Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Najeynaa yaa rabi allow wad na siise ee shartooda naga nabadgali subxaana laah
Aamiin
Waa shirqool naxdin badan alle ha u naxariisto Aabaha xaqdarada lagu dillay
Anigana aabahey waa inan is xasuusiya markasto ina ahay gabadhisa hadana wuu hilmaama hadana waa xasuusina 😢dadna wa iska dilan aabahey wllkis marhore dhintay xata inow noolyahow uhaysta 😢alhamdullillah lajoogisa iyo wehelkisa ayaba wax lo dhigo laheyn allaha idaayo aabahey mcn ina caafiyo ❤
Amiin
Wallaahi waa runta waxa lagu duceesta illaahay Aawlaad Bariya isii oo Cafimaad Qabaan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️
🙏
Illaahow awlaada nooxifdi anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
Aamiin Aamiin Aamiin
Aamin
Allaw awlaad baariya na sii subxanallaah
Ilaahayoow Aabahay u naxariiso qabriga u waasici unanuuri 😢😢AmiinyaarbiWaan .naxayWaalid dil aaaانا لله وأنا اليه راجعون
Subxanllha 😢
Alle ha u Naxariisto
Subaxanalah ilahow casi hanaga berin 😢😢😢😢
Majnuun wa asiga iyadane wa yahuudiyad
Aniga ayaa manta ugu horeyo
Anaa kaa horeeyo ee is daji naay😎😎😎😎😎😎
Abwe we appreciate your hardworking ❤lkn carabaha kaliyah hasoogudbin American dilaayashoda xiisa badan ayakanah kusoodar pls thank you
Alla ma abaheed oo sidaas ujeclaa Ayay nin dartiis udishay subxanallh😢
Yeah
Subxanallah 😢
Mr.dudaaye 👍
Duliyad ayey ahayd ilme sheydamada 😢😢
😂
ASC❤ MAMO❤
Subxanallh subxanallh subxanallh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Legnd dudaaaye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Wcs
😢😢😢😢subxanallh allaha unaxaristo mahadsanid wl ❤
Mr dudaaye muuqalda aanoo soo gudbiso aad ayey ii cajabiyeen hor u soco
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Subxanalah😭
Subxana Allah
Subxana allah ma qof aabhihi dilaya ba jira
Dhacdayba
Waa aduunyo cibaaro ahMarna ubadka ayaa waxdilaya oo dad xun ahMarna waalidka ayaa waxdilaya Alle hanaga nabadgeliyo aduunka fitankiisa Alle haw naxariisto ashraf
SUbxanallh😭😭
Caawa waxan nasiib u yeeshey inaan noqdo qofkii ugu horeeyey ee muuqaalkan like saarey
Ax wan ka naxay abahas gabadhisa bow kabteda tolayay ayadana karfantisa bey toshay 😢waxan jeclan laha inan ogado 3sano kadib dilka dhocishas ilahow owlada bari noga dhig abahasna ilahey ha unaxariisto 🤲
Subxanalaah
Si kastoo aad u jeclaato qof aduunka waxa yaalana aad siiso naftaadiina aad u ilawdo si mustaqbalkiisa iyo farxadiisa aad u hagaajiso asaagiina uga hormariso taasi waxay caddaynaysaa qofka alle oo wanaajiya mooyee wanaag kastoo aad u gasho ku wanaagsanaan maayo abeesuu korsanayay ilaahay baanka magan gallay awlaad noocaasa kan guursaday ee taladeedii qaatayna caqli malahayn
Good point ☝️
😢😢
Aabo fcn iyo gabar xun😢 ilhow naga haay xumanta
xasbunalaah wanicmal wakiil gabar maha waa masiibo aduun
💯
One minute 😮
👑
Masaridu waa dad si fudud dambiga ugala, subxanalah
Yaab
@@bogasho898 ilahay hana mootiyo masar waa jeclahy waana degena waa dal fiican xaga tacliinta waxa kandhaca crine.badan laakiin isma laha badidooda iyo abnigooda waa dal amaana, làkin cajaib badan leh alahu ma najayna
Hampalyoo 🎉❤
NIN darteed miyey aabaheed udisehy alla ku cadaab waa duliyad wallhi🤦♂️💔
Allah yaan lasiiden qumayada
Allow Waxa nadila oon dhalaney hangu keeni
Guuleyso lpx
Fikirka qaldan ayaa wax kasta sababay 😢
First
Tnks 🎉🎉🎉
Wwe wwe🎉
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
No soo badi
I.a
Ilahow awlaad qayr qabto nasii😢
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Aad baad ii farxad galisaa malinta qisoyinka carabta so galisid❤😂
Duliaanaa musiibada😢aqas jaceel abanimo mahelin lkiin hoyadey baa sas iku daadasha inaa dilo iskadayeee xataa dhibyar umaquueo😢tani intuu dhalilahaa waxaa oka ronees xabd ukun oo uu dhalo wuba cuni lahayee😅
Mucjiso😮
Hey this is first time an dawado muuqaal ad isla markas so dhigtay 😂
Fr0me ruwayda still
Wll qisada dr mountain ee India ka dhcdy kaso hadal🙏🙏
Meqan barnamijya nucana arkay halhadalan kudokobay dhocil qooqday waliga hakarebin kaas hadikale hokale kafilo udaa cadkago imayee intey kaso qooqgoysa kadib.....haa utali
Subhanallah
Wlh qisadas hora ifiye UGA dhagesane maskin wlh😢
Baryahan gaabis baa kugu jira wll ee nosoo badi
Waxasi ma gabadh baa waa saqajamad caadiya
naag haday qooqdo aabe iyo cid kale ujoojin mayso. Teeda kale aabuhu inu guurka hada diido maba ahayn.
