Somali - Muqdisho In 1984

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 вер 2007
  • Xasuustii Muqdisho

КОМЕНТАРІ • 416

  • @user-er3rw2lh3z
    @user-er3rw2lh3z 5 років тому +40

    ربنا يحفظ الصومال الشقيق الغالي علي قلوبنا نحبكم ياصومال ويااهل الصومال اخوكم حسن الجتره من السودان الشقيق

  • @malika42right
    @malika42right 7 років тому +151

    i can't believe my parents lived in somalia when it was this beautiful and peaceful

  • @yinkaolatunji4725
    @yinkaolatunji4725 8 років тому +113

    when 1990 came along our country got destroyed allah plz bring back the Mogadishu we love.

    • @nasranur1525
      @nasranur1525 7 років тому +3

      Yinka Olatunji Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 6 років тому +6

      1990 waa xiliga aa dhashtay xaalka hada meesha uu maraayane waa mid laga baxaayo isha Allah ( 07- 08 -2018 )

    • @ch36799
      @ch36799 3 роки тому

      Islam destroyed somalia and many parts of Africa.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 11 місяців тому +2

      Wa 91 hoyo somali o dhex jogtay

  • @caaishocuud7136
    @caaishocuud7136 3 роки тому +11

    Dhalinyarooy aan dhulkeena dhisano aan dhaafno qabyaalad qaran aan ahaano🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @ifkahussein961
    @ifkahussein961 3 роки тому +9

    I Love Mogadishu. I was born 1984 there. Wonderful childhood. Than 91 we left to Europe. Since then i live here. I want to move back insha Allah

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Рік тому

      YAA BUURBURIYEY MUQDHO JAWAABTU WAA JSNARAAL.CAYDIID CIDA MAAMULEYSEEY SAFAARADA USA SHINGAANI OO DHARKA UGU DHAQI JIREY ABUUKAR DHOOBLE IYO LABA CABDALE MID WAA REER DHEEKH CABDALE MSCCUUD OO HH QABEY SY KUUDTO WAXAA IJAAR UGU JIREY AWOOW IYO WALASHI OO MADFAC LADHACAY SARTEY IJ IYO SAFAARADA SHINGAANI MAANTAMAGDHOW 40.MILYAN MAG DHOW WAA IN AY BAXDHAAN REER SACAD BEESHA SACAD

    • @cabdullaahicabduqaadir1667
      @cabdullaahicabduqaadir1667 3 місяці тому

      Did you live until now pro😂

  • @somaliaweyne8254
    @somaliaweyne8254 10 років тому +49

    this was when xamar looked like miami. i just recently came back a month ago from muqdisho its improving but we have alot of work to do

    • @kamaradsomaliland
      @kamaradsomaliland 10 років тому

      miami?!!! miami over segregation, oppression and hatred......viva somaliland

    • @ericopapa1521
      @ericopapa1521 9 років тому +4

      SUCH AS TRIBAL DISCRIMINATION, RELIGIOUS DISCRIMINATION, AVOID SHARIA-LAWS, FREEDOM OF SPEECH , AND MANY MORE; I BELIEVE YOU THAT HAVE COME TO AMERICA AND EUROPE HAS SEEN THE DIFFERENT SO ONLY YOU CAN BRING SOMALIA TO ITS SHAPE. I LUV SOMALIA

    • @stack150
      @stack150 9 років тому +10

      kamaradsomaliland Socuqdadland you can hate all you want you stinking separatist! Muqdhisho was once a tropical paradise like Miami. Yes, and shall return to it's glory days by the will of the Almighty. I know it would kill you to see that because you're full of hate and animosity.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 8 років тому

      wrb

    • @unknownmonster6498
      @unknownmonster6498 8 років тому +3

      +kamaradsomaliland to hell with you and Somaliland from an issaq those snm fuckers you call mujahid they brought a hell on us without them siad Barre wouldn't do what he did you call somalia is land of hatred that fucker silanyo was the minister of finance in siad barre regime the bitch egal was a prime minister in somalia and you call the unity days an occupation an occupation that builded streets between the major cities of the north an occupation that builded to factories in the north one in berbera and one in borcu what the merqanland government has build so befor you start talking shot you tribalist mother fucker read some history book and my family when the snm bandits where fighting the somali army they moved to Mogadishu and no one telled any thing and in the end I now that your tribalist Brian wouldn't understand any thing from what I said because your brain don't accept any thing but snm fuckers propaganda by the way I'm against siad barre but between siad barre and snm bandits I will choose siad barre I'm an issaq against the separation of the somali soil

