bilic wanacey balada allow ku baal mari i love mogadisho ,Hargeysa garowe kismayo boorame all somali love love really

  • @khadaraxmed2035
    @khadaraxmed2035 7 років тому +8

    i from #Laasqorey I love burco my degmo aan waqti badan kuqaatey waa magaalo xasuus qaliya igu leh
    burco hooyadey ba kaso jeda
    burco walahay hooyo kaso jedaa
    burco aabahay hoyadiis ba kaso jeda
    burco xaaskeyga kasoo jeeda
    anigu laasqorey ba kaso jedaa
    ex burcaawi love ba ku ahay my dhiigeyga

  • @indostudio2981
    @indostudio2981 7 років тому +29

    Burco cadey allow haydilin anon dhayo sarin Ahmed zaki Fananki reer somaliland alle cimrigaga hadheereyo

  • @zulthanmorgan4309
    @zulthanmorgan4309 7 років тому +15

    Burco❤

  • @waankuwatasaaxib461
    @waankuwatasaaxib461 7 років тому +1

    Adaan ku baaqaya burco busayl baan ku qaba burco bogiyo beerka ku taal burco burcooy baradaydiiyeey burco baydkaan ku badhaa dhahayeey barwaqada taalo burco
    In sha allah waan soo booqan doona haduu alle idmo from Mogadishu love dadka aan ka beermay full respect reer Burco dhamaan reer somaliland 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @nadaabdirizak2629
    @nadaabdirizak2629 7 років тому +31

    Hodan Qaylo isoo xasuusiyey Ahmed maanta😂

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh 4 місяці тому +3

    Inta soo boqatey kedib mrkay burco koobka ku qadey🏆✊🏻❤️

  • @nimcoyaremuhumed2308
    @nimcoyaremuhumed2308 7 років тому +5

    woooow burcooy boqorada dhalay Lkn tii hargesa hadhay Ahmed zaki

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 7 років тому +83

    hargayza cadey cida tagerzan anna like halay zaaro yakhi

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 5 років тому +1

    Reer Burco Meelkastood Aad Dunida Dacaladeeda Ka Joogtaan Salaan Qaaliya Iga Gudooma Waxan Kale Oo Salamayaaa Abwaan Wacan Muuse Iyo Alfanaan Axmed Zaki Bartaas Kaga Hay
    Gobolkii Raga Ayaan Idinka Soo Salaamayaaa

  • @sombrighttech
    @sombrighttech 6 років тому +12

    *Halla Burao Pure Somalilander*
    🌄 Burcooy Baradadiiyey Burcooy.
    👉 Adaan kuu baaqayaa *BURAO* buseel baan kuu qaabaa *Burao*
    ❤ Bogiyo Beerkaad ku taal *Burao* ..
    ✌ Halleeleey Hobaaleey Hoobeeyooy.
    🌏 Baalaha Soomalilaaneeya.
    ✋ Bariido Aan u hurayee a.
    👉 Bari waa Ani Beerkaygee a'
    ☝ Waqooyina waa badhkeyee a.
    🌅 Hawd baa billic iigu filaneey a.
    ☝ Bartaan ka talaabsadiyo Galbeedkuna waa bogaygiiyeey.

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 років тому +1

    Ilka this song idin jecliya dadka rer burco hargysa aan jogo iyadan kajeclahy 😙😙😙dhulke hoyaday

  • @haykaljay6549
    @haykaljay6549 6 років тому +8

    I am from Canada hore u socoda walahaY rer somaliland

  • @ubahjibril2009
    @ubahjibril2009 6 років тому +5

    Burco waa dalkan kuu dhashay liketa igu deeqa anba WAAN idin saaraye👍👍👍

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 7 років тому +12

    viva Burco 💖 bartii laygu dhalay allow daa togdheer

  • @sweetheart6678
    @sweetheart6678 7 років тому +1

    ilove you burco iyo dhaman Somaliland iyo Ahmed inta so racda inta comments ka bixisan love ban ini kunahay like isaara aniga.ba wan ini sarey 💚💬❤

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +4

    Burcooo cadey
    Intas iyo Inka bdnba wey uqalnta
    Mgaladan ugu AzxAp bAdAnhy .
    ❤👈👍

