Abeesadu sun waaye qofki ay cunto meeshi ay cutay marba dhinac baa dillaaca oo ma bogsatto waa bahal sun badan xittaa meel ay ku dhimattay haddii lagu istaago eel bay reebtaa, Ilaahay haynaga ilaaaliyo annaga iyo ehelkeen iyo umadda Soomaaliyeed iyo muslim oo dhanba
❤kkkkkk❤ dhaqan kaabo wiilku waa kuu dhaartay mar dambe ka tahay ku yiri..run run ayaad Abeeso nool ugu soo qaysahan doontaa kadib waa ciyaartaadii ku dhihi doonaa😂
Hada ka hor bahashaas abeesada ah iyadoo baalka igaga jirto oo aan iska hurdo ayaa subaxi hooyadeey iga kicisay hadii aan dhanka eey iga jirto isku rogi lahaa waa icini laheed.Marki aan toosay ayaa la arkay hooyadeey ayaa dishay.Allah ayaa iga bad baadiyay.
rasuulku wuxuu yidhi scw:- xayawaanka waxa jira qaar jin muslim ah sidaa daraadeed saddex maalmood ayaa loo digaa oo caadi loola hadlaa haddii ay ku bixiwaayaan ayaa markaas la dilaa.
@@degelkhayr abeesadu kurkeedu ma dhinto, suntana miqiyeheegay ku jirtaa, markaa geedbaa la dulsaaraa si ayna dadku lafaheeda wax ugu noqon. Youtubka ka daawo
abeeso ma aha waa abguri tani abeesadu waa mid yar oo cas labaduba waa halis dadka wey cunaan oo waa loo dhintaa suntooda dadna lugaha iyo gacmaha meeshay ka cuntay waa la jaraa oo wey u curyaamaan sunteeda
Subxanallah 😂😂😂😂😂😂 meesha ka soo carar gabareey waa khatar Abeeso iyo mas hadeey joogaan. Naxdin badanaa 😱😱😱😳😳
Sharciga islaamka qora in ladilo dawlad maba afnaqan xqq legend Weeye Wiilkas🤴❤😍 abeeso Qof isku sawiiraya naftedina waa gabtay illhyna mataqan😂😂😂😂
Baadiyo waa jeclahy lkn abeeso io mas kacabsadaa😂😭😂😂
Bismillahi abeso iyo masaka waan ka cabsadaa meesha badiyaha ah waan ka cabsada in aan seexdo ❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂 waa riwaayad fiican yarka waa daacad walahi waa ka gashatay
Kkkkk waad ka xaraabaysatay wiilka lkn waa legend😅
Reer magalka ma cunto😂😂ubaxeey funny tahay wlhi😂
Abeesadu sun waaye qofki ay cunto meeshi ay cutay marba dhinac baa dillaaca oo ma bogsatto waa bahal sun badan xittaa meel ay ku dhimattay haddii lagu istaago eel bay reebtaa, Ilaahay haynaga ilaaaliyo annaga iyo ehelkeen iyo umadda Soomaaliyeed iyo muslim oo dhanba
Super funny 😂😂 qof dintay lacag mahelo waa runtiis😂😂😂
Walashay anigoo jooga gobolka sool caasimada laascaanood aad baan kuu taageera barnamij yadaadana ula socdaa wax yaalo badanoo dhaqankeena ah ayaan kaa faaiday hore u soco walaashay
Laaascaanoodey xaruuntii gesiyaasha🐎🦁my home maxan uxiisey❤
@@FaadumoFaarax-wc2gs kusoo dhawaw gurigaagii walashay
Abeesada wa loo heesey, ayado ladiley😁
Wiil halyey ah Masha Allah! Lknse walaley Ubax Abdulahi inankaa kaa saxanee ka taxadir qatarta.
Qabri ma qodi karee😂😂
God ma qodi karo markuu dhahay qosol is celin waaye walahi🤣🤣🤣
Wiilku waa dacad 😁 wuuna ku jclyahy🥰😊
Ala abayo uubax alah kudayo walhi willa habar yarta utahay ad ayu kaga naxa masha aalh kaso carar ayu kidhay
Dhaqan kaba inanka saaka waad cadibtay,markale ha u cilin, waxad ku qorantahay ,barista dhaqanka iyo nolasha wanagsan e dalkeena,guuleysta adiga iyo walidintaba,hooyana janatulfirdoqsa,Amin
Daabka ayadackudhuftaa
Qalbi adka. Abeeso lo hesayo wa i koow😮😮😮😮😮.
