Heeso xul ah - Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh
    Heeso xul ah somali
    Djibouti, somalia, official video, donate, credit, hees cusub, settlement, insurance

КОМЕНТАРІ • 51

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas 4 роки тому +4

    SICIID ISMAACIIL BUUX :
    Ilamaa habeenku ii hantiyey jacaylkii hawsha la igu guudfuray ma hordo ka quusnahay
    In aan lado hadhqolaal ma huqdii ii gaadhu galgalshaa halbowluhu
    Ma halka aad marayso qotomaa had iyo jeer dayeyaa hareeraha
    Aniguna habka aan rabo in aan aayar kaa helo miyaad iga horjoogtaa ?
    ………………………………………………………………………………………………
    NIMCA JAAMAC :
    Hamo in aay bilaash tahay nin waliba haloosiga halku haabanaayo iyo Dunidu hantiyi lahaa
    Bal inaad hanweyn tahay adiga oo ii helikarin soow adigan hab igu yidhi
    Hororka iyo Dugaaguna hilbaha u laace ma hod baad is leedahay

  • @djamamohamed1549
    @djamamohamed1549 10 місяців тому +1

    EN ÉCOUTANT CES CHANSONS, JE REVOIS L' IMAGE DU VÉCU DE MON ENFANCE DANS MON QUARTIER ( 6)DE NAISSANCE DANS LEQUEL JE SUIS NÉ UN MOIS BÉNI DE JUILLET DE L' ANNÉE 1963.CES CHANSONS ME RAPPELLENTAUSSI MON PÈRE FEU DJAMA FARAH DOUCOURÉ QUI AVAIT L' HABITUDE D' EMMENERMON GRAND FRÈRE FEU MAHAMOUD DJAMA ET MOI- MÊME DANS TOUTES LES PIÈCES DE THÉATRE QUE JOUAIT LE GROUPE GAAN- MAN SOIT AU CINEMA LE PARIS SOIT AU THÈATRE DE SALINES.QUELLE BELLE ÉPOQUE, AVIONS- NOUS VÉCU AVANT L' INDÉPENDANCE DE DJIBOUTI!OUI, C'ÉTAIT L' ÉPOQUE OÙ LA DEVISE DE LA LIBERTÉ , DE L' ÉGALITÉ ET DE LA FRATERNITÉ ÉTAIT NOBLEMENT DE MISE SOUS LES CIEUX DE NOS 212OOKILOMÈTRES CARRÉS.

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 8 років тому +4

    Eesh Calaa Hees Xasuusa,Alla ha u naxaristo Said XAmarqooh ,nimca jamac Allow uu si siyaadi cafaamid saare iyo cimri dheer waa fananede quran

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +2

    Heesti ugu macanayd Ee ay isla lahayeen ba shuquuq bay gashay............
    Sida kale wa xul laga so shaqeyay Alaylehe...👍👌💯

  • @faatid9709
    @faatid9709 8 років тому +1

    xasuus waayo waayo radio Djibouti Allah ha unaxariisto siid hamar qoodh nimco djamac long live thanks sxb

  • @mahamoudwarsama33
    @mahamoudwarsama33 8 місяців тому

    mes souvenirs d enfances machallah vive djibouti

  • @cabdiwaal885
    @cabdiwaal885 8 років тому +3

    thanks siciid xamar qodh an nimco allaha unaxaristo siciid

  • @girmad343
    @girmad343 6 років тому +3

    Se sont des chanson bein, Je l, aime beaucoup pour le passer.

  • @yahane33
    @yahane33 8 років тому +3

    bring back great memories...Thank you for sharing this childhood awesomeness♡♡♡♡♡

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 роки тому +1

    ILAAHAYOOW JANATAL FARDOWSA KA WARAABI SACIID. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdurahmanahmed3125
    @abdurahmanahmed3125 2 роки тому +1

    This song remained me Djibouti when I was in love with my Honey

  • @bahdoonmahdi2432
    @bahdoonmahdi2432 5 років тому +2

    .This is a great souvenir , keep it safe for ever , bro .

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf 6 років тому +3

    Ayaamihii wacnaa ee Gacan Macaan, xasuus dhandhan macaan

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 3 роки тому +2

    Jabutey...... hees

  • @khaledjamagazz3442
    @khaledjamagazz3442 5 років тому +4

    Nimco Allah ha ku xafido Siciid Allah qabriga ha ku nuur waa hees aad u macan...

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 років тому +8

    beautiful songs thank you

  • @housseinibrahimassoweh3032
    @housseinibrahimassoweh3032 Рік тому

    Mmm iga badan said xamar qood iyo nimco jamac

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 років тому +2

    Wonderful song

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому +1

    OLD IS GOLD!!

  • @waissmed3423
    @waissmed3423 2 роки тому

    super album

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 років тому +3

    Great artist

  • @saidrobleh9865
    @saidrobleh9865 Рік тому

    Ft

  • @mousewaaw1260
    @mousewaaw1260 4 роки тому +1

    Yaasalaam rageedii

  • @amalmohamed4044
    @amalmohamed4044 5 років тому +2

    Poqorada fanka somaliya aye kamid yihiin hopaladaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LOVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LOVES

  • @JimcaaleJokar
    @JimcaaleJokar Рік тому

    🎉

  • @IbrahimMahamed-zx3dm
    @IbrahimMahamed-zx3dm 3 місяці тому

    Waa gorma sanadkii?

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому +1

    FacebookS

  • @HalaneMed
    @HalaneMed Місяць тому

    Asc 100 bogol ok

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 3 роки тому

    Pls can someone write the lyrics 🙏🇩🇯❤

  • @muusakolcun9377
    @muusakolcun9377 3 роки тому +1

    Ilayn dumar ma quustaan.hhhhhh.waa hees la hadlay sa naag kastoo.nin.jecel.quudh.sata.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Like

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIVES

  • @munircalow9366
    @munircalow9366 7 років тому +1

    wwwww hes laga dabadhacay

  • @mouradsaleh7769
    @mouradsaleh7769 7 років тому

    my people's ilove

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIVE

  • @Beliso100
    @Beliso100 8 років тому +1

    Hal ya ya

  • @munircalow9366
    @munircalow9366 7 років тому +2

    adigoo murtida qubiin iga quuso inan yahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Facebook

  • @khaalidbade4882
    @khaalidbade4882 5 років тому

    Mahadhkaygibaathay mxaykaa harerwada

  • @abdiali1089
    @abdiali1089 2 роки тому +1

  • @zubeer77maxamed86
    @zubeer77maxamed86 6 років тому +1

    Z

  • @Beliso100
    @Beliso100 8 років тому

    Wak usi