  • @faysalshukri
    @faysalshukri 7 років тому +2

    burCO allaw DAA dhMNteed dadkeeDA first #asiya #diamond

  • @abdirahimsalah8022
    @abdirahimsalah8022 7 років тому +5

    BurcoH Hoyada Somaliland 💜💜
    love WAYN u HayaH

  • @salmaqurux944
    @salmaqurux944 7 років тому +25

    waar naagtu maxay ahayd dirac shiidka meesha la dhex hawaarsatay sawta heesta nagaga ciyaartay ma reer xamar soo anbadaa iyagaa badawnimada la dhashee

    • @teuly8011
      @teuly8011 7 років тому +2

      Salma Qurux kkkkkk😂 waad iga qoslisey xata ookiyalihiii dabashay kudarsatay😂

    • @hamdamahamoud8040
      @hamdamahamoud8040 6 років тому

      Maya way qiratoo waa dhaladkii reer burco Indr kkkkkkkkk

    • @NeYmaRJR-oy9xt
      @NeYmaRJR-oy9xt 6 років тому

      Salma Qurux 😂😂😂

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 7 років тому +1

    waaaw Nice hees wan ka helay heesta rer burco mahi lakin wey i cajebisay axmed zaki waa fanan an jeclahay😍

  • @najmaqaali3200
    @najmaqaali3200 7 років тому +7

    hit that like button if you love burco❤ ❤ ❤ wan jecelahay burco walhi❤ ❤
    wuu casaadey intii yareyd ee uu yimide masha Allah somaliland wax nool iga dhahe

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 7 років тому +1

    Galbedkuna waa boogaygi yaa caadi maaha haabo zaki noolow jiir oo joog quruuxda somaliland baa tahaye waan kugu faana waanan kuu tagerna Nice style et bon chanson merci like ilaa gadhaa waaxi zaki jecle ❤️👏🏽🌹👑

  • @guuleedsamaale8425
    @guuleedsamaale8425 7 років тому +1

    Adaan ku baqayaa burco
    Bisayl baan ku qabaa burco
    Bogiyo beerkaad ku taala burco
    I LOVE YOU BURCO😍😍😍

  • @GALAYDH
    @GALAYDH 7 років тому +12

    burco ha noolaato✊ inksto la idinku foorariyoh nacabku ha dhaco👎

  • @ruweidemohamed3055
    @ruweidemohamed3055 7 років тому +4

    burco😙😙😙mesha ku dhashay wlh dhiiiiga igaga talla ilahy sanadka danbe nabad ha igu geeyo

  • @pubgfuns9326
    @pubgfuns9326 6 років тому +4

    Yaa wali daawanaya 2k18 june☝

  • @sadaharir2030
    @sadaharir2030 7 років тому +28

    Burco my sweet home 🏡 I can't wait i back burco burco burco

    • @abdisameth1165
      @abdisameth1165 7 років тому +1

      Sada Harir
      .

    • @abdihayle3809
      @abdihayle3809 7 років тому +2

      Sada Harir burco
      axmadsaki
      heestii

    • @sadaharir2030
      @sadaharir2030 7 років тому

      Hahahhahaha my bro miyad nolayid badi barbara liqdayba islahaye 😳😳😳😂😂😂😂

  • @deeqafaarax5758
    @deeqafaarax5758 7 років тому +8

    burcoya baldkaygiyey
    burcoya boqorad dhalay
    nice song

  • @zadikahmed1314
    @zadikahmed1314 7 років тому +6

    burco cadey hoyada Somaliland inta jecl waan jeclahay

  • @nimciiishaqueen7467
    @nimciiishaqueen7467 7 років тому +30

    burco baladkaygiiyay anaa dhab kugu buseelay

    • @cumarshide2927
      @cumarshide2927 7 років тому +4

      nimciiisha queen buseelka waa lagula qabaa loo wada buseel burco ilhow caafimad qabt nagu tus

    • @realdia6027
      @realdia6027 6 років тому +1

      Burco waan kugu faana

    • @realdia6027
      @realdia6027 6 років тому

      Sagas adna waan kusalaamay
      Bbbbbbbyyyyyyyyyyyyyyy

  • @cuteprinces4724
    @cuteprinces4724 7 років тому

    viva Burco dad jira wey burco allaw idin da ho cadwgin jabi Ahmed zacki.wa fanan ad u qaliya burcoy nolow wadankaygiyaw cide hesta e qaday like si i love you sow much burco iyo shicbkeda allaw da amine amine

