Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2020

КОМЕНТАРІ • 29

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 5 місяців тому +2

    🇸🇴Somali 🇸🇴black lion🦁🇸🇴is not easy soomali 🇸🇴Kingdom 🇸🇴of Africa 🌍🇸🇴 the most important 👏

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Рік тому +6

    Waayo waayo
    Haddana qabyaalada iyo qurunkiisa ayaa nakalaqaybiyey, ciilbadana.

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Рік тому +1

      Qabyaaladu waxay bilaamatay markii lamidoobayay, koonfur iyo waqooyi. Markaa qabyaalad in laga baxayo ilama ahaba, ama aadbay u adagtahay sida looga baxo.

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Місяць тому +1

    Waay waayo

  • @user-dn8cd4os3p
    @user-dn8cd4os3p 5 місяців тому +2

    Xasuus.hore❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 6 місяців тому +2

    Isku waayo waayo ma nihin kaligiis taliye Siyaad bare Umada badan waa qaarijiyay oo qax iyo qaxooti ayuu baday. Illaah kuma soo celyo kaligiis taliye danbe wadanka Soomaaliya Inshaa Allaah

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 5 місяців тому +1

      Anigoo Hawiye ah Waxa Iqaxiyay Waa USC oo Hawiye ah Ilaa 40 Sano Kudhawaadna Fadhi Noodiiday. Ee Waxaad Sameysaa Taariiqda Baro.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 місяці тому

      jahil Taariiqda Baro.

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 8 місяців тому +4

    Qabyalad ayay somali diin kadhegatay iyo ilah iyo nabi.wax ila hada Somali Muslim nimoo o tagan o dherigalin muslim namoo hayoo sheeqyada Somali afka ayay kaqabsaden masjidka o kaliya ayay ku ageyeen wacdiga.

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 7 місяців тому +3

    Waaw wagii sharada iyo sumcada hada waa qaxoonti uray

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Рік тому +3

    Qabyaalad iyo Al sheydaankii umadda wareeriyeen oo maskaxda kacuneen

  • @user-my3eg2ou1f
    @user-my3eg2ou1f 6 місяців тому +3

    Qabyaalada waa qiyaali

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 6 місяців тому +1

    Only Darood sidas u raxeysan kara D5 Power

  • @sate126
    @sate126 6 місяців тому +1

    tuug waan idin fahmey

  • @QalidXanan-rz6ve
    @QalidXanan-rz6ve Рік тому +4

    💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💝💉💉

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 17 днів тому

    🌺🌸💙🌺💙💙🌸🌺🫶✌️

  • @KSS_341_Official_
    @KSS_341_Official_ 7 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 місяці тому

    Somalida waxaan nahay dad aad u maan gaaban. Dowlad iskama bur-burto sabab la,aan.
    Dulunka hadda jira ma ka badan yahay kii kacaanka? Jawaabta waa: Haa.
    Dulun ma jiray oo dad ma la xasuuqi jiray waagii kacaanaka? Jawaabta waa haa.

  • @hah7064
    @hah7064 Рік тому +2

    Waa halkee magaaladan

  • @malaboa591
    @malaboa591 6 місяців тому +1

    Rafaadka dalka iyo dadka ka muuqdo ayaa ku cadeeyneeyso inuu horumar uusan wadanka ka jiri jirin. Raashinka xataa fiil loo gali jiray suuqyada dadkana garam loo xisaabin jiray inteey cunaayaan, hadii kale suuq madoow ayaa ku gadaneeysaa raashiinka waqtigii kaligiis taliye. Siyaad bare Soomaali dhib ayuu galiyay. SubxaanAllaah

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 6 місяців тому +1

    WAA WAAGII REER ZINZIBAR JABARTI AY MARNA HARGEYSA DUQAYNAYEEN UMADA GOBOLADA DHEXE IYO HIIRAAN DEGANA LA DHIBAATAYNAAYAY ALXAMDULILLAH DULLIGII WAA ISKA CAYRINAY EE HAKU RIYOONINA QARANIMO BEENA IYO QIYAALI IYO INAA UMAD DUSHA KA FUUSHAAN

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 6 місяців тому

      Siilka hoyada idoor ama Hawiye futo madobe Somalia Waxna kama aheyn kamana tahiid D5 Power

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 6 місяців тому

      Adiga wagas abaha iyo hoyada Darood guriga u dhaqi jiren 😂

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 6 місяців тому

    Qabyaaladu waa been. Wax jira ma aha. Dadkeenuna badankiisu intaasay garan la yihiin oo wax jira ayay nijaastan moodayaan.