Waayojoog: Halgamaa Cali Xasan Cadar iyo Hawlgaladii SNM.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 вер 2022
  • Waayojoog: Halgamaa Cali Xasan Cadar iyo Hawlgaladii SNM.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 23

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Рік тому +4

    Masha allah mujaahidkan ilaahay baa cimriga u barakeeyey waa nin da, yar lkn taariikh hore ka waramaya

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Рік тому +4

    Faysal xabaal mariwaa barnamijkisii soo daaa

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Рік тому +2

    Waxan ka codsanyaa dhammaystir taariikhada mahadsanid.

  • @mr_maxamed987
    @mr_maxamed987 Рік тому +1

    Barti 2 ku so dhakhso

  • @riwaanrrc7931
    @riwaanrrc7931 Рік тому +1

    Halgamaa ma qosle barnaamijkiisii noo soo daa intii hadhsanyd

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 Рік тому

    Muj. And General Jaamac cali
    Cilmi.Ninkii Derejo ahaan Saraakisha SNM 84 kii ilaa 88 Derejo ahaan u sareeyey.nin aqoon Mileteri Khibrad dheer leh) Allah yarxma

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Рік тому

    Hadaan kaftamo mujaahid kani walaahi still waa dhalinyaro xitaa cucub iyo gabaw toona kama muuqdaan in kasta oo uu S tii hore ahaa. Ilaahay adeer cimriga hakuu barakeeyo waxan ahay yaryarkii waagaas ku dhashay dhoqoshay maantana waan kaa waayeelsanahay muuqaal ahaan.

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 Рік тому +1

    Dee haaye iska daa badownimado snm reerihii kale soo wareyso sidani waa taariikh sameyne

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Рік тому

    Weriye Abdinasir walaalo maxaad ka soo yaraysaa maalmahan barnaamijyada

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Рік тому

    vidio maxaa haysta ma dhamaa ee chanal ka dad ka hanca siinee wuxiun soogeli

  • @cabdiqanisulub3952
    @cabdiqanisulub3952 Рік тому

    Faqashtiina soo warayso

  • @ahmedcabdalla9064
    @ahmedcabdalla9064 Рік тому

    Cba iyo naasirba hamabaylyo iyo ducaan ayaan idinku ognahaye hanaga kala joojinina ee noo dhamays tira intaad awoodaan maalin walba waan idin sugaa oo xalqado dhaadheer noogasoo dhiga plz

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Рік тому

    Snm 💓 forever 💓

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Рік тому +1

    Waxan idiinku mahad naqaya sharaftad noo yeesheen. Waxaan idiinka digaya inaad badhaasuqa maanta jira aad ku kala qaybsantaan. Dalkan idinka abuuray ogaada taas adeerayal

  • @CABDISACIID
    @CABDISACIID Рік тому

    Taariikhda run baa laga sheegaa intaas waan guulaysanay baad kuhaysaan miyiidan marna laydin jabin.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 Рік тому +1

      Waar SNMtu waa wada Faan kun nin marka la waraysto hal nin ayaa runta sheegaya oo odhanaya waa nalajabiyey sida ninkii Oodweyne tuulada udhaw ka waramayey waxa kale waligood jab may arag.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    halgankii xalaasha ahaa ee SNM faqash ku bixisay

  • @raageabdi5434
    @raageabdi5434 Рік тому

    Nasir xalqado usamee waraysiga wariye sare wuxu waa taariikhe

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso289 Рік тому

    Barnaamijka sidaa noogu wad mudane

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Рік тому

    Gam Gam ga. ayaa ka dhacday

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 Рік тому

    haaye imika wxiiba in yar ka dhigteen 13 mint war ugu yaran 1 sac ka soo duub

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Рік тому

    Sheegada biidiixo so daa