Wararkii ugu dambeeyay xaalada madaxweynaha iiraan, Erdogan iyo Putin oo durbaba qaaday talaabo ay k

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 тра 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay xaalada madaxweynaha iiraan, Erdogan iyo Putin oo durbaba qaaday talaabo ay ku garab istaageen dawlada iyo shacabka iiraan

КОМЕНТАРІ • 340

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 24 дні тому +45

    Allah ha badbaadiyo Ibrahim raisi iyo madaxda kale

    • @salmaog1044
      @salmaog1044 24 дні тому +10

      Allaha xafido scw

    • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
      @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 24 дні тому

      😮 2:12

    • @BMAPRODUCTION1
      @BMAPRODUCTION1 24 дні тому +2

      Adinka suniyiin ma tihiin miya

    • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
      @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 24 дні тому +1

      ​@@BMAPRODUCTION1dadku waa dad islaam ah caqiidada umbaan ku kala duwan nahay mooyee eee toowxiidka waxaan ka nahay isku mid

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 24 дні тому

      War waa gaalo dadkaa alle ha baa bi iyo ​@@Abdi_Rashid_Ozil_Yare

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 24 дні тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дні тому +15

    Iraan iyo Madaxdeda illahay ha xafido insha Allah

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 24 дні тому +1

      Sxb caamo ayaad tahay wax baro dadkaa waa dad GAALO AH looma duceyn karo waa dad alle ka furtay waxay caayaan rasuulkii alle iyo saxaabadii suubaneyd

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 24 дні тому

      Shicada nabiga scw ma cayan e saxabada bay wax ka shegan

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 24 дні тому

      @@hodanc6255 saxaabadii nin wax ka sheegay nabiga muxuu ureebtay

    • @zaalimabdilaahi4466
      @zaalimabdilaahi4466 24 дні тому

      ​@@hodanc6255marka makula ficantahy ina asxaati nabiga la caayo ???

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 24 дні тому +9

    awlaada aabahooda & asxaabtiisa Allah habadbaadiyo Erdogan MashaAllah tabarakaAllah

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 24 дні тому +18

    Allow war fcn soo yeeri Insha Allah yarabi 🤲 Allaha xafido mw Raisii❤❤

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 24 дні тому

      Gaal weeya allaha dila wa nin caaya rasuulka iyo saxaabada

    • @mohamedabubakr-gq6qh
      @mohamedabubakr-gq6qh 24 дні тому

      @@cabdulahidubad2018 subxaanalah wll allah ulawo sidan adiga ku gaalo waayo

  • @Miisaanka10
    @Miisaanka10 24 дні тому +14

    Nadaara guuleyso

  • @gorgorwaa-wz8iq
    @gorgorwaa-wz8iq 24 дні тому +9

    Macalinka weyn hilmaan hadal kuma jiro is xasuusin bila aadan ayaanahay anigoo ku cudur daarayo❤ eriga aad u adeegsatay roob xun danbi ayeey noqoneysa waxaa ka qurux badan roob saaid ayaa ka jira iyo ceryaama said ah sidaas ayaa sax jawiga ilaahey idiinkisa ku yimid ayaa xumaan ka fog nadaara sxbkey qeyrka ayaan kula jeclahay❤❤❤

    • @waziirka1541
      @waziirka1541 24 дні тому +4

      Ha WA sx balse nadara xumato kama aha EE roob said ulajeeda

    • @gorgorwaa-wz8iq
      @gorgorwaa-wz8iq 24 дні тому

      ​@@waziirka1541haa saxib waanba u cudur daraay macalinka weyn

    • @aliyahabdurrahman6599
      @aliyahabdurrahman6599 24 дні тому +1

      Xumaantii saxda ahyd ulma jeedo
      Eraygaas Wan adegsanaaa badanaa hadan somali nahy Sid manta gaaajo xun baa I heyso yacni gaaajo zaaid ah ama aad u badan

    • @ismaciilcalimohamed6477
      @ismaciilcalimohamed6477 24 дні тому +1

      Roob xun yacnii roob waawayn laga wadaa afsomali ahaan😊

    • @gorgorwaa-wz8iq
      @gorgorwaa-wz8iq 23 дні тому

      @@aliyahabdurrahman6599 culimada arikaas waxaay ku tilmaamen danbi weyn inow yahay inaan iska ilaalino ayaa qurux badan wan ogahay inaay somalida badan kood adeegsadan waqtiga igu xun wax yala lamid ah

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 24 дні тому

    Ilaahow badbaadi Madaxda Iraan yaa Rabbi yaa Raxmaan yaa Rahiim 🤲🤲🤲

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 24 дні тому

    Ala. Hasoodhaweeyo. Asagoo nabad qaba asaga iyo wiilasha lasocoda nabadna ala hakadhigo aamin aamiin yaarabi

