DEG DEG : Farmaajo oo markii ugu horeysay Af Daarood ku hadlay, Lana saftay Deni iyo Axmed Madoobe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Годину тому +1

    Masha Allah,Allow Xaqa U hiili,Aaminyarabi🤲guul iyo gobonimo Xabiibi Malayiin Mudane Madax Weyne Maxamed Cabdulahi Faramaajo💯✍🙏👏🏼😘👌.

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 49 хвилин тому

    M.shaa alaah waa soo dhaway naynaa midnimada daarood iyo inay masiir kooda ay katashadaan dawlad horo marta oo aduunka lajaan qaadana ay dhistaan❤❤❤❤❤❤ guuuuuul hadii tii soomaali ka dhaxaysay qabyaalad kadhamaan wayday

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 години тому +2

    media sirta yaan la akhrisan somaaliyey

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 3 години тому

    Guuuuuul farmajo gulgul

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 години тому

    Waa in daroo wadan gaar ah samaystaa .🎉🎉

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 3 години тому

    Guuuuuuul abe tanazul badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 44 хвилини тому

    HAKU HADLO AF DAAROOD WAAYO IMISA SANO AYAA AF HAWIYE UMADA SOOMAALIYEED LAGULA MEERAYSANAYEY IYADOO LA OGYAHAY SOOMAALI INAY QABIILO KALADUWAN AY TAHAY FARMAAJO WAA DAAROOD HADUU DAAROOD AFKOODA KU HADLO KABCADII MIYUU DUMIYEY WAXA XISHOOD LA'AANTA KEENAY WAA MADAXDA IYO ISBAHAYSIGA QAAWAN EE BEESHA HAWIYE.

  • @farhiaalinor6666
    @farhiaalinor6666 2 години тому +2

    Haduu San afdaarood ku hadlin makaaguu ku hadli lahaa

    • @haredobsiye1188
      @haredobsiye1188 2 хвилини тому

      Sheikh sharif iyo abdishaku af dayroom makuhadleen

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 години тому

    waxaanu caasimadd ka dhigaynaah magaaladda gaalkacyo arrintaas way Nala qabaan habargidir

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 3 години тому

    😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @KaahocalikilmiyeKumiye
    @KaahocalikilmiyeKumiye 49 хвилин тому

    Doonimayno qabyaaladle mw farmjo

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 2 години тому

    Farmaajo weligii ayuu qabiili ahaa, qabyaaladdana uga shaqeyn jiray.marna xsbadhi xambaar ayuu ahaa.

  • @abdurahmanmohamed7492
    @abdurahmanmohamed7492 Годину тому

    Asc asagabo sookumadarsanin mudo korasi

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 6 хвилин тому

    Waar Allaah ka cabsada! Qabyaalad ma yaqaan farmaaajo!
    Waa miskiin’

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 3 години тому

    Farmaajo cbb iyo kooxdiisa nuxurka xun warkoodu micno masameeynayo

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 2 години тому

    war daarood muqdisho lagama ogola ee aada dhulkiina baahi aqlaaq daran baad tahiin dani daanyeer ama dani zinzibaar aada zinzibaarti lagaa soo dhoofiyey farmaajo handhikaab waa kaaga dhamaatay muqdisho asalkaaga waxaad ka timaadeen lalabeela amxaar axmed madoobe qanja weyne is oromo daarood asalkooda waa sidaas hawie irir samaale dantiina qabsada ha u joojina gurigiina idinka xukuma yey dhulkiina ku u soo tartamin farmaajo qaniis iyo dani daanyeer muqdisho ha u ogolaanina inay ka tartamaan wax soomaali la dhaho ma jirto nin walba gurigiisa ha maamulo dani zinzibaar go tu zinzibaar istubid dog yahow

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 43 хвилини тому

    Dhulka daarood wax ha taro daarood xamar loogama baahnaa

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 3 години тому +1

    Daarood haduu tashaday hawiye maxaa kala daadiyay daarood doowlo marabo 5 sanaba mareey rabaan ileey qaraabtaan bas dalxoreeye shacabkaa rabo

    • @NimcoXasancali-vm8zb
      @NimcoXasancali-vm8zb 50 хвилин тому

      Been weynaa duli dufow yaa dowladnimo rabo ama ya qaan oon 5 daarood aheen iyo in yar oo aan mooryaan aheen oo aakhiro xisaabteeda og bililiqo iyo xoolo dhul boob mooyaane maxaad taqaaniin waa idiin dhamaatey markaan waxaad isku cadeeseen inaad mooryaan tihiin gumeesina ku soo dhawaada adinkaa rabi ka baryaye

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 4 години тому

    Somaali waxay tiraa Faqey ayaa nin waaniyey naftiisana ma waansana .
    Farmaajo oo marna magac Daarood noogu hadlaayo ,marna magac Somaaliyeed ku hadlaayo, anaga Awliyo ha isaga kaaya dhigin.
    Mwne Hassan asagaa hogaamiya wadanka hala sugo ,
    waqtigiisa ,maxaad qaska ugu haysaan Farmaajo iyo Shariif iyo Mucaarad isku sheegà ah.yaa idin dooranaayo.

  • @badrisheikh
    @badrisheikh 5 годин тому +4

    Yutubka ugu been badan uguna liita waa kan sirta media duf ku baxa

  • @MuzamilMuzamilshariif
    @MuzamilMuzamilshariif 34 хвилини тому

    Sirta media haddaan kufahmey waxaad qandaraas kusooqaadatey kalaqeeybinta dadka iyo dalka soomaalieed waanu kufahaney uf uf baatahay

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 4 години тому

    Farmaajo waa Munaafaq

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 3 години тому

    Farmaajo waxrabo maleh

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 2 години тому

      Naa seedigaa kaxishoo plz

    • @NimcoXasancali-vm8zb
      @NimcoXasancali-vm8zb 11 хвилин тому

      Munaafaq mooryaan ah bililiqo ku nool dufoowa aduuiyo aakhiraba