  • @abassabdibarkad7729
    @abassabdibarkad7729 7 років тому +2

    From Jabuti jecliya inaan arko Burco
    full Respect

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 7 років тому

    burcooy boqorada dhalay
    Bari beerkeygaa idin jecliyaaa rer burco
    from moqdisho
    rer abtigay rer togdher salaaama❤❤❤👍😍😍💋

  • @aadandeeq1812
    @aadandeeq1812 7 років тому +8

    hhhhh waxii reer burco ah igu zooo daba fayla

  • @cadnaancabaade8698
    @cadnaancabaade8698 7 років тому +5

    burcoooy baladkaygiyeey burcooy

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 років тому +1

    Sanad kadib ban soboqday hesti burcoy boqorada dhalaay viva burco magalo xasus goni igu leh 😍😍💯👏🤚👑👑

  • @NaimaHashi-fo9mf
    @NaimaHashi-fo9mf 2 місяці тому +1

    Burco gobolkeyga lapaad inzhlh waan dagin❤ 2024 wed 17 apr

  • @shucaybmweelo7712
    @shucaybmweelo7712 3 роки тому +2

    I.m from ethiopian but ilike somland
    Once time if allah wils iwill visit in.a

  • @sekihassan4781
    @sekihassan4781 7 років тому +1

    Burcooy boqorada Dhalaay ! true Waa Hoyadii Afka Somaliyeed ! Maso Koobi karo Taariikhdeeda iyo Ragii Ka dhashe e Waxan Kaga baxaya ilmaha yar ee Burco ku dhasha waxa lagu can qariya Burcad ku dhalato Beryi maysid Khayrkaa !!!

  • @aweysmohamoud3033
    @aweysmohamoud3033 7 років тому +1

    mashaallah burco 10/5/2011 ayaa igu danbeysey magacaygu waa nimco from burco qaali

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +2

    Masha Allah
    Axmed zaki
    wadaniya
    jecel dalkiisa
    nolow❤️💞💪

  • @filsanqaali1104
    @filsanqaali1104 7 років тому +2

    mansha allh allwo dhulakyga hoyo barkee aamin yarbi

  • @mariajama6146
    @mariajama6146 7 років тому +1

    axmed zaki heesta caadi maha burco ninki taga yaqaan halkaan lagu ma so koobi karo dadka iyo dalkaba ala maxaan u xiisay asxaab igu qaaliya ❤❤😘

  • @hooyofosiya9292
    @hooyofosiya9292 7 років тому +2

    wooow burco shidan
    heess shidan cod mcn
    burco hooyadii somaliland inbadan ayaan sugeyney heetan

  • @ccdigaale5829
    @ccdigaale5829 7 років тому +1

    Sagal Mustafe Waxaa u Hadhay inay Dib Utuurto islaantan Weynee iska Wada Ee Lamoodo inay Qiiroonayso , Waxaa kayara Qurux Badneyd Midh yaroo QURXOON

  • @abdirizaqdahir3163
    @abdirizaqdahir3163 7 років тому

    marwada xarunta, way suurad quruxsanayd. jidka ayay la dheesho oo ha gabyeen in song dhigo mid laga cabsado. burco is nice place to be

  • @Ko-nc7hz
    @Ko-nc7hz Рік тому +1

    Missing my hometown wakhti badan waxad mooda inan wali qalbiga kaga nolahay burco

    • @Ko-nc7hz
      @Ko-nc7hz Рік тому +1

      It’s been 19 years although l spent most of my time western country, travelled different countries around the world still l feel like am missing something in my life because l forgot where I came from and my family also it’s not only me a lot kids those of grew up western countries

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +1

    Viva Burco Viva Ahmed Zaki very original and amazing

  • @abdifatahoslo4001
    @abdifatahoslo4001 4 роки тому +2

    Burco is the best😘😘😘😘😘😘

  • @madaryaziin4558
    @madaryaziin4558 3 місяці тому +1

    Burcaawiyinta Halkan ban ka salamaya ❤

  • @rrd4118
    @rrd4118 3 роки тому +2

    still
    2021
    gopolka raga
    one love
    ❤💎

  • @najmamaxamed6540
    @najmamaxamed6540 4 роки тому +2

    Wwwwwww ahmed ski fanaan an kufaano inoloow wll❤❤❤👋💜💜

  • @cawoahmedroble3837
    @cawoahmedroble3837 7 років тому +2

    burcoy❤❤❤😍😍😍 baldkayigiyeey burco bartan kubar bary burco❤ anu kubardotamy my burco❤