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 4 місяці тому +1

    Waa bil ramadaan ilaahayoow dartaa ayn usoomanahay allahayooow wadankeena🇸🇴sidii hore ee nabada ahayd noogu celi yaa allaah 🤲🤲😭😭😭qax ayn udhashay waligey nabad ma arag 😭😭😭

  • @abdifatahofficial9670
    @abdifatahofficial9670 7 років тому +97

    I'm sad I have never enjoyed the fruit of our powerful country

    • @soomaalibaanahay6183
      @soomaalibaanahay6183 6 років тому

      cercero immobile lol come on somaliland

    • @yaballo1
      @yaballo1 3 роки тому

      You meant to say "the fruit of the hard-working Italians". Because Italians built Mogadishu & the Somali Republic, while the actual Somalis' contribution to both was? .. Yes, SMASH IT TO DUST!

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 3 роки тому

      @Cali Atl he’ll yeah nigga

    • @summera4019
      @summera4019 3 роки тому

      It’s Somali people’s land at the end of the day. idc what hardworking italians did loooool. they can go w their colonialism. why’d they even disturb themto begin with? man I really hate Europeans.

    • @ch36799
      @ch36799 3 роки тому

      @@summera4019 relax! Not all Europeans are colonialists. You have also poor countries in Europe.

  • @suldaanmoha8033
    @suldaanmoha8033 6 років тому +73

    Waan kaqomameya inaan arki waayo waqtigas dalkaygu sas ahaa oo dhaxlay musuqmaasuq qabyalad bila nidaam
    Anagu waxanu nahy jiilka ugu ayaan daran jilasha somalida waxa dhashay waqti bilaa dawlada ilaa iyo maanta wwx sonacasac mahayo kuwii halagas kashaqeyey waxa dhaho garanmaaye illahy haydin so hadeeyo

    • @mohamedabdikadir6939
      @mohamedabdikadir6939 5 років тому +4

      Haddad xiligaa hargaysa ku noolaan lahayd 1984 waxaad ogaan lahayd in hargaysi maanta ka qurux badantay waqtigaa waayo waqooyiga waliba hargaysa waxa saarnaa cadaadis oo quruxda muqdisho ee aad arkayso Waa ay kaqataneyd

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 4 роки тому

      waxba ha la yaabin
      way badan yihiin
      dadka gun ta ah , ee xurriyaddooda ku doorsanaya , magaalo dhisan iyo in hantiya.

    • @ismaila824
      @ismaila824 4 роки тому +3

      Abti xagani waa muqdisho maaha hargeisa
      Hargeisa looma ogoleyn in laga dhiso hal dabaq xitaa

    • @abdirashidmohamed9538
      @abdirashidmohamed9538 4 роки тому +1

      Han är qalbi furan Ayaan Tahay. waxaana kuu rajeynayaa caafimaad.

    • @shuaybsalah5183
      @shuaybsalah5183 4 роки тому +1

      Zubayr Mohamed Hargeysa maydhisnany sababtuna waa Siad Barre. Hada ayay kafiicantahay sodon sano kahor

  • @moolacade8613
    @moolacade8613 10 років тому +13

    OMG realy it was nice and most beautiful place mugdsho there is no nothing to worry somalia will come back as it were before LUV U SoMALiA

  • @hah7064
    @hah7064 6 років тому +8

    I'm more than 30 years old and have not seen Muqsisho city yet. I heard the beauty of Mogadisho from my father who used to learn his higher education in Lafole college. Although I'm very proud to be a Somaliland citizen i hope one day will be my first short visit to see Mogadisho city INSHALLAH.

    • @wiilsanlion5495
      @wiilsanlion5495 Рік тому

      One land one country one nation one Somali. All the best for your visit.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому +1

      No exist Soomaland
      I think you talking about the
      North regional of Soomaalia any way
      Welcome in to the Muqdisho and enjoy your visit.