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 24 дні тому

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 24 дні тому +2

    Allah ha baa bi iyo dhamaan waa shiico sida kirishtanka oo kale ah waa dad nabi maxamed scw iyo abubakar iyo cumar caayo waliba caaisha hooyadeen ayay si xun u caayaan gaalo weeya allah ayaan ka.baryaa inuusan nabad kusoo celin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 24 дні тому +9

    Allaah caawi iiraan reer falastiin caawinayeen yahuud ayaa laga shakininaya🇮🇷🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

    • @umumahado1766
      @umumahado1766 24 дні тому

      Maraken

    • @XawaCige
      @XawaCige 24 дні тому

      Wll wa run wixi cawiya rer farastin Allaw caawi

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 24 дні тому +15

    Allow badbaadi, waa qofkii hamiga muslimiinta ahaa, ee garab tagnaa Reer falestine 🙏

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 24 дні тому

    Naga farxi insha Alaah guul

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin2662 24 дні тому +1

    Madaxweynihii iiraan waa dhintay
    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MukhtarGessy-dw4he
    @MukhtarGessy-dw4he 24 дні тому +1

    ILaahey ha badbaadiyo madaxda
    iiraan in sha Allaah .

  • @OMARHASSANAHMAD-sj9bb
    @OMARHASSANAHMAD-sj9bb 24 дні тому +4

    Ustad Nadaara guuleyso

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 24 дні тому +2

    Rabbiyoow guule Islamka meel walba laga soo weraray cadawga Allaha jebiyo Amiin guul gasa falastiin Amiin

  • @AmarAsensio
    @AmarAsensio 24 дні тому

    Allaha unaxariisto madaxwaynaha ibraahim ra'iisi iyo geesiyadii lashihiiday umada ree iiraana allaha ugargaaro oo samir iyo iimaana allaha kasiiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 24 дні тому

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d 24 дні тому

    Allaw ugargaar Amiin 🤲

  • @user-be5rg7pg4b
    @user-be5rg7pg4b 24 дні тому

    Allow sobadbaadi si nabad ah yaaa Allaah❤❤❤

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 24 дні тому +3

    Ilaahay swt ha badbasdiyo wadaxwayne Ibrahim iyo inta kaleba amiin

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 24 дні тому

    Mahadsanid ruushka

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 24 дні тому +19

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA ARXANKA DARAN IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 24 дні тому +3

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 24 дні тому +1

      Arintan wey iska cadahay waxa kadambeya yuhud iyo mareykan allow cadowga musliminta jewii

    • @user-nu1ul2gb4l
      @user-nu1ul2gb4l 24 дні тому +1

      نحتلكلعسماغ

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 24 дні тому

      ​@@user-nu1ul2gb4l
      اي والله اكيد

    • @AbdirezakEbrahim
      @AbdirezakEbrahim 24 дні тому

      111😊​@@ugaasocismaan733

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 23 дні тому +1

    Allaahu akbar wllhi adbn uga nxy illahey ha badbadiyo yrabbii aamiin alloow badbadi ya allaah beerkaa ixanunay sida qof aragti an u Aquinas okale allha badbadiyo dhmntod

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 24 дні тому +3

    Allaha Xafido madaxweyneha & inta lasocota, Allaha badbaadsho oo nabad haku soo cesho

  • @shijo2055
    @shijo2055 24 дні тому +11

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 24 дні тому +4

    Ilaheyow inta dulman ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 24 дні тому +1

    Keep going. Ya. Nadara
    Legend

  • @Khaled-Ashkir
    @Khaled-Ashkir 24 дні тому

    Allah hau naxariisto Ibrahim raise wuuu geeriyoodey😢😢

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 24 дні тому

    Acww insha allaah waa uu badbaadayaa ilaahayna ha inoo badbaadiyo faataxa

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 24 дні тому

    Allaha badbaadiyo dhamaantood

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 24 дні тому +3

    Allaaha soo bad baadiyo maanta ilaa hada allaah ayaan u baryey hadana waan wadaya insha allaah .cadawga alle nooma jabsho yuhuuda ah .ii raan waa aabihii muqaawimada alle hoos uma dhigo allaahuma aammiin

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 24 дні тому

    Allah ha soo sakhiro

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 24 дні тому +2

    Illahay ha badbaadiyo inshallah! We word about president of iraan

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 24 дні тому

    Ilaahay ha badbaadiyo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 24 дні тому +5

    ❤❤❤❤❤😢😊😅😮😢😂
    Nadaara show meek
    Ku sheeg MW iraan Ra'Isi ❤❤

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 24 дні тому

    Laaa murugoo badanaa madaxweyhii iraan maa dhintay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @yusufabduiabdikarim1106
    @yusufabduiabdikarim1106 24 дні тому +3

