Dadka caadiga ah wa in eey yihiin XX oo gabardine ah ama XY oo wiil ah, Waxaa dhacda oo aan badneen XYY, Qofka wata XYY wuxuu Monday dilaa, Haddi qofkaas la qabto halaga baro. Waxaa ceeb ah in lagu so jiido Dahir Clasoow arinkaan oo la yiraahdo maxu Ubaari waayay ma raali ayu ka yahay. Taas waxaan u Aqaba magac xumeen.
Yaa Alaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Nin dadka in uu dila caadeyseystay waa nin maskixiyan u xanuunaan umada Allaha ka qabta aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Nnkaan ogayn ayaa hadana wax dilay
War ninamk waan naqaanaa reer jijiga nahay
Dadka caadiga ah wa in eey yihiin XX oo gabardine ah ama XY oo wiil ah,
Waxaa dhacda oo aan badneen XYY,
Qofka wata XYY wuxuu Monday dilaa,
Haddi qofkaas la qabto halaga baro.
Waxaa ceeb ah in lagu so jiido Dahir Clasoow arinkaan oo la yiraahdo maxu
Ubaari waayay ma raali ayu ka yahay.
Taas waxaan u Aqaba magac xumeen.
Waa serial killer ilaahay ha soo qabto
Marka ma taariiqdisa ayaan rabnaa malin walba malaqabtay mise waamaya
Wali lama Qaban Waa lagu Raad joogaa
Ninkaan hadlaaya asagaba cudad u xanuunaan daahir calasow ma police keenya sidee ugu hadlaa UA-cam Soomaali ee wararka cidacadaha kama hadlin
UA-cam qaar oo baa ka hadlay oo warbixin fiican keenin oo fiyuus raadis marba sawir iyo video ku soo celcelinyaan
Wagas jigjigan joogay u dilayey xaaskisa madhawen kiba hada wali dil wada yaab badana