    • @nessesitoburrito8873
      @nessesitoburrito8873 Місяць тому

      @@batulasmail8261 Muqdisho is a piece of shit today and you know it stop lying so long as this 2 term dude has a say or any Hawiye Huto. Why he not paying police and solidiers. You can't fight arsenal with a depleted morale that's why after 18 years they still exist.

  • @abdulrahmanothman5675
    @abdulrahmanothman5675 4 роки тому +13

    Old is gold somalia will raise again insha allah 🤲❤

  • @pierlucacerbo9362
    @pierlucacerbo9362 3 роки тому +4

    Mogadiscio, bellissima città era la perla dell' impero e la piú bella dell' Africa orientale.

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому +18

    Qarax ma jirin,dil qorshaysan ma jirin gabadhu xilli dambe ayay xaafadeeda suuqa wax ka doonan jirtay iyadoon qof la hadli karaa jirin.......
    Dee noloshuba waa Amni....

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 роки тому +1

      Waxey u bur bureen awlba diinta alle lagu ma dhaqmen ayado quran in qaar la diido hanti wadaag qataan ay gaartey alle ku ciqaabey

    • @fartuunxaashi4051
      @fartuunxaashi4051 3 роки тому

      Hadaa ma bixikaro wlhi yaa so celiyoo nabadii wacaan dadk mideyo

    • @warfa77
      @warfa77 3 роки тому

      Xalka somalia meelkale ha U raadinin waa in wadanku yeesho milatari xoogleh oo dhisan.

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 6 років тому +47

    Dhirta wadada looks like los Angeles

  • @suleymanahmed2920
    @suleymanahmed2920 4 роки тому +1

    Walle inmcadan ayaan ka qadnay wallahi ilaaahayow noo soo celi nabadena iyo hormarkena somaliyed Allow Aamin

  • @mahadmalabow3214
    @mahadmalabow3214 4 роки тому +9

    Hadaad sanadka 2020 daawaneyso like saar

  • @abdiyare3408
    @abdiyare3408 4 роки тому +2

    😭😭 muqdisho hadh wanaag maalin taan muxuu calan keygi farax sanaa xasuus wlhi xaada ikac day hadana muxuu calan keygi oo yaya allow noo soo celi quruxda muqdisho

  • @mursalali9176
    @mursalali9176 2 роки тому +2

    Waqtigaas anigoo dugsiga sare dhigta ayaan galabtii ilaa habeenkii dhulkaas ku baashaali jirney! Casa di italia, cinema misioni, shabeelle, teaterka,

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 8 років тому +52

    Waa xasuus dheer iyo waagi anoo dhexda ii xirantahay, Ookiyaalo Benson ahna ku kaabeeynaaa aan socodka ka soo bilaabi jiray Kaltuuradii talyaaniga, Casa di italia markaan maraa, aan Bar Romano koov sparmuuto ka qabsa jiray. kadib Wargeyskii xidigta Oktobar hore gacanta ugu sii qabsa jiray, kadibna ciyaalkii xaafada ee Jiiro Norwey aan la camira jiray.

    • @simandagan6578
      @simandagan6578 6 років тому +1

      Shaarka kkk wax gal ayaa tahay hadaaba xasuusati

    • @sowdodahirfarah7874
      @sowdodahirfarah7874 6 років тому +1

      Shaarka masha Allah waqdi fcn soqadaday marka waxa lagaa rabaa inaat dhisida hada wax kaqada inlen maskax aad haysaa

    • @abdullahfarah3447
      @abdullahfarah3447 5 років тому

      Waa iga qoslisay walaahi lol

    • @jamaduran7305
      @jamaduran7305 5 років тому

      Waxan ka xumahay dawlad macankeda man arag

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 5 років тому +1

      @@jamaduran7305 Wax uu Allah inoo wada qoray waaye wll haka xumaan qawiil waaye waxa halkaan na dhigay reer galbeedkane waa naga sii faaideysteen

  • @sahraali3410
    @sahraali3410 5 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waqtigaas macaan ayey aheyd walaahi. Oohin ayaan ka qaadeeynaa. Asbe siyaad. Janadii fardooso ayaan ugu baryeynaa. Aamiin. 😤😤😤😤😤🤬😭😤

