Siraha Jibuuti ku mamusho Somaliland oo uu fashiliyey Siyasi Food-cade oo Xukumadi Riyale ka tirsana

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 10 днів тому +11

    Walaaali Ninkani Runtuu ka hadlay! Djibouti Waa Nr one Cadowga Somaliland !

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 днів тому +7

    WAA IN SIDAA LOO KASHIFAA SIRTA DUUGAN EE QARSOON EE JABUUTI KA FULUSO SOMALILAND

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 10 днів тому +8

    ❤SICIID CIISE ILEEYE WAAD DADAALAYSAA .
    KU SOCO GEESI ❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 10 днів тому +7

    Xasid ma aflaxo ,waxba inaga qadi mayaan ,somaliland guul

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 10 днів тому +9

    Wasiir Cateeye. Cukuse.M/Abiib. Barkhad batun. Xisi. Maxamed C/aahi .

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 10 днів тому +5

    wariye siicid ciise illeye ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin wariye jiira Ahaw guul iyo goobanimo somaliland

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 9 днів тому +2

    Thanks wariye mr foodcade run buu sheegay waa in sidaa waxa loo waadixiya baa loo baahan yahay insha allah waynu guulaysanaynaa soomaali land hanoolaato

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 10 днів тому +11

    Abdiqani run buu sheegay reer somaliland indhaha fura oo isku duub naada ❤❤❤❤

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 10 днів тому +6

    Xayaakallaah siciid ciisa

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 9 днів тому +2

    Ilahay hanaga qabto cadowga somali iyadaa lugaha is haysa oon waxba usku ogolayn subhanalaah

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 9 днів тому +2

    Wallahay cadow baa inaguu habsaday
    Horaa loo sheegay
    Isaaq hogaamiye weligii maa yeelan

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 10 днів тому +7

    Ninkani run buu sheegay wa inaynu xuduudeena xidhno si loo xakameeyo dhibka ay inagu hayso

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 9 днів тому +1

    Alaahu akbar mansha alaah wax badan ayuu noo ifdiimiyay khayr alaha siiyo cadawga somaliland alaha haligo ka gudaha iyo ka dibadaba somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers well come beside us ❤❤❤

  • @Opp_Man
    @Opp_Man 10 днів тому +4

    Very scary stuff!!!

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 9 днів тому +1

    Thanks for both brothers

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 9 днів тому +2

    Waxaas oo dhan Maan Ogayn.
    Somaliland is a Hostage to Djibouti 🇩🇯.
    Mucaaridka Djibouti Saldhiig ha la siiyio.
    Dib Egiis kuwa Xilalka Ka Qabt lo Firsada.
    Cabdiraxman Bashir Dagaal kula Jiro Somaliland. National interest Bay Egyaan iyago Mucaarid ku ah Gelle.Hantiidooda u Gelle Public Toilet ka dhigay.
    Treason Law Xeer ilaalinta ha Shaqeeyio .
    Allow dhowr Somaliland Republic Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 10 днів тому +3

    Waa runta ee wakuwii sheekhyadu lahaa waa xaraan ,laba sanad ka hor ayay ka hadlayeen arinkan ,dhibatada ina haysata waa ictisaam oo dooneysa inay dadkeena iyo dalkeena curyamiso ,garan maayo sababta ,

  • @saadoguray2513
    @saadoguray2513 10 днів тому +4

    Siciid ciise illeye wariye ruug cadaaya kusoco geesi waraysiyadaa sogudbiso

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 10 днів тому +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 10 днів тому +2

    Cida loo xidhayay dakadaheena waxay ahayd jabuuti markaa maanta waa in aan sida raga isaga celinaa waxaa uu sheegayo aqoonyahanku waa run

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 10 днів тому +1

    Jabouti waa munfqiin Ilhaay haa qabto

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 10 днів тому +3

    Shacabku ma falnee soo faqa waxyaaba ha qarsoon malinkasta shacabka halala wadaago soo dira fariimaha anagoo shacabaa difaacyna qarankayaga

