JAWAABTII ABWAAN DHEEG IYO MACLOW (HURDAAYOW TOOS)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 56

  • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623
    @cabdisamadmahdicabdiraxman8623 4 роки тому +2

    Waase tabaalaha waqtiga Taynu aragnaaye bal yemenigan Afsomali ku qabso isleh abwaan dheeg right now oo uu 80jir yahay macaalow ayaanu Afsomali aqoon wlhi

    • @زاكيعلي-ب3ب
      @زاكيعلي-ب3ب 2 роки тому

      Afsomaliga ma gurigiina inta lagaga hadlo ayaad utaqaanaa yaab

    • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623
      @cabdisamadmahdicabdiraxman8623 2 роки тому

      @@زاكيعلي-ب3ب haa inta gurigayayaga lagaga hadlo weeye Somaliguba , carab afsomali bartey wa like anigo Chinese bartey ,

    • @زاكيعلي-ب3ب
      @زاكيعلي-ب3ب 2 роки тому

      @@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 afsomali adigii baan garanayn qoraalkiisa oo shaqal dheer iyo shaqal gaaban aan kala saari karin markaasaad qof dhan oo soomaali ah leedahay soomaali ma,aha carruur gurigooda meel aan ahayn aan tegin waadba tahay ee aan kuu sheegee afsoomaaligu lahjado badan buu leeyahay oo geyiga soomaaliyi degto lagaga kala hadlo ee carruur baad tahaye wax baro qolqolkiinana hore usoo dhaaf

  • @abdiazizidiris706
    @abdiazizidiris706 7 років тому +4

    abwaan dheeg la iskuma hayo in uu yahay suugaanyahan weyn,
    balse waa in la ixtiraamaa dadka fanka wax tarey waa in la ixtiraamaa sida macallin maclow,fadlan xaal qaado adiga iyo soomaalida kale ee uu duray abwaanku.

  • @abdiibrahim2153
    @abdiibrahim2153 5 років тому +1

    You give him a very beatiful and precise answer, all the best.

  • @abdullahDiriye
    @abdullahDiriye 4 роки тому

    سبحان الله
    Abwaanku nacaybka uu koofur u qabo badanaa, war sow ma ahayn muqdisha meeshii ku soo saartay waa maxay waxaan aad ku gabyeyso.
    (Xaliimkaan ku dhaartay iyo Allihii xaakimka ahaaye iska daa xiriir igu dara iyo xuluf wadaaggoode hadalkaan xaggooda u gartaan baan ka xummadoobaa) Allaah haku soo hadeeyo Abwaan

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 4 роки тому +1

    Abwaan dheeg walaahi ma gaadhaysid waxa uu sheegayna waa run afsoomaliga ma yaqaanaan reer xamarku bal noo sheeg abwaan reer xamara oo goboyo uu tiriyay ay caan yihiin abwaan dheeg waa abwaankii kaalinta koobaad ka galay goboy wanaaga

  • @abdiazizidiris706
    @abdiazizidiris706 7 років тому +1

    si gar ah baad u hadashey,
    abwaan dheeg wuu ku qaldamay siduu wax u sheegey,isagoo kaliya maahee waxa jirta qab weyni ku jirta reer waqooyiga in af soomaaligu xagooda ka yimid, waa in la ixtiraamaa lahjadaha af-soomaaliga.

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 3 роки тому

    Beed ma afsomalibaa
    Digaag ma Somaliba
    Tamaandho masomaliba
    Waxaad rabtaan kuhadla waxeynana noo daaya waryaan leys qodqodin.
    Fanka waa
    Ereyo
    Laxan
    Musig
    Waxa maceynaya ereyadana waa laxanka iyo muusiga. Ogow hadaad Miro sameynta taqaanin
    Laxanka iyo musigana dadbaa yaqaan

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 3 роки тому

    Allaylehe gafbaa dhacay
    Gayigoo dhan wadamaray
    Gaaray macloow iyo
    Geesiyaashii nookacay
    Googoosyadii cawayskiyo
    Riwaayadihii lagalijiray
    Aangoosanjiray lacag
    Farxad aan gayoonjiray
    Gurigana latagijuray
    Guurtidii xujoowdaa
    Dheegoow xaalbay golaha gaysaa
    Gaarsii macloowoo
    Guudkiisa orod saar
    Soomali gaarsii
    ????