  • @saciidtaariiqst1825
    @saciidtaariiqst1825 6 років тому +13

    😭😭😭😭😭🇸🇴🙏🏼ya allah sharafteni iyo sumcadeeni qaranimadeeni so celi

    • @yaxyeck1559
      @yaxyeck1559 4 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    Aduunku waa harka labadiisa galin shaley saan ban ahayn maantana Allow adaa xaalkena og😊Oneday inshaa allah wax walba way hagaagi Raxmada Allah lagama quustee

  • @aden576
    @aden576 5 років тому +1

    Bal dawo quruxda iyo farxada. Marka dadku hasten iyo wax so sarka manta san nahay 🇸🇴😭😭😭👊🏿 somaliya wax maka dhigi karna somaliyey maska celina wadama hadii manta qof is laysan waxa is dheda iska celi lkn manta ma iska celin karna shisheyaha ❤🇸🇴 love sar somaliya hada jeceehahay

  • @nitrovirootube4102
    @nitrovirootube4102 5 років тому +2

    Am speechless wallhi.. My ALLAH bring back the beauty of our country

  • @aliallaboutme
    @aliallaboutme 16 років тому +4

    1 word for my homland beautifullllll i love my somalia and i wish i could go back

  • @nabadiyonolol3092
    @nabadiyonolol3092 5 років тому +35

    Inshallah farmajo will bring back the Beauty of Somalia 🇸🇴 nabad iyo nolol

    • @ahmedmohamed-yp6un
      @ahmedmohamed-yp6un 5 років тому

      Ma u malrynaayi

    • @donib7225
      @donib7225 3 роки тому

      @@ahmedmohamed-yp6un first you’ve to believe nothing is impossible ✌🏾👊🏽🇸🇴✊🏿

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +2

    1984 wadankii daalimiin ba naga burburiyay, quryxdiisi maasha allah💙💛💛❤

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42 Рік тому +3

    😢🥹🫡🫂OLD IS GOLD 😢my allah please bring that government again 😢inshallh we'll raise again 😢💪😭😭

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube5322 5 років тому +4

    Murugo ayaan dareema wlhi markan dib u milicsado xasuusti wadankeena 😭🤔😢

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 4 роки тому +3

    We will be still looking even after we become old. The glory of our entire nation will ever exist whoever likes or not. Sorry 4 our current situations but nothing is permanent in this world, one day we will the somalis' Somalia very few will understand

  • @liibana22
    @liibana22 3 роки тому +2

    24th Feb 2021 🙋‍♀️

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 4 роки тому +1

    On day if Allah say we get back peace again. don't make depression 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 show them everytime something good the generation behind us. Tue, 9, Jun. 2020 I love my country

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 роки тому +2

    Aduun wa intay mooryaan fiiqan'iyo barisamaadki baaba siyad alow kuunaxariiso

  • @mohamedhasan7831
    @mohamedhasan7831 6 років тому +5

    waan ka xumahay waxaan dhashtay burburka kadib 1995. wadankayga. saan ino ahaa marna isma aan lahaynin walhi. waan ilmiyay. datkaygow maxaat isku baabinaysaaan waqtiga aan nolnahay waa waqti iska yar inaa. wada nolaano aan isku fazaxno fadlan. wlhi waxaat sharaf iyo qiimo aat ku ledahay dhulkaan barakaysan. ben been lagu ma keynin ee maxaat isku laynaysaan walalyalow.

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 7 місяців тому

    Naaji production thanks sxb inbdn musikadan wan radin jiray cidacada V.O.A ban ka maqli jiray😂

  • @mohamedak2657
    @mohamedak2657 6 років тому +2

    ax yaaa xusuus iyo dareen igu soo laba kacleeyay thanks Captain

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 6 років тому +2

    Oh.it was my city Mogadisho.
    I feel harsher and sad when I see this time

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 2 роки тому +1

    2007 Somalia UA-cam malaga yaqaanay ?😊

  • @Cybernaut76
    @Cybernaut76 13 років тому +6

    What a beautiful place! I find it hard to believe this is the same city where Operation Code Irene aka Black Hawk Down took place 3-4 October 1993

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1 15 років тому +5

    This is my Home town I was born here MOQDISHO/XAMAR what hurts me is to hear all the somali pple talk about QABIIL and not one is a PATRIOT and talking about our country. Stand up somalia for OUR country. Instead of fighting for qabiil LETS FIGHT AGAINST IT by working togather. Our country needs us!!!!!!