    Mahadsanid nadara show

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 24 дні тому +2

    Allaha So Badbaadiyo
    Dhaman Madaxda oo
    Dhanba

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad3826 24 дні тому +1

    .maansha nadaara Show Warar Uu Sii nayo

  • @user-rb8vh5fe7x
    @user-rb8vh5fe7x 24 дні тому

    Ilaahayoow gargaar musibadaasi gaalada bay ku habonayde

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 24 дні тому

    Asc nadaara sallaamay rabiyow soo saha asigoo nabad qabo asiga iyo intii lasocoto yahuudo oo cabsigaliyaa

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 24 дні тому +1

    Asc Nadaara illaaheey ha soo badbaadiyo iyagoo bad qaba Madax weeyne ha iiraan iinshaa Allah Qeeyr illaaheeyoow soo Badbaadi. Midawga Yurub faa, iido malahane illaaheey u sahahal Asxaabta iiraan Aamiin Aamiin.

  • @user-nh6eg4hz7h
    @user-nh6eg4hz7h 24 дні тому

    Allow badbaadimadaxwaynaha
    Wanaagsaniyowaftigiisad🤲🤲 16:01 hibaatad Ukudhacday
    Ukudhacday

  • @Abdallaboss869
    @Abdallaboss869 24 дні тому

    Allah u naxriisto madax badan oo sunni ah ayuu ka wanaagsana

  • @user-tu9uy6el1q
    @user-tu9uy6el1q 24 дні тому +2

    Alle Haw Gargaaro Insha Allah Khayr Wixii Alle Qoray Ayaa Dhacay lkn khayr Insha Allah😢😢😢😢😢

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad3826 24 дні тому +1

    Maansha Allah wariye Nadano😊

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 24 дні тому

    Ilaahoow ugargaar dadkaas musiibada ku dhacday arimahoodana fududeey aamiin

  • @user-tq2lk8pd3n
    @user-tq2lk8pd3n 24 дні тому

    Teeda kale ustadi allaha kudhowre robka maxuma dhaman dahriga cirka allaaha raxmanka ayan ugafena inagona ukasin wa inan dhahna qadka xun ceryama isxirtay sida waxa jiro roob dabeyl wato iyo wixi lamida maxa yelay waxan ugafena allaah hadan dhahna wey xunyihin allaha kusamaxo dhamantena allaha nasamaxo
    Wuxu yiri nabiyullahi muxammad scw..adinu nasixo
    Kheyr insha allaah

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 24 дні тому +1

    Allaahu akbar ilaahay ayaa xikmad iyo qudradiisa isaga uuni og

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 24 дні тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @maxamedcali3576
    @maxamedcali3576 24 дні тому

    War deg deg dhamaantood way dhinteen ragii diyaarada saarnaaa

  • @Caliya7
    @Caliya7 24 дні тому

    Innaalillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun, May Allah help the Muslims wherever they are, have mercy on the dead, give speedy recovery to those who are sick, give victory to those who are in conflict and war.

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 24 дні тому

    Alaaa beerka wuu dhintay madaxweynihiii 😭😭😭😭😭😭😭

  • @fouziaabirahman5007
    @fouziaabirahman5007 24 дні тому +2

    Insha Allah qeyr

  • @hodanahmed6869
    @hodanahmed6869 24 дні тому

    Walahay waa naxdin

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 24 дні тому

    Ilaaheey hakabadbaadiyo waxaa kadambeeya macalinka weyn kaad ulabaxday iyoyuhuud

  • @hamdiomar9475
    @hamdiomar9475 24 дні тому

    Alle haso badbasho inshaallah

  • @user-ms1tl1tu3t
    @user-ms1tl1tu3t 24 дні тому

    Illahow badbadi yaa rabii

  • @fouziaabirahman5007
    @fouziaabirahman5007 24 дні тому +2

    allh bad badiyo Insha Allah

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 24 дні тому

    Illahay hasoo bad baadsho

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 24 дні тому

    Waddamadaas dhan waa buraleey -
    Buuruhuna Roobaabka was oo kitaan
    Allaha sakhiro

  • @Terza56
    @Terza56 24 дні тому

    Allaha fududeeyo arinka madaxweynaha bi’idnilaahi

  • @AwilAbi-qp4xm
    @AwilAbi-qp4xm 24 дні тому

    Innalilaahi wainna illahi Rajicuun. Xasbunahi wanicmal wakiil.