Sharciga qoray kulaha legend weye wlhyi ❤😂
❤kkkkkk❤ dhaqan kaabo wiilku waa kuu dhaartay mar dambe ka tahay ku yiri..run run ayaad Abeeso nool ugu soo qaysahan doontaa kadib waa ciyaartaadii ku dhihi doonaa😂
😂 waa loo heesa aa wiilka daacad waayaban yahey
❤
Alle meel dheer ku tuura. Goda u qoda. Mida kale. Cirbada la isku diro guriga dhigta. Allah inaga badbaadiyo...
MashaAllah wiilka wa will caqli badan adigana maskax weyn iyo hal abuuur weyn ayaat leedahay. Hor usoco walaal
Asdggjjjyio
Walaale ha dilina mardambe anagay nagu mataansanayn reer muduga plaese ha dilina cayri
Fariid will ka yar ialahy habarakeeyo waa nin rageed wiilka❤ yar Aad baan iga helay falcelintiisa
Haa walhi arakti aya naga dhaxeysaa abeysaa😅😅😅😂😂
Abeeso la dilay oo loo heesay layskuna sawiray😂😂😂😂😂😂
Qosol buu igu dilay god maqodi karo manta kulahaa 😂😂😂😂
Mash'Allah manta abeeso mad meydhay? Kafaana u xidh Dee😀😀😀 gaari ayad tahay saxib. Wilka lakin wad ka toocsatay.
Ala wallaahi ooyin iyo qosolbaa iskudaray😢😅😅😅😂
Nin abesa koriyow adiga u ayiye arxan malaha xabashigu laguaminaye💪🏾💪🏾💪🏾👍👍💖♥️💚💔💔
Subxanallah abeeso goormee haloo heeso gaartay subxanaalh😮😮😢😢
Chainaha Mär höre ayuu cunilahaa😂😂😂😂😂😂
Haddad indhayar tiin waad farxilahaydeen ood qalan lahaydee kkkkkkk
Hada ka hor bahashaas abeesada ah iyadoo baalka igaga jirto oo aan iska hurdo ayaa subaxi hooyadeey iga kicisay hadii aan dhanka eey iga jirto isku rogi lahaa waa icini laheed.Marki aan toosay ayaa la arkay hooyadeey ayaa dishay.Allah ayaa iga bad baadiyay.
Tixsiya nafta i kenay asna u heesa haa tagee😂😂
Meel abeeso iyo mas joogan aad ku aragtay hada ku no shahay waad iga geesi san tahay😅😅😅
Abeeso qof isku sawiray ilaah na mayaqaan naftiisna waa gabay kkkkkk
😂😂😂😂😂😂 funny waaya dhaqankaaba
😂😂😂 rer badiyo bahal kama fakanayo
Ilheyana ma taqan naftediana wa gebteya wa runti wlhi 😅😅😅😅
😂😂😂sharcigaa dhigay doolad ma af aqaan ayuu tagan yahay 😂😂😂
Miskin wiilka. Waa fariid. ❤MashaAllah. TabaraAllah
waxaas cabsi cabsi waye nagada wllo wakacabsnye mar danbe hanokenin 😢😢
ubaxeey xabiibi hees leyne waad iga nixisay jacetlkeygii abeesaa iga kaa cuni gaadhay
rasuulku wuxuu yidhi scw:- xayawaanka waxa jira qaar jin muslim ah sidaa daraadeed saddex maalmood ayaa loo digaa oo caadi loola hadlaa haddii ay ku bixiwaayaan ayaa markaas la dilaa.
Anigu god ma qodikarko maanta😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 wllhi waa qoslay
Subxanalah wilka maxa sas ugu gashay naxdinta dadka qar ba u dhinta qof jifana kadaran
😂😂😂😂😂ileen dhibleey baad eheed😂😂😂😂😂dhibleey😅😅😅Qoslka aduunka wlhi
Waa abeeso dhulka soolka ahna way joogtaa, sool waxa looga yaqaana camaar yaley. Beri baanu waaraad jiidhsiinay saa waxbaba ma gaadhin marki danbe surkaanu ka jaray. Ilaa aroortii way dhaq dhaqaaqaysay.
Dhaqan kabow waan ku jeclahay balse aniga majecli abesa iyo waxaad shegesid
Koleyba hadad disheen haraga kala baxa, waa lacag,
Maashaa Allaah wilkayar waa Fariid iyo Habaryar madax adag kk
Ni abesa goriyow adika u aayi axdi malahan xabashidu laku aminayee amaqli jiray wale wilka wa masha allah dad waa dad badiye
Asc ubax cabdilaahi abeesadu tii dumarku dilijiray makaweytahay mise aniga ayaa Mooday miyaa iisoosheeg mahad sanid
Hadiliina xuquda aad sheegtay ka run sheega ,wa oga hay inigaba waan dili jiray waa dembi
😰😰😰😳😳 Walee hal DAQIIQA masii jogen cabsi darteed
😢😢😢😢😢😢 waaba ka cabsaday allow ha i horkeenin waaba dad cun wax bay qaniintaa waa halis.