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Рік тому

      WAX BADAN AYEY KA TAGEEN HOTELKI QURAXDA BADANA OO JIDJA AAFO BILAAJO GIYAT IYO JAFKA FURDAFS

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 років тому +1

    xaax nacalaa baa kudaala kuwii nabada nooga ciyaaray jaxiima laydinku fogee amiin

  • @shuaibdinho
    @shuaibdinho 15 років тому +1

    brothers and sisters look at this beautyful country can we have it back with out blaming on anybody coz wot happened is happened and we cant go back to the past so prey to god and wish u see muqdisho like this again in your life time...

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @nashuuqalbii629
    @nashuuqalbii629 5 років тому +6

    wllhi nasip malihi ma arg somali sidan ah inta argty 2019 lik

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 4 роки тому

      Nasriina A xamar waqtigan anigaa joogay waxaan ahaa form 3 dugsiga sare cadaalad xumo tii ugu xumeyd ayaa dalka kajirty

  • @GADOAMAGAD
    @GADOAMAGAD 3 роки тому +2

    Ma Shaa Allah Home Sweet Home

  • @mascuudozil1889
    @mascuudozil1889 4 роки тому

    Waan ka xumahay waxaan ku noolahay muqdisho waxey eheed in aan arko waqtigaas dalkeyga siduu ahaa hadda lkn waxaan noqdey jiilka ugu ayaan daran jiilasha soomaaliya waxaan dhashtey waqti dalkeygu burbursan yahay maalinba qarax ka dhici jiray lkn waxaan rajeenaya jiilka inaga danbeeya in ay ku noolaadaan nabad aan dhamaan anagaana gaar siin doona insha allah soomaaliya hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 6 років тому +2

    beautiful video thnks
    Hada mala surat taaladii Sayidka

  • @aliyare944
    @aliyare944 6 років тому +1

    Dadka hada joogo waxa jira kuwa Aaminsan haday nabad wadanka helo inay waynayaan waxay heystan i am sure inay wax u kordhayaan Imanka Allah noo sugo qatumada Allah noo hagajiyo Aamin

  • @zamatarapdilaahi8920
    @zamatarapdilaahi8920 5 років тому +1

    Ax.Allloe somali nabad noga dhiig Amiin

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 3 роки тому

    Xaaladdii maagalada Mogadishu ay ku sugneyd xilligii barisamaadkii gaar ahaan sanadkii 1984.

  • @fartunabdillahi9274
    @fartunabdillahi9274 6 років тому +2

    Masha Allaha Masha Allaha Masha Allaha Guuul yio gobanimo Somalia I love you miss you xamar Cadey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈👈👌👌👌👌👍👍👍👍👍🖒🖒🖒👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭

  • @somrentandsellingcompanay667
    @somrentandsellingcompanay667 5 років тому +4

    Somalia wll back beautiful and peaceful near future insha allah

  • @rondar623
    @rondar623 15 років тому +1

    No, you will never see it looking that beautiful again.

  • @mdualeali6190
    @mdualeali6190 4 роки тому +2

    Old is gold

  • @hodonhibo6889
    @hodonhibo6889 5 років тому +6

    Wow who wouldve thought somalia had trafic lights 😅

  • @ehelcashaaqa7897
    @ehelcashaaqa7897 9 років тому +4

    Home sweet home allah noo soo ceyli nabaadii

  • @aminaabdiisaack4148
    @aminaabdiisaack4148 Рік тому +3

    Whosoever desires honour, power and glory then to Allah belong all honour, power and glory [and one can get honour, power and glory only by obeying and worshipping Allah (Alone)]. To Him ascend (all) the goodly words, and the righteous deeds exalt it (the goodly words i.e. the goodly words are not accepted by Allah unless and until they are followed by good deeds), but those who plot evils, theirs will be severe torment. And the plotting of such will perish.

  • @mdirie1874
    @mdirie1874 3 роки тому +1

    Waa cajiib inaanu 100 sano dib u noqonay ..maantana carab xun oo inaga noo Soo dalxiisi jiray ..ayaa nagu ciyaaraya.