  • @maliJacfar6
    @maliJacfar6 7 років тому +4

    Macalin Macloow Waa Qorax aan la qarin karin wuxuu ka mid ahaa dadkii horumariyey Musiga Laakiin Dheeg Dadka buu iska gadayaa Waa ayaan darro

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 5 років тому

    Viva Abwaan Dheeeeeeg✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌💪👏👏👏👏

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 7 років тому +2

    hadaad tidhaado dadka waa ka qurux badnahay.. waa ka af tahan sanahay..
    waa ka fiicnahay waa ka il baxsanahay waa mushkilad
    ilaahayna faanka iyo fakhuurka ma jecla fanka muqdisho iyo ilbaxnimada waa ka horeysay somalida kale ilaa kun sanay magaalo ahayd dheeg awoow dadka hurda haysku toosin

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 6 років тому

    Macloow xoriyadda ka hor maxaad ka taqaanay afsomalia lkn markaad waqooyin aad isku biirsateen ayaa dadka is dhax qadeen ka hor afkiisa abwaanka xaqna buu u lahaa waayo markaa waxaa isku birsteen wadanka dowladda mid ayaa la noqday abwaanka murtidda ka Soo baxeyso ayaa la siiyay shaqo u xaq u leyahy waa muwadin dowladdi KU leh waqooyi asago ma talayo

  • @qaraamishow9768
    @qaraamishow9768 2 роки тому

    Azxaapey magaca macalow bal iimecneey xaa laga wadaa

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 4 роки тому +1

    Halkan waxan salaamya tageerayashada intii of somali ku hadasha

  • @geel-qaadabdi4538
    @geel-qaadabdi4538 4 роки тому

    Abaal-laawe dheeg raggii soo saaray xagga tumida musika ama laxamada u sameeyey heesahiisa ama sooba saaray buu caayey oo leeyahay jareet iyo cadcad iyo hadalo cunsurinimo ah. waxaan leeyahay xaal baa mudan tihiin in ummadda idin siiso sida(busuri, maclow. xasan gareed. axmed cali cigaal. saciid xarawo.) iyo intuu afkiisa ku maagay. Abaal ba'ay dheeg baa leh.

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 років тому +1

    Waarbal eega laxadan ciyaysa iyo bararka baacda haya dee abwan dheeg wa runti fanke taqanen bakarbakar baburka iijoji iyo talyaani aadku heesi heesi jira qasin hilowle imikadan sidaad no dabo socoteen ayad muruxdeen hibo eebe nasiiyay been kuqadi maysan hawalanin ilama talyaani caaaaac

  • @suhaybjaamac5466
    @suhaybjaamac5466 3 роки тому

    Imikaa dirqi lagugu fahmayaa,markaad yarayd sideed noqonaysaa wlhi been muu sheegin dheeg

  • @amalmoney3881
    @amalmoney3881 7 років тому +1

    abwaan dheeg yaa gaadhi kara xidig faneed weeye ninkii hadlayaaba hayska hadlo

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 роки тому

    Go,iibaa ka dhacaye

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 5 років тому

    Uuuuuf Somalia

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 3 роки тому

    carabta kuw wadamadod iska soolis galiyen lug bananka lug gudaha sida adiga kuwana magac soomali sida magac sacudi waxana lagu caya hoo muogiye keen maleh kuwi iskudhibay soomalinimada marerna isagaba kuceynaya jarer matihin midibkeyga ledihin isaln baaniladhaha islaan naaga ladhaha cimilada dhididka dadka madobeya hoyo madowna waagursaden keya hadatagna keeya nahay itobiya hatatagna itoobiya nahay islan intuuyahay waqtigi nabada dagaladina waa noohishisen oo gaandhari naladulsaray bakeri biyo baris igukorcabaa anaga islamka dhahna muslimka dhaha luqdaha nokaladuwan sida ayeeyo awooto

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому

    Maclow saaxiib xikmad keen waxaagu waa bushucle dheeg xikmad buu ku hadlayaa adiguna waxaagu waa yalaalugo

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 роки тому

    AAADAA UGA XUMAADAY ABWAAN DHEEG

  • @acethechicken2553
    @acethechicken2553 6 років тому

    Dheeg waxaa ka daran kan waryiaha isku dheegayao oo madaxa ulaya iyo abdi good af ur camaamada ulaya dheeg waa jales

  • @xaashirismaciil9820
    @xaashirismaciil9820 6 років тому

    adeer ABWAAN DHEEG uu iska kaftammayaa ee cadi iskadig

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 роки тому

    ABTI RAAALI NOQDA

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 6 років тому +2

    Waraaq af somali ku qoran yahay aya la I dhiibay iyo xaMar af ma aqoon ma is galaaan😀

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому

    Odaygaan Abwaan Dheeg Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik

  • @dhagocade647
    @dhagocade647 6 років тому

    Ader warunti wu laha murtida waxa qoray warqada cali sugule iyo qar isaga kahoreyay xamar somli mataqan ila imika

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 років тому

    Cunsuriyin anaga kufsanay oo bahdilnay ee maxay ka raban masakinta

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 років тому

    nin geel jire ah iyo nin magaalo mooyee aan xaraa dawaco arkin marna isku xadaarad maaha tan kale fanka iyagaa qurxiyey