Carabtu arxan darana diinta miya ku yar horta
Masaridu anaga naqaan waaridka waxa kala qiima.badan xaga jimsiga ana nin iyo naagnimada waa saas dhaqankoodu hala yaabin walalkey isku dhaqan ma nihin
Thanks
Yaa ma walidka ayaa kaga qiimo badan nin aad shalay lee baratay walaahi baan kudhaarte xalay ayaa wiil igu yiri xaawoy kwrn hadii hooyada aniga idiido oo ay idhahdo wiilkan marabo mana guursanesid waxaan kudhahay hadalkeda ayaa jiro ilaa mid mooye diinta isaga inta kaleh hooyadey hadalkeda ayaa jiro waayo anigaba majecli in ilmaheyga wargeyga diido marka waxaan kudhahay wan iska kaa hari laha waliba anigo hooyadey maqlayo waxee itiri markaso idhahay ilahey imakaso ine igaa diido
@@Hidanhuda aniga kuma dhihin ana saasa waxan kuu sheegay dhaqanka masarida saas ah
@@deeqoali57 abaayo anigaba adiga kama hadlin lkn dadka walidkod kadorto qof kaleh ayaan kahadlay oo adunka laga helayo wadan walbo marka kuwaasa kahadlay
@@Hidanhuda wa gartay abayo wa sax
Ayahaman carabta iska dhiibtay wax isku dhexwad sxb haldhan howbadan sxb isku dhex karis kadhig hindi iyo carab iyo pakistan kor ubax sxb USA 🇺🇸 so indha indhee kuwan wey isku dambaabine baritaan mesha kuma hayaane
😂 legend
Najeynaa yaa rabi allow wad na siise ee shartooda naga nabadgali subxaana laah
Aamiin
Waa shirqool naxdin badan alle ha u naxariisto Aabaha xaqdarada lagu dillay
Aamiin
Anigana aabahey waa inan is xasuusiya markasto ina ahay gabadhisa hadana wuu hilmaama hadana waa xasuusina 😢dadna wa iska dilan aabahey wllkis marhore dhintay xata inow noolyahow uhaysta 😢alhamdullillah lajoogisa iyo wehelkisa ayaba wax lo dhigo laheyn allaha idaayo aabahey mcn ina caafiyo ❤
Aamiin
Amiin
Wallaahi waa runta waxa lagu duceesta illaahay Aawlaad Bariya isii oo Cafimaad Qabaan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️
🙏
Illaahow awlaada nooxifdi anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
Aamiin Aamiin Aamiin
Aamin
Allaw awlaad baariya na sii subxanallaah
Aamin
Ilaahayoow
Aabahay u naxariiso qabriga u waasici unanuuri 😢😢
Amiinyaarbi
Waan .naxay
Waalid dil aaa
انا لله وأنا اليه راجعون
Subxanllha 😢
Aamiin
Alle ha u Naxariisto
Aamin
Subaxanalah ilahow casi hanaga berin 😢😢😢😢
Majnuun wa asiga iyadane wa yahuudiyad
Aniga ayaa manta ugu horeyo
Anaa kaa horeeyo ee is daji naay😎😎😎😎😎😎
Abwe we appreciate your hardworking ❤lkn carabaha kaliyah hasoogudbin American dilaayashoda xiisa badan ayakanah kusoodar pls thank you
Alla ma abaheed oo sidaas ujeclaa Ayay nin dartiis udishay subxanallh😢
Yeah
Subxanallah 😢
Mr.dudaaye 👍
Duliyad ayey ahayd ilme sheydamada 😢😢
😂
ASC❤ MAMO❤
Subxanallh subxanallh subxanallh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Legnd dudaaaye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Wcs
😢😢😢😢subxanallh allaha unaxaristo mahadsanid wl ❤
🙏
Mr dudaaye muuqalda aanoo soo gudbiso aad ayey ii cajabiyeen hor u soco
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
🙏
Subxanalah😭
Subxana Allah
Subxana allah ma qof aabhihi dilaya ba jira
Dhacdayba
Waa aduunyo cibaaro ah
Marna ubadka ayaa waxdilaya oo dad xun ah
Marna waalidka ayaa waxdilaya
Alle hanaga nabadgeliyo aduunka fitankiisa
Alle haw naxariisto ashraf