  • @mohamedcade7881
    @mohamedcade7881 5 років тому +1

    😭😭😭😭😭😭 alla maxaan qasaarnay oo ciil nadilay iyo qaxooti Ninmo wadan shisheeye nabahdileen . Hadaan nolahay mahilidoona midaan mid kafiican

  • @mohamedyarka9605
    @mohamedyarka9605 4 роки тому +1

    Masha alaha 👍 Nice
    Wayo wayo xamar,

  • @WED-ub2vg
    @WED-ub2vg 4 роки тому +2

    Somalia 2020💪🏾🇸🇴

  • @MrRoboto20
    @MrRoboto20 16 років тому +4

    WOW! I hope to see Somalia make a comeback.

  • @zuweeys
    @zuweeys 15 років тому

    nabvad hadii la, helo muuqdisho waa dhismilahayd weliba dadkeedii oo debeda u, soo wada dhoofay oo ilbaxay, lacagna haya ayaa dhisilahaa ee nabad allaha keeno, insha allaah .

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 17 років тому +3

    Well done LBIIB. never mind those stupid comments. Thanks for riminding us of the old good days of Mogadisho

  • @deeqdarajowillqaran2319
    @deeqdarajowillqaran2319 3 роки тому +1

    Somalia inta Mamul Goboled dawlad sheeganayo ay ka jirto iyo Toban flag in ay kasi darto moyane kuma darsameyso mesha caagaha laga hayo Somalia wa Mamul Goboledyada

  • @buddyanddaisy123
    @buddyanddaisy123 9 років тому +22

    looked propserpous-why did it descend into such chaos in the early 1990s?

    • @gutaale99
      @gutaale99 9 років тому +3

      Dictatorship! Remember Saddam and Qadafi and Asad they don't leave anything behind.

    • @forteenite
      @forteenite 8 років тому +1

      +Ad Mirer Clannism :(

    • @gaanitanadeh672
      @gaanitanadeh672 8 років тому +13

      Warlords overthrow the government.

    • @salimaabdullahi4649
      @salimaabdullahi4649 6 років тому

      Guutaale shallow minder

    • @dalla112
      @dalla112 6 років тому +4

      qabiil or somali tribalism + wahbism

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 Рік тому +1

    MAASHA ALAA CURUBA JUBA LABADA HOTEL EE XAMAR WAAN ARAGNAA WAXAAD HILMAAMTEEN BADA SOKONTO LIIDOIYO LIIDO JIKAAM

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 17 років тому +3

    Well done LABIIB. Dont mind those stupid comments. Thanks for reminding us of the good old days of Mogadisho.

  • @belecade9540
    @belecade9540 21 день тому

    Nanadaas mcn ma arkin balse marke waalidke iiga shekeyaan calosha ka oyaa 😢wlhi

  • @saadoharuunchanel6926
    @saadoharuunchanel6926 5 років тому +4

    A ax ax axaxaxax
    Horta Anigu Waxaan Jooogaaa Magaalada burco Wlhi waan qiirooday markaan arkay soomali Siday barigaa ahayd ilaaahoow soomali isu keen

  • @funchannel1526
    @funchannel1526 4 роки тому +3

    so clean!! masha Allah.

  • @Cybernaut76
    @Cybernaut76 13 років тому +2

    To make one thing clear: I never saw Mogadishu otherwise than via UA-cam video clips and by watching the movie...but I think how the Mogadishu of 1993 is show in the movie is realistic.

  • @usaameapdy7089
    @usaameapdy7089 5 років тому +1

    Masha allah dalkiinii hooyo qurux ayaa kufuugan

  • @ibrahimabdi
    @ibrahimabdi 15 років тому +1

    I wish we could bring back time, Man I'm Jalouise. Masha alaah

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 3 роки тому

    Ilahay waa matusi karaa Mogadishu oo saas Amni u ah

  • @amina-xe7wl
    @amina-xe7wl 3 роки тому +2

    So beautiful

  • @shamsohassan2293
    @shamsohassan2293 9 років тому +9

    insha Allah waan ku soo noqonenaa nabadena

    • @ch36799
      @ch36799 3 роки тому

      Islam destroyed somalia unfortunately.
      Come to Jesus ❤️❤️

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +2

    Somalia will be back Insha-Allah better and stronger

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 13 років тому +1

    thanks brother nice video xamar wey ku dhellen

  • @mukhtarabdiismail5663
    @mukhtarabdiismail5663 6 років тому

    Sifiican ayey u dhisnayd Muqdisho waagaas, waan jeclaystay se haddii Hargaysana la oggolaan lahaa inay sidan u dhisanto xaalku maanta sidan waa ka duwanaan lahaa.