  • @mohamedibrahimex-burao596
    @mohamedibrahimex-burao596 10 днів тому +3

    ninkaa aqooonyahanka ah walee xaqiiiq jirta ayaa kahadlay
    waar caqligeeenu hashaqeeeyo qarankeena aynu horumarkisa kashaqayno
    jabuutina wado cad aynu iskamarino

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 10 днів тому +1

    Insha Allah weynu ka guleysan.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 днів тому +2

    Red sea news Hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 10 днів тому +3

    Wiilkani xog badan ayuu kawaramay awaana war xaqiiqa ah

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 10 днів тому +2

    I can’t believe it 😢
    All the our money goes to Djabouti 🤥

  • @Opp_Man
    @Opp_Man 10 днів тому +1

    Thank you Siciid for this very interesting interview. Appreciate this information from this great and well informed guest on your platform.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 10 днів тому +2

    Good news. dhamaantiinba warbaahinta reer Somaliland waxaan idinku boorinaya in aad sidaasi Red sea news Network iyo Arabsiyo news aad ugu soo dhawaysaan Walaalaheena Canfarta ee Halganka ku jira si ay u helaan warbaahin Xor ah sida tan ree Somaliland oo kale. Soo dhawaada ayaanu idiin leenahay Canfarta reer Somalilandna wax badan ayaad ka baran doontaan dhinaca Xoriyad u dagaalanka iyo warbaahinta faraha badan ee reer Somaliland

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 9 днів тому +1

    Waa xogtii ugu cilmiga iyo macluumadka badneyd ee aan abid ka maqlo dhibta ay bangiyada Djbouti inoogeystaan… waar arintan dawladu wax haka qabato…oo xeerka bangiyada hala furo… oo bangiyada hala aqbalo oo hala furo xeerka bangiyada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 днів тому +2

    SHARCIGU WAA IN UU SHAQEEYO

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 9 днів тому

    insha Allaah Guul iyo Midnmo illaahay uga baryaya Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Guul Somliland, illaahaw Jabi oo illahaw Fashili Cadawga somaliland.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 10 днів тому +1

    Walahi wa war naxdintisa lee…. Wa in dag dag lo xiho xadka….. Somaliland magaxi bay noqotay an sharcigu shaqayn

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 10 днів тому +2

    Geele Somaliya Iyo Somaliland dhib wayen buu ku hayaa. Dhibkodu ka bayacmushtara. Cadaw weeye Somali neceb

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 10 днів тому +1

    It is true there no law and order,problem is tribalism,elders and suldaana.The only way to go forward is to remove tribalism

  • @abdialimohamed3855
    @abdialimohamed3855 9 днів тому

    Warkaasi Waa sax Ilahey dadka ha garansiiyo 1988 heshiskii siyad bare iyo mengiste Maxey uga dan lahey dub u eeg

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 днів тому +2

    SIFIICAN AYUU U FALANQEEYEY

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 9 днів тому

    WAAR ABDIQANI HA DAWAKHINONE SU AALAHA
    XUNXUN KADAAHA.

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 10 днів тому +1

    Xeer ilaalintu hadday soo dacwayso oo maxkamaduhu dambiilaha xukumaan, soo haddana Muuse markaaba soo dayn maayo!

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 9 днів тому

      Wuxu soo daayay dadka dambiyada fudud u xidhnaa wllo waana wax fiican dalwalbana sameyo..waana sax

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 10 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 10 днів тому +1

    Run wakiiladii hore diiday culimaduna xaga ribada ayey ka maraan diidaan sax shaqsiyaad waa jiraan

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 10 днів тому +1

    Şahan gaboose aya gudoomiye ka aha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 днів тому +1

    READ

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 9 днів тому

    Yaa oo ilayn warba mahaynee waan iibsanahay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 8 днів тому

    Ninkani waxbadan ayuu ogyahay

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 9 днів тому

    Khatarta ugu badani waa inaad wadan jaarkaaga ah oo kaa tiro badan saldhig bad iyo berri isugu darto

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 9 днів тому

    WAXA UGU HOREEYAY INAAY
    DJIBOUTI XUKUNTO,
    SIIRAANYO OO UJEEDO AANU
    OGNAHAY!!!!