Cawa aad baan uqosley weylaka yark ah hadaladisa warunti waa Cadow abeesadu waligey maan araga abeso badiye waan jogey waaxbadan lakin ma arag
Oo ileen dhaqan kabana Beenta waa sheegtaa abeeso lagu dul sheekeynayo maa keentay 😂 jiliin fcn aa dhigteen
Markaasaad baadiyo imaada leesahay 😮
Waa kuu kaligaa
😂😂😂 imisa daqiiqo hadalkaaga kuqoslayey anaa hada usoo socda lkn bahashaas saan uga boqo
Wlhi baadiyo waan jecelahay waliba gabadhaan hami ayeey igalisay...lakiin "Abeeso" maqalkeeda aaba ka hoyankarin bahalka koraa ii dhaama
Bahashu aad ayey u halis badantahay wallahi 😮
😂😂😂 walahi san uqoslayi wadalay😂
Waa dila habaryar kullah😂😂
Allah haakusohanunia
Alla ubaxeey wan cabsay dhicanyaha fiiriyey
Abeeso miyaa loo heesaa waa cadaw iska ilaaliya
Ilaahy baa idinka qobtey alxmdu lilah
Mansha alh innka yari waa baari habaryarti wu ixtiramaya
Midaan waa naag ninkuna waa abees wuuna ka yaryahay
Run baan moday in loheeso abasada hindidu maska musig ayey utuman 😮😮😮
Abeeso sharxleyey kulahaa😂😂😂
Hhhhh lacagba maxaad heli waabaad dhimatee ku lahaa
Masha allah daacad ilaahay
Ooh waa naxay wllh Bismillh
Lkkkķķkkkkkķkkkkķk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤bismilaahiraxmaani. Raxiim
Abaayo. Guriga. Iyo. Meelaha. AAdseexataan. Xuldiid. Ku. Shid.
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤manshaa alaah maskiin wuu naxay
Walalaheyga somaliyeed 😍♥ gacaantina Allah haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢
Subxaanalaah ilaahay imatuso waxaasan unacay inaan tago miyiga
Anga😮😮😊😊
Abaayo caawa wad iga qosliseen
Haw heesine dil abeesada, madexeedana iska ilaaliya way qaniintaa iyadoo dhimatay
Kkkkkk😂😂haday dhimatay maxay qaniintaa
@@degelkhayr abeesadu kurkeedu ma dhinto, suntana miqiyeheegay ku jirtaa, markaa geedbaa la dulsaaraa si ayna dadku lafaheeda wax ugu noqon. Youtubka ka daawo
@@sahnim7481 waa arki jiray ayadoo geed lasaaro iyo hadii aan dhab madxa looga dilin way soonoolaaaa yacni markii horeba madhiman, madaxy kadhimataa
Ilahey hadinka qabto wa cadow abesada
Waxa kaliya ee badiyo kunaco waa halaq badnida waligay matagin badiyo, inkastoo magalkaba u jogo hadana badiya darn
Prank baad baratay😂😂😂
Walee waa geesi wiilku😂😂
Abaayo baadiyaha ka soo yah cabsi baa i qaabtay waxaas aan baadiyaha ku nacay 😭😭😭😭
Ninba wa markisa bal asna sug😂😂😂
Kkk dad baa qasha in tay sunta kasaaran
Hhhhh ara adiga abesada waaa lo heesa😢😅😅😅😅😅😅
Bahashaan wahaliis wll iska ilalii
Abayo geesi aya tahay masha allah
Wana salamantihiin reer dhaqan kaaba noolaada
Abeeso maha waa mas ama jilbis
أقل ما أقول اذلف❤
abeeso ma aha waa abguri tani abeesadu waa mid yar oo cas labaduba waa halis dadka wey cunaan oo waa loo dhintaa suntooda
dadna lugaha iyo gacmaha meeshay ka cuntay waa la jaraa oo wey u curyaamaan sunteeda
Hhhh walhi maah maah ayaanbo ka baranay wiilka Mansha.allah
Bisinka subaxanallah weena wuxu acudu bilah masko Nolan matahay
Walhi wilka WA nin raga nin abeso koriyow adiga u ayiye😢😂😂
Wadanada hore maray wsxay ka sameeyaan dawooyiin qofka way cuunto laaguu badbaadiyo lkn wadnkeena waali laamaa gaadhiin
Aslaamu Alaykuma qofkii 712 thanks lakiin waad sigateen😅