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c 5 років тому

      Nacas xamar iyo hargeysa inteey dhulka iyo cirka iskujiran ayeey iskujiran sikasto hargeysa loo diso xamar iskadaaye waligeed kismayo iyo Baydhabo magaareso

  • @rahmogurey5127
    @rahmogurey5127 5 років тому

    Markan wadankena su aha dawado wan murugoda runti nasibku ima garsinin inan arko asago nabada ilhy wu itusi kara 😭

  • @Parasmunt
    @Parasmunt 10 років тому +55

    Afghanistan was a very different (much nicer) place too around the 1950's - it is horrible what Saudi funded terrorists and America (and in Afghan's case - Soviets as well as Americans) have done to both countries.

    • @jrdane912
      @jrdane912 9 років тому +5

      Parasmunt you're pretty much accurate, although soviets are far from the perpetrators. if anything worst mistake we made was leaving the soviets, thats when somalia really crippled.

    • @dalla112
      @dalla112 6 років тому +5

      this is mogdisho somalia not afghanistan take your comment elswhere my friend OK Get out

    • @Qumayopotatosalad
      @Qumayopotatosalad 5 років тому +3

      Jamal 007 warya chill

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 років тому

      @@dalla112 hey Afghanistan are brothers dont talk like that you guy🇸🇴✌

    • @mdualeali6190
      @mdualeali6190 4 роки тому

      The wave of Communism wipe out Somalia

  • @sadiyamxmed4096
    @sadiyamxmed4096 5 років тому

    Wadooyinku say uquruxbadanyiin iyo had a waxakabadh iyo Qashin dhexyal iyo waxa baddie Isuzu yimi allow ad a allah

  • @aminaabdiisaack4148
    @aminaabdiisaack4148 Рік тому +2

    Whosoever desires Al-`Izzah then to Allah belongs Al-`Izzah. To Him ascend the good words, and the righteous deeds exalt it, but those who plot evils, theirs will be a severe torment. And the plotting of such will perish.

  • @0smanwakere651
    @0smanwakere651 4 роки тому +1

    1984 dabaqa kuyale somalia Hal udigmo maaanta mahaya ruunti qaran dumis iyo qabiil faido do wataa

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 4 місяці тому

    If Somali people had a serious discussion at that time, our country would stand firm and strong by now 😢

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +1

    One city country, the rest of the country had zero roads hospitals or good schools, that's why we only ever see old videos of Mogadishu no where else was worth filming and these were the roads and building mostly built by the Italians 😳

  • @khalaf2007
    @khalaf2007 16 років тому +1

    man walahi it is really hard to belive how mogdishu ones used to be. may allah bless brave men and women who built that capital city. i wish instead of having hawiye and a fellow citizens we could have Indian americans.

  • @hamdaali2592
    @hamdaali2592 5 років тому

    Alleh nabad ha ka dhigo muqdisho waa walaalahye

  • @subhanallah
    @subhanallah 16 років тому +1

    And i thank many people and the comments that they have left such as afgooye, calooley, and many more who have spoken like a true somali. Ilaahiyow waxaan ku waydiina aniga oo aduunkaaga dafiic eh inaad dalka aad ka saarto kuwa gaalada daba dhilif u eh, rabiyow hadaadana hanuunis la doonin rabiyow calaamadooyin dig dig eh ka soo saar.

  • @sacadyare
    @sacadyare 16 років тому +4

    i love my country, one day will unite, the revolution will come and we will over come tribalism. every thing starts from individuals so start it yourself don't never ever be bias for tribal reasons- just start from yourself, surely we will over come. the furture is bright.