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 9 днів тому

    Tyui

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 9 днів тому

    WAXA SL YIDHDEEN,
    HADII AAD TALISO OO LAGU
    DIIDO,
    IN LA JABO MA JECESHAHAY?
    WAXAASOO DHAN,
    DAWLADA SL DADKA XUKUMAA WAY ILOOWSAN YIHIIN.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 8 днів тому

    WAAR WAXAN MEESHAN
    SL. HAYSTEE MADAXDA KA AH,
    AYAAN WAXBA AHAYN!!
    ILLAHAY HA U NAXARIISTE MADAXWAYNE MOHAMED HAJI IBRAHIM EGAL IYO MADAXWAYNE THAHIR RAYAALE MOOYAANE,
    MADAXWAYNE HAGAAGSANI
    MUU IMAN XUKUNKA SL.
    WAA DAD DACIIFAH.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 9 днів тому

    Geelaha jabuutay waa dameer meela uga dhaqaaqi wayay jabuuty halaga tuuro gudaafada

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 9 днів тому +1

    Reer shiikh isxaaq hogaaminta iyo taladuba way ka xun tahay maanta taalobooyin khatar ku ah bay qaadayaan kuwii anfici lahaana xagoodaba uma kacayaan waa laga yaabay waxa ku dhacay illaahay dariiqa toosan ha tuso

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 9 днів тому

    NIMCONIMO INTAA AADA SHEEGTY BAA WAA HUWANTE GUUDA

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 10 днів тому

    😂😢😢😢😢😢😮😮😮😅😅😅😅😅😊

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 9 днів тому

    Jabuuti waxay ku ducaysataa inay dhibaato ka dhaco Somaliland intay France xorida ka qaatay, dambaska galool ee buuriga ku darsadaan iyo ciida guryaha lagu dhisoo ayaa Somaliland looga dhoofiyaa Jabuuti, Reer Somalilan waxay yidhaahdaan let young sister do what she likes, heshiiska MoU-gu wuxuu cidlada soo wadhay kuwii Somaliland necbaa!!!.

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 9 днів тому

    Isaaq kaa kac meesh

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 9 днів тому

    Djibouti is not country it’s city part of Ethiopia yes made France

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 10 днів тому

    Qof wx macnale ka hadlaya ayn moodaye waa faaruq madhanba qofku wa ninka aaminsan sheekoyinkii maqaaxiyaha shaha hargeise tidha ina cumargeela somaliland ka afduubtay shirkii dib u heshiisiinta somaliyeede carta lgu qabtay. 😢

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 9 днів тому

      Doqon aya tahay Cabdi Qaasim salaad xasan wuxu degana hargiesa..waanay fududeyd in Somalia wax lagu heshiiyo waayo siyasiyiintii ugu waaweynyd somali ku sugnayeen hargiesa sidii Cigaal iyo Cabdi qaasin salad xasan…. Doqon aya tahay aan waxba fahmeyn

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 9 днів тому

      @@abdullahimohamed8746 naga tag hooyada cabdiqasim wasye yaakugu yidhi wy daganayen mida kle wakhtiga mxuu aha cabdiqasimkad sheegaysa yaase talo.ka weydiin jiray koonfur iyo muqdisho toona mida kle somaliland iyadiiba ayaxa dubaneysaye awood ma u lhyd shir kii carto kle ah iny somali u qabato ninbaa hotel hargeisa ah deganaabad noola imanaysa laxyahy duufka le miyd garanaysa inta shir dib u heshiisin iyo dawlad dhis ahe jabuuti u qabatay somaliya carta ka horaw mise nacnacda iyo riyada hrgysad noola timid adigu

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 8 днів тому

      Hadaanu macne ku hadlayn maxaad la gubaty

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 8 днів тому

      @@user-mr6sp3yh7e cid gubatay ayn jirinba xppti

  • @saadoguray2513
    @saadoguray2513 10 днів тому +2

    Siciid ciise illeye wariye ruug cadaaya kusoco geesi waraysiyadaa sogudbiso