Waayojoog: Halgamaa Quduro oo ka waramaya Hawlgaladii Goroya-Xun iyo Geed-Balaadh ee SNM & Dawladii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2022
  • Waayojoog: Halgamaa Quduro oo karamaya Hawlgaladii Goroya xun iyo Geed balaadh
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 22

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому +1

    Waa waraysigii iigu qosolka badna SNM intii shihiiday ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Рік тому

      Walal waa laba muslim ah oo mid waliba toxiidka qirahayo subxaanallaah allow na cafi badarna kamey qeyb galine la soco iyo uxud toonaa ‼️❓🌚😭⁉️‼️❓

  • @axmedjaamac752
    @axmedjaamac752 Рік тому

    Dee naga soo wada daaya bilaahi calaykum

  • @naimakaise6424
    @naimakaise6424 Рік тому

    Barnaamjika naga soo dhamays tira

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Рік тому

    Dagalka geed-balaadh wxuu kmid ahaa kuwii taariikhda layaabka le ka tagay faqashtana ku reebay xasuus argagax badan , Snm 💓 for life

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw Рік тому +2

    Abdinasir waxan aad qadhiidhayso naga da soo wada daa wallo waraysiga

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Рік тому +3

    Bidaarow sidan maxAa uga jeedaa ee waraysiga ka fidhiqo miisaysaa

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Рік тому

    inader miyaan idin mudaharaadnaa free CB Tv

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Рік тому +3

    Sidan suququlka ah miyaad kadaysidoo waraysigoo dhamaystiran soodaysid aadbanu ujecelnahay marnamijkee

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Рік тому

    😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃 😀 😄 😁
    Qosol wayna War barmaamjka sodaya isago full ah

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Рік тому

    Halgamaaha sare quduro 💯💘🏆

  • @MOHAMEDIBRAHIM-lw5zl
    @MOHAMEDIBRAHIM-lw5zl Рік тому

    Waraysiga dhamaystiran soo daya shpyal

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    halgankii xalaasha ahaa ee faqash lugu gumaaday

    • @IbrahimHassan-kk8uf
      @IbrahimHassan-kk8uf Рік тому

      Adiga uun ba ooyaya hada kuwa melaha ka hadlayana been bay wada sheegayan nin guulaysta ma ooyo

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Рік тому

    waxaan aad marba waxayr soo day nayaaan ama soo dhameeya ama naga daaya

  • @AhmedAli-zp2ss
    @AhmedAli-zp2ss Рік тому

    Sxb wax caadi u soo daaya ileen wuxu waa tahriikh mise waD kacaden

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Рік тому

    Asc

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому

    Waligiinba maba aydaan dhihin waa nalaga guuleystaye maanta jab somali isku jabtay ayaad ku faraxdaan laakiin waa ayaan daro subxaanallaah waa nasiib daro somali haysata umada baabadey ❓‼️⁉️😭🌚🌚

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Рік тому

      Waar hoyada wase meelkasta oohin baad la taagantahaye maxaa kaa qaldan mida kale inaga ma arxan ayaa inaga dhexeeya mise naxariis somali haday walalnimo ii hayso maxay dadkayga u gumaaday adeer naxariis la iskuma hayee aynu kala qoomana la aano

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 Рік тому

    Waar wax zaani u soo wada daaya amba izka daaya ilmdryal

  • @mustafecabdi550
    @mustafecabdi550 Рік тому

    Baryahan wd naga jartay barnamujyadii