    • @muzcapapdirashiid7390
      @muzcapapdirashiid7390 3 роки тому

      Are you still live after 13 years i saw your comment in 2021........😱😱🇸🇴😥

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad Рік тому

      15yrs wali manoshahay wll

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Рік тому

      WAXAT K A TAGEEN JIDKA DHEER SAFAARAFA USA SHINGAANI IYO JIDA IYO ISGOOSKA SOKONTO LIIDO IYO SHINGAANI SARTA ABGEEY XAAJI SAJIN MARWAFIISI XALIMO DIR AH IYO JIDKA TOIS U ASDOFIYAAT IYOSARTA BEEXAANI IYO MAAMA KHADIIJ0 A.M.SALIM.SHINGAANI

  • @wiilwaalwiilwaal9948
    @wiilwaalwiilwaal9948 7 років тому +22

    kuwii saan inabiday ilaah cuqubo haku rido faceena ayey naga reebeenee

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 роки тому +1

      Hadayba xil raban

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 роки тому +1

      Amiin yaraabi

    • @shuaybsalah5183
      @shuaybsalah5183 4 роки тому +1

      wiilwaal wiilwaal Siad Barre regime ayaa sabab u ahaa inay Somalia burburto. Hargeisa, Burco iyo Berbera ayuu diyaarado ku rusheeyey, Somalia oodhana dagaalo iyo rabash ayaa kabilowmay.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 роки тому +1

      @@shuaybsalah5183 siyad tagyemaxay wax uqabsanwayeen 30 sano wa ayaga iska dabawareegaya sidi rati macsaro shiidaye? Oo gaday dalkoida bad iyo bari' oo kaba qaad shisheeye noqde' kuwad leedahay siyad ba layey adeer meesha dawladba jirtay waana la.iska celinaya wixi dawladnimada fara gashado' ssdf baana kaga horeysay oo la edbiyey'' nimanka hargeysa joiga ayagoon dawlad ahan bay oo waliba qabiila bay ku hayaan xuduudka somalilsnd wa muqadas maxadmooda ninka raascasayr ila raaskanbooni haystay dawladiisa' adeer ninkas tagye wadankana wa dhise sharafna wuu ku noola ma ahsym raga badooda shilimo siistay'iyo moiryanka fiiqday dalka iyo ka leh amxarba iga xiga ninka koonfur ku dhashay' ama oroman galna kolna kuukuyo kolayga gashan'ee siyad alaha unaxariisto

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 роки тому

      Sharif Shiekh Axmad iyo HassanMaxmud are ready to destroy it tomorrow Inkar ALLAha kuridee

  • @juweeriyamohamed3489
    @juweeriyamohamed3489 10 років тому +9

    qabiilku waa cudur aan dawalahay iyo aakohiro oo aanu qofku meel kulahayn somalidu waa mid ee ilaahay inta laga cabsado qabiilka halayska dhaafo darood hawiye isaaq isku mid waayee soomaaliyeey ilaahay usoo noqdo oo qabiilka cuqdadiisahalayska saaro

  • @dalnuurshe2009
    @dalnuurshe2009 12 років тому +1

    Mansha allah Allow Somali Nabad Kadhig

  • @Adam-dm8mi
    @Adam-dm8mi 4 роки тому

    Naji Productions, Waa Ku Salaamay Marka Ugu Horreeyso. Salaan Kaddib, Saaxib Ma ii Sheegi Kartaa Miyuusigan ( Music) La socdo Video-wga Qofki Sameeyey Ama Magac Ahaan, Fadlan? Mahad Sanid

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 6 років тому +44

    Commentiga Luqadda Ingiriiska Ma Faan Ayuu Noqday aaway Afkii hooyo Shameful people Ayaa tihiin intii Afka ingiriiska Soo qortay Dhoorroos Ilbaxnimo Xun Zifties Ah....thanks.

  • @francescocatalano5855
    @francescocatalano5855 3 роки тому

    I was working by the Ministry of Industry

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 16 років тому

    Soomaaliyeey, is eedeyn wax faaii'do ah oo lagu gaarayo ma jirto. dhammaan waxaan ku abtirsanaa hal qabiil oo Soomaali la yiraahdo, waxaynu wadaagnaa waxyaabo badan, makala maarano oo waan isu baahanahay. Dalkii belaayo dul degtay ee walaalayaalow aan isu tagno una tashano sidii nabad dhulkii loogu soo celin lahaa.

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @cripup7445
    @cripup7445 8 років тому +5

    Walaahi wan xasuusta waagi xamar cadde

  • @kingsomalia8686
    @kingsomalia8686 3 роки тому +1

    Maashaalah