  • @maddarderia4527
    @maddarderia4527 5 років тому +1

    Hhhh kani waxa uu ka xanaaqsan yhay fudud yadii gabaygiisii ee uu kan tusaale ugu soo qaatay waxaana uu ku sheegayay inay afsoomaliga aanay aqoon waxanay ahayd sidan
    Musuri MACALAW moog tahay makooke miidhan bay helay
    Midhkan idhaahdan dib ugu macneeyaye
    Madax dhegala bay helaye magane ya usheega

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 5 років тому

    waar xikmad keen ama meesha iskaga kac arin mahayside kkkk

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 5 років тому

    😂😂😂😂 Uuuf Somalia nacala Ku Yaaaal😷😷😷😷

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 років тому

    Baqti cun waye iidor

  • @ismailabdirahmanali2736
    @ismailabdirahmanali2736 6 років тому

    Gabay iya hees midh ka garan maayan, iya cabdule raage aa idoortay oo ishaqa giliyay isma qabato

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Рік тому

      Afkiibaa si khaldan baad u fahamteen, kuwa uu sheegayaa maaha somali waa jareer iyo carabta somalia dagta ee xamarwayne

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому

    Dad aynaan is geyin baynu doonanay

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 4 роки тому

    Kani maba hadli karo

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 6 років тому

    yaa nabaray adaba noo timid adoo dagaaga

    • @yassingalow7211
      @yassingalow7211 6 років тому

      Fadlan fadlan fadlan inaka daaya dabagalka hadal qof yiri waxba maso kordhineyso dadka soomaliyeed wa walaalo wana isku hal luuqad I love Abwaan dheeg iyo dhamaan umada soomaliyeed xamarna wa casumadii umada soomaliyeed ceebna maleh ilahay uma soomaliyeed hamidayo

  • @madaale1000
    @madaale1000 7 років тому +2

    dheeg cuqdad aya Ku fogaatay cid dhib u gaysatay oo sheegi karaana ma jirto lkin isaaq malaha wanaag duuliye Ahmed ismaciil miiga 17 Ka dajiyay jabuuti ma xasuusto wanaagii loo galay hada kadib ya wanaag lo galin isaaq odaygii ugu waynaa haduu sidaa u dhaqmaya simaliyeey ogadaa walhi isaaaq dad faaiidi leh ma ahan

    • @laylasuruur5769
      @laylasuruur5769 6 років тому

      amadeeyo waxayidiin kaga dhegtey duuliyeayaa diyaa rad fadhiisiyey imsa hawiye makala saaraayo waayo makala aqaan sida ay ukala baxaan imisaa joogey ciidan saraa kil l iyo sakar oodadka leynayey takale ninkan sababta kukaliftey in uu jabuuti kadago dadku maoga waxaa jirtey ninay aad iyo aad saaxiib uahaayeen olosarkaal ahaa oodaarooda oomuqdish dega naa ayaa wax uuqabay gabadh isaaq ah reerkooda ayaa deganaa hooyadeed aabaheed wala a ladeed marka waa halii kubeeg neyd in lasoo bomb gareeyo saaxiib kiiayaa lasoo hadley waxa uu ka cd sa dey in uu ka ilaa liyo bombada marka uuridayo waxaa degen sodoh dey iyo sodagey iyo caruur tii marka kama ilaalinkaro bombada waay o waain aanuu wax ba duqeyn ama duqeeyo waayo way wada saamey neysey aaga oodhan reer kiillaga la soo dar daar mey waa meesha la rabo in la baa biiyo talaa kucadaa tey saa xiib kii oolasoo dar daar mey marka waxa uu go an ku gaa rey in uu katalaabo xadka ugudbo jabuuti marka haiga dhaa dhicin hawiyaa abaal ugaley isaaq way wadz buuxeen waqooyi oodhan wax dhin tey wax dhaa wac mey waayo meesh dagaal baa kasoc dey cuqubadii ragiinu idiin dhigeen walaahay waa taa muqdisho qofkasta oodadsoolaayey ayaa muqdish dhiig lasoogaley

    • @fatumomohamed3478
      @fatumomohamed3478 4 роки тому

      @@laylasuruur5769 in I

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 роки тому

      Adeer duuliye axmed Ismail non hawiye ah ayuu ahaa oo HIRAAB ah waa laguu yaqaan dad Kan abwaan dheeg sheegayo macalow Carabatan poortaqiiska ah ayuu u jeeday iyo wxaan Bilaa Asalka ee Idina dhexbuuxa

  • @mohamedabbas8852
    @mohamedabbas8852 5 років тому

    Waa xaaraami waqtigiisa qaatay oo bixinaaya fariin ah abaal yaan la gudin

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 5 років тому +1

    Dee waa runtiii abwaan dheeeg guuleyso adeer