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 24 дні тому

    Allah bad baadiyo

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 24 дні тому

    Walahi mw sidu cadow uleyahi iyo sida u udayacnaa ismaleh Allah habadbaadiya

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 24 дні тому

    Turkeya alle habarakeeyo.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 24 дні тому

    Ilaahoow badbaadi madaxweynaha iyo inta la socota

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 24 дні тому

    Subaxanallah ilaahay SWT ha U gargaaro Jamhuriyada islamiga Iran

  • @user-wn6ml1nw6z
    @user-wn6ml1nw6z 24 дні тому

    Illaahay hasoo badbaadiyo haday toodi noqotanaalle ha unaxariisto wallaahi waa arin naxdinleh

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 24 дні тому

    Allaha badbaadiyo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 24 дні тому +1

    Waxaan ka baqaa waxaan inay shirqool tahay balse Allaha soo badbaadiyo. Cimilo, bahalo, iyo dhibaatoo dhan waxba kama qaadayaan haduu Alle badbaadiyo. Ilmo yaryar 45 beri ku dhawaad duurka ku jiray ayaa la helay ayagoo nabadqabo.

  • @deksan_abdou
    @deksan_abdou 24 дні тому

    Bismi allait rahmani rahimi

  • @menhee7408
    @menhee7408 24 дні тому

    Dag dag dhamaan waa dhinteen waftigii

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 24 дні тому

    Allaha xiftiyo

  • @cabdullahiosmanmohamed5014
    @cabdullahiosmanmohamed5014 24 дні тому +3

    Wll nadaara

  • @NeimaAbsiyeh
    @NeimaAbsiyeh 24 дні тому

    Alah habadbaadiyo madaaxda iiraan aaamiin

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi 24 дні тому +1

    Allaha soobad badadiyo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 24 дні тому +1

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 дні тому +1

    Nacaldi haku dhacdo ma wax ka danbeeya maraykan iyo yuhuud mise waa cidad farsamo ma cimilada oo xunbaa aniga waxay Ila tahay in ay shilkaa ka danbeeyey fulaydii ku jabay Gaza oo raba in ay dunida ka jeediyaan jabka ka gaadhay Gaza maraykan iyo yuhuud

  • @wiiwaa3982
    @wiiwaa3982 24 дні тому

    Laydhka shita

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 24 дні тому +1

    Allaha badbaadiyo waxay ila tahay shirqool in loo maleegay hadduu dhintay oo uu Muslim sax ah ahaana allaha u naxariisto gaalo waa shaqaysanaysaa inta Muslim hurdaaye uu iska hurdo

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 24 дні тому +1

    Alaha soo sahlo geesi buu ahaa madax weynaha Iran waaba ninka kaliya oo maanta madaxda Islam ka dhaqdhaqaa qaya waa shiico un bay somalidu dhahdaa lkn still waa muslimiin alaha soo sakhiro

  • @CfitaaxLiiloofyare
    @CfitaaxLiiloofyare 24 дні тому

    انشاء الله سلامات

  • @CumarAqli
    @CumarAqli 24 дні тому

    ILAAHAYHABADBAADIYO

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 24 дні тому

    Allahayow badbaadi madaxda islaamka ee u hiilinaya walaalaha falastiin

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 24 дні тому +1

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @yusroabdi6541
    @yusroabdi6541 24 дні тому

    Nadaara plz mala xaqiijiyey inu dhinty madaxwaynihii 😢

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 24 дні тому

    Allah sahlo amuraha lakiin sansanka an u jedo madaxweynaha iyo ragii la socdey waa baxeen waa la qarinaya news irsn qur’an ba la saray war kheyr leh allah so yeriyo

  • @ubax7758
    @ubax7758 24 дні тому +1

    Israel 🇮🇱 iyo marekan amay ka dambeeyan shilka 😢😢😢😢

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 24 дні тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @ijabohussein8046
    @ijabohussein8046 24 дні тому

    Muslim kale Islaamka u dhaqaaqyo maleh Ilaahow badbaadi Iran. Alaahumaa Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 24 дні тому +1

    ilaheyow so badbadi waxan yahuda kadabeso iran 🇮🇷 wa dowlada kaliya e Israeli isku tagtay e islam ah wa laga shaqeyay jamhuriyada iran

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 24 дні тому

    Allaah hasoo badbaadsho iiraan xoogweynta macalinka weyn iyo xertiisa ku lixdaaran weeye kuwasoo koox kululeyso loo waayo waa balaayo

  • @menhee7408
    @menhee7408 24 дні тому

    Waa kudaayay

  • @RayanHussien-he8cc
    @RayanHussien-he8cc 24 дні тому +1

    Haa saxibka rnta ha wakii dhaqso kusogurmado

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o 24 дні тому

    Subxaana laah shiicada gaalo ma ahan wey ashahaatan qofka haduu ashahaato madhihi kartid waa gaal subxana laah

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 24 дні тому

    Allow soo sahel atagoo nool.